GPT-4o : Kacdoonka cusub ee OpenA I Barnaamijka Caalamka Tiknolojiyadda

  Рет қаралды 31,801

Bile TV

Bile TV

Күн бұрын

Пікірлер: 111
@ibrahimcowke
@ibrahimcowke 7 ай бұрын
Qeybta chanelka Bile TV ugu Wanaagsan waa kan Wariyahana 100%
@Azharimcx
@Azharimcx 7 ай бұрын
Thanks sxb
@bishaarxaange5508
@bishaarxaange5508 6 ай бұрын
Sxb sidee ula soo degi karaa chapt gpt 4o ​@@Azharimcx
@parkhadmahamed4086
@parkhadmahamed4086 7 ай бұрын
قال تعالى (علم الإنسان ما لم يعلم)
@IbrahimAhmed-jx5xb
@IbrahimAhmed-jx5xb 5 ай бұрын
Walaahi waa run
@Silentman3838
@Silentman3838 7 ай бұрын
Mid kamida barnaamijyada ugu fiican ee kabaxa channelkan! Keep going ustaad al-azhari
@Azharimcx
@Azharimcx 7 ай бұрын
Waa ii sharaf sxb.
@Samuelchannel7943
@Samuelchannel7943 7 ай бұрын
Runtii wa barnaamij aad u cajiiba Usbuuc walba waan dawada Hore u wada hadaalina ❤
@Azharimcx
@Azharimcx 7 ай бұрын
Mahadsanid ka faaideysi wacan walaal
@YahyeAbdale-ng4of
@YahyeAbdale-ng4of 28 күн бұрын
Masha Allah Shugran
@Carabhassan-u5o
@Carabhassan-u5o 6 ай бұрын
BILE TV absolutly fantastic, waxan kala socdaa magaalada cape town, south africa,
@abdijamafarah5057
@abdijamafarah5057 4 ай бұрын
Maashaalah aad & aad u mahadsantahay
@cabdulaahiraage6938
@cabdulaahiraage6938 7 ай бұрын
❤ lakiin aniga waa lacag buu ileeyahay wax yar mooyee
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 7 ай бұрын
Mahadsanid bile 📺
@kabtanassad9763
@kabtanassad9763 6 ай бұрын
Kusaliya Nabigaa salalahu caley wasalam ❤
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 7 ай бұрын
Cajiiib runtiii, Dunida wee tagtey
@hashimomar2136
@hashimomar2136 2 ай бұрын
Good update thnks
@khalidarab3303
@khalidarab3303 7 ай бұрын
Cajiib weeyi illaahey inta khayr uga faa iideysato hanagadhigo
@Azharimcx
@Azharimcx 7 ай бұрын
Aamiin walaal
@abdirahmanabdi4634
@abdirahmanabdi4634 6 ай бұрын
Brother Aad Iyo aad aan kuugu mahad celinaynaa❤ allaha ku xifdiyo, sida wanaagsan ee aad walaalaha usoo gaarsiinaysid knowledge ka cusub ama laga faaiidaysan karo, Aan tijaabno, umada kaleba Waa tijaabiyeen
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 7 ай бұрын
Arintaas waan soo dhawaynayaa
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 7 ай бұрын
Waa kaaf iyo kala dheeri meesha aduunka uu maraayo Iyo meeshay soomaalida joogto
@Azharimcx
@Azharimcx 6 ай бұрын
Aad iyo aad
@RiyolehBouk
@RiyolehBouk 3 ай бұрын
Af-SOMALI MAA KU HADLEYSA THANKS
@mubaraksiciid6501
@mubaraksiciid6501 7 ай бұрын
Manashaall wll waxaan isticimaall ChatGPT 4o waxa aan eegay bal cid ka hadasha, KZbinr ad lkn waxay kahadalaan waxa kale man ku baraaug sana, , best youtuber ugu wangsan good job
@AbdiAli-m7k
@AbdiAli-m7k 7 ай бұрын
Sxp sidee kuheli karaa step by step adoo mahadsan
@Azharimcx
@Azharimcx 7 ай бұрын
Soo dhawoow walaal
@Maxamed1-u1j
@Maxamed1-u1j 7 ай бұрын
Mahadsanid ustad
@Azharimcx
@Azharimcx 7 ай бұрын
Soo dhawoow wll
@abdiabdilahi5471
@abdiabdilahi5471 7 ай бұрын
My fav master aad kuu taageera sir😊
@Azharimcx
@Azharimcx 7 ай бұрын
Mahadsanid walaal soo dhawoow
@daadircabdiraxiinaadan1455
@daadircabdiraxiinaadan1455 7 ай бұрын
Barnaamijkaan noosobadiya mhsnd ❤
@Azharimcx
@Azharimcx 7 ай бұрын
Haddii Alle idmo. Ka faaideyso barnaamij cusub oo aan ladhaho : Tab & Xeelad
@AbdullahYuusuf
@AbdullahYuusuf 6 ай бұрын
Muhiimaddu waa inaad luuqadda taqaannaa ustaad hal kalle majiraa oo lagu fahmo luuqadda
@RagiiHorre-bq6ht
@RagiiHorre-bq6ht 7 ай бұрын
Wllky Mohammed apdi aziz alla yacizak❤
@Azharimcx
@Azharimcx 7 ай бұрын
❤️😍
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 6 ай бұрын
Massakiin, 4 5 xataa ma fahamsana somalia, markasta taariikhda sidaan oo kale ayaa loogu ciyaari jiray, sida cismaaiil ghelle ugu ciyaari taariikhda qabaa'ilada somalia. Ka noqo sax maahan iskana ilaali hana ku dhawaaqin wax la yiraahdo 4.5. Waa they yiraahden xaq maahan ee waa xal, waa caddaalad darradii ugu xumeyd ee somalia ku dhacdo.
@AbdullahYuusuf
@AbdullahYuusuf 6 ай бұрын
Muhiimaddu waa inaad taqaanna luuqadda
@TripleM896
@TripleM896 7 ай бұрын
Waan ku haysta Barnaamijkan
@ALmt-Hasanat
@ALmt-Hasanat 5 ай бұрын
Asc, sxb waxan raaba inaan luuqa informatique ah barto ee teeban mismilaah dhaaha .😊
@HanadCumar-ui1ec
@HanadCumar-ui1ec 7 ай бұрын
ilaahow eey free ka dhigaan.
@M00199
@M00199 7 ай бұрын
luuqada ayaa caqabad noqon karta kaliya ustd
@Azharimcx
@Azharimcx 6 ай бұрын
Afsoomaali wax wuu ku qoraa balse codka waa wali.
@abdiabdilahi5471
@abdiabdilahi5471 7 ай бұрын
Gpt aduunka meel Kaley uwada lkn waa wax aad ufiican siday ila tahy in la fahmo qaabkii loo isticmaali lahaa
@Misantubee
@Misantubee 7 ай бұрын
Waxaan ku isticmaalay luuqada somaliga Anigoo ka waraysanaya xaaladaha dunida ka taagan runtii wuxuu igula hadalay luuqad fasiixa waan aamini waayay waliba wuxuu isiinayey xog kasta iyo warbaahinta uu ka soo qaaday isagoo iigu tarjumaya af soomaali sax ah oo an wax qalada lahayn ...waa cajiib
@Azharimcx
@Azharimcx 6 ай бұрын
Innaba caadi maahan
@faromsahd8003
@faromsahd8003 7 ай бұрын
Waan jeclahay qaybaha tejnaloojiyada
@Azharimcx
@Azharimcx 7 ай бұрын
Soo dhawoow Jaalle
@ismaaciilyaasiin3955
@ismaaciilyaasiin3955 7 ай бұрын
Laakin bilaash mahan
@Elmimoh
@Elmimoh 7 ай бұрын
Waa bilaash, waad tijaabin kartaa
@cumaraxmed3107
@cumaraxmed3107 6 ай бұрын
Asc bahda bile ereyga Ai u adeegsada Garaad-gacmeed
@khadarahmet4861
@khadarahmet4861 6 ай бұрын
Garaad gacmeed maha wll waxa uu soomali ku noqonaya Garaad ka macmalka ah
@cumaraxmed3107
@cumaraxmed3107 6 ай бұрын
@@khadarahmet4861 macmal waa carabi se gacmeed waa wax gacanta lagu sameeyey sida satellite uu dayax gacmeed u yahey.
@mascuuudbashiir638
@mascuuudbashiir638 2 ай бұрын
​@@khadarahmet4861 Macmal waa afcarabi
@AbdullahYuusuf
@AbdullahYuusuf 6 ай бұрын
Muhiimaddu waa inaad taqaanna luuqadda 15:13
@DarbiAlbaab
@DarbiAlbaab 6 ай бұрын
❤❤ good is good
@mohamedfarahbarako4178
@mohamedfarahbarako4178 6 ай бұрын
Asc Akhii aad baad u mahadsanatahaay, laakiin free maaha Lacag bay I weydiiyeen
@mukhtarjibril4473
@mukhtarjibril4473 7 ай бұрын
intelligence artificielle kulahaa Googleka Lee information karaadiyaa iyo website yada
@Azharimcx
@Azharimcx 6 ай бұрын
Bal kanna tijaabi sxb😊
@g2epic-pro
@g2epic-pro 7 ай бұрын
Waa halis wayn
@mucaaddkhadar474
@mucaaddkhadar474 6 ай бұрын
Ma isheegi kartaa wll waxa uu halis uyahay
@mosakke
@mosakke 7 ай бұрын
Runtii waa Arin Cajiib ah oo aan ka faa iideysan doono in sha allah Wax kale oo Cajiib ah Sida Dagan EE Aad noogu Sharaxeyso Sxb Sare
@Azharimcx
@Azharimcx 7 ай бұрын
Soo dhawoow sxb😊
@HAZANABDI2
@HAZANABDI2 7 ай бұрын
Salaamu caleykum marka koowaad waan ku faraxsanahay barnaamijka mar labaad na waxaan codsanayaa in videoka loo furo in ladagsan karo mahadsanidiin
@Azharimcx
@Azharimcx 7 ай бұрын
Mahadsanid in badan wll
@shafeccabdihamidsalad1408
@shafeccabdihamidsalad1408 7 ай бұрын
Appkan play store mku jiraa
@محمدبنسوهيب
@محمدبنسوهيب 7 ай бұрын
Akhi wad naga ragatay e
@ahmedharir5863
@ahmedharir5863 7 ай бұрын
Runtii waxan mudo dheer isticmaalayay Chatgpt 3.5 in muda xaqiiqtan waan ka faaiday gaar ahaan markan xog raadinayso scientific ah. Shirkadu waa ku mahadsantahay inay heerkan soo gaadhsisay chatgpt.
@MrMassari1231
@MrMassari1231 7 ай бұрын
HADII AAN AHAAN AHAYD DAD LUQADA ENGLISHKA AY SECOND LANGUAGE U TAHAY WAANU KA FAAIDINSANLAHAYN
@Azharimcx
@Azharimcx 6 ай бұрын
Qoraalka Afsoomaali wuu yaqaanaa 😊
@outthinkersubliminalfacts
@outthinkersubliminalfacts 6 ай бұрын
Maadaama dad badan ay isticmaalayaan Smartphones, personal information keena bay xadayaan ooy gadanayaan. Ama in loo tijaabiyo bay rabaan Omni ga, hadhoowna ay lacag ka dhigaan. Hype weeye OpAI & Sam Altman. Aan iska jirno
@dharaarshow
@dharaarshow 7 ай бұрын
Nio qaab aan u isticmaalaan garan waayan xaleyto dhan baan raadinayey
@crisaaqxaajimuuse
@crisaaqxaajimuuse 5 ай бұрын
Afka somiga .a kula hadli kartaa
@drdaacad8208
@drdaacad8208 Ай бұрын
Linkiga ila so wadaag
@fiqidheerehassan8102
@fiqidheerehassan8102 7 ай бұрын
Wadanka miyaa lagu isticmaali karaa adigoo somalia ama ethiopia jooga miyaa GPT 4o
@mustafehassan785
@mustafehassan785 7 ай бұрын
Vpn isticmaal android hadaad wadato google chrome ayaad ka heli kartaa iphone hadaad wadatana safari browser
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 7 ай бұрын
3 5 ban uxiisayba wayo hadalka uso koobi jiray Lkn kan 4.o wax yar hdd waydiso bad buu galayaa😂
@Azharimcx
@Azharimcx 6 ай бұрын
Adiga ku amri kara in uu xog waafi ah just siiyo iyo in uu kuusoo koobo😊
@abusomali
@abusomali 7 ай бұрын
16:00 iyo 16:12 dhinacyada baa gacmaha ku aadineesa o tilmaameesa hadana meesha tilmaameeso wax qoraal ah laguma sooqorin anyway mahadsanidiiin
@Nour_abdulahi
@Nour_abdulahi 6 ай бұрын
Yaa kuyidhi waa free su'aalo kooban baa laguu ogalyay neo
@Bulqaasacademy
@Bulqaasacademy 6 ай бұрын
Chat gpt hda ani noloshayda ayuuba la zxpay wxwalba diyaarinayo isaga istcmaala lon luzy ka dhigayaa
@Abucadnaan
@Abucadnaan 6 ай бұрын
Free ma ahan sxb ana firiyay lacag ba la i weydiiyay
@wizzcabdala8909
@wizzcabdala8909 7 ай бұрын
Wll gorme lasii deynaa ama la fasaxa
@Yussuf0006
@Yussuf0006 7 ай бұрын
Hambalyo weriyaha qaab ku dhehantahay aqoon iyo xirfad ayuu isugu soo dubariday mahadsanid jaale. aniga waxaan mudo isticmaalayaay chatGPT3,5 hadan waan radiyaay kan intaan barnamujika dawanyaay laakin gadal ayad ka shegtay inaan weli dadaka u furnayn . mahadsanid
@Azharimcx
@Azharimcx 7 ай бұрын
Mahadsanid walaal, dhawaan dunida ayaa lagusoo fasaxayaa
@Nuurooble
@Nuurooble 7 ай бұрын
Wax uusan awoodin sooma jiraan
@NUURIYE.
@NUURIYE. 7 ай бұрын
Xgeee kala,soo degaa
@Azharimcx
@Azharimcx 7 ай бұрын
Play store and Apple Store (ku qor : ChatGPT OpenAI)
@AbdiHamse-m7f
@AbdiHamse-m7f 6 ай бұрын
Appka Saxda MaSoo dhigi karta?
@Azharimcx
@Azharimcx 6 ай бұрын
Waxaad ku raadin kartaa magaca “ChatGPT” dhanka Play Store ama App Store.
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 6 ай бұрын
Nio chat gpt 3.5 ayaba lcg ah marka sawir ad ka qadeyso lacala problem xisabed ku xalineyso
@Ahmet090
@Ahmet090 7 ай бұрын
Mhdsnd Zxp Maxamed Sida aad nola socodsiso adunka, Zxp gormu so baxaya Gpt4o, Mise chatpgt 3.5 ayaa lagu dhex isticmali karaa?
@Azharimcx
@Azharimcx 7 ай бұрын
Waxay sheegeen in GPT 3.5 lagu dhex adeegsan doonaan.
@Hilaac.production
@Hilaac.production 7 ай бұрын
@shafeccabdihamidsalad1408
@shafeccabdihamidsalad1408 7 ай бұрын
Sidee loo sameeyaa appkan qofkii yaqaaana please
@Azharimcx
@Azharimcx 7 ай бұрын
Kala deg Play Store ama Apple Store (ku qor: ChatGPT )
@abdihussein4017
@abdihussein4017 6 ай бұрын
Aswb waad ku mahadsantahay sida aad Noola socod siisid caalamaka waxa ku cusub. WLL waxaan rabaa inaan ogaado in uu leeyahay app lagu isticmaali karo Gptchat 4o iPad Pro. Haduu jirina pls linkiga noo soo dhig mahadsanid.
@abdiabdilahi5471
@abdiabdilahi5471 7 ай бұрын
Sir goorma ayaa lasoo fasaxayaa
@Cabdilaahicumar-y3b
@Cabdilaahicumar-y3b 2 ай бұрын
😮😂😂❤❤❤❤🎉🎉🎉
@abdirashidismail6088
@abdirashidismail6088 7 ай бұрын
Somali translation malee yahay
@Azharimcx
@Azharimcx 7 ай бұрын
Haa wuu leeyahay.
@Cabdilaahicumar-y3b
@Cabdilaahicumar-y3b 2 ай бұрын
Y3s
@bisharabdulahi2647
@bisharabdulahi2647 Ай бұрын
Sheeko uu manata iiga sheekeeyaa qosal igu dishay. Wuxu bina adam caadiya oo waliba wax kasta ku jiraan weeye.
@abdis70
@abdis70 6 ай бұрын
Si walba Somali view u raadisay. Ma is yidhaahdeen!? Wax cusub ma arkayo. AI xawli buu ku socdaa.
@IsmaciilfaaraxCaarshe-l9b
@IsmaciilfaaraxCaarshe-l9b 6 ай бұрын
Somalia 😅😅😅 iyo daba dhilif maxa lala heysta waxne ma lahan wax kale xayiysis moye
@marshalmahama
@marshalmahama 6 ай бұрын
jaahilkan wan ku qosla walahi waxan u sheegaayo dadko dhan baa ogo hada waxba naguma so kordhin taakaale waxan programashin ba la dhahaa ee mucjiiso maha waayo bini-adam adookale baa sameyay ee mucjisaada ilaahay un baa sameeya yaa jaaahil
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 6 ай бұрын
areey bul waaba iloobaye see loo ciyaari jiray horta?
@AbdullahYuusuf
@AbdullahYuusuf 6 ай бұрын
Muhiimaddu waa inaad taqaanna luuqadda 15:13
@AbdullahYuusuf
@AbdullahYuusuf 6 ай бұрын
Muhiimaddu waa inaad taqaanna luuqadda 15:13
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 651 М.
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 66 МЛН
CryptoCurrency and Stocks with SolaPortal
27:36
Sola Portal
Рет қаралды 65 М.
MOSLIMS KOMEN TOT BLOEI WANNEER DE ISLAM ONDER DRUK STAAT | KASIM TEKIN
52:44
كتاب - لا يمكنك ايذائي - الشرح الكامل
1:41:22
دوباميكافين Dupamicaffeine
Рет қаралды 3,2 МЛН
Documentary | Sooyaalka Sababta Burburka | Yemen
31:04
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 126 М.
Robot Nolosha Aadanaha Bedalay | Caalamka Tiknolojiyadda
17:22
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 651 М.