Masha Allah wlhy waan qiirooday waxaann xaqiiqsaday laga bilaabo maanta inaan naftayda bedelo insha Allah alle hadhowro tababaraha Dada yar ee mxmed cumar
@imilbaclull46184 жыл бұрын
Masha aallh wllshy
@coachshakuur2 жыл бұрын
Wll ma badashay hada mise
@walaalahadarilaahay54838 жыл бұрын
waxad dhistay nooloshi dad waynaha afka somaliga ku hadla ee ilaahay haku garab galo halka ka wad hana cajisin wayo waxad tahay qof qali ah
Masha Allah walal waxa fican aya ka hadshay ilahay haku xafido
@loveyourlife52369 жыл бұрын
My Allah bless you mashallah dadka somalida hatay nooca gaaso kale kubad naan lahaa khayr badan iyo hormar badan ayaan gadhi lahyn , INSHALLAH WAAN GADHI DOONA :)
@amiishaahmed98655 жыл бұрын
Xayaakallaaaah akhiil kareeeem
@muqtarmadaxey5 жыл бұрын
MAHAD SANID WALAL MOHAMED OMAR,, IN AAD NOSHA HORMAR KA AAD RABTO KA GAARTO WAXAA KAHOREEYA, (pain for long period TIME!)
@aminoaxmed62896 жыл бұрын
mashaa allaah waxan kaafaidaa waxa yabo badan waxan jeclan lahaa inadan si qaasa kula hadalo hadeey soorto gal tahaya
@yaxyemohamed93967 жыл бұрын
Mnzha Allah wallky Mohamed Omer ,,,, halyey ba thy horray uzoco wall 🌹🌹🌹👍
@wardahassan246210 жыл бұрын
mansha allah walahi aad ayaan ugu faraxsanahay inuu wadankeen kasoo boxo dhalinyar ama shaqsiyaad sidaa wanaagsan ee qiimaha leh ufikirayaa inaga soo boxo aadna waan ugu faraxsanahay in dad badani ka faa'iidaystaan oon ku jiraa wxnan alle SWT ka baryayaa inuu inabaro oo uu inagu garab galo fikirka dhanka positive ka ah....
@pronimcancmuse60868 жыл бұрын
isbadal badan ayaad dareemaysaa runtii thank you one more time
@buuniaxmedbuuni54584 жыл бұрын
Thanks zxb maxamed cmr Waxan ka midaha dadka markay guulaystan farxa marka kala nolasha Naca
@drraaidibnufandhiye17557 жыл бұрын
Man cha Allah wllkay alle caqliga haku bala dhiyo You are good motivater
@dheeraqurux15326 жыл бұрын
Go straigth dear bro intan ku hsysano hormar bn joogna allaah haku xafido
@jamaalissa53169 жыл бұрын
MAXAMED CUMAR aad ayaan u mahtsan tahy walaal ilaaheey ha ku dhowro waxan kuu arkaa iftiin ama feynuus inta somaliga ku hadasha heleen meeshaa nooga sii wad dhiirigelinta MAHATSANID
Masha alha walal wad kumahasan tahy dadal ka anohyso walal
@SomfilmsFHD11 жыл бұрын
5:34 waxa uu quraanku sheegay in qof walba waxa ku dhici doona uu ilaahay sii qoray hadii aad taajir noqonayso iyo hadii aad faqiir noqonaysaba adoon dhalan baa Fii kitaabin Mubiin lagu qoray ee bal isu kaayo qabadsii aayadan iyo taad hada sheegayso
@badraabdi297610 жыл бұрын
Manshaa allaah wll shukran Allee haynaga dhigo kuwii ku dhaqma
@millionerhirsi79996 жыл бұрын
mnsh allaah mohamed Omar
@ismailabdillahi14446 жыл бұрын
Mr mohamed cumar osmaan motivational long life
@faisalugaaska22016 жыл бұрын
Rabi wuxuu qadaray inaad hesho kun doolar bishii laakiin kunkaas sidaad ku heli lahayd adaa ka masuula ama xamaali ama doctor waa taas ta uu sheegayaa walal
Waxan maanta halkan uga mahadcelinayaa mahamed omer oo ah qof ka shaqeeya horumarinta dhalinyarada soomaaliyeed waanu muhim dhiiri galinta
@hodanjama419811 жыл бұрын
manshaaalhhhh walal guul gaadhay xafidu LAAH shukran ilahy haynaga dhigo kuwii ku wana qaataa
@ahmedsummer59729 жыл бұрын
adsfdg
@ahmedsummer59729 жыл бұрын
asc wll maxamed waa ruux ku guulaysatay , horumarna ka gaadhay noloshiisa masha allah waan jecelahay inaan ku soo booqdo waayo waxa kugu qarsoon waxyaabo badan qafku ku horumarin kara noloshiisa gaarka ah iyo ta guud ee bulshadiisa
@shukriqaliifxaashi54036 жыл бұрын
aad iyo aad aya umahadsantahay maxamed cumar cismaan waxa aan ka mid ahay tagerayashada
@mms96408 жыл бұрын
maasha allah Somalia way u baahantahay dad saa u firika
@abdirahmansheekh52074 жыл бұрын
Maansha Allah jazk mullah khayeer
@abaxmire4534 жыл бұрын
Manshalah
@myqeeuna19467 жыл бұрын
Asc wll waxan ubanahay marnamijkan marka xageen kahelaa
@omaliyahafifa10 жыл бұрын
win and win strategy waan ubogey
@Tur7are8 жыл бұрын
aad iyo aad ayaaad u mahadsantahay mdane Mohamed Omar waxaan kaaga mahad celinaa bar naamijkaan aad ka loo gu baahnaa oo noo soo gudbineyso marwaliba . mida kale inbadan waxaan kaa codsanaa in aad muqdisho noo keento narnaamejkaan si aad noo siido tababaro laxariira nolosha aadamaha
@jeeni-goroyo53545 жыл бұрын
Alah hakuxafido sxb mo omer
@rudwaan3 жыл бұрын
MAALIN KASTA OO JIMCA AH KA SO DAAYA tv
@honeymohammed64478 жыл бұрын
big big respect for my dear brother long life jasakumulh
@hamse33muhumed795 жыл бұрын
Keep going bro moha
@kamalahmedmohamud79087 жыл бұрын
Thanks Mr. Maxamed
@bashirlusio57857 жыл бұрын
mohamed omar illahay haku barakeeyo
@zakariayousuf84216 жыл бұрын
Masha Allah
@faysahersi24579 жыл бұрын
ilaahay caqliga hakuudaayo
@dhamacomaar4076 жыл бұрын
Ⓜ️axamed Omar HoraloozoconayaAa Mzha Allah
@abdiazizbilow78264 жыл бұрын
Masha allah hore usoco
@yaxyexabeeb78375 жыл бұрын
Manshaallah Hore usoco zhp
@gouledmoussadaher83919 жыл бұрын
wax badan oon lasoo koobi karin bn kaa faaidaysanaya Noolow allaha ku xafido
@ayaanitadiomand19803 жыл бұрын
اسلم عليكم اخي الكريم اللهم انى اساك لي علمن نافعن ورزقن ظيبن وعملن نافعن Wll qli illahy waxaan kaga baryaa in uu kusiyo cilmi ku anfaca arsaaqo xalaala iyoh cibaadada oo lagaa aqbalo intaas iyoh in ka badanba waan kugu duceyaa wll qli alle ha ku dhawro adii iyo musliminta oo dhan
@promaxamed57957 жыл бұрын
masha alllllllh aqoon yahan da.yar
@abdiwasacosmaan40657 жыл бұрын
masha alaj nin kan waa nin qaaaliya masha alah
@gouledmoussadaher83919 жыл бұрын
machaa allah aqoonta awdal
@hawanuradin41477 жыл бұрын
maasha alaah jezaaaka laahu kheera
@mohamedfaisal75875 жыл бұрын
Nice nice that was at least wonderful.
@moidiris6 жыл бұрын
manzhalha l support man maxamed cumar
@huzenupdy16713 жыл бұрын
Macalinka wayaha mahamed omer osman
@abdikanihabeeye51847 жыл бұрын
alle haku xafido wll gacaliye
@abdikani87107 жыл бұрын
one of my role model
@pronimcancmuse60868 жыл бұрын
ilaaahay ajar iyo xasanaad hakaasiiyo
@cadceedcadaysay3697 жыл бұрын
masha Allah wll waa cashar qiimoleh
@abshirisxaaq9514 жыл бұрын
M.a Mohamed Omar l love you my brother
@ahmedmusa31588 жыл бұрын
maansha Allah real Islam nin haduu yidhaahdo Qaalallahu tacaala Allah wuxuu yidhi waa xaq , haduu se yidhaahdo sidii culmaaniyiintii Mr John pole said kkkkkkk subxaanallah markasta tusaale usoo qaado Allah iyo nebiga scw
@jamaabdikadirmohamed13254 жыл бұрын
mahadsanid wll
@abdulhafjano18367 жыл бұрын
Aaha ku xafido masha Allh
@sadiyaibrahim84817 жыл бұрын
mansh allah
@hamseapdih55437 жыл бұрын
Mxmed omar alleH hkuuH ziyaadshoH caqligaagaH
@abdiwasac99894 жыл бұрын
Wxn dawanaya 13/8/2020 Pro mohamed omar isman Wxd caawisay dad bdan o garan la aa meel ayka belaban isbedel nololed o hada hely jidki ayku gulaysanlahayen