Horta marka hore illahay denbi dhaaf waydiiso shata sallaadood si fiican ugudo tuko saatul laalka badi astaqfaarta iyo saliga nebiga scw mugugadu way ku daynaysaa ishallah
@FARDOWSOAPDIFITAX3 ай бұрын
Wllky cid nolosha ku khasaartay majirto lkn nolosha lagu fashilma wllo farax waad soo aragtay hadana murugo waad aragtay hadana wllo farxad kuudanbeenaysa idanka illhay anagana illhay nagama dhigo kuwo sidaaso kale nolosha ku fashilma 😢😭
@RoodaSharaf3 ай бұрын
Masha Allah qaybtii 2ad ayad nosodaysay
@fadimadahir3 ай бұрын
Qisadaan aad bey u xunun badanthy Ragow ama dumarow waligiina Nabsi hagalinina Allah qalbigeeda ha kusoo aadiyo Asaganah qalbiga allah ha uqaboojiyo wllkena
@samiirasm18343 ай бұрын
Illahy hku soo geediyo😢🤲
@mahdiliibaan41853 ай бұрын
Allah ku barakeeyo walal qaali ❤❤
@CaishoCadni-x8j3 ай бұрын
Alx ❤❤❤❤
@SaafiyocabdulaahiShosmaan3 ай бұрын
Allah kubarakeyo wllkey qali❤❤❤❤❤❤
@Binticabdaradhiidabdi3 ай бұрын
Qalbiga bash💔😭maskin
@MaxamedaadanXasan-fy5st3 ай бұрын
❤❤❤❤
@UmuAmiir-y6g3 ай бұрын
Qofwalbo waxo sameye waa laga jara sabto ah alle waa kujeeda aniga nin sas igalay xita nimankii wallhi waa inacsiiye 6sano garob ahay ano 15sano jiro leysiiye malin ano alab dhaqana idhahay waa iga soo dhamatay malintas saa noqday alle og lakin alx asne waa laga jaray inta kala maqanahnay 4naag maroya nafsiga maficno runtii
@ApdalaMouta3 ай бұрын
Uduce wll adna illah ba badal fcn kle sinaya
@isiri.28353 ай бұрын
Subxaano laah waa jacayl shaydaan Qof imaan la weeye Qof xaas leh oo saas u dhaqmaya Muslimku saas uma dhaqmo
@NasroClaahi-z9b3 ай бұрын
Wlhi waa dhib aad u weyn allh qalbiga ku qawajiyo wll mcn i.a😢😢
@nimconajax-lq4ru3 ай бұрын
Waaa qiiso xanuun badan runtiii 😢😢😢😢😢
@shukricusmaan63403 ай бұрын
Abowe tan qusqadsho haku kufilnaato nabsikale iska ilaale
@mfayz9803 ай бұрын
Walalkay Alle qalbigeda haku soo aadiyo Cafiska wa muhiim 😢
@IsxaaqMaxamed-t5b2 ай бұрын
Yaa alh
@RayaanHonasti-i6e3 ай бұрын
Subxana aĺlah 😢😢😢😢😢 walhi waxa nun riintiii wll bini aadanka marka uu heysto barwaqo kama faaa ideys to lkn marka uuka baxo ayuuu darema walhi😢😢😢
@FaadumoCabdi-l1i3 ай бұрын
qalbig Allah ku qabojiyo Allah ku cafiyo adun iyo aqiro rab
@xabiiboibrahim1513 ай бұрын
Xaqiiq wlhi tas ben ehen 😢😢
@isiri.28353 ай бұрын
Waa Qof shaydaan wado oo iimaankii ka qaaday
@XasanMaxamad-i6s3 ай бұрын
Wll Qisadada Aad Bey u xunun badantahay Bal arag farxadii oo Guriga ayay kuu daganey Gabadh daacad ah Boqorad ah Lkn wll wad garan wey day Qiimihii xaaskaga wn ku soo ducaynayaa inay ku cafiso insha Allh ❤
@khadradaad62452 ай бұрын
Allah nolol fcn haku siiyo
@Nimcorays3 ай бұрын
Waan ku nafisaa qisooyinkaga wlahi insha Allah malin ayaan jisadeyda kula wadagi 😢
@Sahrokiin13 ай бұрын
Illahay qalbiga ha kuu qabojiyo wll ky😢
@mahdiliibaan41853 ай бұрын
Sorry Walalkey macan Allah ku qaboojiyo qalbigaaga hadii aad rabto inaad hesho nolol qurux badan oo ay xaaskaagii horey ku cafiso badi saliga nabigeena iyo astaqfaarta insha'Allah waadka bixidoontaa nolosha xanunka badan ee hada Ku jirto
@Safia.cabdi.salaan3 ай бұрын
Xanuunki aad tus Tay bad maresa😢👍🏽😭
@HamdaSiciid-mg9id3 ай бұрын
Aniga hben walba waan ooya hadhowna been la igu qaciyaa iso duceeye inuu ale iga saro dhibta wllyal😢
Runtii ragga qaarkooda in LA aamino mawanaagsana balantii uu ka qaaday aawey 😢😢😢😢😢😢😢 sorry abaayo wuu ka soo bixi doonaa maalin uun qayaanada uu kuula dhaqmay😢😢😢😢😢💔💔💔💔💔😭😭
@AminoAdaancumar3 ай бұрын
😢😢😢😢😢 faarxa ba laku qaaday waa kii uguxumaa
@mahdiliibaan41853 ай бұрын
Part 2 Ayan sugaayey
@gulledabdi81193 ай бұрын
Mxaa wye wxaa at arkeysooo😅
@adanmohamed60313 ай бұрын
Qaladkaga hadaa xasusatay wa ileymahadis ilehey kaku cafiyo😅😅😅😅
@SaafiyocabdulaahiShosmaan2 ай бұрын
Wllkey sorry ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HindaAhmed-p4w3 ай бұрын
Alle hakucafiyo wll
@saidomohamed34423 ай бұрын
Macsonkor waa lagu sugay
@saidomohamed34423 ай бұрын
Qiso iisoo martay iyo qisadiisu way isku dhowdahay
@ZamzamAli-zt8tu3 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😮
@hafsaabdinasir35403 ай бұрын
Runtii wa qiso xanun bdhn cashira bdhn kujiran adhiga hada xirir in bdhn ilmahadi abowe waxa kudasha istiqfarta iyo saliga nabiga e salatul leylka rabi udawow ducada badi illahy qalbigeydi ino kujilciyo e kucafiso
@FadumoMaxamed-i1r3 ай бұрын
😢😢
@IishoIidlecabdi6 күн бұрын
Waxa gesato 😢walagu gesanaa
@abukarcadoowe11783 ай бұрын
Wllkeygiyow sorry 😞 pro wax fiican ma sameynin wllhi ilaahey swt waxaan ka rejeyneynaa I.a in ay ku cafiso I.a culeyska ku saaran ilaahey swt hakaa dulqaado I.a
@Salmasaafi-hf7wm3 ай бұрын
Ilaaha nafta igili ayaanku dhaartee sheekadaan midkadaran aniga ayey iheysataa oo waxaa ifuray nin aan 6 caruura udhalay oo America 🇺🇸 joogo oo 3 sano aan tel igaqaban oo caruurtiisi aan lahadlin oo biilki igagoostay kadibne intuu nin islaameed uuwacay kuyiri marhore ayaan furay anigane ma ogi inuu ifaray iyo inkale 😢 waliba marka aan maqlaayo furiinkeyga waa 2/9/2024 waa lixmaalin kahor. Waxaan jogaaa somaliya waxaan ahay hooyo shaqeysato xoogeeda maasho caruurteeda nolol wanaagsan ugunoolyahiin sharaf iyo karaamo Alle siiyey Alle ayaa kumahadsan. Iisooduceeya In Allaah nolosha ii hagaajiyo.koley nindambe in aan aaminaayo Uma maleynaayo