HEESTII HARADIGEED XASAN AADAN SAMATAR

  Рет қаралды 202,753

hilaac media

hilaac media

2 жыл бұрын

Пікірлер: 24
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 8 ай бұрын
#LYRICS. Hawlaha aduunyadu Waa kuwo is haystoo Aan kala hadhaynoo Hamiga iyo Faraxuna Midba waa halkiisee Habeen dhalad ninkii ihiyo Kii nasiib ku hadhay Way is hareer socdaanoo Kala hadhina maayaan Aniguna haweeyaay Naftaydii Habeenadan Halis bay ku sugantehee Hilaac aan dhawyn baa Hakuu geelu daaqiyo Beesha haradigeediyo Hawd iiga muuqda Dhul Uu Huguf ku da'ayoo Hambalo ay ku taalaa Ku haloosiyaayoo Maskaxdu ay La hadashaa Hogol aan roob Lahayn Baan harba quudayaayoo Haadaamo Qodon baan Ka dhex Heesayaayoo Jacayl aan hadhayn baa Heeryada i saaroo Jinni Haatufkiisaan Haasaawiyaayoo Haybshaa Halka aad ku nooshahay Haybshaa Jacaylkiyo Halka aad ku nooshahay. Hees xusid mudan. Erayadii Abwaan Shareeco AHUN 1980 Laxankii iyo Codkii Hassan Aadan Samatar Yaa Salaam Old is gold.
@XasanAli-lx9id
@XasanAli-lx9id 4 ай бұрын
🎉
@kaysemaxamed1675
@kaysemaxamed1675 3 ай бұрын
Xasan ganay
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 ай бұрын
@@kaysemaxamed1675 😂😂
@abdullahisahal8369
@abdullahisahal8369 Ай бұрын
Sangub
@sahromaxamedfaarax-8231
@sahromaxamedfaarax-8231 6 ай бұрын
Is badalka laxanka io kabanka ayaabo jirin wax lasiiisto allhhh yacizik samatR cimri dheer io cipdo suuban adeer❤
@Garaad1000
@Garaad1000 10 күн бұрын
Kaban kuma jiro waa Durbaan, Saksafoon, turumbo iyo Foori
@izzidinabdi6064
@izzidinabdi6064 2 ай бұрын
This man was ahead of his time ... ..salute you uncle Hassan
@alisaid2008
@alisaid2008 4 күн бұрын
Mirihii m.n.shareeco laxankii iyo codkii x.a.samatar
@user-sy7pm9iw3y
@user-sy7pm9iw3y 4 ай бұрын
The best song & sweet voice lover ...
@hassahilowle-nh7nj3ru5s
@hassahilowle-nh7nj3ru5s 3 ай бұрын
Umadda Indho Badanaa o hadane Indho Tiranaa wa Haraadigeed.
@user-cf8tu7di2t
@user-cf8tu7di2t 7 ай бұрын
Boqorkii Cpdka ayaan odhan karaa samatar
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 2 ай бұрын
Still2024 time 00:00 haweenimo tue✅️
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 ай бұрын
Waah waah❤
@KhadarXaashi-ug9xd
@KhadarXaashi-ug9xd 3 ай бұрын
Boqorkii codka samatar
@ishdabarani
@ishdabarani 6 ай бұрын
Harodigeed.......H A Samatar 🎉😊
@user-je3ew9yo6h
@user-je3ew9yo6h 5 ай бұрын
Faxiyokoboyare
@KhadarClrashiid-gp6lg
@KhadarClrashiid-gp6lg 3 ай бұрын
Hada.leunkan.mobilkan.waa.kii.khadar.oo.aanu.saaxiib.ney.waad.yasiin.uga.baahato.khadar..ugu.sodir.fariinta
@TAARIIQ79
@TAARIIQ79 2 ай бұрын
Legend Hassan Baasha
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 2 ай бұрын
Hala yala.
@KhadarClrashiid-gp6lg
@KhadarClrashiid-gp6lg 3 ай бұрын
Haro..digeed.meel.beel.koox..maacuuna.suuuf..ama.xanjo..balse...suugaaan.sarbeebt..faham.lahjadaada...yasin.aburaas.vvvv???
XASAN AADAN SAMATAR IYO HEESTII ADUUNBAAN WAX DHAADINE
12:19
hilaac media
Рет қаралды 3,8 М.
Xasan Aadan Hees Bulshayahay Ma Nabad baa Kaban Lyrics
7:31
Rashiid Boss
Рет қаралды 371 М.
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 81 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
SAMATAR - BEST MAXAATIRI SONG - GUULEED
14:51
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 417 М.
sida meel #barwaaqo ah #BALANBAALIS hassan aadan samater
6:35
mohamed abdi
Рет қаралды 423 М.
Xasan Adan Samatar | Heesta Haradigeed
5:54
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,9 МЛН
Xasan Aadan Samatar Hunguri Dhubuq (lyrics)
5:51
Kilwe6
Рет қаралды 282 М.
xasan aadan samata siraad
5:18
baclayaasha
Рет қаралды 924 М.
DUCAYSANE  WIILKAY; Xasan Aadan Samatar iyo Waaberi
6:25
AWOOWE MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 4 МЛН
Heestii sabidii yaraydee | xasan aadan samatar
11:38
HEESO HD
Рет қаралды 400 М.
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "GUULLEED MA JOOGA"
12:26
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 180 М.
XASAN AADAN SAMATAR DUUFAAN WITH LYRICS KABAN MACAAN
11:06
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 277 М.
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 81 МЛН