Xuduuuda Somalia iyo Ethiopia iyo Kenya - Magaalada Baladxaawo

  Рет қаралды 246,661

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Күн бұрын

Пікірлер
@GeediSahan
@GeediSahan 11 ай бұрын
Fadlan 5kun Like iyo Share shirkadda Safarati - Website: safarati.com/ - Facebook: facebook.com/100076951056691/posts/pfbid02vtUgV9mz2zv6bAEHv9yeWEbdQMBoHamr1zbxeKbSoetwAy36h1y7h9oyy9YK8tNgl/?mibextid=cr9u03 Abu baker: facebook.com/wariyeAbukar?mibextid=LQQJ4d Abdiaziiz: +252612267000 Abdiqadir Hirabe ( Cameraman and Producer): facebook.com/profile.php?id=100064855055736
@batulasmail8261
@batulasmail8261 11 ай бұрын
Geedi Sahan waan Ku Salaamay Igu Salaan Ree Balad xaawo
@cadnaancabdi5674
@cadnaancabdi5674 11 ай бұрын
Ka eego
@Yaxyekhaliif
@Yaxyekhaliif 11 ай бұрын
Saaxiib waxa aat ku tilmaamday xuduur ma aham xuduud ee waa XUDUUD BEENAAD, ee plz gaf kaa tahay sax mahadsanid😢
@شيخحسنعليادم
@شيخحسنعليادم 11 ай бұрын
This is the kind of KZbinr which our society needs most, unlike Halimoyinkaa iskuqaawiyaa social media. Content creation doesn't mean you work against the religion you can as well create your content like Gedi Sahan.
@mmm-ww8jp
@mmm-ww8jp 11 ай бұрын
😂😂😂
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 10 ай бұрын
nice think of you promoting promising 👎 nakedness
@aducaale328
@aducaale328 9 ай бұрын
So true
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip 8 ай бұрын
Yes sir
@Aliyare25
@Aliyare25 11 ай бұрын
Xaduuud beenaad waye brother dhulka waa dhul Somalia🇸🇴 hadalkada iyo muqaalka duubeysi ka fiirso aduunka waa malmo yar☝️🇸🇴🇸🇴❤️
@cabdixakiinmaxamed4886
@cabdixakiinmaxamed4886 11 ай бұрын
Yess
@kawsarhussein4446
@kawsarhussein4446 11 ай бұрын
Sax
@baydarwashiish6004
@baydarwashiish6004 11 ай бұрын
Sada weye wa xuudud benaad
@warfaa_soysoy
@warfaa_soysoy 11 ай бұрын
Somali maanta dhulka aynu haysano 500 sano kahor inagaa xoog ku qabsanay awel ummado kale baa deganaa
@AbdikaniAbdiali
@AbdikaniAbdiali 11 ай бұрын
Yed😢
@ahmedsiyaad9387
@ahmedsiyaad9387 11 ай бұрын
Markaan akhriyay commentiyada waxan aad ugu farxay sida dhalinyarada somaliyeed u baraarugsan yihiin Alxamdulilah mar dhaw dalkeena waan miday doonta inta naga maqana waan so ceshan doona. Yaan la is dhiibin lana niyad jabin dhibka yar ee na haysta waan ka gudbaynaa
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 11 ай бұрын
Aad iyo aad shb dhalinyaro wxa arkeeysa ku dhaahaysa dalka ka taagi mayno ilaa dhulkii naga maqna soo ceeshan xabashi iyo oromo bdna dhagta dhiiga uu dariin inshallah waan midowi doona 🇸🇴❤️
@warfaa_soysoy
@warfaa_soysoy 11 ай бұрын
Kkk hooyadood baan baraarugsanayn waa beentood dhulkooda haday jecel yihiin maanta gudihiisa xabashi kuma amar taaglayseen waa qiiro jabaan Shit waaye somalinimo dhimatay 70 sano kadib sida falastiiniyiinta uun baa masaajida laynooka soo ducayn doonaa
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 11 ай бұрын
@@warfaa_soysoy Mxa ka hadleeysa nio warka cadeee
@warfaa_soysoy
@warfaa_soysoy 11 ай бұрын
@@sHimaaLi_x1 waa cadyahay ee adi uun baan fahmi karin miyaa?
@adnanahmed1449
@adnanahmed1449 11 ай бұрын
can you tell me somali border in ethiopia and in kenya
@Tripplemm
@Tripplemm 11 ай бұрын
Abdisalam Hereri and Gedi sahan are best youtubers, much love for their content❤
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 11 ай бұрын
Geediyow ka fiirso shb hadalka Waxad dhahda Xuduud beneed inshallah dhulka naga maqan waa soo ceeshan doona 🇸🇴❤️
@fadhikujees2857
@fadhikujees2857 11 ай бұрын
Maxaa naga galay wixii maqan 😂😂😂😂anaga hada kadib waa ka taanaasulnay waxaas
@FaysaAbdi-jt3vj
@FaysaAbdi-jt3vj 11 ай бұрын
@@fadhikujees2857 aduu fadhi gaag ku niiki hawshan rag bay utaal
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 11 ай бұрын
@@fadhikujees2857 haddu damiirkagu dhintay anigu keeyga wuu nolyahy mise oromay xun oo afka somaliga bartay bathy Nijaasyahow I’m Somalia boy 😎🇸🇴
@fadhikujees2857
@fadhikujees2857 11 ай бұрын
@@sHimaaLi_x1 nio dadka mesha kunol ayaga aba itobiyanimoda ku faraxsan marka adi maxa kaagalay🤣🤣🤣🤣oromada iyo adi anaa idin waso xabashadi ku dhashay was
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 11 ай бұрын
@@fadhikujees2857 waa Horaa gartaaay inaa cilaan thy oo Cuqdaad ka buuxdo Hhhh waa dhiban thy wlhi o billahi 2024 baa Cuqdaadeysan thy u dhimo hadda rabtiid wax iga galay maleh 😅😅😅
@abdirahmanabdalla6779
@abdirahmanabdalla6779 10 ай бұрын
Everyday I discover new places in 🇸🇴 thank you so much geedisahan Somalia 🇸🇴 hanolatoo
@gemes1
@gemes1 11 ай бұрын
Geedi zxb hormar wacan waxaa tahay KZbinrka ugu wanaagsan dhinaca safarka sababtoo ah wxaad tagtay oo aad macluumaad fcn nooga soo gudbisay magaaloyin aysan tagin KZbinr kale🙏🙏👏
@xuseenfadal
@xuseenfadal 11 ай бұрын
Geedi sahan waad ku khaldantahay inaad u a qoonsato dhulkeenna laynaga xoogey nijaasta qashinka ah, Fadlan ka noqo khaladkaaga. Mahadsanid.
@Ramdelfalcao2024
@Ramdelfalcao2024 11 ай бұрын
True
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 11 ай бұрын
Dhulkaas kenya waxaa u saxiix day dowladii Madaxweyne Sharmake iyo prime Minister Cigal oo gacantiisa ku saxiixay ( Dar es Salaam)
@xuseenfadal
@xuseenfadal 11 ай бұрын
@@ahmedkulowabdi821 walaal madax doqona saxiixaaso mamatalo muwaadiniinta.
@hassanfarah5111
@hassanfarah5111 10 ай бұрын
KZbin kan wa wiil cajib ah .best KZbinr in Somalia
@Tasniim1
@Tasniim1 11 ай бұрын
Balad Xaawo waa magaalo weyn ileen ma Sha Allah Naraykanka hadaan ka’imaado waan tegi insha Allah. Gedo oo dhan insha Allah.
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 11 ай бұрын
Geedi sahan oo weli na kala baraya Dhulkii Hooyo keep going brother geedi 🙏
@abdiisse563
@abdiisse563 11 ай бұрын
Every show I watch I learn new things, new places. Good job. Thanks
@xidigaha7386
@xidigaha7386 11 ай бұрын
Sahanow dhulka soomaali ayaa leh fadlan iska sax hadalada aan waxba ka jirin sida xuduudka Ethiopia iyo kenya ee laynagu akhriyay soomali xuduud makala laha dhulkaasna maalin waan soo ceshan doonaa
@mohammedhassanademadem
@mohammedhassanademadem 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂 Cope
@NagiibAbokor
@NagiibAbokor 11 ай бұрын
Ada Ma Hadaladaa LeBee😂
@xamsexikmaawi7570
@xamsexikmaawi7570 11 ай бұрын
Allaah garaadka hakuu daayo ❤ dadkeena inta sidaa ufikiraysaa way yarthy
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 11 ай бұрын
⁠mxa ky qosli jahilyahow nasabiyada laahyn
@azadfaqdiid9066
@azadfaqdiid9066 9 ай бұрын
Geedi sahan zxp ma jirto wax xuduud aan la leenahay itopia iyo kenya kaliya waa dhulkii somaliyeed i.a waan soo ceahan doonaa xadbeenaadka from waqooyiga soomaliya❤
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 5 ай бұрын
Allow baraaruji dadka gobalkan u dhashay, somali wey isku tashatay dowlad iyo siyaasi waxba haka sugiina ee isku tashada bulshooy nabada na ka shaqeeya 😘😘😘 Guul Gobalka Gedo
@warrior_566
@warrior_566 11 ай бұрын
Ilaahoow dallkeena noo barakeey aamin aamin alahaayoow
@mutosalax2099
@mutosalax2099 11 ай бұрын
School wanaagsan baa ku yaala meesha ha la sii develop gareeyo un insha allah RER BALADXAWO.
@abdikadirmohammed9388
@abdikadirmohammed9388 11 ай бұрын
Geedi sahan waxaad meel aad u fiican ka gashay taariikhda somaliya . Horay u sii soco, waxaan filayaa inaad meelo.badan oo cusub inaad natusi doonto Mahadsanid
@MahadjaamacMaxamad
@MahadjaamacMaxamad 10 ай бұрын
Masha allh waxan jooga bosaso aad iyo aad baan ubogaadinayaa horumarka ka socda magaalada baladxaawo ❤❤❤❤❤❤❤❤
@khaniahmed40
@khaniahmed40 8 ай бұрын
Macha Allah tabarakallah geedi shan à travers ta chaîne j'ai découvert la beauté de la somali 🇩🇯
@FarxiyoIsman-x8g
@FarxiyoIsman-x8g 11 ай бұрын
Farsamada gacanta waa shaqooyinka ugu fiican dadka aan wax baranin
@mohamedadan1767
@mohamedadan1767 11 ай бұрын
Baladxawo magalo an jeclan laha inan mar un booqdo i.a❤
@muxdinabdiraxman8525
@muxdinabdiraxman8525 11 ай бұрын
aaad baa igu farxsnhy geedi Sahan in aad magladed balad xawo aad barmamisha ka so diyareso🙏
@dhuuhmohamud7148
@dhuuhmohamud7148 2 ай бұрын
Ninkaan waa nin dhalinyaro ah oo feker wanaagsan ku soo kordhiyey soomaalidan badow ah qofkii aaminsan in cayda reeraha dhaqaale lagu sameeyo adigoo wax wanaagsan dadkaga u soo gudbin kara waa kaas maanta wiilkaasi qof walba gobol walba ixtiraam buu ku lee yahay horay u soco bro
@massiysomalimohamed2027
@massiysomalimohamed2027 11 ай бұрын
GEEDI SAHAN SHAQO MUHIIM AH, OO WACJI,GALIN IYO WADANIMO AYAA UMADA SOMALIYEED Uhesaa MAANSHA,ALLAH❤🇸🇴
@adenmohammed2065
@adenmohammed2065 11 ай бұрын
MASHA ALLAH REER BALAD XAAWO HORUMARKA AAD GAARTEEN AAD AYAAN IDINKUGU HAMBAYEEYNAYAA. SOMALINIMADA IDINKA MUUQATO AAAD AYAAN UGU FARAXSANAHAY. WAA MAGAALA U EG MAGAALADII MOQDISHO EE AAN KUSOO KOREY,TAASOO LAHAYN HAYB SOOC, WELL DONE REER BALAD XAAAWO....
@aminamohamed7417
@aminamohamed7417 11 ай бұрын
Masha alle xafada fcn waye warshiiq school godey Sare marakebta siiyad bare muqisho cadey iyo shabale dheeexe rer tolkega waa xafada an yarey uu egtahay qaruuux good job 🌴🌴💯💯💯💯💯🇸🇴🇸🇴🌏🌏🌏🌏🙈🙈🙈🙈👍👍👍👍🙉🙉🙉
@engineersom
@engineersom 11 ай бұрын
Waa maxay xuduuda aad ka sheekaynaysaan goormee Garisa, Mandheera iyo NFD oo dhan iyo soomaali galbeed Keenya iyo Itoobiya kala noqdeen . War idinkuna isku xishooda ummadana ka xishooda oo afkiina waxaa ka ilaaliya, ugu yaraan Xuduud beenaadka isticmaala haddii aad ka cabsanaysidna kaba dhac ereyga xuduud oo dhan dhulku 3 dhinac waa soomaaliye. ASALAAMU CALAYKUM
@suhaybmuxumed1933
@suhaybmuxumed1933 11 ай бұрын
Geesi aragti dheer❤ xaqbaad ku hadashay
@Zakimohamed911
@Zakimohamed911 11 ай бұрын
Qiyaali kunoshahay, hada ya kataliyo😂
@engineersom
@engineersom 11 ай бұрын
@@Zakimohamed911 Oo hadalkaada haddii aan kuu raaci QUDUS maadaama yahuud gacanta ugu jirto waa israaiil miyaa?
@Zakimohamed911
@Zakimohamed911 11 ай бұрын
@@engineersom qudus iyo tan ma iskumid baa, qudus dadkeda udagalamoyo difacanoyo inta 1qof oo madax ah ama dad shacab ah udagalamayo ma aragaty? Iskumelba majogan taas dadkeda xoog lagu hesta lkn tan 1mar ayado lagabamabaxyo ama ladidan yahay ma aragtay Side uqaten shib le laga dhahay
@engineersom
@engineersom 11 ай бұрын
@@Zakimohamed911 Sxb dadku way dagaalameen oo halgameen oo la xasuuqay xerooyin inta iskugu geeyay. Waxay garabki ay ka sugayeen ka waayeen dowladdi soomaaliyeed marka haddii ay dhacdo in dowlad soomaaliyeed tabarteedi leh ayna isku hallayn karaan dagaalka way billaabi. Tan kale dadkeeda oo dagaalama ma aragtay waa adiga i lehe adigu miyaana dadka dhulkaa leh oo inay u dagaalamaan soona ceshtaan laga sugayo ka mid ahayn ?mise dhulka in qabiil iyo qolo gooni ah leedahay baad u haysataa??
@SSTV5080
@SSTV5080 11 ай бұрын
Ogoow waxaas oo dhan waa isla somalidii Mid baa xad beenaadka ay sameyeen gumaystahay etoobiya ka I maanaya asagoo leh waxaan ka imi itoobiya Mid kalena kenya asoo leh waxaan kenyaan😮😮😮😮 Alla ilaahaayow dadkeenii isu soo celi
@suhaybmuxumed1933
@suhaybmuxumed1933 11 ай бұрын
Indheer garad
@bubatuta8448
@bubatuta8448 11 ай бұрын
Kenyan and Ethiopian ethnic Somalis are patriotic to their countries.
@abwaandaahir8673
@abwaandaahir8673 11 ай бұрын
Wuxuba waa dal somaaliyeed insha allaahu waana laga xoreendoonaa gusiga madoow ee gumeetihi cadaa ku garabsiyey
@Hippobottomless
@Hippobottomless 11 ай бұрын
Mansha’Allah beledxaawo u guys are doing great things!! Sayid Muhhamed technical education college is doing amazing work teaching our youth especially our lovely girls. We Somalis need to stop looking down on Manuel labor or hands on work ama farsamada gacanta. We need to promote more blue collar hard working workforce everyone can’t be doing administrative and service work. Anyways salute 🫡 to that college, beledhawo as a whole and our big bro Geedi
@mustafaahmed4035
@mustafaahmed4035 16 сағат бұрын
Wow manshallah that's the best best college / university in Somalia I have ever seen well done
@a_rahim181
@a_rahim181 11 ай бұрын
Waa xuduud beenaadkii uu dhigay gumeystihii reer Yurub magaalada Balad_xaawo dhulka saxda ah ee Soomaaliya dhexda ayey kaga jirtaa insha Allah dhawaan waan soo ceshaneynaa guud ahaan dhulkeena Soomaali galbeed iyo dhulka Kenya naga xaday (NFD).
@hanadmustaf3762
@hanadmustaf3762 11 ай бұрын
Msha allh bro Geedi adban kaga mahadcelina meeo badan an tagi rabay iska dhafay daradada sababto eh adigaaba si qurux badan no tusiya wx wlbo wllkey guuleyso❤️
@LibanIbrahimAli-p5k
@LibanIbrahimAli-p5k 11 ай бұрын
Walaal dhulkaga haku sheeg oo adigu haku magacaabin dad aan lahayn, dadka iyo dalkuba waa soomaali
@abdulkaremadam3932
@abdulkaremadam3932 11 ай бұрын
waa xanuun in magaalo soomaliyeed aan lacagteena somali shilling laka istimaalayn wadanka ALLAH dad sidii biniadmka ufikarayo hanookeeno madaxda somaalida dhamaantood waa dad aanan dadnimo lahayn dawladnimona aanan waxba ka aqoon
@amadeoelmifonka9888
@amadeoelmifonka9888 11 ай бұрын
Masha Allah laakiin ma yeelin dhul badan baa iigaga maqan Ethiopia and Kenya 😎🤔🧐
@afgaradmediaproduction3569
@afgaradmediaproduction3569 11 ай бұрын
Mnsha Allah wakanaa waxaan ubahanen dadka naga mudan in aan meel gaarsiino waa geedi sahan
@rashkaarow45
@rashkaarow45 11 ай бұрын
Geedi Sahan fadlan ha na maqashiin erayga xaduudka Somalia iyo Kenya ama Ethiopia. Waayo waxay xoog ku haystaan qayb ka mid ah dhulkeeni iyo dadkeeni Seddaxda dhinacba waa Soomaaliya iyo Soomaali . Warku ma kuu dhaadhacay mudane . Ku mahadsanid shaqada wanaagsan eed hayso..
@keytavlogs8008
@keytavlogs8008 11 ай бұрын
Muxu ka badali kara hada xata hadu idha xuduud beenaad wuxu isagu khalad kuleyhy maaha
@mohamedfarah9603
@mohamedfarah9603 11 ай бұрын
Shaqo badan ayad u hayso bulshada walal gedi sahaan aad ayad u mahadsan tahay.Aniga halmar ayan diyaarad kasoo wada raacnay magaalda kismayo sanadkii .25 August 2023 ilaa xamar diyarada Salam Airline lkn nasiib wanaag jaanis aan isku wareeysano ma aan helin masha Allah.
@XaawoCilmi-j5j
@XaawoCilmi-j5j 10 ай бұрын
Geedi sahan waa dhul mar wlhi you tube inta an arkay waxa oo ka mid yahay kuwa ugu qiimaha fican
@adenhusseinmohamed2980
@adenhusseinmohamed2980 11 ай бұрын
Mansh Allah dhalinyarada wadankoodo wey fahmeen iyo khiyaanada kadanbeeysa kalmada xadka sadexdawadan inta hurudana weyfahmi mardhow
@salmaanifaaris1464
@salmaanifaaris1464 11 ай бұрын
My Home Baladxaawo ❤
@salmaancali495
@salmaancali495 11 ай бұрын
Waxaad soo hilmaamtay masaajide ugu caansanaa
@ayanahmed1138
@ayanahmed1138 11 ай бұрын
MashaAllah wlhi wa qof wanagsan Geedi wlkey mcn Guuleeyso inshallah
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 11 ай бұрын
masha allah magaalada waydhisanta. nabada halagu dadaalo.
@husseinmoyale190
@husseinmoyale190 11 ай бұрын
Keep going legend of All time somalia KZbin channel GED sahn
@abdikarimahmed7623
@abdikarimahmed7623 11 ай бұрын
GeediSahsan the Real KZbinr oo nuuca ay Bulshadeena u baahanthay, Hormar wacan ayaan kuu rajeynayaa
@Ci___se
@Ci___se 11 ай бұрын
Xuduudahan wax jira maahan dhalinyaro yaan la adin qaldin dhulkenii oo gumayste kala qoqobay inaa rumayno maaha
@ZizuYasin
@ZizuYasin Ай бұрын
haa thats why they said xudud benet and im proud of them.
@aestheticmoods4257
@aestheticmoods4257 11 ай бұрын
Mash Allah. Magaaladii aan kunoolaa in muddo ah. Beledxaawo iyo beerta raaxada.
@Rayaan277
@Rayaan277 11 ай бұрын
Kusaliya rasuulkeena scw ❤🕋☝🏼
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 11 ай бұрын
Scw scw scw scw
@DoPeMaN60
@DoPeMaN60 11 ай бұрын
Ya Allaah 🙏🏽 fadlan dhulkeena ka soo celi itoobiya iyo kenya inshaa allaah
@AxmedJama-pc8pk
@AxmedJama-pc8pk 11 ай бұрын
Subxanallah wll ilaahey na uumtay miyaad fadlan kuleedahay ataqfurullah😢😢😲😲
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb 11 ай бұрын
MAN SHA ALLAH. XADKA SUUF KA WAN .MAQ LAA MAR WALBA. WA.XADKA DALKEENAA. SOMALIA 🇸🇴. IYO. KENYA 🇰🇪. IYO. .ETHIOPIA 🇪🇹
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 11 ай бұрын
Wadamo badan ayad na tustay .you're the best KZbinr.
@ahashi7828
@ahashi7828 11 ай бұрын
Maasha Allah Belad Xaawe way hormartay Illaahay ha u siyaadiyo walaalkay waxaan ka codsan lahaa inuu Tago Somaaliland Magaalada Burco oo uu na tuso Horumarka ay sameeyasay last 30Years Mahadsanid.
@IbrahimMohamed-ix1ke
@IbrahimMohamed-ix1ke 11 ай бұрын
Abdisalaan Hereri iyo geedi Sahan are the best somali KZbinrs ❤❤❤❤❤
@wararkasomalia
@wararkasomalia 11 ай бұрын
Mashallah magaladaan caadi ma ahan magaaladaan hala caawiyo
@Mahad_apthull
@Mahad_apthull 11 ай бұрын
Mcha allh Waa arin wangsan Gabdhaha in la baro xorfado ay ku shaqeestan 🎉❤❤😊
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 9 ай бұрын
Mashallah Ramadan Kareem gedi SAHAN thanks brother
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb 11 ай бұрын
INSHA ALLAH. WAN .SOO ARKII DONNAA . DEGMA BALAD XAAWO .AMA XADKA SUUF KA
@MohazRashid-k4q
@MohazRashid-k4q 11 ай бұрын
Ma Aaminsani Xuduud Beenadka Gumeytaha Xariiqay , Horay usco Geedi Sahan
@izmaelabdirizak
@izmaelabdirizak 11 ай бұрын
meeshaan warkeeda aad baan urabay mahadsanid geedi
@muznaahmed6968
@muznaahmed6968 11 ай бұрын
Thanks ❤Geedi Sahan every episode special cities Somalia every episode every city in Somalia my love ❤increase to traveling around all cities Somalia. جزاءك الله وبارك فيك ايها السهم متنقل
@Nuurah951
@Nuurah951 11 ай бұрын
Geedi sahan thanks Gobolkeyga iyo Bh inaad soo booqatay
@Zackyyarezakaaj
@Zackyyarezakaaj 10 ай бұрын
Hda io kow tariikhda somaliya barta lkn wixi reer gedo ah iskoolkaa loogu soo dhigaa mar horaa waxaan soon baranay dadkaan aqoon amaoo soo dhigin hda meelahaan wadankooda haka bartaam alx madaamda horay la isoo baray from baardheere
@ahmedizayoz5931
@ahmedizayoz5931 11 ай бұрын
Sxb aad uga Fiirso waxan aad so gudbinaysid, Xuduudkan iyo Dhulkaan aad Dalalka kale siisay wa dhul Somaaliyeed. Iska sax Qadiyadaada iyo waxa Aaminsan tahay ku hadal. Cid kale ha inaka siin Dhulkeena. MAHADSANID ✌️
@AdamCrazyDude2007
@AdamCrazyDude2007 11 ай бұрын
I found this video when it appeared on Google News (yes KZbin videos can be recommended via Google News) and even though I barely understand anything he says in Somali (My native language is Arabic, which is distantly related to it), he seems to be a good-hearted traveller. Greetings from an Egyptian-Canadian 🇪🇬🇨🇦🤝🇸🇴
@ifrahburalle6233
@ifrahburalle6233 11 ай бұрын
Interesting .you probably watch somali content thats why you got recommended
@crisaaq3877
@crisaaq3877 10 ай бұрын
Asc guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul Somalia 🇸🇴 🇹🇷 Somalia 🇸🇴 🇹🇷 Somalia 🇸🇴 🇹🇷 geele wll hadaad awoodo noo soo badi barnaamijkan oo kale kuna saabsan dalkeen alxanka layrka bilaash miyaa lagu bartaa mise waa lacag from awdal state soomaaliya 🇸🇴 ♥
@mohamedlebarn1706
@mohamedlebarn1706 11 ай бұрын
Mashallah thanks for sharing wll best youtuber 👏keep going wll
@AbdiMohamed-yk5uv
@AbdiMohamed-yk5uv 11 ай бұрын
Geedi sahan wd mhdsnthy wllky shaqo fiican baad haysaa aad bn ujeclhy barnsamijkaaga good work❤❤❤❤❤❤❤❤
@tahirugaselmi6992
@tahirugaselmi6992 11 ай бұрын
Geedi sahan my brother today you got my subscription thank you so much for your hard work pls come to jijiga somaali galbeed
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 10 ай бұрын
Dagmadan ayaa kudhashay school Warcdooy ❤❤❤ 94 igu dabeysay aniga waxan ahay arday miiga 74 af somaliga ❤❤❤❤❤
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 11 ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@MuslimahTiktok
@MuslimahTiktok 11 ай бұрын
Thanks for sharing we are all family. Allahumma barik.
@Aminodhyman
@Aminodhyman 11 ай бұрын
Mansha allaha qurux waayo ❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Abdirahman_sehde
@Abdirahman_sehde 11 ай бұрын
Maaha xaduudka 3da wadan dhamaan waa dhulsoomaliyed
@bubatuta8448
@bubatuta8448 11 ай бұрын
No such thing brother.
@mareexan
@mareexan 11 ай бұрын
Thanks for showing me my birth city 💯💯❤️❤️
@Saalamiinchannel
@Saalamiinchannel 11 ай бұрын
M.a shaqo fiican baa heysaa wllka
@CabdiraxmaanShariif-c3u
@CabdiraxmaanShariif-c3u 11 ай бұрын
Beled xaawo waa magaalo taariikhi ah runtii m.a💯
@zahradahir2811
@zahradahir2811 10 ай бұрын
Mashallah tabarkallah somaliy waa mid❤❤❤🤝
@xamdiabdisalam-d7g
@xamdiabdisalam-d7g 11 ай бұрын
Man shaa Allah magaladenii barakeysneyd ❤❤❤❤❤❤❤allow no xafid
@BaariyowAk
@BaariyowAk 10 ай бұрын
geed sahan Aad baad u mahadsan tahay runti muuqaalo cajiiba iyo magaalooyin aan dhegta ka maqui jirtay baa I baraty.
@abdulkadirmusa3666
@abdulkadirmusa3666 11 ай бұрын
Maashaa alaah dadki wax beerasho ayaay bilaabeen
@bennemri595
@bennemri595 11 ай бұрын
Asc geedi sahan waad mahadsantahy muuqaalkaaga fadlan bedel mawduuca muuqaalka kadhig xaduud beenaadka Ethiopia
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el 5 ай бұрын
Buulo xaawo waa magaalo weyn, gobolka Gedo waa ka ugu weyn somalia, Nr1. Nr2 waa Sanaag.
@yasirmustafe3231
@yasirmustafe3231 11 ай бұрын
fadlan luuq barnaamij ka soo sameee
@MOSA-wj4ek
@MOSA-wj4ek 11 ай бұрын
I do not know the Somalia language but I guess they are talking about neighbors towns sharing borders within a city. I hope one Day we are all African united and live without borders ❤❤❤❤ From Ethiopia
@mmm-ww8jp
@mmm-ww8jp 11 ай бұрын
😂
@OmarAskar-rz2dj
@OmarAskar-rz2dj 11 ай бұрын
Iisvtialtoremberthreecountrie
@ONEPIECE-js3hn
@ONEPIECE-js3hn 10 ай бұрын
He's talking about the fake borders that was made by west
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 11 ай бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@farahmoha5500
@farahmoha5500 11 ай бұрын
You must visit the old Belet Hawo theater and please share the pictures
@cabdiraxmaanyuusuf5713
@cabdiraxmaanyuusuf5713 11 ай бұрын
Geedi shaqo wacan ninka ugu tabinta wanagsan salan sare bro
@CaafiTiens
@CaafiTiens 11 ай бұрын
Anika waxa layabay xamar waxii xaka ka xika oo dhanka kismaayo. Magalayashas aqoon uma lahi dadka Somalida ma soo bandhikaan. Lakiin qeybda hiraan waxii ka xakeyo oo waqooyi ilaa bari Masha alah dadka wee soo bandhikaan. Hada baladxaawo waa maqlay lakin wali sawir kama arkin
@sahmid3076
@sahmid3076 11 ай бұрын
Sxb geedi Sahan waan daawadaa muuqaaladaada quruxda badanna waana kaaga mahadcelineynaa lkn fadlan qoraalka muuqaalka badal oo kadhid “XAD BEENAADKA” mahadsanid
@ismaciilAbdullahi-x4b
@ismaciilAbdullahi-x4b 11 ай бұрын
xad wax ladhaha ma jiraan wayo dhulkaas wa dhul naga maqan ilaa hada masaxiixin inay kenya mise Ethiopia ay leyihiin
@hassanabdullahi3366
@hassanabdullahi3366 11 ай бұрын
Bro, Mandera soo duub. My hometown.
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 11 ай бұрын
M.a hormar wacan baa Ka socda
@Geelljireqoqay
@Geelljireqoqay 8 ай бұрын
Technical Education college is what we need in every state in Somalia, learning the basic things like Welding, Carpentry, Solar, Sowing, Beautification for ladies, then the people will move Forword like heavy machinery like how to build a car or truck or railway system.
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb 11 ай бұрын
WA.. ZAHAL. ABDI. OO.JOOGA. MAGAALADA CARTA. EE.DALKA .JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯
@wacdarahacaalami6626
@wacdarahacaalami6626 11 ай бұрын
meesha uu leeyahay gudoomiyha konton kun oo qof ayaa ku nool carabka ayaa ka dafay baan filayaa, aqoon la,aantaas ma hesto ugu yaraan shan boqol oo kun oo qof ayaa Balad xaawo ku noool
@onkorpodcas114
@onkorpodcas114 11 ай бұрын
Dhulkani waa badhtamaha somaliya majiraan wax itobiya iyo Kenya ladhoho
Ma maqashay in Soomaaliya ay leedahay 3 wabi ee aysan ahayn 2 wabi - Magaalada Doolow 🇸🇴
30:21
Biyo xireenka ugu weyn Somalia ( Balcad ) - The largest dam in Somalia ( Balcad ) 🇸🇴
9:12
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
DAGAALKII VIETNAM 🇻🇳 GUULDARADII MARAYKANKA
10:03
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 175 М.
Burcad-badeedkii Soomaaliya miyaa dib u curanaya? | Warbixin
12:21
XUDUUDA DJIBOUTI 🇩🇯 IYO ETHIOPIA 🇪🇹
11:50
DEEQSI MAN
Рет қаралды 45 М.
Nin Soomali ah oo Europe so nacay kadib africa uso guuray 🇬🇲 Gambia
18:23
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 149 М.
Nin Soomaali ah ayaa 27 sano ku sugan dalka Gambia 🇬🇲 nolosha Soomaalida dalka Gambia
17:11
Goobta aysan Soomaalidu booqan -Afgooye
15:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 232 М.
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН