Got tallent | First episode

  Рет қаралды 257,477

Qays Qeyser

Qays Qeyser

Күн бұрын

Пікірлер: 1 000
@QaysQeyser.
@QaysQeyser. Жыл бұрын
Ramadaan mubaarak. Saxibayaal Barnaamijkan aadbu u xiiso badanyahay, hadaad ka heshay like saar, commente noogu reeb ra’yigaaga ❤️
@mohaaamiinaamiinhersi1536
@mohaaamiinaamiinhersi1536 Жыл бұрын
Keep going zxp
@hamzehamze8554
@hamzehamze8554 Жыл бұрын
waLaaL ma kasoo qayb gali karaaa anoo Faniskaaga aha pleas HaygU adkayn ina soo jawaap zxp cabdi raxmaaan
@FardowsoIbraahim-nl2jk
@FardowsoIbraahim-nl2jk Жыл бұрын
RAMADAAN MUBAARAK❤ QEYS QEYSER
@asmasuleiman9740
@asmasuleiman9740 Жыл бұрын
Hal talo garsoorka inaad keentaaan bay ahayd dad fanka ku xeel leh iyo abwaano waawayn sida abwaan jiheeye iyo kuwo kle
@Ezradiiriye7127
@Ezradiiriye7127 Жыл бұрын
Wllky 😂
@cfataxaxmed
@cfataxaxmed Жыл бұрын
Bil ramadan baynu ku jirna aynu saliga nabiga badinno scw ♥️🔥
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 Жыл бұрын
ﷺ ﷺ ❤️🥰
@maryanabdirahman9812
@maryanabdirahman9812 Жыл бұрын
@@Abdiqanisaleban8154 scw scw scw❤
@muwahibmuhumed-bw1hf
@muwahibmuhumed-bw1hf Жыл бұрын
Scw scw scw
@ugbaadhaybe6350
@ugbaadhaybe6350 Жыл бұрын
Hye wll
@mohancabdirasaq3140
@mohancabdirasaq3140 Жыл бұрын
𝗦𝗰𝘄
@ahmedjirdeh3504
@ahmedjirdeh3504 Жыл бұрын
Barnaamijku aad ayuu u wanaagsan yahay, hal talo uunbaan soo jeedin lahaa”garsoorayaal kale inaad keento weliba kusoo casuunto fannaaniintii iyo abwaaniintii waaweynayd”. Ramadaan wacan.
@hamsemuhumet
@hamsemuhumet Жыл бұрын
Fanaan ma wax yaqan😂😂😂
@AishaLuul47
@AishaLuul47 Жыл бұрын
@@hamsemuhumet weydii bo
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 Жыл бұрын
@@hamsemuhumet fanaan asaba wax lo sameyaa wa uun qadaa eraydii lo qoray wa uun arday cml 😅😅
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
Exactly that’s right
@ismaip1
@ismaip1 Жыл бұрын
Inta sooman maanta ismujiya ilahay hanaga aqbalo ☪️❤️
@ayanlehahmed6794
@ayanlehahmed6794 Жыл бұрын
Ameen
@jirojoog
@jirojoog Жыл бұрын
Amiin yaa rabi
@sharuuuothman2844
@sharuuuothman2844 Жыл бұрын
Amiin Yarabi
@zaxarlaadam811
@zaxarlaadam811 Жыл бұрын
Ameen❤
@husseinkaskeeyofficial4316
@husseinkaskeeyofficial4316 Жыл бұрын
Abdiwaasac waxaan umaleynaaa qofkii dhageysty codkiisa Uma Baahna Codeyn Sabbato....... Great Voice🔥🔥🔥📸🦁
@shukri2887
@shukri2887 Жыл бұрын
Wiilka labaad ee heesta qaadayaa wuxuu ku jiraa filmka astaan tv soo wado ee coming soon ka ah wiliba waka heesta qadaayaa markaad ogataan like isaaraa 🤣🤣
@Awliyo.
@Awliyo. Жыл бұрын
CABDI WAASAC CODKIISA INTA IGULA CESHATEY 😘🎤♥️
@Dalmanofficial
@Dalmanofficial Жыл бұрын
M.a aad buu uxiisabadan yahay barnaamijku Dhowr talo idiin siin lahaa. 1. Qof fanaan ah qiimeeyaayaasha ku soo dara 2. Taageerayaal ama taarabuun waxaad utaqaano 3. Marka barnaamijka kusoodara qof cod quraan ku tartamaya 4. jilayaal ku soo dara ama tiim riwaayad gaaban noogu tuura Waa idin salaamay dhammaantiin hore usocda
@ahmedqalo6567
@ahmedqalo6567 Жыл бұрын
Talo macquula ayad siyay manchalah
@amenboss8633
@amenboss8633 Жыл бұрын
Lkn wll quraan io hees mel mawada galaan sida kale wa ok😊
@mahamedaxmedadana5110
@mahamedaxmedadana5110 Жыл бұрын
@@amenboss8633 music ca aya xun maahe heesta kle wa caadi
@mubarakyuusufmaxamuudsoon5309
@mubarakyuusufmaxamuudsoon5309 Жыл бұрын
Masha Allah horta barmaamujku wuu wacan yahay lakiin waa bil cibaado waxaan aad ugu farxilahaa qaysow walal adigoo tartanka quraanka kadhiga oo culimo iyo idinka aad barmaamijka wada daadihisaan bilahadabena aad kadhigtid barmaamij fanka iyo sugaanta lagu tartamaayo aad baan kusalamayaa qayso waa wiil aad kutaageera
@zakiaswad3100
@zakiaswad3100 Жыл бұрын
Ku saliya xabibkena maxamad scw❤
@naimamohamedabdi8025
@naimamohamedabdi8025 Жыл бұрын
Kabax on fire🔥mashlh qeysow for the beautiful Program ♥️
@najaxismaacil9619
@najaxismaacil9619 Жыл бұрын
inaan bogsadan ismodaye halkii bugtay way banaanta ah 💔😢😢
@haboonjamacmahamed2704
@haboonjamacmahamed2704 Жыл бұрын
Barnaamij qiimo badan weeye keep going qays Qaysar iyo team kiisa waa barnaamij aan aad Isha ugu haynay illhayna noo surtax geliyey in aanu daawanayno meeshaa iyo meel ka saraysaa 🙏💯
@Moonlight-l1i
@Moonlight-l1i Жыл бұрын
abdiwasac beautiful voice mashallah❤
@nimconiahmed2012
@nimconiahmed2012 Жыл бұрын
Lkn fananka lafoole waa nool yhy inta aan ka saxo codka abdiwasac waa 💯M.A ❤🙏
@inasalebaan2878
@inasalebaan2878 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak muslimiinta caalaamka oo dhan gaar ahaan umada soomaaliyeed ilaahay caafimaad qab ha inoogu dhameeyo
@MohanizShow
@MohanizShow Жыл бұрын
The month of Ramadhan is Tarawih worship and Quran reading
@mooji7576
@mooji7576 Жыл бұрын
RAMADAN KARIM ALL MUSLIM ILAAHAY HA INAGA DHIGO KUWII KAFAA IIDAYSTA AMIN IN SHA ALAH ❤🌙😍
@nasrayasin4472
@nasrayasin4472 Жыл бұрын
MAsha Allah qays iyo groupkiisuba Aad ayaad u mahdsantihiin . Music free .Alhamdulilah
@wiilsansaylici8714
@wiilsansaylici8714 Жыл бұрын
Qays Ramadan Karem y’all ! I’m impressed with your talent Macha Allah , keep up 💕👍
@SuahybAadan
@SuahybAadan Жыл бұрын
❤❤❤😂
@Aliyaa698
@Aliyaa698 Жыл бұрын
❤❤Ramadan mubarak all Muslims ☪️ ✨️
@museyusuf
@museyusuf Жыл бұрын
Meesha qays garsoorka ka yahay 😅 ciyaala suuq numbar one legend Qays aHaaaa
@AminDhere-pe8yp
@AminDhere-pe8yp Жыл бұрын
hhhhh garsooranimadii baa laga tocsanayaaaa
@axmedmustafe3960
@axmedmustafe3960 Жыл бұрын
Halkaa waad haleeshay inaadeer😅
@adnaanvaizal3835
@adnaanvaizal3835 Жыл бұрын
Dhamn umada somaliyeed waxn leeyahy Ramadan Karim plz love saar ❤
@abdirahmandalab4456
@abdirahmandalab4456 Жыл бұрын
Allah ayaa Karim ah ee ramadan mubarak dheh
@Longing127
@Longing127 Жыл бұрын
First guy super talented and the second guy MashaAllah ilahay cod ayuu siiyey 🙌🏾👏🏾👏🏾
@hamdadeka4584
@hamdadeka4584 Жыл бұрын
Wow abdiwaasac amazing voice 😮😮
@shukrisulaymaan5671
@shukrisulaymaan5671 Жыл бұрын
Abowe fanka waxaa ka fiican in quraan ay ku tartaman ama aqoon waxan wa decoumentary hadaa dhinata ka harayah marka midasan kugu dari lahaa ileyn fanka sidan ognahay ilahay rali kama ahan handanah wan sameyna maadama uu sidas yahay bal qeyrka aan u wada weecano mahadsnd❤❤❤
@msmart5808
@msmart5808 Жыл бұрын
"Calmashadu waa halkeede Duruufaha cajiib oo Cidlona hadyo jeer ku xidha Geesi ciirsi waayee"...😍 ✍️~ Maxamed Jaamac (Xabiibul Malaayiin)😉
@joacancelokhaaliduu3173
@joacancelokhaaliduu3173 Жыл бұрын
Ramadaan waye aan kusllino nabigeena muxamed s.c.w❤
@Zaki_De_gangz
@Zaki_De_gangz Жыл бұрын
scw
@muwahibmuhumed-bw1hf
@muwahibmuhumed-bw1hf Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@sharmake603
@sharmake603 Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@aflaamofficial1859
@aflaamofficial1859 Жыл бұрын
01 / Ramadaan Mubaarak🌙 09 /01 /1444h. 03 /23 /2023. Rabiyow waanu gaadhnay maqalkii taraawiixda, ducadii cibaadada, iyo akhrintii qur'aanka allahayow waanu gaadhnay bishii Ramadaan wanaaga iyo badhaadha badnayd anaga iyo ehelkayaguba❤️
@Goldenboi2288
@Goldenboi2288 Жыл бұрын
Qayska Qaysar saaxiib Hor mar wacan ❤️ uLtara Legend Ramadaan Mubaaarak❤
@rahmaabdi7868
@rahmaabdi7868 Жыл бұрын
Cabdiwasac baa ugu fiicnaa uguna cod macaanaa ❤️🥰😍🔥fanka inuu ku biiro baa fiican fanaan cajiiba buu noqon lahaa wallahi codkiidsa waa ceeshcalaa anaaba aad uga helay oon ku ceshceshaday
@janadunia2950
@janadunia2950 Жыл бұрын
1:49 wiilkaas wiilkii manu ahyn habeenkii ciidanka qaranka la taageerayey ❤ Gabeyga tirinayey 🎉🎉🎉
@queeneelsheakh5304
@queeneelsheakh5304 Жыл бұрын
Well done team, thank you All, keep going ❤❤❤
@shakiibxuseen8727
@shakiibxuseen8727 Жыл бұрын
Barnaamijku aad buu u fiican yahy wll laakin talada waa leysku leeyahay Inaad ku soo casuumtaan dadkii aqoonteeda lahaa ayaan idinku darsanayaa maadama oo Hargeisa Tahay hoygii murtida iyo fanka ❤
@imc9270
@imc9270 Жыл бұрын
Inta iyago so #Afuray dawanaysa ramadan mubarak❤😘
@suldaanofficial1927
@suldaanofficial1927 Жыл бұрын
رمضان مبارك🎉🎉🎉
@sulkanoor2057
@sulkanoor2057 Жыл бұрын
Kaliya tartamaysha u daa ya plz
@Nia3040
@Nia3040 Жыл бұрын
افضل صانع محتوى غيث.✌🏼 رمضان مبارك لأحلى شلة ♥️🌙
@muktarfarah1524
@muktarfarah1524 Жыл бұрын
Asc ramadan mubarak qeys qaysar saxib wan ku wataa hadii aan nahay reer Australia Melbourne 🇦🇺
@HOM-q9
@HOM-q9 Жыл бұрын
Marka hore Ramadan wangzan wllkah Got talent Gan aad ayay ugu bahnaayen dhalinta somaliyed anagana way na farxad galinaysa runti midani mahadzanid wll.
@apdizamedupahle4970
@apdizamedupahle4970 Жыл бұрын
ramdaan mubarak dhaman umada islamka🎉❤
@abdallah_abshir
@abdallah_abshir Жыл бұрын
Waaaaw waaaaaw waaaaw capdiwasac waka baxdayay zxp qali masha allh cod halaasi ah yaad ledahy runtii Alle haku barakeyo ❤❤❤❤
@diinicalaa1923
@diinicalaa1923 Жыл бұрын
Dhalinyaro Alle ha inaga wada aqbalo dhamaan camalka bishaan barakeysan amiin☪️🤎🤲
@cadceedabdullahi248
@cadceedabdullahi248 Жыл бұрын
Nabiga kusaliya scw❤❤
@hibacooking4859
@hibacooking4859 Жыл бұрын
Ramadaan mubrik dhamaantin from Homeyy Hargeisa ❤😂
@Yowman56
@Yowman56 Жыл бұрын
Qays wll hadan fikirkeyga ka dhibto aad ayuu ufican yahay balse waqtiga aad so dayneso kuma habona waayo dadka wey soman yihin mana dhagesan Karan heesta ku dhex jirta barnamijka sidaas owgeed pro habenki so daa barnamijka horay usoco wll qali hormar wacan baa ku rajenaya
@Sactuush
@Sactuush Жыл бұрын
wll waa bilaa music dee danbi ma ahan musica la diidan yahy😊magaraty
@abubakerbarre3392
@abubakerbarre3392 Жыл бұрын
@@Sactuush habenki kulaha haben hesaha mala xalaleyay macnaha😂😂😂
@dhalinkaabechannel
@dhalinkaabechannel Жыл бұрын
Habeenka ma xalaal baa heestu?
@mohamedzidiiq7969
@mohamedzidiiq7969 Жыл бұрын
@@abubakerbarre3392 😂😂
@fatimasiciid2808
@fatimasiciid2808 Жыл бұрын
@@Sactuush 😂😂😂 wlhy wa qoslay habeenki kulahaa😂
@eryalka1637
@eryalka1637 Жыл бұрын
Ramadan mubaarak.all Muslims around word.
@cabdikaamilcarab
@cabdikaamilcarab Жыл бұрын
C/wasac masha alah codkii oo qof ah wll waxan rajaynaya inad fanka sidaa uja jogto wayo codkagu uma bahno music
@aishakiinchannel7455
@aishakiinchannel7455 Жыл бұрын
Anigu qeys suu dadka u fiirinaaya iga gadan😂😂he is so funny
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak Team Qeys Qeysar❤👋🏼
@barwaaqokayse9924
@barwaaqokayse9924 Жыл бұрын
Dhakhtaro qosolka iga habee 😂wllky qaysqayser keep going ❤
@dawalegedi9518
@dawalegedi9518 Жыл бұрын
RamaDaN mouoaRek❤ Nabigena zupan e muxamed an ku zalino scw scw scw❤❤
@nazra101-o
@nazra101-o Жыл бұрын
Shekadi yusuf xaybaraan soo xasuustay❤❤ jacaylku xagaasuu ka bilowdaa❤❤
@Mahirofficial1
@Mahirofficial1 Жыл бұрын
Waaaw Brother keep going what program 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥 Ramadan kariim
@zamzamqueenzamia4019
@zamzamqueenzamia4019 Жыл бұрын
Ramadhan mubarak all Muslims ☪️ ✨ 💖 💛
@AsmaCabdilaahi-u4d
@AsmaCabdilaahi-u4d 9 ай бұрын
😅😅😅😅
@Ayan-th5qz
@Ayan-th5qz Жыл бұрын
Ramadan kareem 🌙 Mash Allah barnamij fiicaan naah waad keentaay keep going 💯👑🎉
@Saeeth_Abdrahmn
@Saeeth_Abdrahmn Жыл бұрын
Ramadan Mubarak walaal caafimaad iyo cibaado suuban baan kuu rajayn🌙❤🖐
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 Жыл бұрын
Oh my favourite songs bu qaady Apdiwasic Allokh Haa %1000🥰🙏😲🙈😚 Maxmed wiilka la leeyhy heesta lafoole cilad li'i laxankeedii mu marin wxd odhan Dontan maan gadhine.
@sharmaarkefaisal9051
@sharmaarkefaisal9051 Жыл бұрын
RamadaaN MubaaraK inta Muslimka ❤
@inaraapi629
@inaraapi629 Жыл бұрын
Qaysoow soo dheereya wll barnamijka idinkoo mahadsan anaguna gudiba ka nhyy dhnkaygee😂😂
@mohamedmuuseomar5783
@mohamedmuuseomar5783 Жыл бұрын
Qays Qeyser tHe leGend❤
@Fatma_932
@Fatma_932 Жыл бұрын
Bisha ramadan aynu ku mashqulno kheyerka iyo quran akhriska
@c_______xazan
@c_______xazan Жыл бұрын
RAMADAAN MUBARAK ALL MUSLIMS ☪️ ✨ ❤
@omarfouadyoussouf1809
@omarfouadyoussouf1809 Жыл бұрын
RamadanMoubark Abdiwasac Fanaan wangsn machllah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdirahmanmohamed1038
@abdirahmanmohamed1038 Жыл бұрын
best voice C/waasic mr Ceegaag isku ekaa
@the_kaarto
@the_kaarto Жыл бұрын
Ninka abdiwasac wa legend 🙌🙌Qofka codkiisa maqlay uma malaynayo inu maya odhanayo waxan u haya Haa Haa Haa
@obdirahmann__2287
@obdirahmann__2287 Жыл бұрын
Ramadaan Mubaarak All Muslim❤
@nasmaawil
@nasmaawil Жыл бұрын
Abdiwasac wa another level wa dadki logu talo galay fanka iney so nooleyan
@zakiaabdi9343
@zakiaabdi9343 Жыл бұрын
Cabdiwaasac codkiiisa 🔥Masha allah
@abdihalimshbarkhad8681
@abdihalimshbarkhad8681 Жыл бұрын
Ramadaan mubarak idaylkii🎉 ninkaa cadceed hanaloosoo cel celiyo inbadan ❤❤ hibada illaahay ku manaystaybaan uga hadhi laanahay.
@caseypoqore3788
@caseypoqore3788 Жыл бұрын
Ramadan kariim qeys qeysr lkn shaqo shaqadadii ahyn Bad haysa😂
@xamdahaldhaa
@xamdahaldhaa Жыл бұрын
Meesha qays ,dhakhtar ,ck iyo xamdu ka yihiin waaba funny ku socda wllyal😂❤
@sakariyetaaj
@sakariyetaaj Жыл бұрын
Gacmaha alle hakuu barakeeyo hadaad chenellkeyga booqato 😢
@Sistafahma
@Sistafahma Жыл бұрын
dhawr qodoba:- 1.fanaan idinkuma jiro heesana way u badanty sidan arkayo 2.somalidu ma wada fanan iyo gabya ayay noqden mise idinka ayan hiboyin kale raadin ama chance siin...wax dadka wax uso kordhinaya atleast...xirfadihi gacanta mesha kama dhex arkayo
@MuhAaloveOfficial
@MuhAaloveOfficial Жыл бұрын
Cabdi Wasac Amazing Voice 🔥💎
@hawaduale7560
@hawaduale7560 Жыл бұрын
Qeys qeysar you left hand not bad we same ramadan mubaarak dhamaantiin ❤ Afur wngsn inta afurtay
@ifrahapdillahiciise8550
@ifrahapdillahiciise8550 Жыл бұрын
Waaaw Abdiwasac codkisa wn la dhcay mnsha allh ❤
@sahalyare1167
@sahalyare1167 Жыл бұрын
Abdiwasac Waa Voice Gold masrixiyad wanagsana waa uu leeyahay
@Mohamed16830
@Mohamed16830 Жыл бұрын
Qaysow music carabta ee xaga hore soo saartay fadlan naga daa wixi danbe waanu somanahay wll adigo mahadsan
@zakariefaarah3226
@zakariefaarah3226 Жыл бұрын
Dee is dhaafi wll
@ahmedhassan-hs4kt
@ahmedhassan-hs4kt Жыл бұрын
First one. Wixii iga dambeeya igu cimaamada Like🙌
@mjmofficiall
@mjmofficiall Жыл бұрын
Ramadan mubarak nabiga ku sali walal❤
@farixaiyohooyaded1409
@farixaiyohooyaded1409 Жыл бұрын
Waaw mansha wlhi wilkani waa abwan waxa Runa ayuu ka hadlayaa❤
@ilyasibraahim453
@ilyasibraahim453 Жыл бұрын
Waar qaysow waxan kaa yeeli maynee dadkan waad Isla ogtahiine dad aad is ogayin noo keen iyo shicib meesha camira Dee got talent aan naqaanay kan maahe
@mohametamein2091
@mohametamein2091 Жыл бұрын
Waa barnaamij aad u fiican hal ayan idnku darsan lahaa lkn madama wakhti soon aynu ku jirno waxan jeclaan lahaa inad wakhti habeenimo aad noso deysan barnaamijka🙏
@luckyothman5630
@luckyothman5630 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak 🌙☪️
@istoahmed8705
@istoahmed8705 Жыл бұрын
Masha allh ,Quruxdii ubaxii dalka Dhalinyaradu waa astaanti dalka waany u baahnayeen Madadaaladan oo kale , ❤
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 Жыл бұрын
Ramadan mubarak brothers and sisters MashaAllah
@abdirisakmohamud8424
@abdirisakmohamud8424 Жыл бұрын
Gabadha Koonka xejiya ragiinuna doc xiga sudaasa wacan diin ahaan iyo dad ahaanba 🤙❤
@ahlaam902
@ahlaam902 Жыл бұрын
رمضان مبارك كل مسلم❤⭐🌙💫
@MOHAMEDAOMAR-yz4gb
@MOHAMEDAOMAR-yz4gb Жыл бұрын
Bil Ramadaan ayaynu ku jirnaa Alle khayrkeeda ha inna siiyo, Nimankaa abwaanka miiska uso fadhiistayna waxaan odhan lahaa soo aduunka lama arag arday imtaxaan ka qaadaya macalinkii. 😂 Salaam saaxiibayaal dhamaantiin.
@salmaanapdi5006
@salmaanapdi5006 Жыл бұрын
amiin
@ikraanmaxamuud980
@ikraanmaxamuud980 Жыл бұрын
رمضان مبارك🖤
@hodanhassan9450
@hodanhassan9450 Жыл бұрын
inta shaqada ku dhex daawaneysa lee ku jiraa waa baremij aan aad oga helay horey u soco aboowe qays iyo asxaabtiisa 🙏🙏🙏
@NajaxYusuf-sb8np
@NajaxYusuf-sb8np Жыл бұрын
Wllky tartanka codadka quraankana❤
@yaasir5920
@yaasir5920 Жыл бұрын
wooow runtii wiilkani waa coodkar wllhi, fiiri sidaa uu hadlayo kalsooni, kartii, murtii iyo aqoon uu leeyay inuu wax sharaxoo
@naimoabdiosman3089
@naimoabdiosman3089 Жыл бұрын
Inanka labaad wa top❤ hore u soco
@garaadcabdala1000
@garaadcabdala1000 Жыл бұрын
cabdiwaasac heesta uu qaaday waa hees qaraam ah waana suuqadaha ugu macaan
@abubakersaynab-nt9wj
@abubakersaynab-nt9wj Жыл бұрын
Masha allh good job qays qeyser ❤️🙏
@farhiyacadey8580
@farhiyacadey8580 Жыл бұрын
Abdiwasac halkaan kuimid codkisa igasowadi TikTok ❤❤❤❤🎉🎉
@azmaheiz758
@azmaheiz758 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak all of you❤
@mohapdire6895
@mohapdire6895 Жыл бұрын
Ku sali nabigeena suuban Mohamed scw scw scw
@jamiilmubaarikjamac
@jamiilmubaarikjamac Жыл бұрын
Ramadaan mubaarik dhamaantiin janogaleyaal ❤🙏
@ismailmohamed3067
@ismailmohamed3067 Жыл бұрын
Fanaanka heesta qaaday wuu noolyahay sxb way kaa hoos baxday midaaas waaa legend lafoole
Got tallent comedy
16:05
Qays Qeyser
Рет қаралды 101 М.
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
Waxan noqday Geeljire Hal maalin🐪Degamda Dhoqoshay joogna
5:46
Abdirisaaq Mohmet
Рет қаралды 9 М.
Going back to school
18:31
Qays Qeyser
Рет қаралды 316 М.
Got tallent magic
19:45
Qays Qeyser
Рет қаралды 141 М.
Goob ku taala buurta gacan libaax oo aan hore loo tegin🏔️😳
4:59
YaYa Production
Рет қаралды 3,8 М.
Go tallent dance
19:02
Qays Qeyser
Рет қаралды 261 М.
CODKA UBAX: Qays Qeyser
1:11:24
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 635 М.
Nolosha Geeljiraha | A day in the life of Geeljire
14:26
Qays Qeyser
Рет қаралды 399 М.
SAHAN GOT TALENT 3 BURCO HIBADA LUUQDA CODKA  PARTY 1
43:05
SAHAN TV
Рет қаралды 79 М.
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН