" Wasiirka Duulista anoo ah, aadban u dedaalay Taariikh weyn .. " Maxamuud Xaashi Q.2AAD

  Рет қаралды 23,523

Hargeisa HD

Hargeisa HD

Күн бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @hargeisahd
Hargeisa HD Is Multmedia Production Company, Concentrate on Media Productions :-
- Corporate Video
- Advertisements
- Documentaries
- Event Video Production
- Motion graphics, and
- Wedding Videos.
Join This Channel To Get Access To Perks:
shorturl.at/er029
Make Sure You Click On Subscribe So That You Don’t Miss, Future
Videos : bit.ly/3sggg3Z
For more info of Hargeisa HD Production contact me throught...
KZbin : shorturl.at/er029
Facebook : shorturl.at/sUVW2
Instagram : Https://bit.ly/3sn22yl
Contact us: +252634137711
Copyright © 2023 Hargeisa HD. All Rights Reserved.

Пікірлер: 137
@Yusufhalig
@Yusufhalig 3 ай бұрын
Kani TUUGII $10ka Milyan ee Madaarka Hargeysa iyo lacgii Mashruuxii XUMBO-WEYNE shaadh QABIIL ku XADAY TOOGASHO ayuu istaahilaa
@jmo4410
@jmo4410 3 ай бұрын
Allah Akbar!! Kani in Jail ku jiro ayey aheyd. Tuug
@kaledomar7041
@kaledomar7041 3 ай бұрын
MAAMUULKII HAWADA SOMALILAND IN AAD U SAXEEXDEEN OO AAD SI YAR OO FUDUD UGU WAREEJIYAY SOMALIA.
@xiiscabdicilmi9633
@xiiscabdicilmi9633 3 ай бұрын
Tariikh yahan ayad tahay niyawu
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 ай бұрын
IN LA TOOGTAY AHAYD RUNTII
@muuseadan2294
@muuseadan2294 3 ай бұрын
Wooow jookarka Siyaasada Somalilnd. Ex Wasiirkii Wasaarada Duulista Hawada + Wasiirkii Wasaarada Madax,tooyada Somalilnd + gudoomiyaha URUR Siyaasadedka KAAH Ahna Hugaamiye Bulsho + Oday qaran
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 ай бұрын
Ninkani asagoo Dibjir ah ayuu Siilanyo qabiil ku geystey wasaarada duulista waxa uu kadhacey 4.5m$ Tuug tuug dhaley iney xabsiga dhigaan bay aheed
@amalos3435
@amalos3435 3 ай бұрын
Waaxd ku dadashay inad hawadii somaliland kuwarejisay faqashtii iyo qadad weeyn ayaa tarikhda somaliland kugu jirta maxamuud xashiyow waxa kugu cadeyey adiga iyo xirsiba rer Somalia madax doodi Alaah baa idin qashifay isqari baan ku odhan lahaa
@yusuf-q8p
@yusuf-q8p 3 ай бұрын
Tuug tuug tuuuuuug xoolihii umada jeebadaha ka buuxsaday qaatay illaahay ayaa kaa dambeeya ...xageed tagi aakhiro xageed gali ...yaa kaa dhaafaayaa xoolaha umada masaakiinta ah tuuggoow ma xishoode ina Xaashi ..ma khajile siyaasadu ma xoolaha agoonta oo la dhaco ayaad u taqaan ...ahbal ..duli..
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 3 ай бұрын
Kkkk laba dumdumo o Hargeysa iyo Berbera laga dhisay ,Xumbaweyne iyo Hawadii oo la cunay ayaa dadaal ah miyaa? Waa min Subxaanallah!
@haydar378
@haydar378 3 ай бұрын
Wuxuu ku cunay lacag 30 million dollars garoonka jigjiga Ethiopia 1.5 million ayaa lagu dhisay oo kaliya
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 3 ай бұрын
@@haydar378 waxaasay dad caqli la'i inoo buunbuuninayaan maanta
@tayozirsaleban5046
@tayozirsaleban5046 3 ай бұрын
Tuug ka af wanaagsan waligay ma arkin
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 ай бұрын
Tuug tuug dhalay waa NINKII HAWADA JAMUURIYADA BARAKAYSAN SARIFTAY EE DARAADII LOO LAALAY INAMADII YARYARAA EE UU XAMAR GEEYAY(IN TIIRKA LAGU GEEYAY AHAYD OO LAGU TOOGTO) WAXAAN SE KAGA BOGSANAYAA MADAXWEYNAHAYGA SHARAFTA LEH OO HAWADII JAMUURIYADA SOMALILAND SOO DICIYAY.
@maxamedwarsame2553
@maxamedwarsame2553 3 ай бұрын
markaad indho adeyg wajahayso wa sidan oo kale daldhan buu hawadiisii wareejiyey markaasi isku cadeynaysaa sidan
@nourayaya5487
@nourayaya5487 3 ай бұрын
Tuug baad Ahay lacagtii xaday madaarka lagu dhisayay ood dhacday waxaad dhacday lacagtii vunba wayne waligaa ayaad tuug ahayd jabhad na kumaad jirin waxaad ahayd tuugii hawada iibsaday mujaahid maad ahayn ee wadigii qorigaaga iibsaday waligaaba tuug baad ahayd
@The_Observer0000
@The_Observer0000 3 ай бұрын
Tuug qalinka Siilanyo wax Ku cuni jiray.
@mohamadismail1880
@mohamadismail1880 3 ай бұрын
WAA TUUG TUUG TUUG
@muusakahin4135
@muusakahin4135 3 ай бұрын
Kolkaa xirsi halkuu halkuu 40 million ka keenay uu buugiisa ku qoray
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 3 ай бұрын
Afrika tuugta ayaa tidhaahda waanu dadaalnay. Bal ninkaas hadlaya lacagtii garoonka ha la waydiiyo.
@MunaMohamud-n3w
@MunaMohamud-n3w 3 ай бұрын
Subxaana allaah waar maxamuud xaashow ka xishooda ilaahay iyo umada adiga iyo xirsi waayo aabaha musuqa somaliland ayaa tihiin waliba dhaar baa lagu mari karaa
@maxmedxirsi7407
@maxmedxirsi7407 3 ай бұрын
BEENTII OO CAGO LEH. INDHO ADAGA QOFKU. 😂😂😂
@abdilahiabdimadoobe5820
@abdilahiabdimadoobe5820 3 ай бұрын
Ilayn dad ma qajilo waa ninkii garoonka cunayn ee xamar ka iibiyey qalabkii lagu hagi lahaa diyaaradaa
@dayroday8133
@dayroday8133 3 ай бұрын
MAHAMUD XASHI GOORMUU RUN SHEEGI DOONA ILAA XIDHIIDHKII UU BUDHCAD BADEEDI
@haydar378
@haydar378 3 ай бұрын
Airport terminals Somaliland wax wayn oo soo kordhisay may jirin
@NimaIbrahim-p8f
@NimaIbrahim-p8f 3 ай бұрын
Xolihii wadanka Iska Soo celi Iman lawe
@Khaalidgamiil
@Khaalidgamiil 3 ай бұрын
Tuug tuug dhalay xumbo weyne
@yousufyousufelmi9229
@yousufyousufelmi9229 3 ай бұрын
waxba Airportka maad disin,waxaad distay dobokuus. lacagtii Airportka Hargeisa,Airportka Berbera,iyo Mashruucii biyaha Xunboweyne adiga ayaa cunay. Beenta ka daa dadka,iyo alfalayla waa laylada.
@diicisxuun3789
@diicisxuun3789 3 ай бұрын
SUAAL JACAYL MA KU SOO MARAY:- Tan wareysaneysaa weydiisay hadal adag Kaba weyn da'deedaas Waxse ayba moog tahay Inay damaqday waa hore Nabar helay dabiib wacan Wax yar buu dulxaadshee Sidey wax u dhaceen beri Haddii uu warrami laa Warku wuu is tari laayo Wuxuu socon lahaa wiig Kolkiise uu walaalkaa Weyne haw raxmado ee Kaa waabshey yoolkii Waxdaddii ku garab galay Waddadaad ku kulanteen Waxtarkeed ka sheekeeyo Weligaa ha sii deyn Mabda' wadaagta uunbaad Wax is tari karaysaanoo Wada socon karaysaane Qabiil waa hungiyo weyde Dhallintana ka waanshoo Haku waalanina dhaha Waddankana ka cidhib tira
@axmedcayngal4089
@axmedcayngal4089 3 ай бұрын
Tuugsanaa muxuu biyyii hargaysa cunay
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 3 ай бұрын
Tuug beenaale ah oo ka indha adag lama arag
@IphoneDefender-py6fb
@IphoneDefender-py6fb 3 ай бұрын
Heegow comment Aad nasaha la dhaceysan ka daaya Ninkan wa joker haduu wax cuneyna ma keligi ba wax cuneynamuuse biixi sow Maha ninka iibiyey India line , gantaalaha , xero dhiftii, wershada kebista, diyarada Ethiopia oo share keda qadanayo.
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 ай бұрын
Kaahin iyo Biixi dictatorship waxa uu basaasijirey SNM maxaad u sheegiweysey tuug tuug dhaley xabagle ahaa
@SMije-c4t
@SMije-c4t 3 ай бұрын
Suuban manta Igu horaysa nacam bilaahay waxay 100% ka wangsantahy kuwa weriye nimo u waashay oo Qof Kay warysanayan Hadelka ka dhex gala oo Marva ilwaa wa warysiga gundhigiisa adeer suban I give you 10 out 10 points maxmudna waxsalmyaa ilaa 1989 iyo Taariikh a badan u sheegay a xaadir ban u Haa Suban adeer halka kawad shaqadada 👍
@Mustafe-mc5ls
@Mustafe-mc5ls 3 ай бұрын
Duug ayaa hadlaya wali
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 ай бұрын
Ma tuugii baa maxkamad waa kuu diyaara
@akam3835
@akam3835 3 ай бұрын
Ma khajilo Ina xaashi waa ninkii dhaxal wareejiyey maamulkii.hawada Somaliland Ina xaashi waa ninkii qoriga nuurmadoobaha ahaa Ak 47 La soo baxsaday oo burco la soo galay
@yousufyousufelmi9229
@yousufyousufelmi9229 3 ай бұрын
Dadka halkaasi wax ku soo qoray,dhammaantood waxay isku raaceen in uu Mahamoud Hashi yahay tuug,beenaale,iyo doqon aan xishoonin.
@diicisxuun3789
@diicisxuun3789 3 ай бұрын
Tan wareysaneysaa weydiisay hadal adag Kaba weyn da'deedaas Waxse ayba moog tahay Inay damaqday waa hore Nabar helay dabiib wacan Wax yar buu dulxaadshee Sidey wax u dhaceen beri Haddii uu warrami laa Warku wuu is tari laayo Wuxuu socon lahaa wiig Kolkiise uu walaalkaa Weyne haw raxmado ee Kaa waabshey yoolkii Waxdaddii ku garab galay Waddadaad ku kulanteen Waxtarkeed ka sheekeeyo Weligaa ha sii deyn Mabda' wadaagta uunbaad Wax is tari karaysaanoo Wada socon karaysaane Qabiil waa hungiyo weyde Dhallintana ka waanshoo Haku waalanina dhaha Waddankana ka cidhib tira
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 3 ай бұрын
Maxaada. Dhimashadiisu. Ku. Taarasaa. Maalinta. Loo. Qooro. Buu. Dhiimaan. Haaku. Daanabaaniib
@mohamudelmi4745
@mohamudelmi4745 3 ай бұрын
Wa macalinki cune
@HajiabdirashidIssa
@HajiabdirashidIssa 3 ай бұрын
Beenaale Waad Iibisay Hawadii Somaliland Waa I. MAXAKAMAD Lagu Soo Taagaa
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 ай бұрын
Tuug waxa uu dhacey 4.5m$ uuna ku xaseystey UK Sharcina ka qaatey waana ninkii gatey hawada somaliland wali waa malabsanya
@AwillYeey
@AwillYeey 3 ай бұрын
Tug indha adag.
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 ай бұрын
Kani Basaas ayuu ahaan jirey Morgan ayuu u shaqeynjirey kadibna tuug noqdey dhacey 4.5$
@munasagal2496
@munasagal2496 3 ай бұрын
Habarjeclo iyo habaryoonis baad beriga isku dirtay, habarawal ahaan wan na dhacday xaashow, wasiiradaydu sid umay casaane😂😂😂😂😂
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 3 ай бұрын
Mar horeba waxaa sheegay gudoomiye faysal cali waraabe oo yidhi wuxuj run sheegaa marka uu albaabka gurigiisa garaacaayo inta kale erey runna ma yaqaano alle ku nac
@KassimAre
@KassimAre 3 ай бұрын
Tuug. Tuug. Ader. Waxba garanmeysiid tuug. Ya tuug siyasada somaliland waliga kuma guleysana siiid ya tuug
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 3 ай бұрын
Maxaa madarkeena ka dhigay guri yar,meedhay mashruuci xunba weyne ,2015 hargeysa ayaan tegey waxanu bixinay lacagtii soo gelida markii aanu baxaynay gursi ayaa la soo dhigay inta ka horaysa meesha basboorada lagu baadho ilaa aad 20 dolar bixiso maad soo dhafayn halkaa ,lacag kumay dhacayn dakhliga dawlada ,xagey tegeysay ,meeday lacagtii aanu abaraha loo soo ururiyey ,dubai Airlines iyo Arabia airline somaliya ayaad ka soo saxeexdeen ,madaxtooyadu maqaaxi ayay ahay ,hadii aad doonayso inad ganacsi samaysato 3xafiis oo kala gaar ah ayaad tegeysay ,waxay ahay wakhtigii ugu xumayd dalka aad mamuleyneed mashruucyada dad gaar ah ayaa lahaa ,inaad isla xishooto ayay ahay ,hargeysa markii aad timid guri maad lahay xagee ka keentay ,ilahay iyo dalka ka xushoo ,viva somaliland
@abdigouled
@abdigouled 3 ай бұрын
Benaleh tuug inxashi anago kuleh nacas halkad marisey xusbigi reys miyad ilowdey nacaladba kugu tala xirsi gaab iyo yusra harti cod ha ku siso
@adamahmed973
@adamahmed973 3 ай бұрын
Inantaas Suban tolow soomaaliyeey halayla raadsho waxuun baa u leh, she is very good in every side.
@abdikarimali6867
@abdikarimali6867 3 ай бұрын
SNM miyaanay ahayn kuwii aad qoriga kala soo gashay nimaan ku aqoon u sheekee tuug in adiga lagu tooto ayay ahayd I feel sorry this young girl .
@NaasirOsmaan
@NaasirOsmaan 3 ай бұрын
Ninkaa wayni beenta uu inoogu sheekaynayo eega marka uu ka hadlayo arinta doorashada ee xisbiga looga badiyay ee muraaqibka uu leeyahay muu saxeexin . Nidaamka doorashada waxa lagu saxeexaa iska goobta intaan lagu kala kicin waa been cad taasi .
@maxamedthanks3788
@maxamedthanks3788 3 ай бұрын
Dadka kani iskaga filnaan waayay ayaa kaliita kan 😢😢😢😢
@abdifatahduale3967
@abdifatahduale3967 3 ай бұрын
Waa runtayoo Aad ayad U dadaashey madarka lacagtii Kuwait soo bixisey ayad xaday Tuug laba kaboodla ayad Tuug Indha adaga ma sharmuuta
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 3 ай бұрын
Marakaada. Aragataan. In. Hj Ah. Deewaasha. Oo. Wareera. Maha. Baasaas. Iyo. Isalagaranee
@faaraxjaamac3421
@faaraxjaamac3421 3 ай бұрын
Halkaa dadaal kuumahayo adoo wasiirka duulistaa sidee ayay udhacday in caasimadii labaad eeburco eeribootkeedii uxidhnaado makaasaad dadaal kusheeganaysaa?kuumahayno
@siciidcabdiraxman1453
@siciidcabdiraxman1453 3 ай бұрын
Intaan xasusto wali qof siyaasiya kuma odhan tuugbaa tahay Dadban oo kalmadaa xun isticmaallaya aakhiro alle lama hortagaysaanne alle ka baqa
@abdiganiqalabjaan6346
@abdiganiqalabjaan6346 3 ай бұрын
Maxamuud xaashi su’aalaha inanta ma isagaa usoo dhiibay tolow, maxaa laguu hadal hayaa, joorka siyaasadda maxaa laguugu bixiyay, goormaa kuugu darnayd😂
@MubYus
@MubYus 3 ай бұрын
Tuugii lacagta yar qaatay ee hawada Somaliland ku wareejiyay maamulka Muuqdisho yaa maanta ku doodaya , aad baan u dadaalay.. Yaaab.
@abdihashi9863
@abdihashi9863 3 ай бұрын
Dab la'aan qiiq mahuro Ina Xashi iyo Xirsi aad ayaa loogu xata boob Alle ayaa og inay runtahay iyo inkale
@ZakariyaAbdille
@ZakariyaAbdille 3 ай бұрын
Inaalilaah oo hadii aanu ogaynba xaasaskiisii markay dhalyaan aanu garabtasgnayn waxaba ma sheegayo
@xiiscabdicilmi9633
@xiiscabdicilmi9633 3 ай бұрын
Kagamad tagin wallaahi miyad ahayin nin ki tawar ki dayurada ee hargayisa nin ki geeyay xamar ee sexexay ee doolar ka siis tay waar caruurta u waran niyawu
@khadarXuseen-u1o
@khadarXuseen-u1o 3 ай бұрын
Cidan uu waramayaa waa ayo? Somalilnd wayeel waxagaraku wa ku ogayihiin dhibata aad gayasatay dibudhac agaarasiisay
@ladanladan1718
@ladanladan1718 3 ай бұрын
Waar tuugan ina xidho weeyi indho adagaa ninka iib sady hawadii somaliland ayaa umada soo hor fadhiya aqliga umada ayuu ku ciyaa rayaa Ilaahay uma kaaqaby tuug
@MubYus
@MubYus 3 ай бұрын
Hadii la xidhi waayay oo maxkamad la geyn waayay in uu iska dhuunto oo uu aamuso ayay ahayd, waa wax lala yaabo oo yaq yaqsi ah in uu umada soo hor fadhiisto.
@cabdiraxmansulub4473
@cabdiraxmansulub4473 3 ай бұрын
Tariikhdu way ku sheegtsy in tuug in tahay oo indhag oo aan illaáhay ka xishoon oo dadkuu shalay xaday isasoo hortaaga tuugada doqonimo ayaa kuu dheer wayo waad is qarin laheed hadaad damiir leedahay.
@AbdallaSaid-w1e
@AbdallaSaid-w1e 3 ай бұрын
Taariikh tuungnimo ku libaantaay ayuu tayar uga sheekaynayaa, wariye rug cadaa ah ma hor fadhiisan karaa
@Ibraahinhanuuniye
@Ibraahinhanuuniye 3 ай бұрын
Jookarka nin lamid ah dalka soo mari maayo waa hogaamiye ruuxiya ninka caayaya waa nin ka xun dedaalkiisa
@warsanismael7739
@warsanismael7739 3 ай бұрын
JOOKARKA SIYAASADIA WAA LIBAAX QIIMO LEH KA XISHOODA QADARIN BUU MUDAN YAHAY👏🏾👏🏾
@SomaSooooda-dm7vs
@SomaSooooda-dm7vs 3 ай бұрын
Heego haa iskaa caytman HJ isaga wax laga waydiya kabo qada idin noqonmayo
@MunaMohamud-n3w
@MunaMohamud-n3w 3 ай бұрын
Waar maxamuud xaashow waad arkaysaan commentiga la idiin soo qorayo adiga iyo xirsi oo ah in aad tuug tihiin waar ilaahay u towbad keena oo umada xashooda oo ina cafiya dhaha
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 ай бұрын
Ruug cadaa weyn taariikhdaa ku xusi doonta
@Halgame334
@Halgame334 3 ай бұрын
AFNOOLI WAA HADLAA TUUUGNA WAA CIYAAA. TUUUG CARUUR XAMAR JOOGTA LAALUUSH KUMAAD QADATEEN HAWADII SL
@khadijahussanabdi9591
@khadijahussanabdi9591 3 ай бұрын
🐕‍🦺🐒🦮🐒😭😭😭😭🦍😭😭🦍
@omerjama8679
@omerjama8679 3 ай бұрын
Dadku waxay kaa aaminsanyihiin inaad khaain tahay dadkuna waa markhaatiga illaahay EE dhulka jooga
@AmiirKhan-c8s
@AmiirKhan-c8s 3 ай бұрын
Somalilaand baa ubahaan maxamead xashii
@mymmym8283
@mymmym8283 3 ай бұрын
Madaxwaynihii koowaad CABDIRAXMAN AXMED CALI (TUUR) ayaa bixiyey magaca somaliland oo maalintaas qaarbadani magac kale u raadinayeen dalka. Reerkan Garxajis sikasta ayuu dalkan abaal gooniya ugu leeyahay runtii 💯
@Charkherad
@Charkherad 3 ай бұрын
Kala saar shaqsi siyaasi ah, wax bartay u dedaalay dadkiisa iyo dalkiisa, iyo qabiil !! Cabdiraxmaan madaxweyne qaran ayuu ahaaa wll, ka reeb shaambada qabiilka adoo mahadsan . Cabdiraxmaan tuur, Cigaal, daahir, siilanyo, Lixle, koosaar, Axmad dhagax, aadan Shiine, Axmad Mire, maxamad cali, xassan cise, xassan yonis, Ibrahim maygaag, Ibrahim dhagawaeyne, Ibrahim coodbuur.....iyo wixii la halmaala waxa ay ahaayeen halyeeyo qaran maaha mid qabiil siday aniga ila tahay. Alle haku sharfo wll
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 ай бұрын
Gabadhani waxa dhaley lafta nagaa waa Oromo
@mahadabdillahi4264
@mahadabdillahi4264 3 ай бұрын
Dadkan caayaya masuulka ma iyaga ogaa in uu dhacay lacag😢 ?
@xasanjeecel115
@xasanjeecel115 3 ай бұрын
😂😂😂 tuuuuuuuuuuuuuug iimaanlaawe
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 3 ай бұрын
In la toogtay ahayd ee inu dadka soo hor fadhiistaba ma ahayn
@lipaaxliqe
@lipaaxliqe 3 ай бұрын
Tuug waalagu yaqaanaa waxaad tahay
@XaawaZaleebaan
@XaawaZaleebaan 3 ай бұрын
Maxamuud maxamed siyaad barre
@miicaadsiciidcdhuux3720
@miicaadsiciidcdhuux3720 3 ай бұрын
Tuugadu wey badantahay #Habar magaadooy #Aawey samaale #Aawey Samsam #Aawey maqaam sare #Aawey Warancade Iwm Maxaa loo daba socdaa Kuwa habar jeclo
@halimadirie5301
@halimadirie5301 3 ай бұрын
Adiguna isaaqba ma tihide maxaa ku dhex geliyey
@yousufyousufelmi9229
@yousufyousufelmi9229 3 ай бұрын
laakiin kuwaasi Magaado,waan ognahay in ay lacag badan qaateen,oo ay tuug waaweyne ahaayeen,laakiin kuwaasi way is qariyaan,laakiin qoladani Haber Xabuusheed aadbayna u indha adagyihiin,oo ummadii oo og,ayay hore immanayaan,oo ay film u matalayeen.
@cabdirisaaqmuuse7722
@cabdirisaaqmuuse7722 3 ай бұрын
Wlh Ninkan waa waayo arag mash allh
@Hawd74.
@Hawd74. 3 ай бұрын
Yaaaaaaaaas
@SheekhMoldhe
@SheekhMoldhe 3 ай бұрын
Inaalilaahi waabu Isla saxsanyahay tuug ilaa tuug
@MunaMohamud-n3w
@MunaMohamud-n3w 3 ай бұрын
Waxani ma waraysi baa mise waa sheeko xariir
@abdillahiismail7715
@abdillahiismail7715 3 ай бұрын
Dhamaanteed Aduunyada Hadi Dhabarka Lo saaroo Ma dhergaayoo Sheekhi Qalbiga Dhaawac kaga Yaaaale.
@ninilahaywarkii9767
@ninilahaywarkii9767 3 ай бұрын
Hahahahah Mar hadii qaar dhali karaa hadal hayaan 😊 Joker dheh
@yousufyousufelmi9229
@yousufyousufelmi9229 3 ай бұрын
Waraabe weyne,beenaale
@cige3636
@cige3636 3 ай бұрын
WAA NINKII HAWADA IIBIYAY KHAAYIMIIN
@NimaIbrahim-p8f
@NimaIbrahim-p8f 3 ай бұрын
Waa tuuuug tuuug SomaliLan gatay
@Bashatalents
@Bashatalents 3 ай бұрын
Ceeb waxaa ah ilmo yar oo kuwaraysanaya😊
@suberh8985
@suberh8985 3 ай бұрын
Anigu tuhunkeygii meel ayaan iska dhigay mar hadiiba uu xasaskiisii uu xilefur ku dhaartay. Anigoo ah Kulmiyeyahan gaamurey hadana jookarka walow uu xisbigii huwanta noo soo raacay hadana waan ku ixtiraaamayaa
@Gubadle7
@Gubadle7 3 ай бұрын
Mujaagid M X C
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 3 ай бұрын
Markaad xadaybaa meesha
@NimaIbrahim-p8f
@NimaIbrahim-p8f 3 ай бұрын
Laba tuuug adiga Iyo xirsi xagaydun tagi dadka Ka hor dhaqaqa 😢😢😢😢😢😢
@mhassan0163
@mhassan0163 3 ай бұрын
Xirsi Tuug maaha, Ina Xaashi waa Tuug, waxaase ka tuugsan Muse Biixi oo maanta inankiisu millionnair yahay, oo dhulkii dadka ka boobay oo beero boobay, tuugta oo dhan hala qabto, mise Muse Biixi waa wali soo daahiray xaggaaga
@MurtidaTv
@MurtidaTv 3 ай бұрын
Security maxamuud xaashi wuu soo kordhiyey laakin malaayin doolar garoonka lagu dhisi lahaa buu cunay khayr ma leh waa waraabe wax uu cuno iyo wax uu dejiyo mooyee han kale ma leh
@AliHassan-eu5xw
@AliHassan-eu5xw 3 ай бұрын
Kkkkkk
@khadarabdirahman6244
@khadarabdirahman6244 3 ай бұрын
Tuuuuuuguuuuuu
@maxameddhalaac
@maxameddhalaac 3 ай бұрын
Hadaba qoladiina caydaa ina xaashi waa kuwii balaa abaalka ahaa ee muse bixii tageeri jiray tuuguna intaanu tuug Ku odha ayuu tuug Ku yidhadaa Iska daa hatiidii qaranka tii shiciibku boobay muse bixii hadal iyo dhamaan ina xaashi habar iyo cay waxba kaaga qadii maysan
@maxameddhalaac
@maxameddhalaac 3 ай бұрын
Harta gar waa loowada islaame miyaad aragteen qof bilni aadama oo ina xaashi dhul ama beer ama gurii kuhaysta ??
@engjamawarsame2249
@engjamawarsame2249 3 ай бұрын
Always he is the best, jookarku waa hal abuur siyaasadeed iyo farshaxanle aan la loodin karin 👏👏👏
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 3 ай бұрын
Waa tuuk an xishoonayn ,indho adaga 😅
Jacaylka Sidee ayey isku yihiin Maxamuud Xaashi?
11:00
Hargeisa HD
Рет қаралды 47 М.
Поветкин заставил себя уважать!
01:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
The joker favorite#joker  #shorts
00:15
Untitled Joker
Рет қаралды 30 МЛН
Maxamuud Xaashi oo ka hadlay Go'aankiisa.
32:01
Horn Cable Tv
Рет қаралды 119 М.
Maxamed Xaashi Cabdi oo kabaha la dul-maray Muuse Biixi
3:38
GAROWE ONLINE
Рет қаралды 1,2 М.
Дикие танцы
2:25
BAGA - Topic
Рет қаралды 424 М.
Billie Eilish - BIRDS OF A FEATHER (Official Music Video)
3:51
BillieEilishVEVO
Рет қаралды 11 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА  - 30 НЕ АУТ [MV]
3:42
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 188 М.
Ozoda - Lada ( Ko’k jiguli 2 )
6:07
Ozoda
Рет қаралды 16 МЛН
Sadraddin - Melodrama (Çiki Çiki) | Official Music Video
2:42
SADRADDIN
Рет қаралды 12 МЛН