Guurkii Geerida DHaantey

  Рет қаралды 38,347

HIGSI NO.1

HIGSI NO.1

29 күн бұрын

#supercarab #higsino #haguleystojaceylka

Пікірлер: 94
@abukarcadoowe1178
@abukarcadoowe1178 27 күн бұрын
Ilaahey swt dambigaaga ha dhaafo wllshey aduun io Aakhiroba I.a
@qadro2347
@qadro2347 27 күн бұрын
Abaayo ilaahey iskabari maqLdame waa alaah abaayo 2racoo sunaa tuko kadibne ilaahey talada saaro culumane utag haqarsan ilaahey waa ku ogyahay biniaadam sharaftaada hoos mageenkaraa allaH mooyaane ilaahey talo saaro😢😢
@Aishaahmedahmed-ep9vl
@Aishaahmedahmed-ep9vl 27 күн бұрын
Malagayaba hadan Meshan kusoqora Qisadeyda in ay dad aqrin Dona hita Hal Qof hanoqotee🥹
@nimconajax-lq4ru
@nimconajax-lq4ru 27 күн бұрын
Isaga la wadaag wll qisadad sii loso gudbiiyo
@Aishaahmedahmed-ep9vl
@Aishaahmedahmed-ep9vl 27 күн бұрын
@@nimconajax-lq4ru Mel an Kala Xirir Mahayo Abayo
@DeqadaganHouda
@DeqadaganHouda 27 күн бұрын
Haa so qoor
@SleepyCentaur-vv7cq
@SleepyCentaur-vv7cq 25 күн бұрын
Haa walal soo qor
@yasmin1-bi6wm
@yasmin1-bi6wm 24 күн бұрын
Haa abaayo
@HindaXasan-k1x
@HindaXasan-k1x 25 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢 wlhi ilinta iga qubaneyso ma ahan qisada ee waxaan dareemayaa dhinta iqabsatay ayaa qabsatay wndareemayaa
@faatmamukhtar3367
@faatmamukhtar3367 8 күн бұрын
Wlhi waa qiso oo qisadeyda lamit ah nin iga daweyn oo baahideyda dabooli karin iqabo lakin alhamdulilaah nin kale ajinabi ah mahaweysanin inaaa iska samro aa oaansadey oo waalitkey iyo walaalhey dantoda fiiriyo 😢 nin fcn oo ijecel mana xumen karo
@sacdiyabeauty6708
@sacdiyabeauty6708 27 күн бұрын
Nolasha ayey ku iqawan tahay inan yar sobaxeyso oo odey looguriyo xeel badanaa dambigaan hadeer dhamaantoda somawada qawayaan wey sil xiyeen inan nin xaraan ugatagto yaqadaayo odey lacagwato ayaa addun qasaayo
@nimconajax-lq4ru
@nimconajax-lq4ru 27 күн бұрын
Wll waaa dhib walid aan ianntoda fahmyn oo O'Day baas uu gurinayoo lacag egaayo waaa xanuun😢😢😢😢 runtii aduunka ku ciqAabeen ax Wan ka naxy iyag sidaas uu galy miskiinta😭😭😭😭😭😭
@user-vp7gh5rw8q
@user-vp7gh5rw8q 27 күн бұрын
Ilaahey danbigaaga ha dhaafo waxey culumada ku dhahaan samee ilaahey dhanbi dhaaf weydiiso ilaahey amuurahaaga ha kuu sahlo
@MisraaQuen
@MisraaQuen 27 күн бұрын
hi
@IsmahanOmar-n8r
@IsmahanOmar-n8r 27 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@RahmaMuseMohamed
@RahmaMuseMohamed 19 күн бұрын
Qalpiga alle haku qaboojiyo walshey inshalah Waalidkenana waxan rajena In alle qalpigiisa inooso jeediyo ❤
@XamdaXasan-tp7zu
@XamdaXasan-tp7zu 2 сағат бұрын
😢😢😢😢😮😮 wankaxunmqhay walll
@user-rw3gv4nt4b
@user-rw3gv4nt4b 11 күн бұрын
Murug farxat ale haku badalo
@MaxamedDhaaley
@MaxamedDhaaley 23 күн бұрын
gabare adigana ilahay ka cabso alxamdulilh dheh nimco ad heshay walashay mida kowad wa ducada walidka tan labadna amarki ilahay ku faray o ad fulisay walshy wxd heshy janatu fardosow amrkisa adec dadka iyo aqon lawaha warkoda iska day ilahay qayr adun aqirona ilahy jasadada jano ilahay hakaga dhigo
@user-lt8nk5dq9i
@user-lt8nk5dq9i 27 күн бұрын
Astaqfarta badso ale bari 😢
@user-rw3gv4nt4b
@user-rw3gv4nt4b 11 күн бұрын
Murugta farxat ale haku badalo
@SawsanAbdi-wd6nr
@SawsanAbdi-wd6nr 23 күн бұрын
Walaalo gabadh baari ah ayaad haysata markaa ha daayicin, hooyona qalbigeeda xiqdiga alle ha ka bixiyo.
@HindaXasan-k1x
@HindaXasan-k1x 25 күн бұрын
Allh utoobadkeen hada qof eynbaatahee oowalid qasbikarine dantaada garo micno maleh aduunyadu ee kafikir aakhiro
@nimconajax-lq4ru
@nimconajax-lq4ru 27 күн бұрын
Waaa dhib runtiii😢😢
@KhayroXamari
@KhayroXamari 27 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@HindaXasan-k1x
@HindaXasan-k1x 25 күн бұрын
Wllo aad ayaad uqaldantay hadii aad halmar baahidaada iyo cabashadada alllh ubandhiganlahayd wlhi tankumahaysateen madan allh ku qooyin Wyo allh hadii aad u caralilahayd tan kugumadhacdeen
@PhalstinePhalastine
@PhalstinePhalastine 12 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@user-pj8bs3im8w
@user-pj8bs3im8w 27 күн бұрын
Ilaahe oo kubakeeen ninka ku qaabo runtaaa oo sheeeg ... keh aqero ilahe aaakusenaaaaa.😢😢
@SalaadoCali-yg1yy
@SalaadoCali-yg1yy 27 күн бұрын
😢😢😢😢
@sahy_aakhiro
@sahy_aakhiro 9 күн бұрын
Waa nolol aan soomary alx alle aya aiga saary maanty ninkas wan ka madax bananahy
@user-nr6vb4xw3z
@user-nr6vb4xw3z 26 күн бұрын
Ilaahey dambigaaga haadhaafo marwalbo ilaahey cafisweydisa abyo😢😢
@Farhiya-b5v
@Farhiya-b5v 12 күн бұрын
Very sad indeed 😢😢😢😢😢
@user-pg2fb5ch1m
@user-pg2fb5ch1m 27 күн бұрын
Ameen
@sawayoali9907
@sawayoali9907 13 күн бұрын
Walahi too sad.
@cabdullahishugri
@cabdullahishugri 27 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg 20 күн бұрын
🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
@user-ed8zp9ik7v
@user-ed8zp9ik7v 25 күн бұрын
Lkn wll hal qald ayaya aydu sameyaya bari wilka yar hadu ogado inu waclnimo ku imaday sidu daremi doona Maxay iyada ilhi uga bariyi weday inu allha awlad siiyo allha inay talo sarto ayay ahed waliidkana way ku qaldan yahiin niin ka ween iney siyan waliba ayago daqalo ku radinaya allha ha udabi dafo walidaka ayadana qaldkay gasahay allha ha udabi dafo damn waxi hablo yar yar siida logalayana allha diibka hesta ha ka dul qado ya rabi ino dabi daaf 😰🤲🤲
@MunaYusuf-bz5ye
@MunaYusuf-bz5ye 24 күн бұрын
Wll halkeeee kaagala soo xiriira
@IbrahimcasiiCabdi
@IbrahimcasiiCabdi 4 күн бұрын
😂😂😂😂wamurig
@hibaqdubad737
@hibaqdubad737 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Sahraawali-y7s
@Sahraawali-y7s 20 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@ZamzamAli-zt8tu
@ZamzamAli-zt8tu 25 күн бұрын
Haaa 😥
@FatouFM-he9cq
@FatouFM-he9cq 23 күн бұрын
Walahi markandhagistywan😢😢😢
@AasiyoSheekh
@AasiyoSheekh 14 күн бұрын
Aasiyo
@MuslimoSheikhabdulahi
@MuslimoSheikhabdulahi 26 күн бұрын
😢😢😢😢😢 allah dambigeeda dhaafo
@AbdisamedCawil
@AbdisamedCawil 20 күн бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😅😅😅
@HindaXasan-k1x
@HindaXasan-k1x 25 күн бұрын
Horta alllh utoobad keen Wyo sinadu waa siikala wyntahay adoolaguqabo aad ayay uxintahay ani waxaan aaminsanahay habaar xaqbuu udhacaa inaad iskafurto ayaa kuufiicneyd Wyo reerkiina wad ushaqaynlaheed asagaa iska kaacafilahaa
@Faadumocabdiraxmaancismaan
@Faadumocabdiraxmaancismaan 27 күн бұрын
😢😢
@sihaammaxmuud9165
@sihaammaxmuud9165 27 күн бұрын
😭😭😭😭💔
@HindaXasan-k1x
@HindaXasan-k1x 25 күн бұрын
Horta allh utoobadkeen wiil ka aad dhashay waxaa dhalay ka muhirkiisa kujirto Wyo kii dhalay mehr kumadhalin kadhaadhici in duqu dhalay wiil ka sfkaagana hayso allhna utoobadkeen duqana ani tala ahaantayda intaad xumaankale kudhicilahayd waxaankudhihilahaa iskagur Wyo tanmidkawayn inkuqabsato kabaqaa
@user-bw4rp3ih7w
@user-bw4rp3ih7w 26 күн бұрын
Maxay u guudanayaan 35 jir ? 65 jir waa inay guursadaan inkastay dumarka soomaalidu necebjihiin odayaal gaboobay. Waa qalad in gabdhaha yaryar hog lagu rido sorry sorry 😢😢😢😢😢
@FatxiAdan-jv2uf
@FatxiAdan-jv2uf 27 күн бұрын
Qofta ilma raasid me eheen miyaa ee gus raadis ayey eheed mexeytahay nin aya guriga keensaday uf qooq ayaa haayay ayaan umaleeyay ninka uureeyay muxu u guursanwaayey iney xumaan sameyneso waxa ka qeer badan iney ninka iska furto 😢😢
@nasteexoxaanshi1145
@nasteexoxaanshi1145 27 күн бұрын
Sax wlhi
@MunoMohamed-sr5su
@MunoMohamed-sr5su 27 күн бұрын
Abaayo ilaahey Bari hbnkii qeybtiisa dampe ilaahey faraj hkuu furo
@user-li4eu5do1q
@user-li4eu5do1q 26 күн бұрын
Abayo 😢😢😢😢😢😢😢sorry 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-kc1yl4ck4h
@user-kc1yl4ck4h 23 күн бұрын
Xsnoonkas qofkii soo marey baa fahmi kara Aad iyo Aad
@qadanmuuse9361
@qadanmuuse9361 23 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔
@user-qo5km9gs2u
@user-qo5km9gs2u 27 күн бұрын
Wariyaa. Hada. Aniga. 55. Ayaa. Jiraa. Al. Hamdulilaah. Waa. Iigu. Walaahi. Gebadhaan. Bigri. Gooyo. Ama. Waso. 20. Jir. Ma. Sameeyn. Karo. War. Ninyoow. Muhaadaro. Soo. Raadso. Tan. Waa. Kaa. Hoo. Baxdey. Anigoo ah. Geedi. Shaamboow
@sacdiyabeauty6708
@sacdiyabeauty6708 27 күн бұрын
Odey qufac uun ayuu nolashaada kusokordhinayaa warkale keen odey hadaa tahay duq raadso maxa kudawadh8gey inan yar oo awoowe utahay
@user-ro5mz1vp6k
@user-ro5mz1vp6k 20 күн бұрын
Sorry 😢😢😢 wax ba qabsaday gabadha😢😢
@user-ug8qf1em7n
@user-ug8qf1em7n 27 күн бұрын
😢😢😢oh sorry 😢
@MisraaQuen
@MisraaQuen 27 күн бұрын
Ah ah innalilahh😭😭😭😭😭😭
@aishaabii
@aishaabii 27 күн бұрын
Wll itee kulaxariraa inaa kul hadlo ayaan rabaa😢
@aaishomohamed7661
@aaishomohamed7661 27 күн бұрын
Qiso maheysa byo😢
@mfayz980
@mfayz980 2 күн бұрын
Ma qiso bad soo gudbin rabta walal
@hibaqdubad737
@hibaqdubad737 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aaishomohamed7661
@aaishomohamed7661 27 күн бұрын
الولد علي الفراش Wiilka duqa ayaleh sida uu kudhashay markii looeego
@XamdiAhmed-wq6wi
@XamdiAhmed-wq6wi 12 күн бұрын
Sorry😢😢😢😢
@user-lt8nk5dq9i
@user-lt8nk5dq9i 27 күн бұрын
wa xanun ilin iska celinoya😢
@maryamoqalanjo187
@maryamoqalanjo187 27 күн бұрын
😪😪😪😪😪
@khatinali9066
@khatinali9066 25 күн бұрын
🫣🫣😭😭😭😭😭😭😭😭
@ardomaxamed7602
@ardomaxamed7602 25 күн бұрын
Adiga miyey ku gu dhacday😂
@user-qo5km9gs2u
@user-qo5km9gs2u 27 күн бұрын
War. Kir. Odiyaasha. So. Kuma. Yaalo. Gus. So. Ma. Siiwi. Karo. Gebadha. Haw. Do you know. Inuusan. Farxad. Gelin. Karin. Shut off your mouth
@XaawoMaxamed-sl8yi
@XaawoMaxamed-sl8yi 27 күн бұрын
Adiga muu oday kuqaba mise adiga oday ah halkee kuxanuuntay😊
@user-qo5km9gs2u
@user-qo5km9gs2u 26 күн бұрын
@@XaawoMaxamed-sl8yi Saxib. Aniga. Nin. Ayaa. Ahay. Meelna. Iiga. Ma. Xanuunin. 55. Jir. Ayaa. Ahay. AL. Ham dulilaah. Geber. Iska. Dhaafee. Garoob. Ayaa. Gooyaa. Garoob. Gooye. Ayaa. La. I dhaxaa. Each is number. Walaahi. Bilaahi. Waxaa. Soo. Guursadey. Geber. Garoob. Ah. Oo. Jirto30 sano. Geber. Oo. Kale. Ayaa. U soo. Gooyey. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Joogo. Canada Ottawa
@MaxamedDhaaley
@MaxamedDhaaley 23 күн бұрын
asc wllky gurka wa mid ilahay baneyay fadlan u firso intadan ku hadlin hadal addan kaso fikirn tas wa tan kowad tan labad wllky dintayna way banaysay gurka da gar ahna lama shegin
@AhmedAli-zw5kd
@AhmedAli-zw5kd 26 күн бұрын
Umada beenta kadaay waxaan waa wax adigu aad soo aliftaye wiilasha yaryar ee siigadu dishay maxeey katarayaan gabar waxaa jiraan odayaal kaxoog badan dhalinyarada oo si wanaagsan uqanciyaan xaasas kooda yaryar
@nalkaNurka-os7fy
@nalkaNurka-os7fy 25 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@MaxamedDhaaley
@MaxamedDhaaley 23 күн бұрын
gabare adigana ilahay ka cabso alxamdulilh dheh nimco ad heshay walashay mida kowad wa ducada walidka tan labadna amarki ilahay ku faray o ad fulisay walshy wxd heshy janatu fardosow amrkisa adec dadka iyo aqon lawaha warkoda iska day ilahay qayr adun aqirona ilahy jasadada jano ilahay hakaga dhigo
@IsmahanOmar-n8r
@IsmahanOmar-n8r 27 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@faadumosaid4124
@faadumosaid4124 21 күн бұрын
😢
@fardouza-123
@fardouza-123 27 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@user-pj5dw2bd7r
@user-pj5dw2bd7r 27 күн бұрын
😢😢😢😢
@IdilCumar-f5e
@IdilCumar-f5e 27 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@IsmahanOmar-n8r
@IsmahanOmar-n8r 27 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@IsmahanOmar-n8r
@IsmahanOmar-n8r 27 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@ShamsaAbdullahi-de4sg
@ShamsaAbdullahi-de4sg 24 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@FardowsoMaxamedcali-fu8ow
@FardowsoMaxamedcali-fu8ow 26 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@QadiijocusmaanCali
@QadiijocusmaanCali 25 күн бұрын
😢😢😢😢😢
Calafkii Cajiibka 35 Sano #qiso
43:56
HIGSI NO.1
Рет қаралды 18 М.
GUURKII (GEERIDA)  FULL VIDEO
40:05
HIGSI NO.1
Рет қаралды 36 М.
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 12 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 6 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
AXDi
36:16
HIGSI NO.1
Рет қаралды 24 М.
Dumaal  #qiso
56:38
HIGSI NO.1
Рет қаралды 18 М.
Qabiil & Jaceyl #qiso
1:18:53
HIGSI NO.1
Рет қаралды 17 М.
SIXIRKII AAN SAXIIBTEYDII  full #qiso
47:08
HIGSI NO.1
Рет қаралды 92 М.
Xishoodka iyo xijaabka || Muxaadiro Nasiiba Sh Aadan Siiro.
39:21
MM Somali TV
Рет қаралды 60 М.
GABAR IYO HAWARYARTEEDA OO HAL NIN ISLA MEHERSADEY #qiso
46:12
HIGSI NO.1
Рет қаралды 17 М.
QASAARO #qiso
51:25
HIGSI NO.1
Рет қаралды 21 М.
GUURKII QASAARAHA FULL VIDEO
1:10:38
HIGSI NO.1
Рет қаралды 141 М.
Gymrat CAT is a CHEATER?! 🙀 #kitten #cat #cute #aicat
0:45
Stunning Cat Stories
Рет қаралды 30 МЛН
Why Is He Unhappy…?
0:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 29 МЛН
Gymrat CAT is a CHEATER?! 🙀 #kitten #cat #cute #aicat
0:45
Stunning Cat Stories
Рет қаралды 30 МЛН