Geelii Bagistaan Laga Keenay oo dhalay iyo Muuqaal Cajiib ah Miyi iyo Magalo

  Рет қаралды 43,367

LAAC TV

LAAC TV

Күн бұрын

Пікірлер: 59
@omarjeylan4113
@omarjeylan4113 2 жыл бұрын
I love camels MashaAllah TabarakaAllah. camels to me is like watching 👀 nice cars.
@abdullahipharah3677
@abdullahipharah3677 2 жыл бұрын
Asc walal, sual ayaan qabaa Geela imisaa ayaa lasiyaa qiima ahaan walal.
@khaalidcumar8310
@khaalidcumar8310 2 жыл бұрын
Maashaaallh rag qaali oo afka yaqaana
@HassanJama-q9h
@HassanJama-q9h 2 ай бұрын
Thank u guy i love geel
@fadumojama1238
@fadumojama1238 2 жыл бұрын
💝💝💝Maansha alaah igare qurux aad baan uga helay geela . waa loo bahn yahay waaba u hilowney inaan aragno geel💝💝💝💝
@saidalimahad
@saidalimahad Жыл бұрын
Great project
@abdifatahhassan5561
@abdifatahhassan5561 2 жыл бұрын
Waa xigsiinti buu jooga ee geela naga soo lisa waxan maqlay geelow markad ciin daaqdo baa lagu yaabaa
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 2 жыл бұрын
Masha Allaha tabaarakalaah dheh
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Waatan laygu dhawaadaa hoosna layga hee garabqabsadaana gabadha khadraaaaaaaaycaday ooridii bahyartan.mashaaaaaaalah
@sayidcalisayidcalimacalim223
@sayidcalisayidcalimacalim223 2 жыл бұрын
Rag rag dhalay Soomaali nimada noo ilaaliya Saaxibayaal
@abdulahiulusow7172
@abdulahiulusow7172 2 жыл бұрын
Salaam kadib Egerow Goodir Waa Geel Yaqaan Dhaqan Yaqaan
@aminaosman2689
@aminaosman2689 2 жыл бұрын
Manshaallah Manshaallah Manshaallah
@habibamohamed5590
@habibamohamed5590 2 жыл бұрын
Masha Allah
@abdif1256
@abdif1256 2 жыл бұрын
Asc geedka geela indhatiraya dee kaba daaya, geel wada indhala' oon geedaha ka leexan karin sidee loo dhaqanayaa.
@bashirabdulle7625
@bashirabdulle7625 2 жыл бұрын
Igaroow Dhaqaalee geeleenu wa inaga dhaxeeyaaye Ha kadhiiqsanee nirgaha dharaq usiidaaya.
@moussaabdillahi
@moussaabdillahi 2 жыл бұрын
MachaAllah
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 2 жыл бұрын
Wlle baadiyahaan waa xagee aabaha xageese jogaa isoo jawaab muqaal hore miyaa muuqaal kaan
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Insaamiiintu qiimobadan.
@massmass8300
@massmass8300 2 жыл бұрын
war ikarw mxuu yhy geelan jiilaalka 3 jeerla lisayaa
@biggstone3573
@biggstone3573 2 жыл бұрын
Geela jigjiga jooga ciinkuu daaqaa geel ka qurux badan ma jjro
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 2 жыл бұрын
Maaaaaashaa allah
@abdifatahhassan5561
@abdifatahhassan5561 2 жыл бұрын
Asc igare oo geeli hawd maalaya nairobi ku sugan waanku salmaya dhaqanki soomali lahyd
@faynuuswaladuu5100
@faynuuswaladuu5100 2 жыл бұрын
Sharafi dhimatay mar haddiii geelii gaawaaa lagu maali jiray caag lagu maaalayo
@Am_abdalla
@Am_abdalla 2 жыл бұрын
Boqol geela baa lagabixiyey walaashay
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 4 ай бұрын
hhh saa gurigeedii ma dhaqtaa ahada ?!
@maxamedwacays7643
@maxamedwacays7643 2 жыл бұрын
Godirr iyo IGarre waan idin salanay
@hawaahmed9614
@hawaahmed9614 2 жыл бұрын
Allah war ka daaya 3 goor
@sheikhabdishakurabdikarim4047
@sheikhabdishakurabdikarim4047 2 жыл бұрын
Great story
@zaamnews4717
@zaamnews4717 2 жыл бұрын
aad ayaan u jecelahay arimaha geela la xidhiidha sababtoo ah markii aan yaraa ayaa geel laygu soo barbaariyey waana noole cajiiba runtii ninka geela leh waxa loo qadariyaa sida boqorada looqadariyo anigu geel waan soo raacay dhulbadana waan la soo maray aniga oo yar. meelaha aan geela ku soo racay ee aan rafaadka ku xasuusto waxaa ka mida meel SIBI layidhahdo oo DDD ka tirsan
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 2 жыл бұрын
Wlhi inaba cadii maha gela wa xolol lama taab taan ah mrka hada geel sooracdey waxa tahay goob
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 2 жыл бұрын
Igarow dee Ina Adeer Geelii Dhalay waad baga goysaye
@mustafecalijamac6312
@mustafecalijamac6312 2 жыл бұрын
Ben devalarden çok seviyorum
@SadamSayid
@SadamSayid Жыл бұрын
Wadankeena Ka dhirbadantahay ha isku khaldin wax will dhulbahantow
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 2 жыл бұрын
Kkkkkk war maxaad no cayday
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 7 ай бұрын
Nirig baa igu faraxday markay i aragtay
@waaberiofficial5107
@waaberiofficial5107 2 жыл бұрын
Legend
@M.G27
@M.G27 2 жыл бұрын
"Geelow socoo marka aad ciin daaq-do ayaa lagu yaaba" ayaan maqli jiraye hada ma ciin ayuu daaqayaa oo idinka dhab ah!?
@abdif1256
@abdif1256 2 жыл бұрын
Geelaagu ciin iyo labacaloolyaa daaq ayada ma maqashay?
@abdifatahhassan5561
@abdifatahhassan5561 2 жыл бұрын
Meesha magacéda nooma adsheegin igarew
@mohamedjamac64
@mohamedjamac64 2 жыл бұрын
Carabtuna ilaahay amarkii tabtaasay ugu heesaan macal cuuw da iyo xataa laxanka luqaddu ha kala duwanaatee
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 2 жыл бұрын
Ciinku sawtii geelu ku xnnsan jiray
@buraale134
@buraale134 2 жыл бұрын
9 baan marinaya boqol baan gadhsinaya inshallah
@shcyb1584
@shcyb1584 Жыл бұрын
Ma 9 baad mar qurra iibsatay?
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 2 жыл бұрын
Geelaa caanihiisa xagee loo dhoofshaa
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 2 жыл бұрын
TAN CIIDDA KU GEGELIMAYSANEYSA WAA QUBEYSANEYSAA
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay 2 жыл бұрын
Ragaad maxaa la dhahay?eray gaas ma fahmin markii lugta laga xidhay ayuu sheegayey. Geel jiruhu waa cilmi runtiiwax badan Ka bartey chnnel kaan
@abdirahmanahmed6209
@abdirahmanahmed6209 2 жыл бұрын
Ragaadku waa marka qudax (qorax) geela gasho marka si looga saaro waa in jeeniga laga xiraa.
@dahirduale8657
@dahirduale8657 2 жыл бұрын
Igarre aan kusaxee geedka dano ayaa la yiraahdaa ciinka waa ka duwan yahay Geedkan
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 2 жыл бұрын
Wasax walal gela ciin madaqo wakaas
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 2 жыл бұрын
Wasax walal gela ciin madaqo wakaas
@calankayga.ciiltire2989
@calankayga.ciiltire2989 2 жыл бұрын
Alla.yaa.laba.jeer.icabsiiya.😌🤣🤣
@aqoontaislaamkabaro
@aqoontaislaamkabaro 2 жыл бұрын
KU SOO DHAWOOW BARASHADA CARABI KA BARO BARTAN ADIGOO JOOGA GURIGAAGA GOOBTAADA GANACSI.
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 2 жыл бұрын
Geel baad kasoo gadatay Pakistan??. Timirtii horeba dab loo waa. Dalka Soomaaliya waa nabaad guurey. Waxaana ka mid ah waxa nabaadguurka xoolaha oo aad u batay. Xoolaha hala fariisiyo ama ha la yareeyo si looga hortago nabaadguurka.
@ibrahimdeeqabdiraxman9480
@ibrahimdeeqabdiraxman9480 2 жыл бұрын
Dana ayaa layiraahdaa
@muriyoabdi3176
@muriyoabdi3176 2 жыл бұрын
Kurus maqabto waahal qawaar ah
@osmanmaxamud3595
@osmanmaxamud3595 2 жыл бұрын
Masha allh
@A3v-w7q
@A3v-w7q 2 жыл бұрын
Masha allah
Geel dhalay iyo Baraamij Cajiib ah Tabiye Igarre
13:43
LAAC TV
Рет қаралды 16 М.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 11 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,8 МЛН
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 14 МЛН
BARNAAMIJ GAAR AH GEELLA
26:23
SAHAN TV
Рет қаралды 14 М.
WAXAAN U CAANO DOONTAY GEELII U BADNAA ABID AAN ARKO.!
32:31
Caalin Abyan
Рет қаралды 72 М.
Barnaamijka Hereri Iyo Fardoole
46:00
Universal TV
Рет қаралды 282 М.
Musalsalka Dhaqan Miyi & Dhal Magaalo 1aad
28:15
Universal TV
Рет қаралды 144 М.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36