Burco wa magaalo cajiiba! | Gobolka Togdheer

  Рет қаралды 94,398

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Күн бұрын

Пікірлер: 223
@GeediSahan
@GeediSahan 2 ай бұрын
Fadlan 10kun like iyo Share Kamil rent car: +252636122228 Geedi Sahan instagram: instagram.com/geedisahan/profilecard/?igsh=Y2FteGg4ZG1yanV0
@MustafeAxmed-q2c
@MustafeAxmed-q2c 2 ай бұрын
Geedi sahan sxb qabyaalada jooji khaatumo iyo puntiland kaalay 😂😂😂
@salaxsaidi443
@salaxsaidi443 2 ай бұрын
Geedi sxb wakugubogadinayaa hawsha wangsan aa haysid. Hal codsi sxb ba wataa music malayacnigaa nagaada sxb angana madhgysankarno wxa noshegysid video xiisu leyahay adigana dambi ba kuledahay kumananka kun o kudawanya shukran 🙏
@MusaMunyiva
@MusaMunyiva 2 ай бұрын
Waan ku faraxsanahay in Muhamuud Geedisahan uu af Somali wacan bartay
@mohamett_cirro944
@mohamett_cirro944 2 ай бұрын
War nio geedi sahanow anoo burco jooga ayaa muuqalkan la dhacay bee another video wan ka sugaynaaa insha allah
@KikiAfcad-tk4bs
@KikiAfcad-tk4bs 2 ай бұрын
Aan ku salino nabigeena maxamed scw❤❤
@aliomer4512
@aliomer4512 2 ай бұрын
Mnsha allah waaan ku faraxssanahy magaaladaydii burco bilac wanaag inaad booqaty muqaalna kazoo samaysay❤
@Khaalid-u8g
@Khaalid-u8g 2 ай бұрын
Maashaa Allah Muuqaal Quruxoon ayaad soo duubtay sxb Welcome to Burco
@musj21
@musj21 2 ай бұрын
Burco SL magalo qimo badan iyo shacab gob ah thanks GS 💚⚪️❤️
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 2 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك ILAAHAYOW WADANKAYAGA NOO HAGAAJI OO CADAWGA NAGA JEEDI KU SHUKRIYA ILAAHAY
@-fy8ff
@-fy8ff 2 ай бұрын
Reer murco naga aqli badan ❤
@hodanfaarax9620
@hodanfaarax9620 2 ай бұрын
Marco maxay waa burco nio😂
@MaxamedFadxi-vf6nz
@MaxamedFadxi-vf6nz 2 ай бұрын
Nio burco waan jeclahay in aan imaado lkn sorry cid kama aqaano from awdal
@Abdifatah3
@Abdifatah3 2 ай бұрын
Aqoon uma baahnid sxb waa gobolkaagi cidi kaama xigto soo dhawooow walaw aanan joogin hada😂
@mohamedJama-rx5ww
@mohamedJama-rx5ww 2 ай бұрын
Soo. Dhawow. Boss. Magalada. Gobolaka. Ragaa. La. Dhahaa. Coding kama. Xigto.
@MohamedmohamudHasan
@MohamedmohamudHasan 2 ай бұрын
War kalay Magalada anga kuso Dhowaynayna bro
@abuusaalaxcabdilaahi118
@abuusaalaxcabdilaahi118 2 ай бұрын
Kaly niyow aqoon lahyne legend anaga joogneeee
@Abdifatah3
@Abdifatah3 2 ай бұрын
@@abuusaalaxcabdilaahi118 aad iyo aad legend inaga habeeye
@IkramMaxamud
@IkramMaxamud 2 ай бұрын
Love from beledweyne 😢❤❤❤
@codewithcpp-cy1kx
@codewithcpp-cy1kx 2 ай бұрын
Beledwayn Allahayow ka dhig Baytka Raaxada🤲 From Hargeisa
@AAMUSANE63
@AAMUSANE63 2 ай бұрын
Ana balad weyn jclhy ❤😂
@IkramMaxamud
@IkramMaxamud 2 ай бұрын
​@@AAMUSANE63 sido kale 😘 😮
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 2 ай бұрын
Anigu reer muqdisho ayaan ahay lkn waxaan ka helay dugsiga farsamada ee sheekh oo jarmalku maamuli jiray waqtigii dawladdii kacaanka ee hadda ay dib boorka uga jafeen reer somaliland lkn waa imisa heer waxbarashadiisu . Hoose.dhexe .sare iyo machad sare. Waxaan daneynayaa mustaqbalka inaan caruurtayda qaarkood ku daro isguulkaas insha allah
@EngkaahiyeArts
@EngkaahiyeArts 2 ай бұрын
Waa dugsi sare oo manhaj gaar ah leh oo theory iyo practical ba lagu qaato. Dugsiga sare saddex qaybood buu u qaybsanaa 1. Construction department 2. Electrical department 3. ICT department Wuxuu kale oo leeyahay qayb vocational ah oo farsamooyin badan lagu dhigto.
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el 2 ай бұрын
Wllo Shiikh Mey Germany Mey maamuleyn UK. 1958 dhisey dugsiga saree Shiikh. Hadana loo yaqaan Sos, Waxaa maamulijirey Ex Somalia kacaankii Somali debeda waxkusoo Bartey Iyo qaar dalkaba anaa kudhashey bro Shiikh 2 iskuul boofhiney lahyd Dhexe Iyo sare keeda dhexe 1945 baa lasameeyeu Hada waa IGAD.universaty. agriculture Iyo veterinary. 2daas qaybood
@asmafarax7311
@asmafarax7311 2 ай бұрын
Wow Geedi Sahan Gabolkaygii Bu Booqday mnzha Alllh
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 2 ай бұрын
Wa inoo tahay Reer Burco hadad dafirteen tariikhdi magaladu lahayde Darawiishta, Gobanimo Doonka, Halganka Iyo Raganimada. Xukumadaha Hargaysa fadhiya aasi kari mayan tarikhda ummada.
@MaxamedAbdi-c4p
@MaxamedAbdi-c4p 2 ай бұрын
Daraawiish meelihii lagu aasaasay ayy burco ka mid ahayd oo oodwayne oo 80 km dhinaca galbed ka xigta ayaa lagu aasaasay 2axaanay ahayd meeshii ugu hiraysay ee gaal lagu dilo diyaaradna lagu duqeeyo markii gaalkii giib LA dilay ayaa uu ingiriisku diyaarado ku duqeeyy oo uu yidhi soo dhiiba habaryoonisay ninkii gib dilay habaryoonis way diiday se magtii galka ayy bixisay markaa
@Businessflip
@Businessflip 2 ай бұрын
Sxb adiga iyo inaga reer Togdheer ayaa looga baahanyahay inaynu faafino taariikhda gobolka siiba youtuberada reer Togdheer ee dalalka kale iyo gobolada kale xayeysiiya ee gobolkoodii na ilaaway
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
Geedi Sahan waa Cilmi-Baare khabiir ah, Wuxuu soo gudbiyaa warbixino muhiima🙏 Geedi is unique and different from others🙏
@ahmeddeknoor9275
@ahmeddeknoor9275 2 ай бұрын
Geedi-Sahan this is wonderful peace of work brother keep going
@MushtaqOsman-u3i
@MushtaqOsman-u3i 2 ай бұрын
Mnshllah burco waligay ma ark hadana wan jacelahay inshllah marban thank you adiguna zida quruxda badane notustay wll❤
@Amiirkaofficial
@Amiirkaofficial 2 ай бұрын
Wellcome pro geedi sahan my home burco 🎉
@ahmedjeyte601
@ahmedjeyte601 2 ай бұрын
صلو على النبي صلى الله عليه وسلم
@abdisaid6092
@abdisaid6092 2 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين اللهم انصر اخواننا في #فلسطينpalestineيارب
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ🙏
@YasinOsman-g5k
@YasinOsman-g5k 2 ай бұрын
Dhal gobeed ❤❤salaan gobeed. Gobalkii raga❤❤waan idin salaaamayaa❤reer togdheer🎉
@adigoxorahadal8536
@adigoxorahadal8536 2 ай бұрын
Waligey man arag burco wan maqli jiray lee m.a burco waa meel qurux bdn i.a mustaqbalka inaan dhul barasho u boxo i qorsheysan wan iman. Dona marku illahey nolosha ikala kiciyo i.a
@LiibaanAxmed-so4ty
@LiibaanAxmed-so4ty 2 ай бұрын
Best KZbinr in all Somali KZbinrs🔥
@amirahassan-hw8ze
@amirahassan-hw8ze 2 ай бұрын
Aad baad u Mahad santahay, Burco waa magaalo aad wanaagsan, waayo waayo, school kaygiina waad tagtay
@Hamse-Ahmed10
@Hamse-Ahmed10 2 ай бұрын
Burco dad nadiif oo gob ah ayaa kunool❤
@FaizahD-po2gl
@FaizahD-po2gl 2 ай бұрын
Wllo❤
@dhoodi3924
@dhoodi3924 2 ай бұрын
Mansha Allah togdheer ilaahay guul iyo hurumar ilaahayow gaadhsii gaadhii
@Fuadismaeil
@Fuadismaeil 2 ай бұрын
Burco waa magaaladaydii waan jecelahay ❤❤❤❤❤❤
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 2 ай бұрын
Geedi sahan waad ka soo jawaabtay codsigii dhalinyarada reer burco waayo waxaan cometiga ku arki jiray iyagoo leh mar burco noogu imaad waa markey arkaan adigoo jooga magaalooyin kale oo somaliyeed . Ilaa hadana waxaan arkayaa qaar kaloo badan oo codsi kuusoo jeedinayaal inaad booqato oo aad barnaamij kasoo sameyso Waan filayaa inaad tixgelin doonto codsigooda haddii alle kuu ogolaado
@akfamily7916
@akfamily7916 Ай бұрын
Ma shaa ALLAAh TABARAKA ALLAAH Burco waa Magaalo Fiican
@barwaaqoosmwn2986
@barwaaqoosmwn2986 2 ай бұрын
Waaw inbadan ayan wadamo kale ka da wan jiray manta magaladay dii nagu soo booqatay kuso dhowoow gobolka togdheer
@EngkaahiyeArts
@EngkaahiyeArts 2 ай бұрын
Isaguba waa reer Burcee.
@Cabdiqani-k5b
@Cabdiqani-k5b 2 ай бұрын
Koonfur ayaanfilayaa lahjadiisa awgeed ​@@EngkaahiyeArts
@mohammedhassen964
@mohammedhassen964 2 ай бұрын
​@@EngkaahiyeArts ha ka yaabin
@jamaabdilahi6672
@jamaabdilahi6672 2 ай бұрын
Mashalah, sheekadii dilaaliinta ee intaas oo hore iyo intaas oo danbe si fiocan baan u fahmay markii aan daawaday muuqaalkam. Guulayso walaal.
@Hamse77Elmi
@Hamse77Elmi 2 ай бұрын
Muqaal heer sare ah wax badana aan ka faaiday❤
@nasrodiinmohamed1775
@nasrodiinmohamed1775 2 ай бұрын
Ninkii GEEDI SAHAN waa tegay wale AFSOMALIGIISI WAA DHISMEY dalmareen buuxa ayuu noqdey,,,
@adnankafi4035
@adnankafi4035 2 ай бұрын
Burco gaar ahaan togdher❌ Togdheer gaar ahaan burco✅
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 2 ай бұрын
Masha allaah geedi sahan good job hadad tagtay burco gobalka raga waa magaa ladadii burco ❤
@amidnight
@amidnight 2 ай бұрын
Ma raga is fuula waa maxay gobolka raga waar magaalada iyo dadkeeda ha caayina 😢
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 2 ай бұрын
@@amidnight waa magaaladi xadaarada inta afka soomaaliga ku hadasha waxa ka soo jeeda abihii tacliinta iyo ninki ingeriisaka haraga kaga saxeexay iyo inta ugu matacalisan inta ugu badani burco iyiy ka soo jeedan hadan aqoon soo baro taariikhada soomaaliyeed 😆
@Bezaani
@Bezaani 2 ай бұрын
Waad mhdsnt geedi sahan waan sugay nay inaad ka soo duubto muqaal qurux badan magaladayada waxaan sugaynaa video kale inzhallh ♥️
@xaajisaam2368
@xaajisaam2368 2 ай бұрын
Masha allah Muuqal aad uqurux badan waxan ka faa'idey waxbadan oo ay kamid yihiin habla xoolaha loo iibsado mahadsanidiin adi iyo xaajigu.
@Sahal63
@Sahal63 2 ай бұрын
runtii geedi sahan warbixin muhiima baad ka diyaarisey Burco, iyo meelo badan oo adduunka kaleba ah, halkaa kawad, weliba geyiga Somalida noogu celceli, si ay u jeclaadaan jiilka qurbaha ku koray, iyo kuwa kale ee u haysta in dhulka Somalidu yahay dhul aan lagu noolaan karin, guuleyso adeer.
@abdirashiddirie3522
@abdirashiddirie3522 2 ай бұрын
Waa gobolka togdheer gaar ahaan magaalada Burco
@mohamedadan1767
@mohamedadan1767 2 ай бұрын
Burco iyo galkacyo magaloyinkii afka somaliga 🇸🇴
@mukhtarabdurahman4352
@mukhtarabdurahman4352 2 ай бұрын
Waa Muuqaal cajiiib ah runtii burco waxba kama aqon marka muqalkn xogta lagu soo bandhigay loo eego. Waxaan ka codsanaynaa inaad dhamaan gobolada waqooyi martid haday suurtagal tahay oo aad Muuqaal oo burco oo kale ah nooga soo duubtid Mahadsanid in badan❤️❤️❤️😊
@hossainechaji6158
@hossainechaji6158 2 ай бұрын
Waqooyigu waa xagee cudurbaa kuhaya somaliland nacayb ahe hooyadaa gurigeeda joog
@hossainechaji6158
@hossainechaji6158 2 ай бұрын
GOBOLKA RAGGA second city of of somaliland
@mukhtarabdurahman4352
@mukhtarabdurahman4352 2 ай бұрын
@@hossainechaji6158 waa xanuunsatahy wll alle haku caafiyo
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 2 ай бұрын
Mahadsanid iibka xoolaha waxaanaan ka aqoon baad nooga faaiidaysay
@Doctor.khadar
@Doctor.khadar 2 ай бұрын
Masha Allah guulayso Geedi sahan
@ayaanmoh6846
@ayaanmoh6846 2 ай бұрын
Hayay oo geedi sahan ma ila burco yimi war bal welcome wllo😂❤
@nafuzharagsan2196
@nafuzharagsan2196 2 ай бұрын
Burcooy beledkaygiyeey barakow o barwaaqayso idem alle❤❤❤
@Businessflip
@Businessflip 2 ай бұрын
Asxbey adinka iyo inaga reer Togdheer ayaa looga baahanyahay inaynu faafino taariikhda gobolka siiba youtuberada reer Togdheer ee dalalka kale iyo gobolada kale xayeysiiya ee gobolkoodii na ilaaway
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 2 ай бұрын
Isaaq irir samaale waa dad qalbi fiican dadka soomaalida laakiin waxaa helay dad munaafiqwin oo soomaali toosoo been ah ku qaraabto... Salaam ka timid Muqdisho
@FaraxCabdi-el5bx
@FaraxCabdi-el5bx 2 ай бұрын
7
@mumtaazsheekh9396
@mumtaazsheekh9396 2 ай бұрын
Go ii iyo budhkii reer burco wali kaama arko
@cigecumar951
@cigecumar951 2 ай бұрын
Illahayow dhulka nabadgelyo nooga dhig peace and from usa
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 2 ай бұрын
Nurcoy, gicil siyaasadeed kumidoooba waddani iyo kaha cirro kusaara.
@amidnight
@amidnight 2 ай бұрын
Fadlan Gobolka ha inaga caayina wax gobolka raga la yidhaa waa ceeb Aduunkee. burcadii danbe ha ina caabaynina kalmadaasi karaahiyo ayay noqotay 😂
@DuraanAli
@DuraanAli 2 ай бұрын
Waa video aan caadi aheyn, waxaan kaa codsanayaa inaa kala cadeyso waxa xayaysiinta ah iyo waxa kale!
@dhamme0
@dhamme0 2 ай бұрын
inkastoo aanaan burco weli arag hadana waxa a Kasoo baxa dadka somali ugu saameynta badan
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 2 ай бұрын
Haa sh mustafe, dahabshiil, salaan carrabey, hadraawi , siilaanyo iyo qaar klo badan baa kasoo baxay gobolka togdheer
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 2 ай бұрын
Welcome To Burco Geedi❤
@Samaale-vu6qh
@Samaale-vu6qh 2 ай бұрын
Togga dheer ee magaalada waxa lagu tilmaamikaraa webi aan lahayn qulqul
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 ай бұрын
Geedi sahan ku soo dhow wadankaagii wll
@Barwaaqobaani247
@Barwaaqobaani247 2 ай бұрын
Finally burco timi🎉
@AbshirApdirahman-mt4jj
@AbshirApdirahman-mt4jj 2 ай бұрын
Geesi sahan welcome to Burco zhp
@Dr.Wahrheitberg
@Dr.Wahrheitberg 2 ай бұрын
Walaal waaku bariyaa version bilaa music noo soo deji sida dadka jecel youtubekaada iyo safar ka sidaa uga warantid aan udaawano. Walaal quraan baa xifdiyaa oo waa ku ilaawiyaa Hadaa music maqlo
@shamsoabdul6185
@shamsoabdul6185 2 ай бұрын
Allah ha kuxafido
@sophiaomar7875
@sophiaomar7875 2 ай бұрын
Geedi sahan❤masha Allah
@Abdirahmanshaqalle
@Abdirahmanshaqalle 2 ай бұрын
Mahadsanid wll
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el 2 ай бұрын
Mncha allah Geedi sahan Xaafadeydii jooga garmal iyo Seyladii burco. Dekeda qàllan, 👍 Great KZbinr. Salaan Sare brother. Muqaaxidaas,masjid jaamaca oo tii ugu horeysay ah waxaa la wareegay 2000 kii Xaaji ahmed oo ahaa nin Hyonisa. Mse cabdale ah, 1957 Uk. Galey kuna geeriyoodey Burco allah yarxmee 2014 kii. ex Masuulkii white janbel masjid. London imaamkana ka ahaa intiidanbe, sidaan Hayo xaqiiqada,(Brother Mr Geedi sahan shiikh. Qabo IGAd.universaty. Agriculture and veterenary. Somalia ugu weyn kasoo Duub. Tasaa expreience Adigana Kuu ah, just Waa Talo,ku siiyey 👍 ok
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 2 ай бұрын
M.a Waa Video Aad qurux badan😊
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
Magaalada Burco sibay uga balaadhan tahay Borama, Lkn Borama si bay uga qurux badan tahay Burco... Borama waxa qurxiya Dhirta Cagaaran, Buuraha iyo Qaab-dhismeedka🙏
@Burcovideos
@Burcovideos 2 ай бұрын
Maxa isu keenay burco iyo tuulo da yar
@thecentury1200
@thecentury1200 Ай бұрын
Burco weywayntahay lkn borama qurxin
@DhamacGAS
@DhamacGAS 2 ай бұрын
Manshalah ❤
@Iron.8
@Iron.8 2 ай бұрын
Waa gobol aad u wangaasn manshalah
@CabdirisaqXasan-w7o
@CabdirisaqXasan-w7o 2 ай бұрын
سبحان الله والحمد لله ولا إله إلا الله والله أكبر
@BileSaciid
@BileSaciid 2 ай бұрын
Geedi sahan kusoo dhawaw magaalada Burco
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 2 ай бұрын
Best KZbinr
@AbdiQani-y4w
@AbdiQani-y4w 2 ай бұрын
Keep going legend
@Abdiqanisaleban-v7l
@Abdiqanisaleban-v7l 2 ай бұрын
MashaAllah burco😊❤
@ZakariaZiaad
@ZakariaZiaad 2 ай бұрын
Keep going pro
@Mohamedgafdiid
@Mohamedgafdiid 2 ай бұрын
Cilmigaas ay dilaalayaashu isticmaalan waan la yaabaa waaba luuqad gooni ah
@YOOCOMEDIA
@YOOCOMEDIA 2 ай бұрын
SOO DHAWOOW #GEEDISAHAN
@AbdiaziizFarhan-pl1my
@AbdiaziizFarhan-pl1my 2 ай бұрын
My home town
@abdirahmanfeedhacade
@abdirahmanfeedhacade 2 ай бұрын
Burco waa magalo tarikhi ah
@sakariyegacda1647
@sakariyegacda1647 2 ай бұрын
No booqo gobolka sool gaar ahaan laascanod iyo goojacade geedi sahanow
@FarassVlogger
@FarassVlogger 2 ай бұрын
MashaAllah Burco Barwaaqo
@Muhammadabooké
@Muhammadabooké 2 ай бұрын
Waan ku weyney maaalmahan zxp
@KIIKOEDITS1
@KIIKOEDITS1 2 ай бұрын
Kusoo dhawoow gobolka raga zhp❤
@amidnight
@amidnight 2 ай бұрын
Ma ragaa is cuna markaa waa maxay gobolka raga subxaanalaah gobolka ha caayin ciyaal aan wax fahmin ayaa tihiine
@hindaaa_ali
@hindaaa_ali 2 ай бұрын
ماشاء الله رائع 👏👏
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 2 ай бұрын
Burco mahalo qaaliyaaa
@AdanSiyaad-mj8jr
@AdanSiyaad-mj8jr 2 ай бұрын
Geedi sahan ku so dhowow gobolka raga
@AhmedAbdi-s5s
@AhmedAbdi-s5s 2 ай бұрын
Saaxiibayaal buuhoodle noogu imawdee😢😢😢😊
@Iron.8
@Iron.8 2 ай бұрын
Ma inaad dishaanbad rabtan😂
@AhmedAbdi-s5s
@AhmedAbdi-s5s 2 ай бұрын
@@Iron.8 sidaa gun uma nihin wll... Muuse biixii oo aadaday iyo 3ciyaal ah ay dhashay guri ku dumiyay hadii uu caawa isoo martiyo wlhi waan marti soorayaa..😇
@clraxmaanzaadiq
@clraxmaanzaadiq 2 ай бұрын
Buuhoodle amni ma,aha
@AhmedAbdi-s5s
@AhmedAbdi-s5s 2 ай бұрын
@@clraxmaanzaadiq waaqica xaqiiqda ah wayku tahay lkn indhaha cayda iyo caadifadda kuma ahan😇
@dhamme0
@dhamme0 2 ай бұрын
Buuhoodle ma save baa yacnii hadaa njmaadno arma nagula xukumaa qabiilkaya dabadeedna dhib kala kulanaa
@hananloveandcaring
@hananloveandcaring 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉guul iyo gobanimo somailand insha allah
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 2 ай бұрын
Cilmi badan baan odayga dilaalka ah Ka bartay.
@Moha-AkVlogs-j1j
@Moha-AkVlogs-j1j 2 ай бұрын
Mash allah Wll Maxamudow Muqaladada Aad ayaan uguraxesta dawashadooda Adiguna Muqalada nosobadi
@Siciid22
@Siciid22 2 ай бұрын
Qaybta barjclo so gadh ❤
@YoonisAhmed-do4fd
@YoonisAhmed-do4fd 2 ай бұрын
Galmudug next in.shallah
@mohamedqanciyemk3297
@mohamedqanciyemk3297 2 ай бұрын
Sxb magalatha garissa kamahayo geedi sahan
@engineercavani5870
@engineercavani5870 2 ай бұрын
We want more videos in somalilands ❤ and somali bro keep going 🎉
@abdifatahjarmal7170
@abdifatahjarmal7170 2 ай бұрын
Geedi Sahan waa iga baxsatay brother Burco kuguma arag 😆😂
@AbdihakimMustafe-du3ey
@AbdihakimMustafe-du3ey 2 ай бұрын
Muuqaalka waad raajisay geeddi sahan
@clraxmaanzaadiq
@clraxmaanzaadiq 2 ай бұрын
Hhhh
@AbdihakimMustafe-du3ey
@AbdihakimMustafe-du3ey 2 ай бұрын
@@clraxmaanzaadiq halkanna maxaa ku keenay
@ilkacaselyricslyrics2723
@ilkacaselyricslyrics2723 2 ай бұрын
Mansha allah muuqaal caajiba weeyan
@Cafadaaji24
@Cafadaaji24 2 ай бұрын
Saad usocotey burcaad noogu timid
@farhansaleeban3875
@farhansaleeban3875 2 ай бұрын
Kaman ka uun inaga daaya walaal waa heese allaah haydin barakeeyo
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 2 ай бұрын
Masha allah
@NuraSiciid-k6u
@NuraSiciid-k6u 2 ай бұрын
Wll jazakallahu khayr burco magaaladaydii kusoo dhowow burco gobolka raga xikmada qosolka
@yaxyejamal8524
@yaxyejamal8524 2 ай бұрын
gobolkaygi😍
@FaadumoWarsame-v3
@FaadumoWarsame-v3 2 ай бұрын
Ilayn walaalayaal Burco waa Tuulo
@Zoma-g8e
@Zoma-g8e 2 ай бұрын
My city 🏙️🌆 ❤❤❤ so beautifully 😍
Siday tahay ganacsiga Soomaalida Talyaaniga 🇮🇹 How is Somali business in Italy
25:14
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 218 М.
كم بصير عمركم عام ٢٠٢٥😍 #shorts #hasanandnour
00:27
hasan and nour shorts
Рет қаралды 10 МЛН
The Singing Challenge #joker #Harriet Quinn
00:35
佐助与鸣人
Рет қаралды 47 МЛН
Horumarka Magaalada Burco Ka Socada 2024
24:43
X HARGEISA
Рет қаралды 19 М.
Ma maqashay in Soomaaliya ay leedahay 3 wabi ee aysan ahayn 2 wabi - Magaalada Doolow 🇸🇴
30:21
Dooxada ugu Fardaha Badan ee Xuddun.
7:46
Cawaale Koronto
Рет қаралды 7 М.
Jasiiraddan waxaa loo oggol yahay Muslimiinta oo keliya 🇹🇭 Floating Village Thailand
20:04
MAGAALO AAN SURWAAL LAGA XIDHAN 📍RAASO
16:43
DEEQSI MAN
Рет қаралды 232 М.
Maxaan kala kulmay dawlad degaanka somali galbeed
10:36
Dhakhtarrr
Рет қаралды 140 М.
Safarkaygii Dalka Gambia 🇬🇲 My Trip to Gambia
27:23
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 294 М.
كم بصير عمركم عام ٢٠٢٥😍 #shorts #hasanandnour
00:27
hasan and nour shorts
Рет қаралды 10 МЛН