#GeeddigaGuusha

  Рет қаралды 38,332

Geeddiga Guusha

Geeddiga Guusha

Күн бұрын

#GeeddigaGuusha | Hirgeli Himiladaada: Warda Mooge
Dhiiri-gelinta Wax-soo-saarka Haweenka
15 September 2017
Hargeisa, Somaliland

Пікірлер: 52
@drabdirahmanhalac7923
@drabdirahmanhalac7923 5 жыл бұрын
Mzha Allah actually warda is one of the most brilliant girLs in our country Who we can benefit alot of wisdoms and the best way U can do something May Allah give her extra healthy and good life Absolutely Am admired her powerful. ❤❤❤
@drabdirahmanhalac7923
@drabdirahmanhalac7923 3 жыл бұрын
@Ty Lukas for what reason?
@drabdirahmanhalac7923
@drabdirahmanhalac7923 3 жыл бұрын
@Mauro Gavel we use the Netflix
@sadrigadeeqa1471
@sadrigadeeqa1471 6 жыл бұрын
maansha alh inantan waxaa ka muuqa karti mana ah naagaha isku mashquulsan❤❤❤❤
@maryammuumin3943
@maryammuumin3943 5 жыл бұрын
mash allah hamablayo wll👏 aad na waan ugu faraxsanahay inan aanu isku kuliyad noqono
@arawelo4324
@arawelo4324 5 жыл бұрын
wallee waa dhamays dumar waxay isku darsatay qurux ku dhac iyo hadli ogi hore u soco warday
@nanowatch4393
@nanowatch4393 4 жыл бұрын
Wallahi MashaAllah pure inspiration 💯💯👏🏽👏🏽 guulayso walaal
@AxmedSaalaxProduction
@AxmedSaalaxProduction 2 жыл бұрын
Guulayso walaal if iyo Aakhiroba
@MohamedHassan-rc9xx
@MohamedHassan-rc9xx 5 жыл бұрын
Asc wllo sideenkula soconkarnaa wakhtiyada ay dinqabanaysaan xalafada noocan ah ee aydin qabataan ? Jawaabta kasugayaa wllo
@guledes
@guledes 7 жыл бұрын
maasha allah Hambalyo hambalyo indr Warda moge hore usoco.
@shukriabdirizak5875
@shukriabdirizak5875 4 жыл бұрын
iisoo duceeya inuu allah hooyaday iicaafiyo hadafkaygana ii rumeeyo plz walaashiin muslima ayaan ahaye
@siadcabdihusen4390
@siadcabdihusen4390 4 жыл бұрын
dadka hargaysa jooga iyo kuwa koonfur jooga waa dad soomaliyeed waana isku mid walal guulayso
@xaawoaadan3528
@xaawoaadan3528 4 жыл бұрын
hore usoco inaadeerkay mursal
@cabdilaahisaleban9271
@cabdilaahisaleban9271 4 жыл бұрын
Mashaa allaah warda mooge aadbay umahadsantahay aniguna aadbaan usoodhowaynayaa hamigeeda Waxaanad moodaa Inay lacagtii kadoorbiday shaqada ookeliya erygashaqo ookeliya ayaa uga qiimabadnaa lacag aad ayayumahadsantahay
@hamdajaamac8712
@hamdajaamac8712 5 жыл бұрын
Mansha allah hore u soco wlshy
@amiinhussein5947
@amiinhussein5947 5 жыл бұрын
kkkkkkkk libiya kalaso hadlo
@abdifatahofficial4931
@abdifatahofficial4931 6 жыл бұрын
Gullayso wll ilahay haku garab galo warda
@mohammedadem5570
@mohammedadem5570 6 жыл бұрын
Masha allah sxb mcn Guulayso
@mohamudaligarad1769
@mohamudaligarad1769 4 жыл бұрын
Inantu way fiicantahay laakiin in qof Soomaali ah ay tiraahdo ajnabi waa wax wanaageeda tirtirikara.
@honestgirl3402
@honestgirl3402 4 жыл бұрын
mashallaah gabar ku dayasho mudan hampalyoo warda
@mabsuudxusen6545
@mabsuudxusen6545 4 жыл бұрын
Masha aalah walshy warda hore usoco wall
@jirdefanax4269
@jirdefanax4269 5 жыл бұрын
M sha alh wll warda moge hore usoco
@abdimajiibabdullahiabdulle3508
@abdimajiibabdullahiabdulle3508 5 жыл бұрын
Wow wllshey wardo go forward insha allah
@joma_xoogzade9115
@joma_xoogzade9115 6 жыл бұрын
Macha allh wllshy wrda mooge
@asiyabare995
@asiyabare995 6 жыл бұрын
Masha Allah
@saeedofficial
@saeedofficial 6 жыл бұрын
wllhi. aadbaan u qiirooday. taariikhda adag ee uu ka sheekeeyay. x mahad
@mohamedabdullahi5708
@mohamedabdullahi5708 5 жыл бұрын
Masha Allah gabadhaan dhaqaalaha waxbay.kafahansantahay.
@warsamecabdixasan8508
@warsamecabdixasan8508 6 жыл бұрын
Masha alla hore u soco Inaader Insha alla
@wardaismail6100
@wardaismail6100 5 жыл бұрын
maasha allh
@gobgun329
@gobgun329 5 жыл бұрын
Naag nool horay usoco guul gaadh
@xaaxinews9269
@xaaxinews9269 6 жыл бұрын
hhhhhhhh geeziyad hal adaug leh weeye masha allah
@ayanhassan7581
@ayanhassan7581 5 жыл бұрын
go forward wll warda mooge
@abdiazizabdikarimali8928
@abdiazizabdikarimali8928 4 жыл бұрын
Hanbalyo abaayo
@ehsanahmed3761
@ehsanahmed3761 4 жыл бұрын
MaashaAllah
@aliabdi7558
@aliabdi7558 4 жыл бұрын
Waw ar xbada caqlibaa ku dhan
@abdisamedmohamudali1311
@abdisamedmohamudali1311 4 жыл бұрын
Warda Mooge wlal waxan Ku Leeyahay Hadafkaga Allaha Kugu guuleeyo, qof wax qabatay Oo Hor Usocod Lehna wad tahay. Lknse 34:24 Hadalkaga Mesha Aad Ku Ledahay Dadka Gobolada Kale Oo somalida Ka yimid Aad ajaanib Ku sheegayso Halkaas Umaan Bogin In qof somali Ah Kula sinado qowmiyadaha Kale. ISLAMNIMADA Marka Laga kalayo somalinimo Unbaa Inaga Dhaxaysah,Dhaqan Io soyalna wan wadaganaa somaliduna wa Kala deegaan rabina wa Balaariyay Isku degana Lama wada Aha Lagamana soo wada Jeedo. Lknse Hadalkaas waxan Uga tagaya Intadii Kale Oo wanaaga ahayd Oo aan Khibradada Nololed Ka Fa'iday Io Dhiirigalintaan ka helay. Mhdsanid GUULAYSO.!
@MohamedHassan-em9bk
@MohamedHassan-em9bk 6 жыл бұрын
Keep going
@amiiramohamed8748
@amiiramohamed8748 5 жыл бұрын
War wlhi shaqo lcg la'aan xitaa wan wayay
@ifraahismail707
@ifraahismail707 4 жыл бұрын
Amiira adiga abuuro wllo dad ha sugin
@abdiqanihussein902
@abdiqanihussein902 7 жыл бұрын
ma jirtaa cid garanaysa magaca business ka inanta iyo halka u ku yaalo
@ink8257
@ink8257 6 жыл бұрын
magaca business ka waa Yagleel event management
@elmeastro
@elmeastro 4 жыл бұрын
Dadka nala shaqeynayey oo Ajnabi ahaa oo ka yimaada goboladaa Somalia!?😳 Fikrad saxan ma gudbin karaa qofka sidaas aaminsan?
@latestworld2370
@latestworld2370 5 жыл бұрын
Hhhh 34:25, Dadka konfurta kaso Jeda hargeysa ajnabi Kama aha eedo
@Xaliye2024
@Xaliye2024 5 жыл бұрын
Hadii pasaporkad sidato vise laguugu dhufanayo markaad soo gasho maxaad tahay inta xabashiga laga qaadaa lagaa qaadayaa😂😂😂😂😂
@cqanibiixi7924
@cqanibiixi7924 4 жыл бұрын
waa ajaanib ajaanib dhalay adeer
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 жыл бұрын
Waa ajanib ka xun waliba
@mohamedabdullahi5708
@mohamedabdullahi5708 5 жыл бұрын
Muzalzalka umadda Alle haka qabto.
@ajabnino9577
@ajabnino9577 4 жыл бұрын
Masha allah ❤️⚪️💚
@arafatamaudi6632
@arafatamaudi6632 5 жыл бұрын
sideen Uga so qayb gali Kara barnamijkan se xilige la qabTa
@abdisamedmohamudali1311
@abdisamedmohamudali1311 4 жыл бұрын
Warda Mooge wlal waxan Ku Leeyahay Hadafkaga Allaha Kugu guuleeyo, qof wax qabatay Oo Hor Usocod Lehna wad tahay. Lknse 34:24 Hadalkaga Mesha Aad Ku Ledahay Dadka Gobolada Kale Oo somalida Ka yimid Aad ajaanib Ku sheegayso Halkaas Umaan Bogin In qof somali Ah Kula sinado qowmiyadaha Kale. ISLAMNIMADA Marka Laga kalayo somalinimo Unbaa Inaga Dhaxaysah, somaliduna wa Kala degan rabina wa Balaariyay Isku degana Lama wada Aha Lagama soo wada Joogo. Lknse Hadalkaas waxan Uga tagaya Intadii Kale Oo wanaaga ahayd Oo aan Khibradada Nololed Ka Fa'iday. Mhdsanid GUULAYSO.!
@hhhcgg613
@hhhcgg613 5 жыл бұрын
Wxaa layaabay, , isaaqa waa dad afka kanool naag ninba waa isku mid hadal macaanida ,laki horee wxaa hadal wax mataro ficilbaa karoon
@gamingtime4138
@gamingtime4138 6 жыл бұрын
Ar inantan xga laga helaayo yaa garanaya
Geeddiga Guusha: Han Helay Hilinkiisii: Dr.Shukri Maxamed Daahir
1:06:39
Geeddiga Guusha
Рет қаралды 32 М.
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 11 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 123 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН
Geediga Guusha: Ganacsigu Waa Fudayd Siciid Sh.Cumar Yuusuf
54:43
Geeddiga Guusha
Рет қаралды 23 М.
Guusha iyo Wadooyinka Loo Maro Raxma Cige
4:52
Halbeeg Media Inc
Рет қаралды 3,7 М.
Geeddiga Guusha: Jidka Guushu Waa Go'aan. Gar. Mubaarig Cabdi Ismaaciil
54:11
7 Hab Oo Loo Suuq Geeyo Ganacsiga  Dagaalkana  Loo Isticmaalo
15:50
Geeddiga Guusha: Awooddu waa aqoonta: Cilmi Daahir Cabdillaahi
45:27
Geeddiga Guusha
Рет қаралды 8 М.
Geeddiga Guusha: Fursad Abuuro: Hinda Aadan Ciise
48:51
Geeddiga Guusha
Рет қаралды 13 М.
Aamin Karidaada - Mohamed Omar - Jigjiga University - Somali Inspirations
1:10:24
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 11 МЛН