Abdi Kaamil cawaale heesti nimuu caashaq helayoo original

  Рет қаралды 390,982

Gorayga cad

Gorayga cad

Күн бұрын

XAQUUQDA SAWIRKA
waxaa ilaaliyey
cabdiqaadir maxamed cawaale
Waxad kala socondooontaa #gorayga cad# riwaayadaha heesaha qaraami iyo wixii qadiimi ahba

Пікірлер: 122
@ahmed_mahamud47
@ahmed_mahamud47 Ай бұрын
30July/2024 waa 22:10pm waxan rajeynaya qof walba riyadiisa in uu rabi u rumeeyo qof walbana hami iyo hadaf bu nolosha ka leeyahy anu hada wakhtigan aan joogo arintaydu wey kala taal bila shaqo iyo xalado adag lkn insha allh khayr ban filaya qofki ila mida ee iga dambeeya hays dhiibin noloshu waa jaranjar 👍
@user-gv5oo9cv2c
@user-gv5oo9cv2c 20 сағат бұрын
ilhy faraaaj khyr Qaba ku fuuri meel dhoow haka Arzaaqo sxiib Qadarga ducadaa ka Aawood weyn daacuda badi
@cabdiraxmanyuusufmaxamuud1040
@cabdiraxmanyuusufmaxamuud1040 4 жыл бұрын
Wakhti badan ayaan radinayay mujahid cabdi Kamil cawale in aan Mar uun hello heesihiisii mahasanid wllo soo ururi heesihiisii allha unaxariisto janatul fardawza allha kawaraabiyo amiin amiin yarbi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Goraygacad
@Goraygacad 4 жыл бұрын
Waad mudantihin azxpta qliga
@karimaqli9410
@karimaqli9410 4 жыл бұрын
Allah ha Ku naxaristo awowo adi iyo umada nabi maxamed scw 😭
@samsamabiib7313
@samsamabiib7313 2 жыл бұрын
00000
@habonmuze4572
@habonmuze4572 3 жыл бұрын
Allah haw naxariisto adeer cabdi kaamil cawasle wa xasuusts malintuu dhintay inkastoon yaraa qaraxii jigjiga ayuuku dhintay 😥😥
@khalid_Abdirahman4846
@khalid_Abdirahman4846 2 жыл бұрын
Wlhi maalintaa ana jigjigaan joogay suuq yare lkn waan xasuusta qarixi lagu dilay alle haw naxariiistee
@qalpinuura9091
@qalpinuura9091 Жыл бұрын
@@khalid_Abdirahman4846 aun wlle qaraxa ma asaga loola dan lahaa
@khalid_Abdirahman4846
@khalid_Abdirahman4846 Жыл бұрын
Wlhi wllo ma hubo lkn dad rabshad waday bay haayeen isagana ilahay wuu ku sababay hno qli
@lionheart6678
@lionheart6678 3 жыл бұрын
Heeskan waxaan ku bartay jidka u dhexeeya Bookh iyo Wardheer Alle ha u naxariisto Cabdi kaamil.
@mahirziyatt8060
@mahirziyatt8060 4 жыл бұрын
Allha ku naxaristo awowo qli adi io umada nabi maxamed😭😭😭
@Muxamedxamdi
@Muxamedxamdi Жыл бұрын
Allah hakuunaxariisto Cabdi kaamil cawaale Illahay hanaxariisto
@cabdihani7367
@cabdihani7367 4 жыл бұрын
Wlhi zxp heestan waan yaabay hees aabeheed thanks and respect more
@maxameddahir1375
@maxameddahir1375 3 жыл бұрын
Zxp heestan meel aan karaadin malaha maanta ayaan helay madaxa ayaad iisarantahay zxp gorayga cad shukran more 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@qooryarestudio
@qooryarestudio 4 жыл бұрын
Thanks heestan 7sano kahorban dhagaysan jiray wan wayey haben hora ayaa waxa ila wadagay sxbkey RAGEEDI CHANNEL
@Goraygacad
@Goraygacad 4 жыл бұрын
Thanks zxp
@JamesDaud-i1s
@JamesDaud-i1s 2 ай бұрын
2003 dagesan jiry 21 sano kadib caw 15-7-2024
@husseindjama6572
@husseindjama6572 7 ай бұрын
Thanks gorayga cad. Inkale noo raadi.
@kalidsahane302
@kalidsahane302 4 жыл бұрын
alle jandisi hakugu casuumo ax yaa wadani c kamli cawale
@Goraygacad
@Goraygacad 4 жыл бұрын
Adna sidoo kale
@mahomedhassan5754
@mahomedhassan5754 4 жыл бұрын
Sadex sano ka hor baan heestan dhagaystay meel aanka raadin mlha caawa uunban iskaga qoray naftii hore waaban helayba thanks in bdn szpyal
@alaale919
@alaale919 2 жыл бұрын
Allah ku naxaristo adero
@hassanabdiawqalinle8569
@hassanabdiawqalinle8569 4 жыл бұрын
Zxb thanks 🙏 heesta waxa igu danbaysay 2012 awbarre ❤️ waa meesha uu fanaanku ku dhashay allaha unaxariisto amiiin amiiin
@Xamse-z9r
@Xamse-z9r 8 ай бұрын
Heeso waa heesihiihore dadrn❤😂❤a waakiihore
@relexnatrual1783
@relexnatrual1783 4 жыл бұрын
Heesah cabdikamail cawaale soo badi sxp mhdsnid
@salkatech2691
@salkatech2691 4 жыл бұрын
Goreyga cad sxp Aad iyo Aadbaad umahadsantahy wxd noosoo galisaa heesta cabdikaamil qaadayo ee odhan jirtay maryaneey dhankaagan wali eegayaa
@Goraygacad
@Goraygacad 4 жыл бұрын
OK zxp igu halee waan soo galinayaa zxp
@calixuur7602
@calixuur7602 4 жыл бұрын
gorayga cad sxb waxan ka cod sanaya inad noosoo geliso hees ow qaado caddalla yuusuf hanuuniye gacaladan jeclaa gayiga aykunoo shahay kuma gaaro lugahoo gaarina mabaxee plz plz plz
@Goraygacad
@Goraygacad 4 жыл бұрын
Anaa zxp soo qabanaya
@calixuur7602
@calixuur7602 4 жыл бұрын
@@Goraygacad wan ka sugaya sxb qali 🙏🙏
@zaraajmalabdiqadir9891
@zaraajmalabdiqadir9891 4 жыл бұрын
dhakhso usoo qabo zxp
@abdisalantahir8749
@abdisalantahir8749 4 жыл бұрын
Allaha u naxariiso fanan qaaliyuu ahaa C/ kaamil cawaale
@hasanyusuf8333
@hasanyusuf8333 3 жыл бұрын
Alllaha u naxariisto iyo nabi muxumed intii dhimatay
@Khadarmahadmaxamuud9475
@Khadarmahadmaxamuud9475 Жыл бұрын
Wllhi bilaahi waa fanaan somaliyeed ayuu ahaa ilaahay ha unaxaniisto amin wax aan heesihiisa ahayn maba dhagayst anogu wllhi
@AadenShmuuse
@AadenShmuuse Жыл бұрын
Alle ha unaxariist cadi kaamil
@nimcaancabdi2856
@nimcaancabdi2856 4 жыл бұрын
Hees aad umacaan zxp naftii hore waa soo noolaadey ilahay ha unaxariisto
@alaale919
@alaale919 3 ай бұрын
After 2 years Allah u naxaristo adeero 💔🤲 markaste wanku duceya
@cabdirisaaqhassan5366
@cabdirisaaqhassan5366 Жыл бұрын
Cabdikamilcawale
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Cabilqaadirow allaa jira
@cabdidek2325
@cabdidek2325 4 жыл бұрын
allaha u naxariisto cabdi kaamil cawaale legand
@daahirxasan5442
@daahirxasan5442 4 жыл бұрын
Sxb aad iyo aad baad umahadsantaha ina adeer waxaad jeceshahay ilaahay hakugu casuumo heesahaas cabdi kamail iyo cabdi raxmaan dheere adaankugu ognahay ina adeer
@Goraygacad
@Goraygacad 4 жыл бұрын
Igu halee indr
@MohamedAhmed-et6gr
@MohamedAhmed-et6gr 9 ай бұрын
Alaha unaxaristo cod mcna😢
@Khadarmahadmaxamuud9475
@Khadarmahadmaxamuud9475 Жыл бұрын
Night 2007 diivayaaan filayaa markii iigu horaysay heestan mana aana dhagaysan ilaa 2021 inta kahoraysa
@mousebarkhad8792
@mousebarkhad8792 4 жыл бұрын
Allah hawnaxariisto
@mukhtaaraxmed2129
@mukhtaaraxmed2129 4 жыл бұрын
go forward inaadeer guulayso
@Goraygacad
@Goraygacad 4 жыл бұрын
Ok thanks dear
@bashiryare6203
@bashiryare6203 4 жыл бұрын
Alaha unaxariiste wadani buuahaa
@maxamedcabdi7263
@maxamedcabdi7263 3 жыл бұрын
Ilahy janatu fardowsa ha ka waraabiyo aaaaamiiiin yaarabi
@jamalcabdifarah6280
@jamalcabdifarah6280 Жыл бұрын
alah haa unaxariisto cabdi kamil cale ilahay janatal fardawsaa haakaa waraabiyaa
@MaxamedDeeq-n9w
@MaxamedDeeq-n9w 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bilaashkuqosol6447
@bilaashkuqosol6447 3 жыл бұрын
Awoowo allh ha unaxariisto aamiin🙌🙌🙌🙌
@relexnatrual1783
@relexnatrual1783 4 жыл бұрын
Heestaan caashaq maba laga hadlayo waaba siyaasad sarbeeb ah wax kale ayaa lagala jeedaa qofkii fahmay baa fahmay
@Goraygacad
@Goraygacad 4 жыл бұрын
Iishegdee zxp
@kujihaadalshabaabkalayntoo6347
@kujihaadalshabaabkalayntoo6347 4 жыл бұрын
Heestan waxay kahadlaysaa soomaali galbeed ama ogadenya guumaystaha madaw haysto ciidii hooyo cabduqaadirow allaa jiro aaway ciidankaadii iska karo muwaadin
@Goraygacad
@Goraygacad 4 жыл бұрын
Zxp waad fahansantahay thanks bro
@foosiyacali2158
@foosiyacali2158 4 жыл бұрын
alaycisk alayacisk hees wakhti hore igu dambeyze oo aaan Jecela
@calixuur7602
@calixuur7602 4 жыл бұрын
hada wad kaweynaatey miyaa pea
@Goraygacad
@Goraygacad 4 жыл бұрын
Play waa xasuus
@foosiyacali2158
@foosiyacali2158 4 жыл бұрын
@@calixuur7602 haaa wakhti welba xasuus le
@kasimmohamed29
@kasimmohamed29 4 жыл бұрын
Gorayga cad waad mahadsantahay wll taarikhda iyo heesaha halgamaa cabdi kaamil cawaale sida aad iskugu hawshay waan kaaga mahad celinaynaa soona dhamays tir waan raadin jiray wlhi
@bishaarmaxamed5145
@bishaarmaxamed5145 4 жыл бұрын
Layga caawin maayee Cishadii waliba sow (Liish ilama caariyo). Weeye halkaas bayd iga saxa.
@Goraygacad
@Goraygacad 4 жыл бұрын
Zxp bishaar aad baad umahad santhy
@mahdimmed7272
@mahdimmed7272 4 жыл бұрын
Calankayga nuurow allahayow ku nabad gali
@thesmartboychannel6700
@thesmartboychannel6700 2 жыл бұрын
Cabdiqaadirkan yuu ahaa uu u yeedhayaa
@SOMTRUCK480
@SOMTRUCK480 10 ай бұрын
Abdi kamil caawale alle ha u Naxariisto
@gamestonediomond6017
@gamestonediomond6017 4 жыл бұрын
Mahadsanid szb heestan inbadan ban raadinayay
@Goraygacad
@Goraygacad 4 жыл бұрын
Maxaa kale oo soo galayas
@hassanabdiawqalinle8569
@hassanabdiawqalinle8569 4 жыл бұрын
Gorayga cad zxb heeso badan ayaa dhiman
@MawliidDeeq-qk7he
@MawliidDeeq-qk7he Жыл бұрын
Ale ha ku naxariso cabdil kaamil cawale
@abdifitaah6032
@abdifitaah6032 4 жыл бұрын
Sxp mahadsaniid runtii in taan radiyay ayaan wayay hestaan
@calixuur7602
@calixuur7602 4 жыл бұрын
heestan saan you tupe uga raadinaayey waayey iyada heeso kaleba
@Goraygacad
@Goraygacad 4 жыл бұрын
OK zxp waxaad weydo aniga isoo qor anaa soo geliniye
@qooryarestudio
@qooryarestudio 4 жыл бұрын
Gorayga cad mahadsanid
@mohamedawale7579
@mohamedawale7579 Жыл бұрын
Ax halyeey qaran also kuu naxariiso..aamin.
@boqoreyusuf7401
@boqoreyusuf7401 4 жыл бұрын
thanks heestan xoogbaan u raadiyey
@abdiqadirseid4327
@abdiqadirseid4327 3 жыл бұрын
Thanks my bro aadbay iiqusaysaa
@garsamemedia6054
@garsamemedia6054 3 жыл бұрын
Aloow unaxariiso cabdi kaamil cawaale
@user-bx3yf8tx1o
@user-bx3yf8tx1o 11 ай бұрын
Heestaan waxaan dhagaystay dagaaladii canfarta markay socdeen anoojooga cundhufo anoo gidhaash kujira ax yaa hees
@abdirahmanyaasin5392
@abdirahmanyaasin5392 4 жыл бұрын
Allahayoow u naxariiso
@abdiazizomar9473
@abdiazizomar9473 3 жыл бұрын
Gorayga cad sxb 💪💪
@mahomedhassan5754
@mahomedhassan5754 4 жыл бұрын
22/6/2020 habeen iikhaasa
@abdirahmanmaxamed7412
@abdirahmanmaxamed7412 4 жыл бұрын
Zxp waxad soo raadisaa heesta uu yidhaahdo canabey naftaydii cudurbaad kunoqotoo caafimaadi waayee adna kaayma doogloo cirku kuugu hooraad kucawsimaysaa
@Goraygacad
@Goraygacad 4 жыл бұрын
Zxp yaa qaada
@ilyaasckariimaadam5036
@ilyaasckariimaadam5036 3 жыл бұрын
@@Goraygacad isagaa Qaada wll
@maxamedmuumi3628
@maxamedmuumi3628 4 жыл бұрын
Wll maxaan ku idhaahdaa wlhi wax aan kuugu mahad naqo ma garanayo zxp gorayga cad Waadvku mahad santahay heesahan waan ka waayey youtubka
@fardawsodahir8051
@fardawsodahir8051 9 ай бұрын
Ninrageedkii Abdi kaamilcawaale unaxariisto
@abdiresharmake7823
@abdiresharmake7823 3 жыл бұрын
Geezigi samaron sicid ama gadabuurzi ga aha ✋✋
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 жыл бұрын
Mahadsanid saaxiib
@Goraygacad
@Goraygacad 4 жыл бұрын
Adaa mudan zxp
@cabdirisaaqhassan5366
@cabdirisaaqhassan5366 Жыл бұрын
wtd
@maxamedkhaliif890
@maxamedkhaliif890 4 жыл бұрын
Adeer kay ayaa aad u jeeclaa heeestan aduunyo
@BAHJABaarod
@BAHJABaarod Жыл бұрын
Scw scw intaa igu filan ani scw scw❤❤❤
@axmedantinuur2083
@axmedantinuur2083 3 жыл бұрын
Allaha unaxarriisto fanaan Abwaan cabdi kaamil cawaale
@deeqsiwarsame324
@deeqsiwarsame324 3 жыл бұрын
Abti Alle hakuu naxariisto. Mucjisadio fanka ayaad ahayde. Hubkii Somalia Ethiopia ku jabisay wuxu ahaa Guubaabadaadii Ciidanka xooga.
@Cr7FanTeam133YT
@Cr7FanTeam133YT 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢
@user-ze2bd7ef4h
@user-ze2bd7ef4h 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@calicabdulemadoobe8410
@calicabdulemadoobe8410 Жыл бұрын
Deegaankee kushay ninkaan
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Lgend died 🥺❤🙏
@ibrahimAwale-w7k
@ibrahimAwale-w7k Күн бұрын
7785901091mmmmmmmm091540308456iiiiibbbbbrrrrraaahiiiNNN56🎉❤😂😢😮😅😊CCCAWAAALEEEEE🎉AAÀDN🎉KÀAĤÌÑ❤ 4:40 4:43
@farhangacmadheere9656
@farhangacmadheere9656 3 жыл бұрын
Aalh yarxamuk
@farxiyadagan8100
@farxiyadagan8100 3 жыл бұрын
Nin culus
@arafaadsaleban7002
@arafaadsaleban7002 3 жыл бұрын
GOROYO CAD AAD Kuusamayaa sxb Abdifatah Dhabanacas nin Adag tahay heesa aad soogaliso ayaan Aad uugu xidhanahay sxb Aad kussalamyaaa
@ibrahimyassin9055
@ibrahimyassin9055 3 жыл бұрын
illahow kuu naxariiso naftii hure nin qaliyuu ahaa
@DelightfulBabyOctopus-hg7et
@DelightfulBabyOctopus-hg7et 8 ай бұрын
InTa micnaha heztn vahmaYza wy yrthy
@Cr7FanTeam133YT
@Cr7FanTeam133YT 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirahmanibrahim6020
@abdirahmanibrahim6020 Жыл бұрын
Heestan marka kowaad horay baan udhagaysa jiray Lakiin saaka xusuus gaar ah ayaan ku dhagaystay tariilhdu waa 28/4/2023 gabdh aaan aad ujeclaa oo aan hada kahor isku dhacnay oo aanaan mudo bil.ah anaan wada hadlin ayaa isoo wacday salaad hore anaa heestan dhagaysanay 6:12am ahay markaas waxay ii sheegtay inay caadi iska soo dhigay oo aana sidii hore iska badalin ana aad baan u farxay ismlahayna dibay usoo nooqn oo waxaaan ogaa sidaan isuugu dhacnay xitaa jacaylkeed darteed dad badan ayaa iigu caayi jiray markay isku dhacnay marlay arkeen saan noqday hada alx waan wada joognaa Nimuu caashaq heleyoo cudur iyo dhib qabaabay umadunaa ku caydaa waa caadadeede
@salebandaher7572
@salebandaher7572 2 жыл бұрын
la iga caawain maayee cishadii waliba sow wiish ilama caariyo .ka dhig halkaas liishaga maaha meeshu boowe heesta ha ka ciyaarin
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Waxayno u sinahay kaana safanahay gooja calawle
@salebanali3079
@salebanali3079 3 жыл бұрын
Aad ayaad umahadsantahy wlhi 2sano ayan yutubeka kolba ka raadin jirey waan ka waayey
@xasanyareyare-b3j
@xasanyareyare-b3j 2 ай бұрын
😪😪😪😪
@runmaal5395
@runmaal5395 4 жыл бұрын
Ma aqaan saan kugu mahad naqo
@Goraygacad
@Goraygacad 4 жыл бұрын
Subscribers Ku caawi
@runmaal5395
@runmaal5395 4 жыл бұрын
@@Goraygacad galin horaba ugaas ku qabtay wsx walba
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
ح س ن
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
X s n
@farxanosman3558
@farxanosman3558 Жыл бұрын
Sep2023❤ with osmani7
@karimaqli9410
@karimaqli9410 4 жыл бұрын
Allah ha Ku naxaristo awowo adi iyo umada nabi maxamed scw 😭
@Goraygacad
@Goraygacad 4 жыл бұрын
Wll ma awowgaaba
@karimaqli9410
@karimaqli9410 4 жыл бұрын
@@Goraygacad haa wll
6 March 2022
12:46
salsal ibnu gadhle
Рет қаралды 27 М.
Cabdikaamil cawaale hees sadexbaa walaahiya orginal
8:05
Gorayga cad
Рет қаралды 259 М.
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 11 МЛН
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
Hees jaceyl amraneey  cabdikaamil  original song
10:26
Gorayga cad
Рет қаралды 252 М.
Maxamed Mxasan kabanle
10:29
axmed Arshe
Рет қаралды 140 М.
Cabdi Kaamil Cawaale - Wajigeena Kala Qari Lyrics
9:02
Rageedii™
Рет қаралды 111 М.
HEESTII HARADIGEED XASAN AADAN SAMATAR
7:58
hilaac media
Рет қаралды 313 М.
Heestii Igu Dheerida Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim
10:57
laylis channel
Рет қаралды 1,3 МЛН
Heestii Ruuney Waxaa La Yiri Lyrics Saalax Iyo Khadra
7:36
laylis channel
Рет қаралды 142 М.
cabdi kaamil cawaale Heestii Naftii hurre
8:45
Dhabbar xamar
Рет қаралды 32 М.
CABDIRAXMAAN DHEERE IYO CAASHA CIGE BALLAN WUXUU INOO YAHAY WITH LYRICS
7:57
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 207 М.