Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo furay Buuga tacsida AUN Prof jawaari

  Рет қаралды 10,424

VTV Somali

VTV Somali

Күн бұрын

Inta la xaqijiyay 10 qof ayaa dhimatay tiro kalana way ku dhawacmeen dagaal maanta ka dhacay waqooyi bari ee gobalka Mudug.
Dhex-dhexaadiyayaasha Maraykanka, Reer Yurub iyo Carabta ah ayaa cadaadinaya in loo jeesto in weerarada xuduudka ka soo talaabaya ee u dhaxeeya Israel iyo kooxda Xizbullah ee fadhigeedu yahay Lubnaan aanay u gudbin dagaal baahsan oo Bariga Dhexe ka dhaca, kaasi oo dunidu ay ka cabsi qabtay muddo billo ah.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa ay yihiin tacaddiyada ugu badan ee ay la kulmaan dumarka ku nool Soomaaliya.

Пікірлер: 9
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 ай бұрын
Maxa kadhexeye xasan shekh iyo dagaalada qabilka cajiib
@yussufalio7689
@yussufalio7689 3 ай бұрын
Shujaiyah ayey u aqrineysaa shajiyah
@kadiirabdoosh
@kadiirabdoosh 3 ай бұрын
Mxaad kuu qosooshee😂
@MahadYuusuf-eu3lr
@MahadYuusuf-eu3lr 3 ай бұрын
ASC VOA soomaali
@CabdullahiMaxamed-pt4sx
@CabdullahiMaxamed-pt4sx 3 ай бұрын
Asc
@BadanBaalkajogah
@BadanBaalkajogah 3 ай бұрын
Asc
@HassanShugri-k4w
@HassanShugri-k4w 3 ай бұрын
Asc VTV Soo dhawa
@CabdullahiMaxamed-pt4sx
@CabdullahiMaxamed-pt4sx 3 ай бұрын
❤❤❤
@MacruufMacruuf-im9dz
@MacruufMacruuf-im9dz 3 ай бұрын
ACUDU BILLAAHI MINA SHAYDANI RAJIIM
Brawl Stars Edit😈📕
00:15
Kan Andrey
Рет қаралды 58 МЛН
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,6 МЛН
The joker favorite#joker  #shorts
00:15
Untitled Joker
Рет қаралды 30 МЛН
DAAWO Hargeysa Iyo Habeenkii Abwaan Weedhsame
56:14
Dhamays Media Production
Рет қаралды 84 М.
Burco oo lagu soo dhaweeyay Musharrax Cirro iyo wefti uu Hoggaaminayo
3:42
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 6 М.