Safarkii Ceelasha Milixda / Cusbo ugu weyn ee Bariga Afrika - the largest salt mines in East Africa

  Рет қаралды 101,139

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Күн бұрын

Пікірлер: 339
@GeediSahan
@GeediSahan 16 күн бұрын
Fadlan 10kun Like iyo Share Ali: 00252634590047
@Koomaali
@Koomaali 16 күн бұрын
Cali-yare waa mahadsan yahay, Sodogii ayaa ah dadka leh Ceelasha Milixda
@bashtransport619
@bashtransport619 16 күн бұрын
You deserve more than 10k bro.. keep up the great work 🫡
@shucaybcarab8706
@shucaybcarab8706 16 күн бұрын
Deganka kumad shegin inu somalilnad kuyaalo mawaxa modaa somalia meesha geedi sahanow
@cabdirahmanibraahin53
@cabdirahmanibraahin53 16 күн бұрын
Geedi sahanow zhp dalka noo cadee waa dalkee ma Somalia mise somaliland
@cumarcalicumar8299
@cumarcalicumar8299 16 күн бұрын
​@@cabdirahmanibraahin53😂😂😂😂😂 waa somalia
@Iron.8
@Iron.8 16 күн бұрын
SOMALILAND 💚🤍❤️ Gobolka, selal, deggmada seylac. Manshalah peace and love my people 🎉
@KaNiini792
@KaNiini792 16 күн бұрын
Somali land waa gobol ja mid ah Somalia 🇸🇴
@hungry4success445
@hungry4success445 16 күн бұрын
Somalinimo iga badan fuck qabyaalad you xoolo peace and love SOMALI 🇸🇴 weyn adiga aawey calankaga qabiileystayahow ciilan 😂
@FardoJaan12
@FardoJaan12 16 күн бұрын
Iidoor walwalan dhulka doonayseen inad xabashi siisaan weeye
@MubaaRik1
@MubaaRik1 15 күн бұрын
Mxaa kaa galay sidii dhul lagugu qabo uun bad hadal hydaaye​@FardoJaan12
@hamzamuse6393
@hamzamuse6393 13 күн бұрын
Alxamdulilah ilahay ba inaga badbaadiay hada koonfuur bay ku wajahanyihin ​@FardoJaan12
@Iam03Ali
@Iam03Ali 16 күн бұрын
Masha allah Geeedi Sahan. Mahadsanit videoyada qurxuxda bandan aaad nala wadageysid! Best Somalia 🇸🇴 youtuber aaa Tahay wlaahi !!! 🎉
@bashtransport619
@bashtransport619 16 күн бұрын
Thanks!
@GeediSahan
@GeediSahan 16 күн бұрын
Ada mudan
@Mahatcm
@Mahatcm 15 күн бұрын
🎉
@MaanYare-c5j
@MaanYare-c5j 14 күн бұрын
7:52
@AbdirahmanAhmedAbdullahi-v9n
@AbdirahmanAhmedAbdullahi-v9n 16 күн бұрын
Geedi sahan Adaa Uqalma in lagu gaar siiyo 1million Sbbto ah wxba laga faa,idaya msh allh horey usoco sxb
@gacal_m
@gacal_m 16 күн бұрын
Waa muuqaal aad uqurux badan dalka nimca fadhida❤
@Deeqayuusuf-rc6mg
@Deeqayuusuf-rc6mg 16 күн бұрын
Tokhoshi
@Deeqayuusuf-rc6mg
@Deeqayuusuf-rc6mg 16 күн бұрын
Tokhoshi milixda dalka
@MascudOmer
@MascudOmer 16 күн бұрын
Thnks, you showed us the beauty of our country
@aliishaabdiiraad6424
@aliishaabdiiraad6424 11 күн бұрын
Mahadsanid geedi sahan khayrka dhulka soo gudbisa somalida ilhy haka dhigo kuwo hormar sada khayrka
@MedOmar-z4b
@MedOmar-z4b 16 күн бұрын
Waa dhaxal iyo xadaarad Adal empire laga soo gaadhay ❤ Elataria cameran waa salaamayna 😊
@XanafQalbi
@XanafQalbi 13 күн бұрын
Thanks
@GeediSahan
@GeediSahan 13 күн бұрын
🙏🏾
@HamseXidig-t4e
@HamseXidig-t4e 8 күн бұрын
Ok ok saxib
@KhadarMohamed-w9q
@KhadarMohamed-w9q 15 күн бұрын
Acw barnaamijyadaada waxay ka midyihiin kuwa ugu wanaagsan KZbinka markaa Saaxiib Allah haku xafido. Guuleyso.
@mohamedsiciid9028
@mohamedsiciid9028 16 күн бұрын
Nio lugaha haday wax yelo uga gesanyso kabaha dhaadheer halagula taliyoh wlhi shaqo wacan bey hayaan alle hakugarab galo dadkenu haduu tashado wax yaabo badn buu qabsanyaa oo dalkena wax yaabo badn baa fursado u ah . Mahadsanid muuqlada quruxda badan ee dalkeena aad kasoo tabinyso wlaal aadan sahan alle hakuu fududeyo
@OsmanJigre-x8l
@OsmanJigre-x8l 16 күн бұрын
Somaliyeey dhulkeena nimcaa fadhida wan garan laanay wlhi from borama
@qanciyeboy1
@qanciyeboy1 14 күн бұрын
Hambalyo sxb 300k 🔥✊🏾
@GeediSahan
@GeediSahan 13 күн бұрын
Thanks
@mustafeabdi6345
@mustafeabdi6345 16 күн бұрын
Masha Allah Dal dad wayay
@OsmanJigre-x8l
@OsmanJigre-x8l 16 күн бұрын
Run taa waaye mustafe
@sahalcumarcadde2841
@sahalcumarcadde2841 15 күн бұрын
Maasha Allah Alle haku sharfo Geedi sahan sida quruxda badan aad marka noola wadaagto video quruxda badan guuleyso mar kasta
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 16 күн бұрын
Dhulkeena nimca Salan sare Geed Sahan Keep going bro
@GeediSahan
@GeediSahan 16 күн бұрын
Mahadsanid
@maxamedabdi9266
@maxamedabdi9266 15 күн бұрын
Geedi sahan waa nin soo bandhiga duruufaha dadka soomaalida dalka iyo debedaba.mahadsanid.
@zandiyasomali8072
@zandiyasomali8072 16 күн бұрын
M.a geedi sahan waxu uqalma siiya Somaliyey runtii vedio,yadiisa inapa caadi maha juhdi iyo dadaal pro keep on 🥰✌💙🇸🇴💯
@IbrahimAhmed-c1y
@IbrahimAhmed-c1y 16 күн бұрын
Shukran geedi sahan sidaad dalka daafihiisa nogaga soo warameysid❤️❤️❤️
@MaankaMohaa
@MaankaMohaa 16 күн бұрын
Wadankena waxa yalo nimco lkn nasiib darro wuxu gacanta ugu jira shisheye iyo shisheye kalkaal.
@ZizuYasin
@ZizuYasin 12 күн бұрын
Thank you bro, watching your videos encourages me and make me happy seing my country beatiful places and having opportunities
@AbdirahmanahmedMahamoud-rc3me
@AbdirahmanahmedMahamoud-rc3me 16 күн бұрын
Goob ka mida goobaha ugu khayraadka badan dhulkeena balse aan helin bulsho iyo dawladka faidaysata toqoshi mahadsanid geedi sahan muqaalka aad nala wadaagto milixdan marka la keeno DDS WAXAAN DHAHNAA TOQOSHI
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 16 күн бұрын
Ma milix Dan baa la keenaa dds walal
@inshamediaisha6321
@inshamediaisha6321 16 күн бұрын
Dds somalia iska lska leh
@jamacabdi-o6n
@jamacabdi-o6n 16 күн бұрын
​@@inshamediaisha6321 xasan sheekh waxaad ku tidhaay cashuur kasoo qaad somalia ayaa iska leh
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 16 күн бұрын
Geedi sahan mahdsanid waxa aad natustay nimcada fadhida dalkeena waxa ay ubaahan yihiin dadkan in la maalgaliyo .
@ismailabdi2476
@ismailabdi2476 16 күн бұрын
Masha Allah guuleyso Geedi Sahan
@adenali6060
@adenali6060 16 күн бұрын
GOBALKA AWDAL ❤ 🇸🇴💙HODAN,TACLIIN , TARIIKH, STRATIJI, WADADA JABUUTI IYO 🇸🇴🔥✅
@aziz00
@aziz00 16 күн бұрын
Awdal wa Somaliland hooydawuss
@abdulrazakhussein4102
@abdulrazakhussein4102 16 күн бұрын
Somaliland waa gobol ka mid ah somalia 🇸🇴 fadlan hurdada ka kaca 34 sano oo aqoonsi la'aan ah, Baasaboor la'aan uun ku riyoonayo oo ku soo toosa xaqiiqda 😂😂😂😂😂😂
@badarsiciid3718
@badarsiciid3718 16 күн бұрын
waad khaldan tahay waa gobolka salal ayaa ladhahaa 33 sano ayuu jiraa dadka kunool na ma rabaan somlia ee kadaa kala qaybinta waayo nacayb yo cay waxaan ahayn ka faaidi maysid markaa nin walba meesheesa halagu qadariyo ka jabuuti jooga ka NFD jooga ka soomaali galbeed jooga ka somalilnd ka somalia jooga midnimadu waa mihii lakiin shacabku yaani is khasbin
@pulzhawivlogs
@pulzhawivlogs 16 күн бұрын
@@abdulrazakhussein4102nio kuma cayi karne bal hadu gobol yhy x sheikh ha imado
@MubaaRik1
@MubaaRik1 15 күн бұрын
​@@abdulrazakhussein4102maamulka hambo amisom ee faqri meel uu ka gaadhay sheeko cusub oo uu dumarkiisa ku dhoofsanayo oo dhaqaale uga sameynayo keensaday siku dhadhajis badanaa, war orod futadada alshabab iyo amisom isku badbadalyso xoreyso tan anaa lehoo saan doono ka yeelayee
@Shuhuura
@Shuhuura 16 күн бұрын
Masha allah Nimca fadhida dhulkeena Alxamdulillah 💚
@AnabAdamOmar
@AnabAdamOmar 16 күн бұрын
Jasaka laah qeyran❤❤ilaahey wadanka nabat hanoga dhigo
@abdulrashiidhassan2215
@abdulrashiidhassan2215 16 күн бұрын
Geedi sahan mahadsnid waxad vidio noga soo sameysa dhulka bari buntland ilaa nugaal Eyl xafuun gardafuul murcanyo waa dhul aad u muqaal wanagsan tariikh ahaana sidokale insha allah waka sugaynaa 👏
@horseedmedia5456
@horseedmedia5456 16 күн бұрын
Mahadsanid Geeddi-Sahan.
@khadraawale2984
@khadraawale2984 6 күн бұрын
Masha Allah mahadsanid gedisahan
@abdirahmanbaqdadi2675
@abdirahmanbaqdadi2675 16 күн бұрын
Salaan sare saaxiib waxaad uqalantaa best somali youtuber ❤
@Doogle01
@Doogle01 16 күн бұрын
Mash Allah geedi sahan aad ayaad u mahadsanthsy
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke 16 күн бұрын
wiilkani waa fariid mashaa allah
@abdisalantahir8749
@abdisalantahir8749 15 күн бұрын
Maasha allah saylac.xuduntii gadabuursi❤❤
@FAAIDO-n3h
@FAAIDO-n3h 16 күн бұрын
Greatest of somalia mashaa allah 🇸🇴 🇸🇴
@iidsiciid
@iidsiciid 14 күн бұрын
Somaliland 🤜🇸🇴🇮🇱🤮
@amiraahmed5767
@amiraahmed5767 13 күн бұрын
Somaliya wxd kashenaysaa wmxy 😂 it's somaliland
@FAAIDO-n3h
@FAAIDO-n3h 13 күн бұрын
@amiraahmed5767 somaliland is regional of somalia north somalia do you understand
@AbdirahmanNuurMohamed
@AbdirahmanNuurMohamed 16 күн бұрын
M.a Geedi sahan Xaqiiqda Dalkenna ayaad sobandhigtaa Mahadsanid 💯
@Akwadani
@Akwadani 16 күн бұрын
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️
@zahrahaji622
@zahrahaji622 15 күн бұрын
Waa organic mashaa allah
@Daauudyusuf-dr5zr
@Daauudyusuf-dr5zr 16 күн бұрын
Noo soo badi muuqaaladaan waxtarka leh❤❤❤❤
@Starkingstone
@Starkingstone 16 күн бұрын
Walal makae more videos about our country, historic places.
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 16 күн бұрын
Dhulkiii samaron sicid
@layladheman6534
@layladheman6534 16 күн бұрын
Geedi sahan youtuber aaan tageero wadanka aad ii kale baray horumar wanaagsanban ku rajaynayaa
@SacdiyaAlimuuse
@SacdiyaAlimuuse 13 күн бұрын
Ninkan dadka waa xaqiraaan xqiiiqdi❤
@layladheman6534
@layladheman6534 13 күн бұрын
@SacdiyaAlimuuse waa nin iska af gaaban walhi wadanka jecel weyi
@mohamedalihashi572
@mohamedalihashi572 15 күн бұрын
Soo arag magaalada xil labi ee mudug, waa big factor
@salmaayni
@salmaayni 16 күн бұрын
Thanks Geedi Sahan for Showing the Beauty of our Country 🇸🇴♥️
@LibanIsmael-b9l
@LibanIsmael-b9l 16 күн бұрын
😂😂it's somaliland 💚♥️🤍
@salmaayni
@salmaayni 16 күн бұрын
@LibanIsmael-b9l There is no country call Somaliland it's Somalia🇸🇴♥️
@MustafeAbdiibrahim
@MustafeAbdiibrahim 16 күн бұрын
Alaha ku barakeeyo mahadsanid
@أجملالوردة
@أجملالوردة 13 күн бұрын
Waa milix aad ufiican macaan saylaci
@Sacdiyasagal
@Sacdiyasagal 16 күн бұрын
Dhulka bari o dhan vedio kaso qaad buuralayda qurux masha allah
@cabdisalaancabdilaahi6354
@cabdisalaancabdilaahi6354 16 күн бұрын
Bari mahee waa seylac
@CirogkGkboY
@CirogkGkboY 16 күн бұрын
Best somali yutuber😊
@omerabiib1422
@omerabiib1422 16 күн бұрын
Geedisahan allakuxafido waxaad nabartay dalkeena iyodunidakale
@engrmohamoudgeelemohamoud2303
@engrmohamoudgeelemohamoud2303 16 күн бұрын
GEEDI SAHAN IS GEEDI SAHAN
@MawliidAadanmuumin
@MawliidAadanmuumin 16 күн бұрын
nio adi sxp music baan laguu dhegaysan karaynba maa iska dhaaftid sxp waxaan rajaynayaa inaa iska dhaafi doontid insha Allaah
@khaalidyuusuffaray6869
@khaalidyuusuffaray6869 16 күн бұрын
Mahadsanid geedi sahan bilicda wadanka ninka kaliya ina tuso tahy
@RuqiyaFarah-w6i
@RuqiyaFarah-w6i 11 күн бұрын
Mansha allaah tbrkllh ❤❤❤❤❤
@MukhtaarOsman-c4i
@MukhtaarOsman-c4i 16 күн бұрын
Milixa dalka waxaa meeshaan kawyn. Xinlebi iyo seego ooweliba ceel baa kahadleysaa xinlebi waa 5 kiilow meter ilaa 10km badna Uma dhowa bada wexey ujirtaa 150km kawarama
@BAARQAB.CIIDED
@BAARQAB.CIIDED 16 күн бұрын
Deeganka somalida wuu ku yaala sxb bal naso booqo inshalah
@seidabdi751
@seidabdi751 15 күн бұрын
GEEDDI SAHAN HEER SARE
@rodamuhumed7839
@rodamuhumed7839 16 күн бұрын
Mashallah mahadsanid geedi sahan❤🎉
@abdifatahahmed-nu6sc
@abdifatahahmed-nu6sc 16 күн бұрын
Masha Allah. Go forward.
@AxmadAxmad-j8l
@AxmadAxmad-j8l 16 күн бұрын
Awdal State mashaallah
@fathiabdi8991
@fathiabdi8991 16 күн бұрын
😂 yaaa😂
@izco2024
@izco2024 16 күн бұрын
awdal state adeer somaliland baa ku xukunta adoonyohow
@AxmadAxmad-j8l
@AxmadAxmad-j8l 15 күн бұрын
@ sidii khaatumo markaan dheengad kula dhaco ayaad iga hadhi.
@MubaaRik1
@MubaaRik1 15 күн бұрын
​@@AxmadAxmad-j8lkhaatumo mxy ahahyd taan ceerigaabo kasoo eryadey miyaanay ahyn, darod daba qoyane biyahan kusoo say dhiyey miyay rabaan inaycomment inay ku Aar gutaan. Adeer wanku sugayaaye soo dagaal tag guryo qaniimo ah oo horaan kaa hayee naagahan ku qabi lahaa aad iigu dartide
@MubaaRik1
@MubaaRik1 15 күн бұрын
​darod daba dhibtaow cerigabo miyad ka samirty wadiga awfal iyo galbeed uboodee Adeer wanku sugayaaye soo dagaal tag guryo qaniimo ah oo horaan kaa hayee naagahan ku qabi lahaa aad iigu dartide
@aliiro-poi22
@aliiro-poi22 16 күн бұрын
Waaw so beautiful ❤
@SalmaanJaamac-o3h
@SalmaanJaamac-o3h 15 күн бұрын
Soo jeermis malaha waxa😮
@Muxammed22
@Muxammed22 15 күн бұрын
Milix iyo jeermis. Jeermistaba iyadaa disha milixdu
@SalmaanJaamac-o3h
@SalmaanJaamac-o3h 14 күн бұрын
@ mhdsnid💕
@AxmedAbdi-r7n
@AxmedAbdi-r7n 16 күн бұрын
Somalia nimca fadiso alow baraky 🇸🇴
@abwanmoneyman
@abwanmoneyman 15 күн бұрын
THIS IS SOMALIA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 🌍 CIIDAADU WAA HODAN AAD KU HAQABESHE❤ AAMIN
@iidsiciid
@iidsiciid 14 күн бұрын
Waa somaliland maaha Zomalia 🇪🇹
@AbuWalad-u4u
@AbuWalad-u4u 16 күн бұрын
Saylac buugkaso baro magaladii xadaarada Dhulka dowlad la,aantu la hadhay 😢
@inamawleitinamawleit5405
@inamawleitinamawleit5405 16 күн бұрын
Waxaan kaso salamaya Ireland 🇮🇪 zxp❤❤
@ahmedwaliosman9728
@ahmedwaliosman9728 16 күн бұрын
Wn kuso socdye iso dhawe from dubai😅
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 16 күн бұрын
Geedi Sahan mahadsanid cali wuu iga qosliyey sidii nabi aadan ayaan ushaqaysanaa ayuu yidhi ilayn Nabi Adan halkan ayuu ku noolaa oo uu ku taajirey Xawo milixda ayay iibin jirtey yaa ka iibsan jirey😂😂😂😂😂
@jidkanuura1471
@jidkanuura1471 13 күн бұрын
Kkkkkk waad iga qoslisay
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 14 күн бұрын
Home sweet home I love it❤
@nuhnuh2753
@nuhnuh2753 15 күн бұрын
Masha Allāh
@AhmedEgehDhoobay
@AhmedEgehDhoobay 12 күн бұрын
Congratulations 300k
@AbdifatahobsiyeAbdifatah-x4y
@AbdifatahobsiyeAbdifatah-x4y 15 күн бұрын
Geudi sahan thanks for watching our countrie somalia Please watching more vidéo our countrie
@ApdirahmanIpraahim
@ApdirahmanIpraahim 16 күн бұрын
G3edi sahan keep going 🎉❤
@abdinorabdisalam6561
@abdinorabdisalam6561 16 күн бұрын
Mahadsanid Geedi Sahan
@Bossbbe-z7j
@Bossbbe-z7j 16 күн бұрын
Geedi sahan guuuleyso wll vedio qurux badan ayaa na horkeenta
@mohdabdullahi3002
@mohdabdullahi3002 13 күн бұрын
Waaw caadi maahan
@mohamedkhalif2602
@mohamedkhalif2602 16 күн бұрын
Wax wanaagsan ayaa noo soo bandhigtay
@AbdirahmanAli-r1m
@AbdirahmanAli-r1m 16 күн бұрын
Maasha alaah Dhulkeena nomcaa Fadhida
@fardusafarah8520
@fardusafarah8520 16 күн бұрын
Toqooshi dhulkayagi ciisseweyn masha allaha
@MunadeganKunkaroon-t2n
@MunadeganKunkaroon-t2n 16 күн бұрын
Riyo ayaad kujirtaa wlhi adeer dhulkan samaroon ayaa leh dhulkaad kusoo xagaa baxayseen waa ceeb inaad sheegataan
@jamacabdi-o6n
@jamacabdi-o6n 16 күн бұрын
​@@MunadeganKunkaroon-t2n indr toqoshi ciise ayaan ku ogaaye saylacna waa ku haysateene wlladiin miyaydan xataa halka Allah ku abuuray u ogolayn😂
@CumarkhaliifMuuse
@CumarkhaliifMuuse 15 күн бұрын
​@@jamacabdi-o6n Ciise waraabe Dhul Samaroon baad iskasheeg sheegataan afnool wuu hadlaa
@MunadeganKunkaroon-t2n
@MunadeganKunkaroon-t2n 15 күн бұрын
@@jamacabdi-o6n adoo aya ah adeer ind riyooto in laseexdo ayaa kahoraysa
@cabdulaahicali11
@cabdulaahicali11 16 күн бұрын
Masha allah reer zeylac waa dad gob oo ilbaxnimo ku shaqeesto❤
@shaamshooter
@shaamshooter 16 күн бұрын
Abatiyo geedi sahanow celeshayadiii baaa itustay mudo badan kabacdii
@kingahmaadi9952
@kingahmaadi9952 16 күн бұрын
Hadaa ka dhooftay Inaa maalgashato isku day faaiido badan laga helaaa
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 16 күн бұрын
Mahadsanid
@hussienc.raxman35003
@hussienc.raxman35003 16 күн бұрын
Geedi sahan waad mahadsantahay sida Aad mar walba noogu faa.idayso
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 16 күн бұрын
Wllo lughaya noogasoo samee muuqaal inshallah
@mohamed_deeq14
@mohamed_deeq14 14 күн бұрын
comingsoon 300k wllka hambalyo hormaris
@abdi25channal93
@abdi25channal93 16 күн бұрын
maal gelin fican ayay u bahanyiin iyo in laga xanibo ganacsada wadanka debadisa ka ka kena milixda . waa in lagu qasbaa in milxda wadanka laga isticmalo laga soo qataa saylac
@EsraMahumud
@EsraMahumud 15 күн бұрын
dawladena shisheye aya gacanta kuhaya khudarta qarked dalka kabaxda dibada laga kena wna wx logu talo galay in dalka wixi sosar laraba la niyad jabiyo mida ganacsada ayunba sameyn karta lala heshiyo laso dhaweyo iskuna tashadan shacabku madaxdu iyaga galada ushaqeya wxba noma hayan😢
@QadarAbdiyussuf
@QadarAbdiyussuf 13 күн бұрын
Dadka somalida aya ah dad jilicsan iyaga is maal galin kara dadka mureuqmaalka ah iyo Dan yarta hadi lamaal galiyo wax badan bay so saari lahayen dadki mal galiyayna way fa idi lahayen dalkuna wu dhismi laha lkn isma cawino isma mal galino dibeda unbaan wax kasta ka keena ganacsato maafiyo ah aya jogta dhulka somalida o dhan
@cabdiqaniyusuf2194
@cabdiqaniyusuf2194 16 күн бұрын
Rijaal ❤❤❤
@Abwaanqooreyofficial
@Abwaanqooreyofficial 16 күн бұрын
Maasha Allah Dalkena nimcaa fadhida xaqiiqdii Dadkiisi ma haysto lkn
@ShuceybAbdi-j5h
@ShuceybAbdi-j5h 15 күн бұрын
Qeyraadka dalkeena 🇸🇴
@AnsaarCarbeed
@AnsaarCarbeed 14 күн бұрын
Ciil qabe. Nacasl adiga iyo kuwa Somaliland naceba ku taal. War Somaliland waligeed ku soo noqon meyso somaliya. Dal iyo dad fashilmay, ugaandhiis iyo itoobiyaan ayaa futadiina iyo naagihiin ilaaliyo. War orod dumarkiina itoobiyaan ka iy ugaandhiiska ka ilaashaday.
@nadianadia4492
@nadianadia4492 14 күн бұрын
@@AnsaarCarbeed idoorka markiba waxa lagu gaartay sheekada Land Land maxey Land kugu sowkordhin hadiba ba magaci Somali 🇸🇴 ad ka bilowdey ama ad wadatiin intas ayad ku xajimowtaan balayo wax Land eh idin tiiri bal maxaa kusow koordhi Land ilaan land waa property warhooy Hargeisa wa Somalia 🇸🇴 ku seexo ku sow toos qiiro Japan aya lagugu sheekeye iyo lafo aruris hhhhh 😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣 welcome to the reality
@edfuadmo9995
@edfuadmo9995 12 күн бұрын
Reer SOMALILAND Nimcooyinka ay Haystaan Shidaalka ka sokkow. 1.Milixda 2.Beeyadda 3.Kaluunka 4.Gallayda iyo Hadhuudhka 5.Dahabka 6.Lethiumta batteryadda laga sameeyo 7.Xoolaha Nool. 8.Dakkado 9.Goobo dalxiis. Aanu Caqliyaysano, aanu bilaa aqoonsi Dharagno.
@maxameddeeqalibucshir8722
@maxameddeeqalibucshir8722 16 күн бұрын
M.a sxb wax le ka faaidoya wax bdn ogen aan ogaaday hore uu soco waa kula socena
@maazimaden1154
@maazimaden1154 16 күн бұрын
Geedi sahan qof inaba cadi ahayn hore usoco
@YasinYasin2025-m8o
@YasinYasin2025-m8o 16 күн бұрын
Gediyow markii ay carurtu kugu soo dhawaynayeen saylac ee kusoo dhowow magalada saylac ay ku dhahayeen mxd muqalkii hore uga reebtay
@محمودحسين-ب9ح
@محمودحسين-ب9ح 16 күн бұрын
Mashaa allaah Geedi Sahan Hore usoco. Isoo qabo marka hargeisa timaado
@Abdikarin_malin
@Abdikarin_malin 15 күн бұрын
Shaqo waqti dheer qaadatay kadib ma waxaan ku iibin 💲3 kaliya?
@fariin_aakhiro9830
@fariin_aakhiro9830 16 күн бұрын
Guulayso wllo waanad kumahadsantay inaad goobaha muhiimka bulshada usoo gudbiso
@roobleyare2351
@roobleyare2351 16 күн бұрын
next ceebad kaso dhig from hargaysa
@MuuseHassen-v1h
@MuuseHassen-v1h 16 күн бұрын
Wll guulayso geedi sahan
@CaydaruusCaytocr
@CaydaruusCaytocr 16 күн бұрын
First comant geedi sahan
@SaalaxDigle
@SaalaxDigle 16 күн бұрын
Ashqaraar weeye saaxiib
@geelsan5090
@geelsan5090 16 күн бұрын
Asc Geedi sahan howl aad u wayn ayaad haysaa hore u soco walaal. Waxaa jirta meel la dhaho lake Casal oo Jabuuti ku taal oo milixda laga soo saaro marka waxaa rajaynayaa in aad booqato video nooga soo samayso.
Buurta Dahabka ugu weyn ee aan Booqday - I visited the Biggest Gold Mountain in the Country
17:25
Magaaladii isku xirtay Afrika iyo Dunida - Saylac || Zeila Africa’s Trade Hub
45:37
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 214 М.
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
KAALAY ILA DALXIIS, XAABO ILAA XAAFUUN | Exploring Habo to Hafun
30:03
Safarkeygii | Bander-Siyaada Qaw |
8:34
Abdikani Qureyshi
Рет қаралды 1,5 М.
GO BACK TO SCHOOL DJIBOUTI
12:27
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 298 М.
Magaallo Dahabka uun waxa lagukala Iibsado 😱🤔💰
26:51
BASHE LIIG
Рет қаралды 29 М.
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН