WAXAA LA BOOBAYAA AMA LA QASAYAA WAA DEGAANKA HAWIYE OO IYAGU TASHANWAAYAY
@alihujaleh86273 жыл бұрын
TAASI WAA RUNTII
@adamjumale48713 жыл бұрын
Dr Hassan Ali, smart and well educated man.
@royaltygtm97873 жыл бұрын
prf ciyaal suuq kanax farmajo 2021-20212
@ahmedosman17133 жыл бұрын
Prof Hasan waa nin aan dareenka dadka ku salayn warkiisa ee kala qala no matter what? Soomaali hasan oo kale waa u baahan tahay Somaliland credit kuma leh siyaasada Soomaalida oo dibin daabyo bay waligood wadeen halka Puntland kaalin weyn ku leedahay dowladnimada Soomaalida.
WAXAAN DHIHI LAHAA BEESHA HAWIYE prof XASAN CALI NUUR HOGAAMIYE HA KA DHIGTAAN
@alihujaleh86273 жыл бұрын
WAA RUNTII XAQIIQDA WAA IN LA ABAARAA OOO XAQIIQDA KOONFURTA TAAL WAA I LAGAHADLAA
@alihujaleh86273 жыл бұрын
WAA DHAQANXUMADII RAJIIMKII HORE EE FASIDKA AHAA
@amatullahbintumuslimah77753 жыл бұрын
ASLM BACDI SALAAM RUNTII BAARLAMANKII U DAMBEYEY WUXUU AHAA DAD MAGAC U YAALAH OO BIILKOODA MEESHA KASO RAADSADEY
@ahmedfarah58483 жыл бұрын
Wuxuu Yidhi somaliland wey go,adey markaa credit yaan la siin. Marka hore noocaagan oo kale somaland credit ugama baahna. Nin aqoonyahana waad isku sheegeysaa malin kastana gurigaagii ayaad dab ku shideysaa.
@mohameda75853 жыл бұрын
Somaliland waa gobol somalia ka mid ah waa run sidii wadan kale in loo fogeeyo ma aha, waa in doorashadooda madaxweynuhu ka hadlaa oo u aqoonsado guul somalia uso hoyatay
@mahamudmahamed57113 жыл бұрын
Kan madaxuu ka jiran yahay
@anisamohamed32113 жыл бұрын
U qir soomaaliland doorashada Iyo gobonimada ay gaareen barkee dad sharaf oo wadankooda maamul fiican iyo sharaf kala danbeyn aanay xaasidnimo iyo xin xiqdi aanay ka jirin so bls u haneeya xaasidnimo ma fiicna alxadad maa aflax haduu aflaxana maa yaslax
@abdullahiomarali52413 жыл бұрын
Dr Hassan Punland waxey ku dayataa Somalilanad addunka dhan ba aog 3 xisbi Somaliland samstey puntland w a copy cat wax kastaa
@onlyme5622 жыл бұрын
so SL maa doorosho soo aliftey?😂😂😂😂 aduunka westiga aa lagu deydaa, SL iyo puntland labadooba,marka tartan horomar baa lagu jiraa, ee copy leynin sxb ee caalamka dhinac ka raac.
@mahamudmahamed57113 жыл бұрын
Oo caasimada tuuloyinka LA geeyo
@jiifcaaqildulmidiid41393 жыл бұрын
subxaanallah 2 tuulo ayuu leeyahay wax halaga barto waa dad dhammaantood dhan 4000. qof.soomaliya waxay u baahantahay in dalka la xoreeyo.
@safiya80163 жыл бұрын
💯💯💯
@jiifcaaqildulmidiid41393 жыл бұрын
caddaalad xumaa somaliland iyo reer naaniinland ayuu isbarbar dhig uma baahna.
@maimounhassan28903 жыл бұрын
Sharucda askarta ama ciidmada waxey ku shaqeyan xukunkii maxamed siyad barre nissa sharci ay ku dhisan tahay ma jirto afka waxa laga leyahay federal sharucna uma degsano muqdisho federal kama shaqeyo iyo 4.5 xata qabiil qeybsi kama shaqeyo in la dorto iyo iney wax dortan in xata odayal dhaqan oo degmoyinka xildhibano wakiil ka noqdo ma laha miiyey aheyn canshur bixiyal dulman an xata lo ogolen odayal dhaqan degmoyinka ka so xulan 2 rag degmo kasta ee muqdisho dib intey isku kenen 2 nin ugu weyn ka dhigan guddomiye iyo ku xigen 300 ciidamo reer muqdisho u dhashey lo sameyo wa mamul waxbarasho hoos iman karto cafimadka hoos iman karto wa mamul sida gobolada oo kale ah reer muqdisho miyey somali aheyn oo dalka wax ku leh wakal arintan dood ma gelin karta in laga doodo odayal dhaqan ka so xulo xildhibano la dhariyo degmada wa 20 min 2 wa 40 barkamka ugu tar wa 66 dadka u badan reer muqdisho 40 ku darsadan 26 xildhiban maxa diidey bal muqdish o 4.5 ma laga sameyn kara ila inta laga garayo dorasho qof iyo cod ma ahi reer muqdisho madama ahey somalilend wan u naxaya nabadgelyo la,anta an dad u xil saran masul ka ah an la arag lakiin xildhibano laga so xulo iyo ciidamo u gar ah sameystan oo sami qrybsi loga heshiyey dorashoyinka ban is weydiiyey maxa ka rebey dorasho socoto reer muqdisho miyey aqon mamul sameynta ban is oran karey ee weriye ma ka sameyn karta dirashada 4.5 maxa u diidey reer muqdisho miyey shacab somali aheyn wa su,aal u bahan jawab
@superfun18193 жыл бұрын
Profosor moryan
@KAYDKA-HAG3 жыл бұрын
waa aqoontii oo hantaatacaysa
@ahmedmusa89293 жыл бұрын
Eey You gaay shhhh,waayeelku muu ka xishoodo ,ereyada Dinkiriinta Black American ka ay isticmaalaan
@mahamudmahamed57113 жыл бұрын
Bal wuxuu dorasho Ku sheegayo fiiriya ninkaa wayni
@somalihoobal553 жыл бұрын
Somaliland iyo puntland ayuu is ag dhigayaa Waa qaran iyo maxamuud saleeban siday isku gaadhi
@somalisomlia67203 жыл бұрын
Kkkkkkk kan waa 90jir mooryaan ah 30sano kadib buu kunaxay doowladeena ciidankeena kkkk qabiil qabiil wax hakuu taro guri ceel kuquuso war naga fariiso haduu wax bartay saan umuu dhaq meen m farmaajo buu kuwaashay wuu dhali karaa