Got tallent comedy

  Рет қаралды 99,920

Qays Qeyser

Qays Qeyser

Жыл бұрын

Пікірлер: 321
@QaysQeyser.
@QaysQeyser. Жыл бұрын
Muuqaalkan Like saara saxibayaal waxa soo socda qaybtii ugu xiisaha badnayd, Got tallentka
@Bashiir-pu3it
@Bashiir-pu3it Жыл бұрын
Sawdigi cimrada ku maqnaaa 😂
@balqiisamohamed-tx9nw
@balqiisamohamed-tx9nw Жыл бұрын
Wll KZbin ka baxoo😂😂 cirmadaada ku raaxayso❤❤
@muniir12345
@muniir12345 Жыл бұрын
Waar qaysooow zhp iwrn. 😮😮😮😮
@shuuchannel3135
@shuuchannel3135 Жыл бұрын
Qeyso wa adiga cimrada joge gorme dubtay progaram suashas mar walbo is weydiyaa iso jwb ina abti
@fadumoali7655
@fadumoali7655 Жыл бұрын
ramadnta ka hor baa la dubay wll
@najuu439
@najuu439 Жыл бұрын
Mantanaa qofkii 3aad baan ahay 😂😂wll iga danbeeyow liketa dee
@Nagiibabdirahmaan
@Nagiibabdirahmaan Жыл бұрын
Fadliga Ramadan ta awgii aan badino saliga nabiga scw
@zakiaswad3100
@zakiaswad3100 Жыл бұрын
Ku saliya xabibken maxamad scw ❤
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Scw scw scw
@rihanmaha-gs7qf
@rihanmaha-gs7qf 3 ай бұрын
scw scw🤲🏻🌙
@msssilent
@msssilent Жыл бұрын
Qeys wlhi wiilkn yar aad buu kugu wegyhy 😮❤
@najahfaarah9235
@najahfaarah9235 Жыл бұрын
Anigu sheekada dhakhtar aad bn ugu qoslay wllhi xabaan ka uusheegayna wn garanyaa
@Aliyaa698
@Aliyaa698 Жыл бұрын
😂😂 Wlhi Qays Qeysar wa Xarabad Madax yar unbu lula Marku cayarayo
@apdikanihiis-hr3fm
@apdikanihiis-hr3fm Жыл бұрын
m.a wan tageeraa barnamijkan keep going ayaan leyahay
@halawashohalawasho9098
@halawashohalawasho9098 Жыл бұрын
Murad baan leyahaye iso duceya inu alle i sahlo wllayal ifka lagu yahay wlle❤❤
@Shankaroon_991
@Shankaroon_991 Жыл бұрын
I love u dhakhtar barnamajkaba ada macanenaya wlhi ❤❤ilaahay cimrada haga aqbalo adiga iyo qaysba hadinka aqbalo acmaasha wanaagsan eed waqtigan ku jirtan I hope inaad aragtaan commentkayga
@zamirajamaofficial929
@zamirajamaofficial929 Жыл бұрын
Waaba funny kan yari tolow ma reer burcaaaa😂😂😂😂
@kimo9012
@kimo9012 Жыл бұрын
(وَلَئِن سَأَلْتَهُمْ لَيَقُولُنَّ إِنَّمَا كُنَّا نَخُوضُ وَنَلْعَبُ قُلْ أَبِاللَّهِ وَآيَاتِهِ وَرَسُولِهِ كُنتُمْ تَسْتَهْزِئُونَ (65) لَا تَعْتَذِرُوا قَدْ كَفَرْتُم بَعْدَ إِيمَانِكُمْ.. (66)
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 Жыл бұрын
ALLAHU AKBAR MASHALLAH ALXAMDULILAH SUBXANALLAH ❤❤❤❤❤
@hamzemouzeali6128
@hamzemouzeali6128 Жыл бұрын
Wllhi legend baa thay rasuulka ilaahay hadaad ku dheel dheesho wllhi waad gaalowdey😢
@sakariyecabdi3865
@sakariyecabdi3865 Жыл бұрын
Boqorka vlogyada qays qeyser salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤ 🙌 👏
@fatimahcali3689
@fatimahcali3689 Жыл бұрын
Idinkaaba funny ahee dadka iska daayoo isa soo casuuma 😂😂
@najepsacad6688
@najepsacad6688 Жыл бұрын
ninka 1aad waa Legend wlhy😂😂
@adamabby2248
@adamabby2248 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak ☪️ Waa bil barayksan ee cibaadada ee qu’aanka so degay. Allah ka cabsada oo dadka ka daaya munkarka waa iga waano fadlan kheryka ka shaqeeya.
@mohamedhareed5509
@mohamedhareed5509 Жыл бұрын
Oh iam first person watching the most interesting KZbinr qays qayse
@ENGLISH-PODCAST4
@ENGLISH-PODCAST4 Жыл бұрын
Qeys Qeysar 12mint 2.1k views another level😭❤️❤️😂
@naemoapdulahihaji-cy5rb
@naemoapdulahihaji-cy5rb Жыл бұрын
halkaa inaga laaab dhaqtar is funny🤣🤣🤣
@israahmed8038
@israahmed8038 Жыл бұрын
Wan ku wataa ❤❤ hhhh qosalkii ayuu iga dhameeyay😢😢😢
@najahfaarah9235
@najahfaarah9235 Жыл бұрын
Inta ila araktay in hees lagusookordhiyey like hayla dhaafin qays na wxn leeyahy hore usoco wlloo
@kingsiyoh2828
@kingsiyoh2828 Жыл бұрын
Dhakhtaroow meesHa ciYaaRtA KaDaa YaRku u HoreeYa Haa Buu WaDa LaHaaYe😂😂
@raxmacabdulqaadir7102
@raxmacabdulqaadir7102 Жыл бұрын
Keep going ❤
@zumayahonest133
@zumayahonest133 Жыл бұрын
Barnamijkan wlhi wa ku heysta sidan kuwada team qeys qeysar💞🖇
@bushrajamac2641
@bushrajamac2641 Жыл бұрын
Keep going my pro
@mahamedbaashe6233
@mahamedbaashe6233 Жыл бұрын
Qays Qaysar Ninka Kaliya Fahmayy KZbin Keep Going Pro ❤✌
@guulguul-db7kz
@guulguul-db7kz Жыл бұрын
Abdirahmaan abdi weli mohamud qeys qeyser of the legend
@morsal_fanpio
@morsal_fanpio Жыл бұрын
Best KZbinr QaYs QaYser❤🔥
@arafaathusseinosman4764
@arafaathusseinosman4764 Жыл бұрын
Qays qayser wiilka 1aad wallhi aad Bay isugu eegyihiin 😅😅
@jabracirro3022
@jabracirro3022 Жыл бұрын
Wd saxanthy
@kaafiyaabdirizak
@kaafiyaabdirizak Жыл бұрын
Wiilka u horeeya 😂🔥 wuu iga qosliyey guulayso bro
@xmat_p-hofficial4930
@xmat_p-hofficial4930 Жыл бұрын
Sharfanid wll
@ayaanabdle-zx1qd
@ayaanabdle-zx1qd Жыл бұрын
Ha lagu saliyo nabiga Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@jumeenamaxamed3398
@jumeenamaxamed3398 Жыл бұрын
Dhakhtr 😂😂team an jeclhy♥️
@hamdimustafe1664
@hamdimustafe1664 Жыл бұрын
Qaysoow inaadeer Barnaamijyo Tayo leh keen sida diinta cilmiga kale nashiidooyin su aalo dhaqankeenii aad bean kuugu xidhanahay wll horumarkaaga jecel nahay hore usoco wll
@nimoomer9500
@nimoomer9500 Жыл бұрын
Waallky qays qaysar qalbinadiif weeye laha dhawro ❤❤❤❤❤❤❤❤
@shucaybnuradin616
@shucaybnuradin616 Жыл бұрын
Qays qayser keep going pro
@hindamuxumed-ll8qq
@hindamuxumed-ll8qq Жыл бұрын
qays qeyser hor mar wacan wll
@mooji7576
@mooji7576 Жыл бұрын
RMADAN KARIM ALL MUSLIM ❤ INTA AAN WALI AFURIN AFTIR LIKE SAR😮
@AbsamoFilmsVlogs
@AbsamoFilmsVlogs Жыл бұрын
Ramadan Karim
@MkfanprojMkfanproj-wh2wr
@MkfanprojMkfanproj-wh2wr Жыл бұрын
Love only Garxajis 💪❤
@xamsecsamed9263
@xamsecsamed9263 Жыл бұрын
Keep going
@abdiaxmed9522
@abdiaxmed9522 Жыл бұрын
Dhakhtar ayaaba funny ah caawa 😂😂😂😂😂😂
@omotime2282
@omotime2282 Жыл бұрын
The legend❤
@ameinstevenofficial232k9
@ameinstevenofficial232k9 Жыл бұрын
Ex Burco War Aaadban Idin Sallmya Our Legendz.❤😂
@sihamsahaljama
@sihamsahaljama Жыл бұрын
Hore usoco wlaL 😊❤
@ayouch322
@ayouch322 Жыл бұрын
Legends kiip goy ❤
@camaarcamaar
@camaarcamaar Жыл бұрын
Ku sali nabiga❤《scw》😊
@hamdimustafe1664
@hamdimustafe1664 Жыл бұрын
Khalid ck wiilka ha habaarin cilaaj lahayne
@suldaanboss5376
@suldaanboss5376 Жыл бұрын
Waa idin Salamay Team qeys qeyser🎉
@Ruweydasead2471
@Ruweydasead2471 Жыл бұрын
Barnaamij gu caawuu ugu macaanyahay
@wiilsansaylici8714
@wiilsansaylici8714 Жыл бұрын
Ahmed Youssuf is funny Macha Allah 😂😂 waar dee ader anagu ilaahay isma haynee rag baanu is haynaa ahaha well said. Iyo waa bisadii labaad hahahaha . Good program 👍👌
@Runtahaygunicin
@Runtahaygunicin Жыл бұрын
Waa qaab dadka xaaranta loogu xalaaleeyo waasheeko gaalo aliftay
@maryanmohamed6160
@maryanmohamed6160 Жыл бұрын
Masha Allah team qays qeysar Ramadan Mubarak first1❤
@zelma_ahmet
@zelma_ahmet Жыл бұрын
First ❤
@MkfanprojMkfanproj-wh2wr
@MkfanprojMkfanproj-wh2wr Жыл бұрын
Love only Garxajis ❤ 💪
@hodanhuseb2044
@hodanhuseb2044 Жыл бұрын
Keep going guys
@samiirsiciid7127
@samiirsiciid7127 Жыл бұрын
Qays Qaysar the pest youtuber love ii sar plz ❤️🙏
@sukhramohamoud1735
@sukhramohamoud1735 Жыл бұрын
First com❤🎉😢
@suhaylacabdisalanyuusuf5993
@suhaylacabdisalanyuusuf5993 Жыл бұрын
Cabdiraxmaan miyaa magaciisa dhabtaa First day I heard and I am linking his channel for along time😢
@habifarhanhabifarhan6614
@habifarhanhabifarhan6614 Жыл бұрын
❤😂 ahmed yusuf wlhi xarap0 weye keep gO¡n qays wlhi waa qOf qlpi fcn
@namelos2963
@namelos2963 Жыл бұрын
Ahmed yuusuf wuxuu ka yimiid gobolkii raga yaa igu raacsaan😂😂😂
@user-di1gp6zw3d
@user-di1gp6zw3d Жыл бұрын
Wu u egygy
@qalidmohamed317
@qalidmohamed317 Жыл бұрын
Waa Reer Hargeisa Cid kasta Oo Funny ahi Buroa maahee
@hamzemouzeali6128
@hamzemouzeali6128 Жыл бұрын
Qeys zhp wiilka sadexaad ee doctorka wixiisu qiimeyn maha lkn waa inu ka duwanaado kiwa kle bal wax kabadal kusame zhp❤
@muunakayse
@muunakayse Жыл бұрын
keep going walky lkn dadka so badi plls hintii igu racasan isoo racaa 🚶‍♀️
@wasacshafi5425
@wasacshafi5425 Жыл бұрын
رمضان مبارك اخي
@mohammaxamed
@mohammaxamed Жыл бұрын
WAW QEYS WAAN KUTAAGERSANAHAY
@hodansareye3123
@hodansareye3123 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 wan ku xidhany ee soo badi brother qays qaysarow
@ruweydmoha772
@ruweydmoha772 Жыл бұрын
Dhakhatr ❤❤
@suldaanboss5376
@suldaanboss5376 Жыл бұрын
Codeenta hadaa ka qeyb qaato ka qeyb qaataha koowaad barnaamijka haa baa uhayaa lkn midka lawaad waaku caajisnay inta sheekaba Waa qabyo tialent kle la imoow😂😂😂
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak Qeys Qeysar❤inanka kobad wa legend 😂
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Ahmad Yuusuf 🤣🤣 Sidaa Ayaaad Caan Ku Noqotay
@maxamed7258
@maxamed7258 Жыл бұрын
I like the variety of the talent presented here!! Qays Qaysar good job.. so badi thank you for entertaining us! Ramadan Mubarak dhamaan
@yahyekhayre9216
@yahyekhayre9216 Жыл бұрын
Qayska Lejan wayn ❤
@hamse_saciid_gaariye
@hamse_saciid_gaariye Жыл бұрын
Qays qayser legend
@amiiraali4485
@amiiraali4485 Жыл бұрын
Ok tliye
@roodaaxmed890
@roodaaxmed890 Жыл бұрын
Caawa anaa uhoreeyee ramadaan kareem
@user-kg7ux2yv6x
@user-kg7ux2yv6x Жыл бұрын
Dhakhtar iyo haboon ❤
@cimraan30
@cimraan30 Жыл бұрын
Qays legend
@cabdirisaaq4608
@cabdirisaaq4608 Жыл бұрын
Wax kale 42 second buu yaley ayan daawanaya wllhi waxan ahay taagere dhaba❤
@hadiyamustafe831
@hadiyamustafe831 Жыл бұрын
Qofki kobaad noqday 🎉🥰😊
@AFRICANITV24
@AFRICANITV24 Жыл бұрын
inamadu waa wada jilaa ee haa wada siiyaa waliba wiilkii hore jilaa sax bu aha ee masraxa un bu ka yara baqayey
@CabdiCasiiz-id5ls
@CabdiCasiiz-id5ls Жыл бұрын
Qofkii koobaad🤗
@cabdisamadrashidgalicom-yc3rt
@cabdisamadrashidgalicom-yc3rt Жыл бұрын
Lagan qays qayser ❤
@tamaanshire9989
@tamaanshire9989 Жыл бұрын
Asc akhii ❤ your confusing us broo 😂your in mecca and posting this ??
@AHMED-em8ez
@AHMED-em8ez Жыл бұрын
zxp qays qayser inaan ka qaybgalo ayaan doonayaa hees
@hamseubdy9826
@hamseubdy9826 Жыл бұрын
Barnaamijkan nio waan kahelnay noowad
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
Masajidban haysta ee hablaha iskuma fiicnin 😂 aarkani waa sofunny 😅
@hudamustafe9474
@hudamustafe9474 Жыл бұрын
This ep was my favorite 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 my stomach hurts 😂
@ladanhussein3812
@ladanhussein3812 Жыл бұрын
Dhakhtar is funny 😂❤
@hazanmoha6845
@hazanmoha6845 Жыл бұрын
Muusicada bilowga waa heestee
@ishowspeed308
@ishowspeed308 Жыл бұрын
Qays ilaaheey janada haku geeyo walaal😊😊😊
@user-di1gp6zw3d
@user-di1gp6zw3d Жыл бұрын
Aamin
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 Жыл бұрын
Qeys qeyser Got talent 👍👍
@ayuubilkacase2882
@ayuubilkacase2882 Жыл бұрын
Sharaf iyo karaamo sxb Qays Qaysar waa ku taageeraa
@specialgirlintheworld395
@specialgirlintheworld395 Жыл бұрын
ضحكتني والله يا قيس 😂
@zuhayl.m21
@zuhayl.m21 Жыл бұрын
Qays qoslaaye dactor is qofadhoye kuwa kalena kudarayaal😂😂😂😂
@ZakarieAli28
@ZakarieAli28 Жыл бұрын
#iLaaheY isma heYne #ragbaa is heYnaa😂😂😂
@hibaqyasin8184
@hibaqyasin8184 Жыл бұрын
Dhakhtarow xaasidnimada daa inanka koobad waa qosol midhan haa mad siisid😮
@MC-ip6im
@MC-ip6im Жыл бұрын
🌟🌙
@yaasiinmuxumed2719
@yaasiinmuxumed2719 Жыл бұрын
Zhpky ahmet Yuusuf legend weeyi 😅
@sofiahassan5033
@sofiahassan5033 Жыл бұрын
Dhakhter iyo qays waa funny wlhi kuwakale ku dardarayal weeyi kama helo
@najepsacad6688
@najepsacad6688 Жыл бұрын
firs nabiga igula sali❤
@sundusothman2169
@sundusothman2169 Жыл бұрын
Waa iga heysaa xaboon😂😂
@israahmed8038
@israahmed8038 Жыл бұрын
Hhhhhh😂😂 kani waa xaraape haa mad wada siisaan dhakhtar
Got tallent singing
13:52
Qays Qeyser
Рет қаралды 90 М.
[ Waligaa ma samaysay ]? 😂 Suaalo qosol badan part three
15:44
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 54 МЛН
Самое Романтичное Видео ❤️
00:16
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 6 МЛН
Got tallent magic
19:45
Qays Qeyser
Рет қаралды 138 М.
Last episode comedy 🎭
7:04
Qays Qeyser
Рет қаралды 46 М.
Go tallent Dance
13:16
Qays Qeyser
Рет қаралды 106 М.
CHALLENGE IYO SU’AALO DAGDAG AH
16:54
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 503 М.
Qays Qayser & Dhakhtar Suaalo Qosola
14:43
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 74 М.
Isku day inaadan qoslin | challenge qosol badan
18:18
Dhakhtarrr
Рет қаралды 151 М.
Wareeysi Gaar Ah, Youtuber Ka Caanka Ah Ee Qays Qaysar
27:40
Universal TV
Рет қаралды 101 М.
Nolosha Dhabta ah Ee Ani iyo asxaabtayda |Hargeisa
13:54
Maaweell
Рет қаралды 247 М.
Got tallent singing
14:15
Qays Qeyser
Рет қаралды 69 М.
[ Waligaa ma samaysay ]? 😂 Suaalo qosol badan
20:07
Dhakhtarrr
Рет қаралды 230 М.
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН