Geeljirihii Maraykanka iyo kuwii Somalida oo aqoon is waydaarsi samaynaya

  Рет қаралды 75,248

Hereri Media

Hereri Media

4 ай бұрын

Пікірлер: 160
@dannythompson3409
@dannythompson3409 3 ай бұрын
Thanks for hosting us Hereri... So much fun seeing Hargesia!
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 3 ай бұрын
Did you eat fresh camel meat?😂
@dannythompson3409
@dannythompson3409 3 ай бұрын
@@ahmedkulowabdi821 YES! Every meal!
@A-Dirir11
@A-Dirir11 3 ай бұрын
I used to buy your milk in Grand Forks North dakota, but I don’t find the stores of Bismarck
@A-Dirir11
@A-Dirir11 3 ай бұрын
I may need to get the powder through Amazon
@saeedhappy335
@saeedhappy335 3 ай бұрын
U are welcome bro in our country
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 4 ай бұрын
Hargeisa hormar ayaa kasocda dhaqankeeni somalida ❤guulaysta reer Somaliland ❤
@abedijamac9335
@abedijamac9335 4 ай бұрын
Since I learned the camel culture company with AbdiSalam, I am a regular customer. Love from Austin, Texas 😊
@danheinkel3790
@danheinkel3790 4 ай бұрын
Fantastic! We're honored to have your business. We're so thankful for Hereri spreading the word!
@calebgriffis3307
@calebgriffis3307 4 ай бұрын
Yes!! Visit Austin meat market for our milk of you need in Austin. There's several other markets selling it there too
@abedijamac9335
@abedijamac9335 4 ай бұрын
@calebgriffis3307 That's right, I can buy it now from Austin Halal food stores
@sabaaxjama4811
@sabaaxjama4811 4 ай бұрын
Ooooh so amazing story Geeli Waa loo naxaristay In la dhunkada in Yar uu inira
@hassaanaden4480
@hassaanaden4480 4 ай бұрын
Greetings to camel culture company in 🇺🇸 USA, this is the best initiative which no any other American company ever tried out and i,m sure you will make huge sums of profit. The other thing, my brother Abdisalaan Hareeri and the rest of our "Maryooley" waa idiin salaamay. I like camel as its our basic asset for our reach culture, economic backbone as well as symbol of our ancestral heritage. I was born inside camel Den and grew up in pastral areas till i left recently and came to town where i have studied late. I,m happy that i still own camel and routinely visit my family in the rural pastrol areas. Furthermore, this will boost moral for our camel ridders and improve cultural preservations where lots of youth will soon start to rare more camel and create more economy without going out of the country. Cheers to you!!
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 4 ай бұрын
waa muuqaal cajiiba mahadsanid cabdisalaan hereri markasta muuqaalo tayo leh ayaad soo gudbisaa waxaad tahay wariyaha ugu fiican gayiga soomalida oo dhan
@CR71987
@CR71987 4 ай бұрын
Thanks abdisalam hereri and camel 🇸🇴 culture from USA 🇺🇸
@farahliban3324
@farahliban3324 4 ай бұрын
Maalin walba waxan cabaa caano geel… Aad baad u mahadsantahay camel culture iyo hareeri… COLUMBUS, OHIO USA 🇸🇴 🇺🇸 🇸🇴 🇺🇸
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 4 ай бұрын
Mashalah gelena Somali geel ugu imaw ayaga yaqaana geel iyo micnihiisa meesha geela loogu heeso ceelasha leh geey
@maxamed1719
@maxamed1719 4 ай бұрын
Legend hareeri one of the best Somali KZbinr
@danheinkel3790
@danheinkel3790 4 ай бұрын
Agreed!!
@caanohelay
@caanohelay 4 ай бұрын
sax baad tahay saxiibb
@muznaahmed6968
@muznaahmed6968 4 ай бұрын
Everytime we hear about our culture and camel 🐫 we learned new knowledge, thank Abdisalam Hereri and him team.
@calebgriffis3307
@calebgriffis3307 4 ай бұрын
great!
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 4 ай бұрын
Mustafe iyo Aabi 2 Legends ❤❤❤❤🐪🐪🐪🐪🐪🐪
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 4 ай бұрын
Ina Hereri Nimankaa Maschine da ka soo wada goo oo kasoo habayso si aad adna Geel U yeelato cawri uuun Ha wadine ❤❤❤
@siciidali4034
@siciidali4034 4 ай бұрын
Ilbaxnimo dadkii lahaa reer somaliland ❤❤❤
@mustafefarah1450
@mustafefarah1450 4 ай бұрын
Allahu akbar maansha Allah Everything is fresh in our country Thanks 👍 c,salaam hereri
@abdilahiahmed686
@abdilahiahmed686 4 ай бұрын
Masha Allah Barnaamij qurux badan weeye Xoolo dhaqatada Soomalidu wx ka badan karto.
@ahmedabas3190
@ahmedabas3190 4 ай бұрын
C salaan mahadsanid runtii waxaad soo gudbisaa muuqaalo qiimo ugu fadhiya dadka
@abdiosman1308
@abdiosman1308 4 ай бұрын
This is progress towards the right way.
@caanohelay
@caanohelay 4 ай бұрын
Next time I must join you guys Abdisalam Hereri iyo Camel Culture... Amazing Masha Allah🤩🤩
@mawsim5444
@mawsim5444 4 ай бұрын
Nala wadaag magalada aad ku dawanayso warye cabdi salaam anigu hargaysan ka dawanayaa gaar ahaan xafadaha calamada waliba singal ban ku dawanaya illahow waad i aragtaa😢
@MhmedDaljir-bd6uh
@MhmedDaljir-bd6uh 4 ай бұрын
😂😂😂 Manu ku gurinyna mrka😂
@abdulahiburhan1626
@abdulahiburhan1626 3 ай бұрын
Columbus oh USA
@calebgriffis3307
@calebgriffis3307 4 ай бұрын
Amazing! I LOVE camel milk!!! It's the best, and Camel Culture is an AMAZING company
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 3 ай бұрын
Masha Allah waa talaabo wanagsan oo ku dayasho mudan ❤❤❤❤❤❤❤
@rooblecaanogeel
@rooblecaanogeel 4 ай бұрын
caano geel ayaa ugu fiican
@AHMEDEESHCALAA
@AHMEDEESHCALAA 4 ай бұрын
“”Haaye haaye”” loogada hereri
@danheinkel3790
@danheinkel3790 4 ай бұрын
😂 Waan jecelahay "Haye Haye"
@Jacayow2011
@Jacayow2011 4 ай бұрын
Hereri video oo kale naso gali inzha allh view badan wad helaysa ia wanku slmya abti allha caafimdka haku siyadiyo ❤
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 4 ай бұрын
Mida kle waa maxay Askartan aad wadataa adba Maraykan Askari kuma ilaalinaynine ❤❤❤❤ Wax Fahan Sxbow si baad dheg weyn U thee
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 3 ай бұрын
Somalia amni sida America ma leh, martida waa in la ilaaliiyo
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 3 ай бұрын
@@ahmedkulowabdi821 Somalia ayaa Amni badan ee adiga iyo ina Hereri maskaxdaa la idinka wasay
@adamfarah7638
@adamfarah7638 4 ай бұрын
Cabdisalaan shaqo fiican walal.
@caanohelay
@caanohelay 4 ай бұрын
😁
@Somalibanahay1977
@Somalibanahay1977 3 ай бұрын
Dhangadiiyo lagadaa hashii dhacanti oodiiye Dheemalintii iyo magalo socodki dheeraye Dhabadiiyo toorihisi hawd loo dhanbalin waaye Dhulloo waabay iyo dayrarbuu dhira kudaaqaaye Dhunkashaaba lala raadiya daa dhibaataba e Waar malaha gabaybaan marin gaadhayba ku cayaadhay😂 Bahalka waan jecelahye kolay waad iska kay garane ragii dhaqan jirayban ahaye way wacan thy in laga ganacsadaa oo waa qorshe %100 aan soo dhawaynayo Se bahalku hawdku igula wacnaa aniga🤩 🫶♥️🐪
@quruxoday533
@quruxoday533 4 ай бұрын
Maasha Allah so beautifull caano geel oo organic ah wanaagsanaa
@danheinkel3790
@danheinkel3790 4 ай бұрын
Waa ruunti. Caajib weeye!
@Naamir03
@Naamir03 4 ай бұрын
Mustafe Waxaa ka muuqata Khibtad badan inuu geela u leeyahay, ilaahay ha u barakeeyo❤
@danheinkel3790
@danheinkel3790 4 ай бұрын
Haa, mustafe waa caajib ah.
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 4 ай бұрын
Danny you’re my hero ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@josephwilliams16
@josephwilliams16 3 ай бұрын
Mine too!!
@suhaib9811
@suhaib9811 4 ай бұрын
Waa muuqaal aad u xiiso badan mahadsanid abdisalan and camel culture soo dhawaada
@foziaize
@foziaize 4 ай бұрын
Canada ayaan kadaawanayaa mashaAllah
@danheinkel3790
@danheinkel3790 4 ай бұрын
Waanu ka shaqaynaynaa insha allaah. 🤲🏽
@fardosodiriye7544
@fardosodiriye7544 4 ай бұрын
MashaAllaah mashaAllah Allaha kubarakeeyo dadka iyo duunyadaba
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 4 ай бұрын
Masha'Allaah Good idea having geel, is wonderful choice 😊❤🇸🇴🙌
@salmacadey7548
@salmacadey7548 4 ай бұрын
Wariye hereri geel mayeelati geel samayso🥰
@user-wx6in9ik1m
@user-wx6in9ik1m 4 ай бұрын
Good job 👏 hereri
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 4 ай бұрын
👋 Weriye C/Salaan Hereri&Camel Culture.
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 4 ай бұрын
Masha alaah
@user-ox2ex4sw3r
@user-ox2ex4sw3r 4 ай бұрын
geela iyo dadka xoolaha dhaqadaa wxay u baahan yhn calaf wgsn oo wax soosarka caanaha kor uqaada, waxa fcn in labeerto calafyada sida super napier grass oo protein wgsn leh oo badinay caanaha laga liso.
@danheinkel3790
@danheinkel3790 4 ай бұрын
Haa, taasi waa runtu.
@bukhaari12
@bukhaari12 3 ай бұрын
2 barnamijba waan dawaday kan iyo ka usa 🇺🇸 Aqoon badanbaad ka faaiday ❤😊
@qataarqato1367
@qataarqato1367 4 ай бұрын
My country is beautiful
@abdallaameey1537
@abdallaameey1537 4 ай бұрын
Mahadsanid cabdisalam🎉😊
@user-ne4lb1hg3u
@user-ne4lb1hg3u 3 ай бұрын
Mahad sanid wariye wanaag san hareeri 🇸🇴
@sethroberg2654
@sethroberg2654 3 ай бұрын
Amazing! Great video!
@ahmedjabriil9310
@ahmedjabriil9310 4 ай бұрын
Masha allah
@ibnuharunabdi3339
@ibnuharunabdi3339 4 ай бұрын
abdisalan hareri wariye rug cadaa ah ad ban ujeclahay barnamijyadada nosoo badi ado mahadsan shaqa wacan ayana kuleyahay marwalbo
@nuuraxaamudismaaciil4312
@nuuraxaamudismaaciil4312 4 ай бұрын
Mchallah tabarkalah ❤
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 4 ай бұрын
Woww j good exempel ung republiken of somaliland ❤❤❤❤
@kahinyare7172
@kahinyare7172 4 ай бұрын
they even know the tracks of every camel(halkasta)
@Madadaal
@Madadaal 3 ай бұрын
Amazing. Dee Cabdisalan adiga ayaaba Imika expert ku ah geela. Geelii Australia, Holland, America iyo kiinnii asalka u ahaaba isu martee sxb.
@Geelqariso
@Geelqariso 4 ай бұрын
Macalinka macalimiinta❤
@danheinkel3790
@danheinkel3790 4 ай бұрын
Hereri sidoo kale waa macalinkayga!
@mahdipesgamer4239
@mahdipesgamer4239 4 ай бұрын
Waa ku sali xabibkena maxamed
@deeqaaliibrahim702
@deeqaaliibrahim702 4 ай бұрын
Scw scw scw 🕋♥️
@mohamedmohamud5807
@mohamedmohamud5807 4 ай бұрын
Scw scw scw❤
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 4 ай бұрын
Hereri❤❤❤❤❤❤❤❤
@weerarchannel7041
@weerarchannel7041 4 ай бұрын
Héritier nolow hure usoco
@abdiweliabdullahi2032
@abdiweliabdullahi2032 4 ай бұрын
Masha Allaah❤❤❤
@hargeisa24h
@hargeisa24h 4 ай бұрын
400 Halaad. gudoomiyaha Geela ..Hargeisa. Mr.Caldeeq Nin Dhaqaalaha Waddaniga ah wax wayn ka bedelay..Guuleyso Jaale.
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 4 ай бұрын
Waa abaar
@fahiimae7336
@fahiimae7336 3 ай бұрын
Masha Allah 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 3 ай бұрын
it's so beautiful ❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 ай бұрын
Nice video
@deeqawliyo293
@deeqawliyo293 3 ай бұрын
Cabdisalan.waa.badaw.waan.kusalsmay
@Yedo25254
@Yedo25254 4 ай бұрын
Interesting
@gamerboygilbert89
@gamerboygilbert89 4 ай бұрын
waa caanalaydii Missouri😊😂😂😂
@user-hi3oh2yw9j
@user-hi3oh2yw9j 3 ай бұрын
Haaye, haaye.
@saedabdilahi2569
@saedabdilahi2569 3 ай бұрын
Haaye haaye
@abdillahiadanissah9244
@abdillahiadanissah9244 4 ай бұрын
I can feel the exodus
@user-dl7mw3ny2b
@user-dl7mw3ny2b 4 ай бұрын
Dha sho wa geel
@abdimuse6171
@abdimuse6171 4 ай бұрын
Waa nimankii cows kalidii nool la yidhaa noo beeray tolaay ina cigaaloow garan waa baanu khaatiyaan ka taagneyn ma geeleygii ilaa xarshin ilaa gaashaamo daaqi jiray baa xero lagu soo koobey haayada vow yaa dalka keeney ina cigaal hayadahaasi wuu buufin jiray dalka lexeljeclo xaalkaa ba ina hereriyow walal cowskeenii maxaa ku dhacay cid wax iska waydiisay wali maan arag sownagan saharihii libiya u eekaanay
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 4 ай бұрын
Somalidu hada waxba geel kama taqaano 30 malinbuu biyo cabin waa ciqaab ee maha adkaysi
@abdillahiismail7715
@abdillahiismail7715 3 ай бұрын
Gaalo yaa geel baray
@museabdi6372
@museabdi6372 4 ай бұрын
Aabiyoow way badhxaan
@Barre371
@Barre371 4 ай бұрын
Soomaaliya geeleda xerooyinka ayaa lagu soo wada guray
@user-oh2yq6ub3j
@user-oh2yq6ub3j 4 ай бұрын
Oo waqooyi waa nabade waa maxay askarta qor yaha sidata. ee war diyeeyneysa dadka dalxiisayaashaa muqdisho un aan arkijirnaye 3:08
@safwanabdirahman8061
@safwanabdirahman8061 2 ай бұрын
Geeli kale wuu ka nasiib badan yahay madaama la ilaalinayo
@user-bt8mf1lj5h
@user-bt8mf1lj5h 4 ай бұрын
Laakiin qorshaha mid ku darsada geelu markuu ka cabo biyaha ceelasha qadhaadh waxaa ka soo daata bahal loo yaqaano sangaale oo dirxi weyn ah geelana biyahaa ceeelashu waa udawo
@abdiyousuf3157
@abdiyousuf3157 4 ай бұрын
Great content
@ahmedharir5863
@ahmedharir5863 4 ай бұрын
Herari halkaas mad fahmin ee wuxu u jeeda hal kasta waxa laga lisaa 6litter.
@abdiosman1308
@abdiosman1308 4 ай бұрын
It’s true, the milk quality will be better when you take care of your camel.
@nimcohassan8287
@nimcohassan8287 4 ай бұрын
Cabdi hareeri wan ku cadhaysanahay wayo markan yara waxan dhagay san jiray warkaga lakin hada markan ku arkay waxan dawada video kaga marksta lakin ma arko adigu go tagaya burco ma karanayo sababta ad utaki wayday burco ❤❤😢😢😢
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 2 ай бұрын
Ayaama dheweed ayaan daawaday muuqaal laga duubay
@rodamuhumed7839
@rodamuhumed7839 3 ай бұрын
Mashallah, horta Geelu ma hadhsadaa?
@mohamedhersi1598
@mohamedhersi1598 4 ай бұрын
Subtitle ayaa ka wacnaa tarjumada si time ka barnaamijka loo yareeyo
@Xaswawa-rz2et
@Xaswawa-rz2et 4 ай бұрын
Yaan soomaliyeey geela la idinka sumeen. Faaidadiina ma naqaanee!
@abdiazizwarsame3371
@abdiazizwarsame3371 3 ай бұрын
Harari waxaan layaabay marekan geel jire ah
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 3 ай бұрын
Super hereri
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 3 ай бұрын
Caano geel waa uxiisay
@user-rx8jz7zu5b
@user-rx8jz7zu5b 4 ай бұрын
Wa xafadee??
@maxdar11
@maxdar11 4 ай бұрын
Oo haddaa soota istaagtay 😂
@hassantech510
@hassantech510 4 ай бұрын
6litres ayey gadsiyeen maraykanka dhan gaalaaa
@danheinkel3790
@danheinkel3790 4 ай бұрын
maya, 6 litir oo geel ah maalintii. Waxaan bixinaa kumanaan litir todobaadkii!
@UmaHashim-is6zh
@UmaHashim-is6zh 3 ай бұрын
Idooraw gaalada dhaqanka iyo geela hanaga tusina waxay nagaxadayaan wax fiican waa cadaw
@mr__zack3058
@mr__zack3058 4 ай бұрын
Nio heesta musiqa magaceeda igu cawiya
@AbdulkadirAbdulle
@AbdulkadirAbdulle 3 ай бұрын
Eeynigeda dumarkaba Xasan Aadan Samatar
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 4 ай бұрын
Calaf badan ka doonta Afrikadaa Galbeed oo Xidhiidh la yeesha Kongo si uu Geelu U Naaxnaaxo🇸🇴🦁❤️🦍🐐💪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 3 ай бұрын
In the Somali culture we don’t imprison camels. We like our camels free and happy.
@bashka20
@bashka20 4 ай бұрын
Geel saacado dhalan oo istaagaya qoor maahan
@abdulazizatl6752
@abdulazizatl6752 4 ай бұрын
Lol Danny is in hargaysa? Jaar ayan ahayn
@axmedcabdullahi3097
@axmedcabdullahi3097 4 ай бұрын
War gaalka geela kadhexsaara yuusan xajiimoone
@CaliCabdi-to4ks
@CaliCabdi-to4ks 4 ай бұрын
Hereriyow nimankan ma muslimiinba weriye
@shaakircabdi102
@shaakircabdi102 3 ай бұрын
Geela laguma liso geegaga hadhuub gaal udoona
@cabdisamiicaxmed4280
@cabdisamiicaxmed4280 3 ай бұрын
Hereriyo caanahu ma aha cabitaan e waa dhamitaan ogow caanuhu waa dheef dhameystiran oo ilmaha naaslaydu dad iyo duunyaba inta ay ka ababayaan ama ilko ka yeelanayaan waxay ku noolaanayaan caanaha keliya markaa cabitaan laguma noolaan karo muddo dheer Dhamis iyo cabis af Somaliga waa kala duwan yihiin.
@adanbile4237
@adanbile4237 3 ай бұрын
Sax weeye Caanaha lama cabbo ! Waa la dhamaa . * biyaha waa la cabbaa. * caanaha waa la dhamaa.
@falisa576
@falisa576 4 ай бұрын
Waxan xasuustaa mar an dhaweyn Cabdi salan harari o magaalada Barbara ka so duubayey murnaamij Wuxu so qaatay masaajidyo ay dhisen Cusmaaniyinti iyo sidii Yemen uga Imaan jireen doomaha xaga becshurada kala badalshada marka Waxay dheheen odayal weliba oday Ka mid ah bu waraysanayey wuxu yiri Magaladan Barbara waxa la dhihi jiray Bari bari marka oday ba wuxu yiri hada Ka hor baa jidkaan niman cadaan ah Goor maqribki ah geedo noogu talaaleen wuxu yiri dadkaiba inta ku So yaaceen bay wada rujiyeen geedihii Nimanka cadaankaa beereen waxayna Dheheen somalidii ma maanta niman Gaalo ah dhulkeena geedo noogu Beereeen markay ninmaki cadanka Aha'arkeen in geedihi la rujiyey waxba Nay dhihin way iska tageen Sida yacni looga faani jiray gaalada Somali hadan nahay wagii hore wax Baqtiyey camal maantana wa kuwaas Geela noo lisaaya o golohii geela Maamulaaya.wana lagu yaqaanaa Inay dadkani arimahooda hoosana Wataan kuuna dhoola cadeeyaan Ila wa munaafiqiine war iska ilaaliya. Bal cajalkaas hadu xasuusto cabdi Salan mar ha noso saaro ad iyo ad bu U xiiso badnaa
@somalinetflix3533
@somalinetflix3533 4 ай бұрын
Ninka gaalka ah ee berbera Geedka ka beeray Miyuu xumeeyay Reer berbera Mise wax u qabo ayuu islahaa dadkan Meesha kuluul jooga si ay u hadhsadaan ? Aqoon la'aantu waa dhibaato lkn wax loo dulqaadan karo Maahan. Haa waa in aynu ka feejignaano dhaqamadooda Xun Xun lkn in aynu ku colaadino in ay geeleena Lisaan ama taabtaan iyaga oo dhulkeena jooga Jahli kaama aha ee diinta ayaa si Xun laguu fahamsiiyey bay ila tahay.
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 6 МЛН
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 3,9 МЛН
Sigma Girl Past #funny #sigma #viral
00:20
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 25 МЛН
Beerta xayawanaadka ugu wayn Africa | Masai mara 🇰🇪
17:40
Dhakhtarrr
Рет қаралды 421 М.
Xero Geel Maraykan ku taala weligaa ma aragtay? Camel Culture
33:33
Hereri Media
Рет қаралды 260 М.
Hydroponic farming SOS Children's Village - Somali Version
5:03
Sunshine Consulting Firm
Рет қаралды 24 М.
LO’  BADDA LAGA WARABINAYO ‘ #2024
20:27
Caalin Abyan
Рет қаралды 33 М.
Maxaad ka taqaanaa taariikhda Saylac ee aad qadiimiga u ah
21:35
Hereri Media
Рет қаралды 64 М.
Barnaamijka Hereri Iyo Fardoole
46:00
Universal TV
Рет қаралды 281 М.
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 6 МЛН