Maryan Mursal Waxay Dhaheen Waa Naga Dhintay Axmed Haduu Midgaan Guursaday

  Рет қаралды 222,871

Geeska Afrika

Geeska Afrika

Күн бұрын

#degdeg #puntland #degdeg #nabimuhammad #qasiido

Пікірлер: 69
@GeeskaAfrika
@GeeskaAfrika 11 ай бұрын
Like 👍 and Subscribe
@LixleIdiriscabdi
@LixleIdiriscabdi 10 ай бұрын
😮🎉😊😂😊😊😊😊😢😢❤❤❤😅😅😅 2:36
@duqowduqoow6591
@duqowduqoow6591 7 ай бұрын
​mashab allaah
@abdullahiguled
@abdullahiguled 11 ай бұрын
Qofkii jannada laga waayo aakhiro ayaa midgaan ah ❤❤❤
@bilanmuse5698
@bilanmuse5698 11 ай бұрын
Aqaro janada qofka lagawaayo ayaa midgaan ah illaahow anjanada nalagawaayin aamiin yaa Allaah ❤ I love eedoday maryan mursal iyo adeerkay axmed cali ❤🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾
@fatumaali1463
@fatumaali1463 11 ай бұрын
Alahu akbar midna wuu heesaa midna wuu aadaamaa Ilaahay hakasoo hanuuniyo fanka inta ku jirta
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 11 ай бұрын
Anaa arkay labadaa wiil waa kala nooc sheeq iyo fanaan
@batulasmail8261
@batulasmail8261 11 ай бұрын
Amiin
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 11 ай бұрын
Masha Allah jaceylkooda weli isku hayaan wiilaal boqolowshiin ayee udhashay siduuba u ilaawi karaa ❤maamo Alla haku caafiyo cimri dheer Alla haku siiyo ❤
@ashheart9761
@ashheart9761 11 ай бұрын
Maryan Mursal Ciise Waa qaamuuska walaalaha 5ta Soomaaliyeed laysku oran jiray, Sababtoo ah Dawladihii Soomaaliyeed ee kala Dambeeyay Taariikha Soomaaliyeed in badan kama aysan qorin, Laakiin walaasheena Muslimadaa Maryan Mursal Ciise waa Taariikh u nool Umada walaalaha 5ta Soomaaliyeed inta buugaagta lagu qoray maahee waxaa jira in ay Maryan Mursal Ciise ohtahaye, Allaha noo xafido ❤ Aamiin 🤲.
@1000ZXCVBN
@1000ZXCVBN 11 ай бұрын
Maryan❤. Ahmed markuu gursadey Qadro. Reerka edibta daran , waxey Daheen " Maryan uu ka qul qulanaayey". Waa dad aan Somali aheen waaye. Somali wax gasta eey sameyneyso , ayagaa ug.
@Fadumo123-x4q
@Fadumo123-x4q 22 күн бұрын
Marnyan mursa ciise Q waa maxamad gorgarte Hahawiye❤❤❤❤❤
@QueenSara-m8b
@QueenSara-m8b 11 ай бұрын
Masha allah wlhi nasab nimadu wa kan ahmed cali cigaal oo kale ❤
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 Жыл бұрын
Mj hadey ka wada xun yihiin xasan abshir guriga siiyay waa mj dadku isku mid maaha mj waa dad reer magaala qabiil balaaran mawada xuuma reerka igu wanagsan caadalada ah Somali baan u aqaan mj
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 11 ай бұрын
Teda kale maryan mursal yad u taqaan wa mamo mj maxa yeelay caruurtedey tahay naag tool maleh taag bey ledahay
@fowsiyonuur-d8w
@fowsiyonuur-d8w 11 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤
@AbdirizakMohamed-q1g
@AbdirizakMohamed-q1g 5 ай бұрын
Manta Gabdh Midgan ah Iyo Gabadh Ogaden ah isku mid ayay iiyihiin Gabdh kasto Somaliyed Sinaba iigumakalasareyaan Nin Dhalinyaro ah ayan ahay waligey Qabiil i Hogamin mayo wa hadafkeyga
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 11 ай бұрын
Marian, adigoo ah gabadh Mohamed Gorgaate, ahna curudk Hawiye Irir Samaale marna dhicimeyso in laguu gafo oo weliba qof aan la aqoon meel uu ka yimid lagaa sare Mariyo waana xaaraan, taana ogow walaashey.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 11 ай бұрын
Gob haday jirto waa Eedo Maryam Mursal Ciise waa Qof qalbi wanaagsan po waji furan daris ayaan Ku ahayn Dagmada Hodan gaar ahaan Baara ubux iyo Baar Caasho dhexdooda Baabuurkeedi 124da ayey maalin ay Qoraxda aad u ku luleyd jirtay igu qaaday ajir Allaha ka siiyo. Caafimaad iyo cibaado Suuban Allaha Ku siiyo Eedo.
@Borama1960
@Borama1960 10 ай бұрын
We love Maryan Mursal. Come to Somaliland habo.
@abdillahiadanissah9244
@abdillahiadanissah9244 9 ай бұрын
Ina cigal should be declared a national hero in absentia. May ALLAH reward him with janatul firdaus 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@abdullahiguled
@abdullahiguled 11 ай бұрын
Ahmed Ali igal iyo maryan mursal isse ILaahay dembigooda ha dhaafo waa laba fanaan oo sharaf leh ILaahay ha a dhawro ❤❤❤
@Samiiro-z8n
@Samiiro-z8n 4 ай бұрын
❤❤❤aameen
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Ай бұрын
Maryan mural ciise waa muwaadinad xalaala
@abdihassan4382
@abdihassan4382 11 ай бұрын
midgan qabiil mahan wa cay waxa tahay madhiban ama maxamed gorgaarte hawiye irir samale
@Hamdi_Sulub
@Hamdi_Sulub 11 ай бұрын
Sax ✅ you right 🙌
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف 11 ай бұрын
Maryan mursan waxay kadhalatay dad wanagsan oo mutacalimin ah oo adarked axmed ashakir biran waa ninkah madaxa dah u ah jamacadah umadah waxuu ah nin wanagsan oo ardaydah jamacadah jeclayen kuligod waa dad wanagsan bey kadhalatay oo rer galkayo oo dhan yakhanen abad mursak xaji waxuuh ah nin garig gashoh kanah baxdoh Markah anigah diris ben lahen rer mursan xaji Markah rer muduguh waa dad walalah ah oo islah dahah madhibankuh iyo jaetankuh waxeey islah dagen yihin xafadah layiradoh baraxley waa nah dad isjecal oo islah nolan jiray waa yihih horah Markah intih dhimatay ee rer galkayod ah ilahaay hanaxaristo amiin yah alaah
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف 11 ай бұрын
Gurigah holwadah makih kuyalah bar ubax kudhaganah masah waa midkaleh
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 11 ай бұрын
😢gurigu waa kii u dhawaa baar Caasha ee h/wadaag wadada sigaarka iyo Taraqa.
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 11 ай бұрын
Mayan mursal wa mj naag tool maleh taag bey ledahay
@samowsamale3490
@samowsamale3490 11 ай бұрын
Somalidu waa cunsuriyiin
@nasroadan2221
@nasroadan2221 11 ай бұрын
Niin reer magaal ah yuu ahaa Axmed Ali oo ka fiyoow jaahil nimada somali haraysay
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 11 ай бұрын
Maansha allah gabadh cagli badan
@ahmedrashidhajijama3212
@ahmedrashidhajijama3212 5 ай бұрын
Maryan mursaleey Midagan was qabiil sharaf leg.waxaan leyahay Hajiyo Maryan Bal aan argno qofkee janada kaga hormara.kuwa leh midgan baa tahay bal ilaaheey umadisa isagaa wada umay camalkoda ayuu ku kala Qata.waa qofkee janada laga waaya Hajiyo Maryan Rabi ha ku xafido DUMASH.
@bazeera5520
@bazeera5520 5 ай бұрын
Wax midgaan la dhaha majirto Waxaa sameeyey dad aan aqoon diimeed lahayn oo jaahiliin ah.
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 11 ай бұрын
❤❤❤❤ Masha allha
@salaxxabiib2266
@salaxxabiib2266 11 ай бұрын
Aa cuudu bilaahi minal Qabyaalad wa minal Qabiil Rasuulkeena SCW Wuxuu yiri Qabiiliiste iyo beenloowba kama mid aha umadeeyda
@BileMahamud
@BileMahamud 8 ай бұрын
Maryan mursal gob baatahay maashaa alaah
@GeeskaAfrika
@GeeskaAfrika 7 ай бұрын
Subscribe
@abdirezaqgabow477
@abdirezaqgabow477 11 ай бұрын
Hadal kan xun dhaafa Somali yey midkan wax jira mahan . Ilahey wa u siman yihiin umadiisa. Boqorad waye maryan mursal. Ilahey dib geeda ha hadhaafo.
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف 11 ай бұрын
Axmad cali cigaal waxuuh dhahay Dalaw ban kadhacayo dhigalay gashubayah dunih leyshukulayah shan tih nabar anoh kgabah jacelkunah ishidaya ayad iguh shirbeysah maxad shekadaneh nacas intad shirisay dumar uguh shegtay shalay galab hashegan inan yah shidadiyo jacelih intad shar ugeliyan shibdhah oran shar iyo kher Markah waa hes an ilawin Oon suh xasustoh markan iskuh arkoh axmed iyo maryan oo islah hogah Markah kuwarah farxad iyo cafimad iyo cimrih dheer Axmad cali cigal iyo maryan mursan ciiseh amiin waa Fanintih berih samadkih
@ZeynabaliMohamed-mn6hv
@ZeynabaliMohamed-mn6hv 11 ай бұрын
Masha allaah ❤
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 11 ай бұрын
Dumashi Maryam mursal ciise allaha kubariko amin
@FaadimoXaaji-r9e
@FaadimoXaaji-r9e 11 ай бұрын
I'm in FB😮😊
@lakiabdi
@lakiabdi 11 ай бұрын
Ninka fiican waliga ma ilaawaysid
@soodalxiis4296
@soodalxiis4296 6 ай бұрын
Subxaanalaah somali maxaa Cuquubo u Yaala
@fariidommm-ry9yz
@fariidommm-ry9yz 11 ай бұрын
lkn mamo maryan fananad wey ahayd codse malahayn magacaa isaga dhacay mooye qadro daahir iyo sahro axmed baa ka cod macaana isuma Dr dhawayn
@fatumaali1463
@fatumaali1463 11 ай бұрын
Mamo inuu heeso wiilkaaga miyaad ku faraxsan tahay Subxaana laah
@ashafarah6052
@ashafarah6052 11 ай бұрын
Jaahil nimada iska dhaaf qofkasta wu xuu jecel yahay ayuu noqonaaya
@ShukriKhaliif-kq9pf
@ShukriKhaliif-kq9pf 11 ай бұрын
Ayadiibaba fanaan aha walal😊
@ShukriKhaliif-kq9pf
@ShukriKhaliif-kq9pf 11 ай бұрын
​@@ashafarah6052 2 badiina adaa jaahil àh😂
@ashafarah6052
@ashafarah6052 11 ай бұрын
Idinka Diinta waardiye ka ahaada Hoostana waxaa rabtaan ka sameeya The
@fatumaali1463
@fatumaali1463 11 ай бұрын
@@ashafarah6052 of course umada nabi muxamed (SCW)waxay kaga fiican yihin umadaha kale waxay isu sheegan xaqa
@Samiiro-z8n
@Samiiro-z8n 4 ай бұрын
maryan waa gabar qalbi fican
@CabdiraxamanMaxamed-z3y
@CabdiraxamanMaxamed-z3y 11 ай бұрын
Hesta shalanbod waxa lo qaday morgan marku fashiliyay afganbigi sayad bare oociro c/hi yusuf ayay ahayd shanti nabar ano qaba micnahedu shanta golaha sare kacankii dowladi siyad bare morgan wuxu qabay gabadha siyad bare asaga ayay la tashten asaga ayaa fashiliyay afganbigasi shalow ban ka dhacayo dhiga layga shubaya ha ishegan morgan
@abdiqanimohamoud2158
@abdiqanimohamoud2158 11 ай бұрын
Horta waxa somalidu dadka ku yasaan waa dembi iyo nacasnimo weeye, lkn Somalidu waxay tidhaahdaa Naag ninkii naagaysta ayaa u nin ah, ninkii naag carmal ah ama Garoob guursadana waa nin meel nin qotay ka daba beertay
@rooblegood8086
@rooblegood8086 11 ай бұрын
Maryan Mursal Bootaan waa gabadha ugu badan ee ay dhibi ka soo gaadhay qabyaalada waqti walba dawladihiin kacaanaka ka horeeyey iyo kacaankii qabyaalad diidka ahaa iyo kadibba. waxaan hubaa in dambiga laga galay gabadhani xisaabteeda xaga Eebe taalo. waxaab xusuustaa wax wal oo xun in lagu been abuurtay waliba beentaa la faafiyey Maryan mursal hadii ay aad kalsooni maqashaan oo iyadii oo gabadha
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 11 ай бұрын
Lakin wa midab takor gurka somali dhan gursan diday reraha jarer ka Ron ku leyihin bonta
@GeeskaAfrika
@GeeskaAfrika 11 ай бұрын
Fadlan Wallaal Markaad Dhagaysatid Muuqaalkan Subscribe iisaar Dhiirigalin Bay iitahay Subscribe aad ii Saartid Channelka
@awenoolays6540
@awenoolays6540 11 ай бұрын
Soomaalaay iidoor baqyayoo baqyayoo ilmada balalac baryahaan siiye Wuxuu doobadi buufbuufiyoo bararaq siiyaaba Wuxuu ku bakhleeyo bir baan ahay iyo midaan bayda loo dhiginba Wuxuu qaran abaayo ah baan ahay oo somalida burburiyayoo boqnahaba gooyey Oo waanigaas aarankaygii abaarso qoomuluut iyo gaalo iyo boonaysato iyo dhilaysato beerka kaba saaray Oo iidoor wakaas aandarsoon kuubbar hargays ugu foorarshayoo oo oriyey aboowe macaanow andarsanow wiilasha iidoor dabada nooga waarabi oo waxaan qaran ma somaliland ee qoomuluutka aan somaliya uga qaadno War hadal iyo dantiisu soomaalaay iidoor jabayayoo harti baleeyayoo qoomuluut iyo gaalo iyo boonaysato iyo dhilaysatooyinkii adna aadan ay lahayd afka ciidan uba galiyey Oo iidoor wakaas maanta iska ooyayaa Oo wakuwaas hoolay iyo caacle daahir calaslow caaqibada mooday Oo waa kuwaas hawiyihii caruurtooda iyo haweenkooda oo qoxootiya berbera into uga diiday Oo maanta hawiye booyayoo oo uba boholyoobay Oo iidoor ku baroortay ba'nayeey hartiyow daarood baa ina bugdhabay caacle daahir calaslow iyo hoolay isugu bihinbihiyey. War iidoorow xaggaas hadday ragganimo ka jirto jabtaye heedhe agoon iyo widow (widow waa naagta ninkeedu ka geeriyoodo) inta ku gaadhay ha isku sii badane walaal dantaada garo maanta gun ayaad tahaye Oo salaad iyo siyaasi xun oo qaboijiye hoos fadhiya aysan raggiina iidoor idin ka halakaynin guuli cirkaas maanta waa kaga dheer tahay anigoon nasriga Allaah aan quusba kaa siinin saan anigu awooddaas iidoorow mana lihiye oo waa mid Allaah Subxaanahu Watacaalaa gooni ugu subnaatay Asaga oo kaliya.
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 11 ай бұрын
Maryan mursal wa nag gorgarte hawiye la dhashen maxamed gorgarte iyo maxamud gorgarte na kala dhalay abahi nef dhintay hilib kisa cunay safar iyado lagu jiro maxamed gorgarte hilib ki ka dhargay horey usi qatay maxamud gorgarte in yar ka cunay sida kitabkena ilah ku shegay baqtiga ha cunina hadey bahi idin geyso nafta in yar ku ceshta haka dhergina ilah yiri inta lagu fogeyay ki Don kentay wacal carbed aha tacsi naga dhigan 😂😂
@1000ZXCVBN
@1000ZXCVBN 11 ай бұрын
Xasan Abshir , diig " Sacad" aa ku shira.😂😂
@khadramahdi3685
@khadramahdi3685 11 ай бұрын
Cigaal Yaa naago lugooyay oon adiga ahayn Dufkubax.
Maryam Mursal - Somali Udiida Ceb (Somalia, Don't Shame Yourself)
5:34
Real World Records
Рет қаралды 3,4 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 10 МЛН
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 50 МЛН
Maryan Mursal & Axmed Cali Cigaal | Hees Ma Ogtahay Warmoogay
9:20
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 136 М.
AXMED CALI CIGAAL -  QISO CAJIIBA - Live DAD HARGAYSA SOO MARAY - LONDON
6:39
Abdirahman Somali
Рет қаралды 1,4 МЛН
**Maryan Mursal | Ragaygu
12:38
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 527 М.
*Fanka & Suuganta  - Maryan Mursal Ciise Qaybta 1aad
15:30
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 238 М.
Kaftankii iyo xasuustii Axmed Cali Cigaal iyo Abdisalaan Hereri
32:08
Xogmaal Media
Рет қаралды 127 М.
Wareysi Maryan Mursal
27:00
VOA Somali
Рет қаралды 99 М.
AXMED CALI CIGAAL - HEESTII HARGEYSA
6:51
Farhan Jimale (Farhan Jimale)
Рет қаралды 1,9 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН