Masha alah waa dadkii hore oo xalaasha ahaa aad baad u mahad San tahay
@mahadidahir2033 Жыл бұрын
Mansha allah jenaraal bashiir waa sax waxa owkahadlaavruntii waxaan ku noolahay holland waa cajiib sida xaqiiqda sidow uga hadlay waa nah waa ya arag dhankasta oo noloshaa waa nah tariiq iyo tusaale nool ayaan le hanoolato wad ukumahad santahay
@Awil_127 Жыл бұрын
Interesting Interview
@143-k1d Жыл бұрын
Gen Bashir Goobbe Wax Badan Aan Ka Faa'iday Masha-allah Allaha Xafido.
@MubYus Жыл бұрын
Beeen ayaad ka faa,iiday
@padronedelmare1307 Жыл бұрын
@@MubYusxaasid
@munahussein9687 Жыл бұрын
Masha Allah bashir waya arag waye salan sare
@fnw8688 Жыл бұрын
Hanoolaato ❤
@omerjibril7318 Жыл бұрын
Holand Yes very small country and great country
@SemanIsmail-d9z2 ай бұрын
What a great stroy, if we somalis Don't learn the wisdom of this man ,then we are lost.
@maxamedxuseen6351 Жыл бұрын
Bashiira masha Alaha ilahey haku xafido
@cabdirashiidnuur6152 Жыл бұрын
Wareysiga midka Midka ka dambeeyo wax wayn Ayaan ka baraynaa, allaah ha xifdiyo Sareeeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac.
@rhxahr3680 Жыл бұрын
😢
@abdullahimohamedahmed3507 Жыл бұрын
Barnaamij aad u xiiso badan ayuu ahaa. General ka cimrigiisa allaha barakeeyo. Waa nin wax badan waayo joog u soo ahaa. Ayaanle adigana waad ku mahadsantahay barnaamijyadaada xiisaha badan.
@dayibidd194 Жыл бұрын
Walahay gen bashir damiirki iya qabkii somali nimo ayaa ku dhan waa igu banaan yahay ❤
@abdi2660 Жыл бұрын
Xaraami ayaa thy
@abdrahmamurufe6107 Жыл бұрын
Sareya Guud bashar Goobe Garsoorena waa ahaan jiray Galabtu shaqada Uu leyahay wuxuu imaa jiray Isagoo dherka Cornell libisan wuxuu Ku bedela jiray isbartiibada Waa nin Qiima Badan leh bulshada isbortigu jeceshahay ilaahay SWT ha barakeeyo!
@duniyafidow6976 Жыл бұрын
ASC mahadsanid thank you for the a amazing stories “manshall “
@siciidlibaax8782 Жыл бұрын
Xusuus qaaliye3
@LibanJimale-ep1qi Жыл бұрын
Gen Bashiir waxaan xasuustaa asgaoo Garsoore kubada cagta ah ciyaarahii caalamiga ahna qaban jiray waxaan ku xasuusta waxuu ku imaan jiray mooto aan dhihi jirnay Taraafiko oo asagu uu gacantiisa ku wato xiligaas araday iskuulka dhaxe ah ayaan aahaa
@hassanissa726 Жыл бұрын
Very impression
@Myhalimaworld Жыл бұрын
Very impressive not impression
@hassanibrahim4239 Жыл бұрын
Maashaa allaah wallaahi General Bashiiri Goobe waa NIN Cabqari ah Waxaan ka mid ahay dadka Nederland ka haaysta passport ka hadana u guuray UK Dhamaan hadalka General ka waa wada xigmad maashaa allaah Waxaansa aad uga helay Somalida timid qurbaha guud ahaan gaar ahaan Nederland sida uu ukala qeybiya waa sax kkkkkkkkkkkk Aniga qolada masjidka gashay ayaan Ku jiraaa General keeniyow Kkkkkkkkk Allaha Ku batakeeyo
@anisahusseinali4520 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@maryambishar1913 Жыл бұрын
walahi soomalimadisa baa iga ilmeysisay qabka u.umuujinayo qabka iyo qalibiga ayuu kahdaliyey lakiin waxan isweediyey muxu soomali u qabtay waqti xadirkan iyo waqtigii horba ileen macanid dowladeed bu waxa kabarta ikasto ninkormed u aha👈💯✍️🏃🏃🏃👍👍👋
@aidaruskhalif64732 ай бұрын
Waan dhagaystay ninkan odayga ah wareeysiga saddexda qaybood ka kooban. Waa nin aad u faan badan. Wereysigaagu waa inuu dhinacyo badan taabto. Matalan haddii. Aad dhagaysato wereysiyada kale ee ayaanle qaaday waxaad ka faaidaysaa xog badan .
@cheyyene Жыл бұрын
Ma aheyn gabadh Hollandeys ah oo booqatey Gaajadii Soomaaliya dhamaadkii 1992, balse Jan Pronk oo ahaa Wasiirka Horumarinta Wadamada soo Koreeya kana tirsanaa Xisbiga Shaqaalaha (PvDA) ayaa booqdey Baydhabo iyo Xamar ka dibna sheegay in soo arkey dhibaatadii aduunka sidaana Somaalida Holland (ku dhowaad konton kun ilaa dhamadkii 1993) dhamaan Qaxooti loo aqoonsado.
Hashu kabaha qoriga ah kuma socon karto wlhi waa xikmad marka ay aqoontu hadlayso wa sidanoo kle
@MubYus Жыл бұрын
Habar calaseey, waa Jenenaraal marka aad takto Soomaaliya
@cabdiraxmaanyuusuf5713 Жыл бұрын
Gen cadi ma ahn holandeska wu akhriyay 97 ukatagy inu manta kahadlayad u malysaa su ubarty dadkan ilahada su asha ugu horaysoy ku waydiyan gormeed ku noqon wadankagii 26 kadib wa wali cas
Xanuunka sheegee adiga ayuu kugu jiraa sida hadalkaaga ka muuqata
@cadnaangelle9037 Жыл бұрын
Somali noocaan okale ayaa nool
@hiboa7791 Жыл бұрын
Yaxarkaan naceyb soomali baa ka buuxo qandhada fantastic badan. Laangaab dhan ba sidaan u faano
@abdirahmanabukar3583 Жыл бұрын
Allah ku caafiyo waa xamuunsantahay run ahaantii, Yaxarse ceeb miyaa? Qof qof ka fiican ma jirto illa qofki Allah ka cabsi badan mooyee, Somali jacayl mooyee wax kale kuma aragno General ka Allah xafido