Gen Bashir Goobbe - Wareysi #5 Shirqoolkii la ii dhigay ee Alle iga badbaadshay

  Рет қаралды 44,304

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 127
@qajafweyn
@qajafweyn 11 ай бұрын
Gen Bashiir wuxuu sheegay xaqiiqdi oo an barax leheyn waana nin wadani ah. Maanta sida uu u hadlay waa wax run ah.
@diplomancymustafeabdirahma5611
@diplomancymustafeabdirahma5611 11 ай бұрын
Masha Allah GENERAL BASHIIR GOOBE waxan udaawaday 5seasonba si xidhiidha Waanan rajaynayaa laftiisu markuu dib udaawadado inuu. Ii ogado inaan isaga ka barto cashar aad qiimahiisa u wata anoo KAMIDA DHALINYARADA SOOMALIYEED EE KU NOOL GUDAHA JAMHUURIYADA SOMALIYA BOORAME AWDAL SOOMALIYA aad ban ubartay qiyamka bayska qofka somaliga ah iyo wuxuu qiimo leyahay allaha barakeeyo generalka cimriga iyo cibaadadaba allaha u barakeeyo ❤❤
@haaroonmohamed27
@haaroonmohamed27 11 ай бұрын
El grande bashiir. Waa ku. Salaamay u re. Legend. Waa. Haruun xabat back in days. Walaahi ilaahay. Ha ku. Xafido
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 11 ай бұрын
You cannot make everyone happy,just tell the thruth
@ShaafiHugur22
@ShaafiHugur22 11 ай бұрын
❤❤❤
@roodashiiqabdi559
@roodashiiqabdi559 11 ай бұрын
Yup
@almahdiproduct5943
@almahdiproduct5943 11 ай бұрын
Waa hadal qurux badan lkn in soomali ay kuqornaato aa qurux badnayd
@wiilohassan3646
@wiilohassan3646 11 ай бұрын
Mansha Allah Mudane Madaxwayne Xasan wuxuu ka dhashay dad yaqaana Democratic iyo nabada waxaan leenahay joog waligaa
@GareenMedia
@GareenMedia 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Xaqiiqo aan la qarin karin! Inta jiran waraystaha iyo Generaalkey ceeb u raadinayaan, balse waa wax aan u wada joognay.
@abdulahinuraaya6709
@abdulahinuraaya6709 11 ай бұрын
Waa wareysi quinoa badan inta aan barnaamij fiirsanaayay ayaanle and jeneralka waa mahadsantihiin wuxuu kahadley xawiiqda ilaaheey ha idin sharfo jeneralka iyo adiga $ 1.00 na waa ogolnahay thanks ❤next president inshaalaah @@
@englaabsalax1577
@englaabsalax1577 11 ай бұрын
Madaxwayni manoqon karo Sharciga Somalia 🇸🇴 awgii Sabab too ah waa dadka laga tirada badan yahay waa say Somalia 🇸🇴 aaminsan tahay wuu u qalmaa Madaxwayni lkn dhaqan xumada somaalida ayaa udiidaysa
@abaasabdi4221
@abaasabdi4221 7 ай бұрын
waxan allaha oga mahad naqaya in uu ihall siya in an dhageysoto marka xiga genaral bashiir goobe iyo saxafi ayaanle runtii aad ayan ugu riyaqay wxan allah kabaryaya in uu cimriigina dhereeyo sii ayjilkena oga bartan wax ybaha aad taqanid cen goobe madax weyne Hassan sheikh mahmuud waa ninka kaliye aan dadka ku aamini karno ❤❤
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 11 ай бұрын
Masha alah waa waayo arag qabiir ah markaad runta ka hadasho qof xabiib ah ayey taabanaysaa
@haaroonmohamed27
@haaroonmohamed27 11 ай бұрын
I resoect. General bashiir he is very wiise man. Ilaahay khayr ha siiyo
@indhahaummadda978
@indhahaummadda978 11 ай бұрын
General Bashiir wallee full course ayaan ka helay.Mahadsanid ayaanle xuseen
@abaasabdi4221
@abaasabdi4221 7 ай бұрын
walee sheydanka aniga wn fahmay waana fahad yasiiin dhagarr qabe iyo teamkisa dalimiinta balse allah aya kabadbadiyay dhagartiis
@AbdinorMohamedIsmail
@AbdinorMohamedIsmail 10 ай бұрын
General Bashiir waxan daawaday dhaman 5 qaybood oo wareysigiisa ah, waxana kahelay cilmi badan iyo waayo aragnimo, waxa kale oo ku jira in noloshu u baahan tahay halgan dheer iyo sambir badan, wuxuna mudan yahay ku dayasho wacan .mahadsanid generale, waxan kale u mahadcelinayaa Ayanle iyo Hanoolato oo aan jeclahay barnaamiyadiisa dhaxalgalka ah ( somaliya waxay u baahan tahay Dib u heshiisinn dhab ah .
@abdikarincm
@abdikarincm 10 ай бұрын
Gen Ebbe Cimri dheer ha siyo wax bdn ban ka faidnay
@abukarmaskax2841
@abukarmaskax2841 11 ай бұрын
Gen Bashir complimenti, salute da afgoi.carissimo gen.bashir Mohamed JAMA.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamadCalicumar-vn2vg
@MaxamadCalicumar-vn2vg 11 ай бұрын
janaral bashiir waaa run sheeg masha alaah
@munahussein9687
@munahussein9687 11 ай бұрын
Masha Allah akhyarta
@siciidlibaax8782
@siciidlibaax8782 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤ 🎉 good job
@wiilohassan3646
@wiilohassan3646 11 ай бұрын
Mansha Allah Mudane Madaxwayne Sheikh Shariif Sheikh Axmed shaqo badan ayuu soo qabtay 👑👑👑👑👑❤️❤️❤️❤️❤️🌷🌷🌷🌷🌷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Professor4555
@Professor4555 11 ай бұрын
Nabar iyo naxdin ilaahey ba mar hore fashiley, qofki indho qabiiil wax ku arko bes bey dhibi kala duwanaanta maanta iyo shaley se aheyd
@munahussein9687
@munahussein9687 11 ай бұрын
Mr Bashir wa waya arag
@NimoAliaboubakar-bj3gr
@NimoAliaboubakar-bj3gr 11 ай бұрын
Kusoco ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@fnw8688
@fnw8688 11 ай бұрын
Hanoolaato ❤
@MohamedNorOmar-
@MohamedNorOmar- 11 ай бұрын
Ayaaanlow aad baa lagaga daremaya Nacaybka aad u qabto Madaxdii hore ee dalka koly fahad baa isku degaan tihiine oo aad wax u ogalaan la'dahy
@abdirahmanmohamedsaid6201
@abdirahmanmohamedsaid6201 11 ай бұрын
Waxba afka haka laabane Fahad ayaa Faraati ahaa iska dheh..nacaybka aad u qabtaa waa intaasi..
@Mowliid2024
@Mowliid2024 11 ай бұрын
Farmaajo iyo beesha 5 suu dalka uga eryay haka boodin
@surad685
@surad685 11 ай бұрын
Madax waynaha mustaqbalka ..Madaxwayne Goobe.
@MohamedAli-nm2mm
@MohamedAli-nm2mm 11 ай бұрын
Ani waxaa layaabay marka camerada la horfadhiyo waxaa la iska dhigaaa qof insaanimada wax ka yaqaaano
@abdifatahosman2636
@abdifatahosman2636 11 ай бұрын
Ayaanle wuxu rabaa inu Gen Bashir ku qaabo Farmajo wa xumaa, Xasan iyo Sharifne wa awliyo ....
@mohamedabdi2850
@mohamedabdi2850 11 ай бұрын
Waa khabiir wayn markii ciyaal aan khibrad lahayn laga dhigay talo haye saw qaran dumis maahan
@abdullmananmohamed2846
@abdullmananmohamed2846 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farhanmaalim5820
@farhanmaalim5820 11 ай бұрын
Generalka xaqiqda ayuu kahadlayaa lkn wariyaha waxaa kamuqata cuqdud ama negativeka farmaajo inuu aad ujeceshahay personaly sualaha iyo sida uu udonayo in uu kufogaado farmajo
@fuaadfaarax-z8g
@fuaadfaarax-z8g 11 ай бұрын
Haddii sidaan run kaa tahy maxaa xiligaas runta u sheegiwayday adeer xasan iyo groulkiisa ayaa ka fiican farmaajo group kiisa oo dowladnimada kabadiya ayas rabta in aan kaaqaadano.
@Nuurah951
@Nuurah951 11 ай бұрын
Ayaanle ujeedkaaga waa un nin aad dagaakula jirtaa sxb waalagu fahamsanyahay
@NimoAliaboubakar-bj3gr
@NimoAliaboubakar-bj3gr 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@maxamedamin6897
@maxamedamin6897 11 ай бұрын
Marki shekada farmajo so gartey topiki askar nimada wa ka baxden farmajo aaba aaden ..bashir gobi qofkan ku garabeynin wlhi wu ku aamina ee xukumadi farmajo dacada ka sheg tasa ku qer badan
@143-k1d
@143-k1d 11 ай бұрын
Gen Bashir Goobbe Waxaa Dhihi Lahaa Taariikh Muhiim Uuka Hadlay Ee Halaga Qoro, Dadka Noocaan Waa In Laga Faa'ideystaa Lama Hubo In Dib Loo Arkaayo,
@cumaradanmaxamed6885
@cumaradanmaxamed6885 11 ай бұрын
Ma Gabre Ayaa Taliye Kaa Dhigay Mise Hassan he was A right hand of TPLF
@CabdiDhere-y2x
@CabdiDhere-y2x 11 ай бұрын
together 5vedios waxaa daawatay 110k what is wrong with this interview ?
@engbashiirsaid9061
@engbashiirsaid9061 11 ай бұрын
Nin xasan sh Mohamud jecel oo sheekeyey weeye
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 11 ай бұрын
Ayaan_loow maxaad u weeydiin weeyday inta jeer ee ey dhar_baaxeen Kaafir Af_Weyne, Ax_MaQ ina Yuusuf & gabre, maadaama uu ka mid ahaa Cammiiladdii Yes_man_ka u ahaa Dictatorship_ka iyo gaaladda Maddoow ?.
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 11 ай бұрын
Ninkaan waa Fadlan lacag kushubo. Meeshuu xil kaqabtay oo kaliya ayuu amaanay
@abdulwarsame4420
@abdulwarsame4420 11 ай бұрын
Ayaanle nin sidiisa oo kale cuqdadaysan ayuu soo helay keep going.
@Ikismn123
@Ikismn123 11 ай бұрын
Farmaajo ilaahay ayaa dhaafiyay umada dib dambe waa inuusan usoo noqon
@Qadafi_mandela
@Qadafi_mandela 11 ай бұрын
Quracjoma idin ka soo salamaa-wadani bashir goobe-iyo sxbey walalkey ayaanle--saxix waya hadlkaga-lakin A yusuf Waxa u qabtay iyo dhiga uu dadiyay-wax isku dhigma mahan--wana la xisabtami Dona malin
@surad685
@surad685 11 ай бұрын
Ayaanlow yaan lagaadareemin ciilka farmaajo uqabto 😅
@m3gisnametv582
@m3gisnametv582 11 ай бұрын
Hanoolato waa chennalka ee an moodayey dhexdhexaad Lakin waxan ku bartay ba maaha Qabyaalad soconaysa weeye
@abdullahitakar8543
@abdullahitakar8543 10 ай бұрын
Waxan layabanahay qabiilada qaar hadiba ayaga la a maanin cadaalad daro ayeba u arkan bal I no sheega sida UGA fudud e runta lo sheegi karo QARAABo iga Daya in dho sacab u qaris ka war heedha nin Kani wa run sheeg CAAQil ah whl
@darishore814
@darishore814 11 ай бұрын
Xaqiiqda dhabta ee jirtay ayuu ka hadlay, hadaad xaalada Somali oo dhab ah dooneyso waragsigaan wax badan oo jiray ayuu iftiiminayaa
@abdirizakmohamudelmi1194
@abdirizakmohamudelmi1194 11 ай бұрын
Waraysi maaha waa nacnac iyo xan. Kkkkk waa maskiin laqalday kuye, xwerki saxafiga waa Ku xadgudbay.
@wiilohassan3646
@wiilohassan3646 11 ай бұрын
Madaxwayne Xasan 👑👑👑👑❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌷🌷🌷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 waligaa na hogaami
@caanoos
@caanoos 11 ай бұрын
Asc meesha waa la kala kacsanayaa xitaa shabaab ee heshiis ha la sameeyo dadka iyo dalku waa nagu filan yahay
@fadowsaahmed5406
@fadowsaahmed5406 11 ай бұрын
Faraanti sheydaanle ilahey nomasoo celiyo dib udhac weyn ayaan ka dhaxalnee
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 11 ай бұрын
Farmaajo waxaa ku xeerna haraagii kacaanka oo wada ciilqabe ah
@Nuurah951
@Nuurah951 11 ай бұрын
Intii fashilka ahayd oodhan halkaan oogu imaada
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 11 ай бұрын
Maffia group argagixiso ah ahaayeen kooxdii farmaajo iyo fahad yaasiin
@haaroonmohamed27
@haaroonmohamed27 11 ай бұрын
Bashiir. Aarbitaro uu ahaan jiray. Cornel police ah
@farxaancumar8018
@farxaancumar8018 11 ай бұрын
Kkkkkkkk madaxwayne kasta negative kiisa maadsheegin except Farmaajo😢
@NimoAliaboubakar-bj3gr
@NimoAliaboubakar-bj3gr 11 ай бұрын
Farmaajo wx an maskaxda galeyn ayu la yimid waali iyo caafimad wax lagu tilmaamo aya la'yahy
@maxamedcismaan5209
@maxamedcismaan5209 11 ай бұрын
Somali isma dirir sano ee adigoo tuug iyo kuwa kale ayaa ku qaraabto heshiis
@dahirfarax2066
@dahirfarax2066 11 ай бұрын
In fahad iyo farmaajo al shabaab ahaayeen miyaa daah idinka saarnaay👀
@NajmaHassan-k7v
@NajmaHassan-k7v 11 ай бұрын
Yaa ila arkay in uu ayaanle madaxweyne farmaajo uu qof xun ka dhigaayo
@hallad598
@hallad598 11 ай бұрын
Ayaanle ma ahan dhexdhexaad weligiina ma noqon. Arki maysid isaga oo wareysanaya dadka ka fikir duwan Damjadiid.
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 11 ай бұрын
Taliyaha allaha noo xifdiyo waa khabiir amni. Runta waa sheegid waana qeyb ka mid ah amaanada lagu warsan doono hadii aysan ka dhalaneyn fitno ka weyn tan aad ka hortageysid.
@saidegal4110
@saidegal4110 11 ай бұрын
Walle Arinta Farmajo inuu shakhsi wanaagsan yahay waa ku raacsanahay lkn he had the worst circle around him.
@abdullahimohamudserar1439
@abdullahimohamudserar1439 11 ай бұрын
WAA RAGI XASAN TUBAAKO SARSAR DIIQ
@ashaomar6719
@ashaomar6719 11 ай бұрын
Lumaca is a snail 🐌
@libankhalif5610
@libankhalif5610 10 ай бұрын
Teeda kale adoyaashii halkaan joogno nadhigay buuba kujira marka hadalkiisa maxaan ka faaideyna Shaqo xumadooda baanba aragnaaye Dhamaan madaxda uu leeyahay waxbey qabteen Hal wax oo ey shacabka u qabteen maleh Abaar, daadad, dagaalo siyaasadeed iyo isku yaac ilaa iyo hadda ayaa lagu jiraa Guulaha eey gaareen tolow yuu wax utaray 1000s somaali ah ayaaba naftooda kuwayay dartood Balse hal waxqabad oo waxtar uleh umadda lagama hayo dhamaantood Canshuur baad ah Beyba iska aruursadan
@AbdulAhmed-gx2rh
@AbdulAhmed-gx2rh 11 ай бұрын
Ayaanle.. Warkiisa waa cadaystay ''Horta Bashiir noogu Bilow oo soo koob wanaagii Farmaajo '' aan gadaal uga raaxaystee waxa kaa burqandoona! Bashiir Goobe ''Mi6'' Agent inta aad Soomaaliya madax ka tahay waxaan hubaa wax badan oo laguu soo dhiibay waad fulin. Xisaab Aaqaray Jirtaa.
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 11 ай бұрын
Ikraan tahlil maxaad ka ogtahay general
@fahmomaxamuud5500
@fahmomaxamuud5500 11 ай бұрын
Waa sual fiican
@hanadali6155
@hanadali6155 11 ай бұрын
16:40. Soomaali. Hangaraarac ayaa la dhahaa. Sidaan filayo.
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 11 ай бұрын
How fululyaal fulinayay amarkii taliyahoodi inaad eedeeyso miyaad kufaaneysaa
@libankhalif5610
@libankhalif5610 10 ай бұрын
Ninkaan xaqqa inuu sheego waaba kacabsana
@AbuuBakar-ro1to
@AbuuBakar-ro1to 11 ай бұрын
Ninka nin cuqda Wana baad waraysay
@fahiimaqueen4054
@fahiimaqueen4054 11 ай бұрын
Dadku laba xaal ayay wax ku qiimeeyaan kow cadawga somali waa shabaab muxu kaqabtay Teeda kale maamulada nabadooda waxaa kala waynaa xildhibaanada ka imanaya gado Coladuu kaga tagay imisa qof ayaa kudhintay dagaalka laascanood wuxuu salka kuhayay xildhibaanada dhulbahante inaan majeerteen kamadaxbanaanaadaan markaa fikirkiisa somalimo kuma jirin xataa Reernimo kuma jirin because dadka dhimanaya waa reeerkiisii
@VisitUs1click
@VisitUs1click 11 ай бұрын
Al qabyalah ayaanle shakes his head with shiekh sharif and hassan shiikh naration while farmajo tenure raised critical questions that shows how his mind is squeezed
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 11 ай бұрын
Dee waxaa ku jira Caqliga aad ku Taageereeysid Af_Weyne, mingiste ina Xaar_Maajo iyo Fa_Qash_tii Tuugadda aheeyd. 😅🤣😂😅😂🤣😅
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz 11 ай бұрын
Runta waa qabyaalad masksxdaada maxaa ka guuxaya.
@abdirabiyusuf5989
@abdirabiyusuf5989 11 ай бұрын
💯💯💯💯
@kaysenur1592
@kaysenur1592 11 ай бұрын
wadaniyiintu waxay leeyihiin xasan sheekh haduu abey Axmed iyo Afawarke u tago waa caadi haduu ismacil cumar geele oo nin somaliya u tago qarankii ayaa la duminayaa.. somalinimadu waxay noqotay wax reer qudhi ku shaqaystaan.
@Umareineacademia0196
@Umareineacademia0196 11 ай бұрын
Cawankano kale dadhka kujira
@warsamejacfar9536
@warsamejacfar9536 11 ай бұрын
Stop nepotism
@darishore814
@darishore814 11 ай бұрын
Qof walba oo xaalada somali cog ogaal u ah aan aheen qof baeaha bulshada laga qalday wuu fahmaya generalka hadalkiisa
@mrmohammedgeedi8572
@mrmohammedgeedi8572 11 ай бұрын
Runbuu sheegey genaraalka wlhi marqaati ayaa ka aheyn sida ey doorashada xalane ku tagtey
@marwalba3598
@marwalba3598 11 ай бұрын
farmajo wuxuu caynayaa xil buusan uusan u dhiibin,
@Shuuke-l5w
@Shuuke-l5w 11 ай бұрын
bashir gobow waxbo hano qarin hdaan nahy dhalan yarda wadanka waa idinka tanasulny goor ay a haataba waa la banen dalkan adinka gaar siyay sa u laheden wax ban iskula hara oo wax dhagar ku jirto u malegesen baa adunkii naga reebten oo hdana la so tagan tihin wadanka wa 90% dhalan yaro sidedaba hda masul tahy xaqiqada waa la dhirada maha ina wax qar qarido oo aad hadhow nala gambiso dhulka marka waxa heeso sheeg
@mhassan3002
@mhassan3002 11 ай бұрын
Sidaanu cadaalad maahan waxay ahayd kuwa kalena ceebahooda inaad tiriso si ay uyeelato miisaan sax ah taariikhdu
@jamaalapdulhijsb8834
@jamaalapdulhijsb8834 11 ай бұрын
Sababta waxa weeye kuwa kale wayna naga hooseyn kuwi hada nool aya hdlka lagala gabneyn
@mohamedbulale8700
@mohamedbulale8700 11 ай бұрын
Ayanle wan idin salamayaa adiga janaraalka qaybtii isboortiga ayaad ka tagtay arbiitate kubada cagta iyo kolayga ah buu ahaa weliba kuwa ugu fiican buu kow ka ahaa
@cabdixakiimcabdulahi166
@cabdixakiimcabdulahi166 7 ай бұрын
Goobe adiga cida kaa dhagaysata farmajo caydiisa waa qof adigo kale ah
@zakihassan2732
@zakihassan2732 11 ай бұрын
😅😅😂😂😂😂😂😂😂
@moomar4185
@moomar4185 11 ай бұрын
Qadija ilkacas saxiibkeed alla maxay ninkan ku shaqaysatay habartaasi
@englaabsalax1577
@englaabsalax1577 11 ай бұрын
Nin u qalma Madaxwaynaha Dadka inuu noqdo lkn waxaa u diidaya Dhaqanka Xumada Dadka soomaaliyeed 🇸🇴 oo ah qof kaan wuxuu kasoo jeeda dadka laga tirada badanaa yahay Sorry 😞 soomaaliyeey Aan qofka ka fiirino Aqoontiisa Yaynaa ka fiirin qabiil awoodo leh ayuu kasoo jeedaa Waxa ina lugooyay waa qabiil Bal fiiri hada tariikh diisa Waligiis Full Waziir xitaa lagama dhigin
@xogbaar
@xogbaar 11 ай бұрын
Ninkan hadda qabiilyar kama tirsana duduble weeye
@Shuuke-l5w
@Shuuke-l5w 11 ай бұрын
1$ waa diyaare in wax la igu qabanayo yaa ii balan qaadaya xil wareejin walbo waxbo uguma imaan baa ka dhacada gobol tuulo degmo ilaa caasimada ader bashirow war dadkina soo biisha maa iska dhahdo ileen wax walbo oo laga qaado waa la og yhy in gudomiyaha iyo wasirka iyo madax wynaha ay dhafene
@ahmedismailabdullahi3821
@ahmedismailabdullahi3821 11 ай бұрын
Gen Bashiir ninka dowlad waxaa madax u noqonkara waa in uu ahaado nin isasoo koriyey waa in uu ahaado nin dalka, dadka iyo diinta yaqaana. talooyinkana misaan saari kara.
@munahussein9687
@munahussein9687 11 ай бұрын
Kkkkkkkk faranteyasha sheydan
@roodashiiqabdi559
@roodashiiqabdi559 11 ай бұрын
Run sheeg waa ceeb sheeg 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 11 ай бұрын
rooda maah maahdaa waxaa sameeyey qof xun oon rabin in la sheego ceebtisa waa sidey ila tahey maah maha qaar waa in la badlo maah maha somaliga 99.99% waa maansha allah lakin wax yar wa in maah maah laga saara tani ugu horsey waxa ka mid ha Gaalka dil Gartiisa sii illahey cid dila iman odhan why dadk qar baa u haystaa hadaad qof ilahey aminseyn disho inaad janada galeyso lakiin illahey ma fasaxin why ka maanta gaalak ah ba aillahey bari hadeyn karaa
@SalahJimale-n2u
@SalahJimale-n2u 11 ай бұрын
Taliyow wixii wanagsan waan kaa qaadaney wixii xadgudub ahna waan kaa diidney
@moyaziid
@moyaziid 11 ай бұрын
Xasan amaaan miyaa noqotey tariikh dii dhamayd. Madaxweyne farmaajo xitaa hadaa u quuuri waydey xushmad daro kale kuuma harsana.
@ahmedxassan
@ahmedxassan 11 ай бұрын
😂 hadaadbo sidaas u ogtahay xiligaas waxa aad shegayso maxad u dhihi waydi ma shaqeyn karo xilkiina iskaaga dhiibi waydi ninyahow cayal kuma dhagaysanayaan ee beenta naga daaa
@YasirYaska-q9r
@YasirYaska-q9r 11 ай бұрын
Ataxyaatkuu ku dhuusay markuu farmajo wax kasheegey😂
@mohamedbahdon2772
@mohamedbahdon2772 11 ай бұрын
Radio hhh aan xishoon ,wayo Cid idin dhagaysananaa waar ka xishooda ummada. Somaaliyeed ee ku dhagaysanaya,shame on you.😊😊😊😊
@fahmomaxamuud5500
@fahmomaxamuud5500 11 ай бұрын
Hadii a xiligii cbdulaahi yuusuf la shaqaysay waa lahaa xisaabin doonaa yowmul ayaam aad ku faanayso dadkii xabashi I adeegsaten oo xabaal wadaredka lagu aasi jiray
@warsamejacfar9536
@warsamejacfar9536 11 ай бұрын
Hanolato become a triple radio station I urge ayanle and the participants to come back to the green line which is brotherhood
@duniyaa8848
@duniyaa8848 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤ 😂
@siciidlibaax8782
@siciidlibaax8782 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤ 🎉 good job
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 117 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 63 МЛН
Guddoomiye Cabdulqaadir - Waxaan soo toosay aniga oo dhaawac ah !
45:09
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44