GURI AAD U QORXOON OO IIB AH XAAFADA SOUTH C

  Рет қаралды 22,635

SACDIYO CHANNEL

SACDIYO CHANNEL

Күн бұрын

Пікірлер: 32
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb Жыл бұрын
WAA SAHAL ABDI 🎉.OO.JOOGA CASIIMADA DALKA DJIBOUTI 🇩🇯
@lulali8651
@lulali8651 Жыл бұрын
Guriqasri kenya ku yaalaa bill somaliya baa igala fiican
@nunow2722
@nunow2722 4 ай бұрын
inkastoo qurba-joog oo dhan laisku soo qaban karin, oo dadku kala daruuf yihiin, haddana waxaaa muuqataa, qoysaska qaarkood, dumar ama ciyaal qurbaha inlaga soo wado aan rabin, si loo qanciyo, waxaa lagu maslaxaa guryo qaali ah, baabuur iyo wixi la mid ah ok kuyaalo nairobi iyo wixi la mid ah.
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb Жыл бұрын
MAN SHA 🎉. ماشاء الله تبارك الله
@binfaqiibnulbalad1387
@binfaqiibnulbalad1387 Жыл бұрын
Aad iyo aad ayuu ufiicanyahay gurigaan hadaan nasiib uleeyahy, adigane alah kubarakeeyo
@beelaacooking4250
@beelaacooking4250 Жыл бұрын
Masha allah abaayo horiiusoco 😍😍👍👍
@abdulahiabdi6087
@abdulahiabdi6087 Жыл бұрын
Maasha allaah guriga caadi maahan balse biyaha sidee ayuu ku yahay
@aminadiriye7915
@aminadiriye7915 Жыл бұрын
Mansha allah waa guri qurux badan oo wasac ah
@maymunabdullahi33
@maymunabdullahi33 Жыл бұрын
Masha allah waqurux badanyahay
@aishamohamedmahamud7271
@aishamohamedmahamud7271 Жыл бұрын
Masha allah waa guri qurux badan
@husseinwarsame9660
@husseinwarsame9660 Жыл бұрын
Asc walaal numberkaaga mashaqeeynayo xagee lagaala soo xiriiraa?
@Sunrise-ci7sv
@Sunrise-ci7sv Жыл бұрын
Abayo guriga dayac tir badan ayu bahan yahay kolay lacagta way dhimayaan Ayan umalena
@lulali8651
@lulali8651 Жыл бұрын
Guri Kenyan xayeesiis yaan somalidu waa waasheen.
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 Жыл бұрын
Love 💕 abaayo
@HodanCookingandBeauty
@HodanCookingandBeauty Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤ abayo
@luulmohamed7472
@luulmohamed7472 Жыл бұрын
Kenya boyo la aan maxaa Kala heysta
@ummuintisaarchannel3655
@ummuintisaarchannel3655 Жыл бұрын
Abayo wan ku sare adne isar
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb Жыл бұрын
HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO. UU.NOLOOW NAF TADAA
@farhiyoibrahim6154
@farhiyoibrahim6154 Жыл бұрын
Maansha alaah waa Guri quruxbadan
@hassankafi5258
@hassankafi5258 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 Жыл бұрын
1989ki ayan South c kunola 1sano
@shahinsimba4178
@shahinsimba4178 Жыл бұрын
islamic bank ma leyihiin kenya lacag maka densan kara guri ayan rabay
@lulali8651
@lulali8651 Жыл бұрын
Oo ma waxad dadka u tareesaa kenyaa
@yoonisjeele952
@yoonisjeele952 Жыл бұрын
Lul Ali somalia ayaa la qaatay
@Sir21Goals
@Sir21Goals Жыл бұрын
Orad adiga Somalia tag halagu dilee
@Gzy308
@Gzy308 Жыл бұрын
Dayd weyn bay tiri, deer weyn uma jeedo. Qolol ka waa waaweyn iyo jikada laakiin deyr ka ilama wryna
@abdullahipharah3677
@abdullahipharah3677 Жыл бұрын
Gurigaas eib miyaa ilaa hada
@Sadiyo1435
@Sadiyo1435 Жыл бұрын
May waa la iibsaday walal
@abdullahipharah3677
@abdullahipharah3677 Жыл бұрын
@@Sadiyo1435thanks, kuwakale oo iib’ah majiraan South C i.a
@hafusbint951
@hafusbint951 11 ай бұрын
Guri iib maa rabtaa wll
@musemuse1507
@musemuse1507 Жыл бұрын
war horta reer Gaalkacyo yaa nagubary KZbin?
@fartuncookings8478
@fartuncookings8478 Жыл бұрын
Abayo wan kusaraye ee sar subscribe
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 9 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 83 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 80 МЛН
ALAABTA GURYAHA  MA QAALIBAA ?KENYA. KU OGOOW MUQAALKAAN
6:09
SACDIYO CHANNEL
Рет қаралды 6 М.
20X30 3bhk DUPLEX HOUSE in BOGADI
3:51
SVRA VENTURES Mysore
Рет қаралды 320 М.
Dilka Y-SIN+WARRR Cibro Ayaa Kusugan ~Sh Maxamed Kaariye
18:07
Wadada Jannada TV
Рет қаралды 43 М.
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 9 МЛН