Garowe waxba xamar ugama baahna duulimaadyo caalamiya ku daga waana Dawlad xoog leh oo dhulkeeda aan shisheeye ku ilaalin sida xamar.
@mohamudulusow36683 ай бұрын
Civil Aviation ku xiran tahay ee sababta keentay car ha la yimaad aan Wir 😢😢😢😢😢😢
@khadar9173 ай бұрын
@@mohamudulusow3668 kumbuyutarka qorosh qoroshka ee wardhiigley dhahdo waxbaan ka hagnaa mid ka qaalisan baan galin ku soo iibsanaynaa miyaad ku dhuusaysaan mooryaan waaxid
Afhayeenka gur gurgurte adiga wixi qaran dumis ahba ooo calooshoda kafakira la idin baray marhore. Abdi aziz difaca adkayso wxba kama qadayo kani
@MohaAfrah3 ай бұрын
Dowladu waa saxantahay waa in la iqaabo shisheeye kalkaalka
@HoryalkaDalkaHoryalkaDalka3 ай бұрын
Aniga Waxa ilaa guudbon halkan markay joogto in xasan sheeq maxamuud isk casiilo xilka wa fikiirkeeyga
@salaadkariish3 ай бұрын
Nacas baad noqotay aa fahamsanen heeryada gumeysi ee amxaaradu la damcsanthy dhulka aad kaso jeedo. Xasan waa talin doonaa inta aan ka arkeyno wax qabadkiisa weyn shacabka somaliduna waa iney garab istaagaan
@xamdiyaxye73313 ай бұрын
Nabad iyo nolol Isma qariso
@MohammadgimingFCmobaile3 ай бұрын
Ethiopia qofkii uhiiliyo hala xiro
@billeqabowsade65183 ай бұрын
XSH wuxu lasoo baxay wax aan cidi suireysan karin ama aan laga fileyn waxaana cad inuu in siyaasigu uusan leheyn waxa uu aaminsan yahay oo iimaankisu haduu ka hor imaanayo rabitaankisa kursiga wuu ka tegayaa diintiisa XSH na maanta iyo weliba casharadii uu ka bartay farmaayo oo weliba ka kulul ayuu jeebka kala soo baxay isaga oo isle cidi adiga kaama saari karto filada isaga oo ku tashanaya degaankiisa bale waxaa muuqata inuu ku celin doono xamar dagaalki aay soo martay ee iyadu is heysay XSH na waxa uu moogyahay cida wax la leh iney la leeyihin xamar hadii uu sida lagu kala bixi karo yeeleyna uu dagaal mudan yahay oo aaney shaqey doonin shaar ayaan tolanayaa loona jooji maayo waa arin aan hore la isaga yeelin hadana waa calaacal tima leh somaali dib ha u celin hawiyana dagaal ha gelin isagu is laayo waa iga talo ee wax la wada ogolyahay yeel si lagaaga yeelo
@osmanmoalin77713 ай бұрын
Ilaa laga hello dowlan awood qeybsi fiican leh oo manarky aheyn xasan marka sidaas baalasha haliiga rifo
@muhanmohamed78143 ай бұрын
abdullahi osman farah sidaan inaa ka caqli badan tahay ayaan ku mooday lkn maahid nin wax garad ah oo waxa jira og balse wax ku qiimeeya calooshiisa ama inaa tahay qof ka fikira laaluush laftagareen wuxuu sameeyay cid walbo way ka dharagsan tahay sababta duulimaadyada loo sameeyayna waa in sarakiil ethiopia ah iyo ciidan in uu geen rabay baraawe ciidamo ethiopian ah oo baraawe yimaadana waa mid halis ku ah amniga muqdisho iyo villa somalia koofur galbeed waxay u qalantaa in la saaro cunaqabateen mid la mid tan saaran gobolka bakool 15 sano ee la soo dhaafay waa dad guuxooda ka dheereeyay ilaa ay rabaayad ka noqdaan waa in la ciqaabaa.
@xalimoxassanshero76633 ай бұрын
Haduu gudi ku dhawaaqo Xassane Baraawe ayuu gudi uga dhawaaqa Hadey Xiriirka jartane Muqdi shaa iha Badan jow Itoobiye Raaca tagersan itoobiya
@akabdi97323 ай бұрын
Garoowe ma iyadaa ethopian diyaarad ciidan ku timid mida kale waxa garoowe ka dhexeeyo dowlada fedaralka laakin nothing to do with ethopia
@AbuKhaalid-e5b3 ай бұрын
waxay ila tahay in reer koonful galbeed lagu soo qaaday dagaal qaawan oo qabiili ah oo la xiriira sh hoose hawiye hanaga xishoodo 1991 ilaa maanta dhibaatada aad ka gaysateen sh hoose cidna idinkulama xsaabtamin dad badan oo aad disheen dhac boob isbaaro iwm
@dal-xoreeye10303 ай бұрын
wxa kaso jeeda reerkii cancer ka somalia ahaa 24\7 waxa ka shaqeeyneeysaan in aa umada soomaaliyeed madaxa isku galisaan isku dirtaan cuqdada kiyo qabyaalada reer naceebka kama weeynaataan
@ShaaficiMaxamed-q3w3 ай бұрын
ma dastuur baa jira soow kii xasan jeebka ku qaatay ee badashay
@Ibraahimismaaciil-r2q3 ай бұрын
Walow madaxda maamul goboleedyada markii hore labuunbuuniyay iyadoo inbadan laga digaayay in dalka laka qeyqeybiyo lafta gareense haduu Ethopia sidaan ugu sii dalka ugu sii guro Ethiopiana ay sii balaarineyso dhagarta umada Soomaaliyeed xilli uu lafta gareen Si cad gayiga ugu soo wado wuxuu lamid yahay Ethopia OO duulaan ku ah diinta dalka io ummada soomaaliyeed Hana loo jarkaro sidii Ethopianka xattaa haduu soomaali Isir lawadaago
Qufkan qablaayad ayaa la daktay Mucaarid nimo kama aha Mar walbana colad hurin ayuu wadaaaaa Wuxuu ka helo ayuu leeyahay Naartaba shaqo ayey rabtaaa Namiim nimada ayaaa wadadeeedq ka mid Alle xaqqa ha fahamsiiyo
@radosomtravel353 ай бұрын
ISKU DIR UMADA KA DAA SAAS WARIYE MA TIHID
@siraajdiin71853 ай бұрын
Garawe.darood dagan malaha.waa cabsi cabsi
@cumarramos3 ай бұрын
Garoowe waa dowlad sidaa u ogoow
@SaidAhmed-t5c3 ай бұрын
Barakada alle kaa qaad maamul falaaga ah looma sii ishaaro qalad uu kusii socdo xogna ma ahan waxaasi waa dal kala fogeeyn iyo dad qeeybin
@FadumoMohamed-x8j3 ай бұрын
Haye marka ma in amaradu itmada rabtay walga xira beydhabo adna ma kholada la so adegsatad gashay war u hiili dalkada
Kismaayo military lagama saarin farmaajo shacabkuu ka saaray waxbaa kaa khaldan kan hadlayow sxb ethopia wey baxeesaa yaa lafta gareen meesha ku haynay ma adaa ku haynaya
@Tahliilahmed20023 ай бұрын
lkn lasoco garoowe waxaa laga jaray dhamaan kalmadi dowlada dhexe ay siin jirtay mida kale dadka ha isku dirin laftagaren waa somali did raba inuu cadowga umada somaliyeed soodhaweysto taasne lagama aqbali karo lasoco
@AadanIsxasq3 ай бұрын
Reer kgs arintaas waxa u arkaan mid qabiileysan
@farhiahaile22033 ай бұрын
In laga xiro baad jecleyd xaasid
@guledgled86953 ай бұрын
War dulliyaw warxumadaada naga aamus
@cabdishiikh45603 ай бұрын
Nacaybaka xasan sh wuxuu kula gaaray heer fog ee wariyanimo katagtaye jamhad ku dhawaaq xasan sh la dagaalanta itooboiyana hub udoono waa fufsade
@omarabdi33323 ай бұрын
Waxay ila tahay Lafta Gareen in la cuna qabateeyo. Puntland dowladii kacaanka ayey dhaxaltooyo ka heleen, Koofur Galbeed hadii ay diideen wada shaqaynta Dowladda dhexe waa xaq in la edbiyo. Gacantii quudinaysay ayey qaniineen Aw Bidaarow.
@dahirali54363 ай бұрын
Maanta ma farmaajo iyo xasan sheekh ayaa isku mid ka dhigtey ahow sahal umuuraha cajiib cajiib cajiib medio kasto markaad is tiraahdid kanaa qabyaalada ka fog dhageyso ileen qabyaalad badan baa u qarsoon cajiib cajiib cajiib macsalaamo qofkaad qabyaalad ku sireyso aniga maahi
@djamaabdi12353 ай бұрын
Ado farmajo ayad ku walate hhhhhhhhh
@HiiraalAli3 ай бұрын
So afdob somahan
@mohamedbaniin43353 ай бұрын
Wariyahan qabiilker wye
@xuseencusmaan34143 ай бұрын
From copy to paste😂
@bintohalimacali66373 ай бұрын
Iidiraa jooga
@caliyuusuf82783 ай бұрын
sharuur
@abdurrahmanHarbi-cy8hy3 ай бұрын
Waryaa xasan kadare xitaa hal caqli maqabo acudubillah
@Halima-v8c3 ай бұрын
Subxaanalaahi cabdullaahi caadi ma acid goormaa isku bedeshay ruufyaanyahow jaajuuska dadka aan dawladda rabin
@dryusufaliraage90683 ай бұрын
Waxay ila tahay in aadan isku qaldan dowladnimada iyo iskudirida shacabka Soomaaliyeed. Beryahan waxa kuugu baratay iskudirida iyo kala shakigelinta maamulada iyo dowladda federaalka ,taasina waxay kuu abuuraysaa sumcad xumid iyo in la dhageysan waayo wararkaaga.
@OmarMaxfuud3 ай бұрын
kgs waa in go aan kasoo sartaa dhabadad shaceb kedi Lugo hayo
@AlidaganeabdiAlidaganeabdi3 ай бұрын
Wariye matihide
@xuseenxaaji9183 ай бұрын
In aan la xushmeeynin xuquuqda muwaadinka
@ceelkaomar3 ай бұрын
Beentaada waaye
@Hibonuura-w4o3 ай бұрын
Wariye isku sheeg ciilan oo ciriiri dareemaya
@CabdiShire-g8t3 ай бұрын
Adigu munafaqada miyaa ku macashtaa wiriye xasan iyo farmajo faarqi weyn u dhexeyeey farmajo dhul ma gadan hanti qaran ma dhicin xasan gurgurte warkias sxb cawa