Mashallaha run ahaati waa guri aad u qurux badan oo waliba sidii guryihi Yurubta loo dhisay aadban uga heley
@naaji80242 жыл бұрын
Masha allaah abaayo shaqa wngsn ayaad noo haysaa muqaaladaadana wan la socnaa hami dhankii wadanka ahaay ayaad nagalisa thnks sis
@saidaroble6442 жыл бұрын
Walaahi Sacdiyo waa gabadh Waddaniyad ah oo Jecel in ay dadka dibada u qaxay Dib ugu soo noqada kan lacagta haystana ay geliyan waa runta ee Dulqaado gabadheydii degeney Ha u liicin qaab dhaqan kooda ee horey u soco kuwaa badan oo ku jecel ba jira ee mhadsanid
@kamalali792 жыл бұрын
Asc walaasheey sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin Amin mahadsanid marwalba waxaad Nala qeebsato quruxda iyo horumarka dalkeena ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin shaqo wacan ayaad heysaa keep going my sister guulayso waligaa mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan ilaah haku dhowro Amin Amin Amin walaasheey sacdiyo xas
@doonyshery61822 жыл бұрын
ماشاء الله جميل جداً …يعطيك العافية جزاك الله خير
@abdimaalickmohamedali57322 жыл бұрын
Maasha allah waad kumahadsantahay sida mar waliba bulshada ula wadaagto muuqaalada quruxda badan
@Abdullahi_thegoat Жыл бұрын
MashaAllh waa u qalma lacagtas Allha u barakeeyo reerki dhistay
@maryanibrahim61332 жыл бұрын
mashallah walaasha allaha ku barakeeyo shaqada aad qabato waa noo muhiim waxaad na tustay muqdisho dhabta ah waana kugu raacsanahay nadaafada waxaan rajeynayaa in aan iska kaashano waxna ka qabano waxaan dhawaan u soo guuray muqdisho gurigeyga ayaa la dhisay dhawaan waxayna qabteen shaqo aan xirfad lahayn waxaan jeclaan lahaa in aan ogaado ingineerkii gurigan dhisay hadii aad hayso teleefankiisa iyo magaciisaba mahadsanid marlabaad walaasha
@sheikhsheikh85142 жыл бұрын
MaanshaAllaah Tabaarakallaah Allaah Yaxfidaka sida wanaagsan ee aad noogu soo gudbisey Jazaakallaah kheyran
Masha AALLAH ninka dhisay mutunelada so fican u dhigay
@anabfarah23272 жыл бұрын
Scw abaayo waxaan joogaa mareyKanka waxaan raadinayaa guri sidaan oo kale ila soo xiriir meeqa ayaana la gadayaa
@bongasasa38952 жыл бұрын
$500.000 soo dir guru weyn oo mashaAllah ah oo kuyaalo jidka barafka opposite dukanka Haji Darbaal next to Sheikh Ow fuu’s house! Xaafad qurbojoog from America kabuxaan waye mid waliba ne fusto salid iyo jawan bariis ayuu la egyahay!….Ciyaal bajaaj wa dideen ineey qadan too large for bajaaj!
@iki27432 жыл бұрын
@@bongasasa3895 😂😂😂
@bongasasa38952 жыл бұрын
@@iki2743 meqo Bajaaj aa kugadontay number afar ferrying oversized Qurbojoog they turn a sharp corner pap toppling over and written off road!
Kheyr allaah kusiiyo waa dadaashaa xaagaaga na is allaah kuu barakeeyo walaashey, guriga $550 run ahaantii wuu u qalmaa
@ajsreviews12 жыл бұрын
kadib laleexo wadada midig ee hor marta hotel amiira kadib la leexo bidixda ugu so horeyso kadib waxaad hormaraysaa ex haayada Care international horay usoco kadib la leexo midigta koowaa. Halkaas waa meesha aan kuso koray.. thank you
@nasromaxamed52812 жыл бұрын
Mashaalah dhibmalahan abayo adiga soban dhigtay ee iska sabar
@degaed44092 жыл бұрын
Maansha Allaah khair Allaha ku siiyo cadeey.
@اممحمدجمال-ذ5ب2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن
@maxamedahmedshiil97012 жыл бұрын
Asc Abaayo Adigoo Mahadsan Fadhigii Waan Aragnay Laakiin Qolkii Qadada Ama lagu Cunteen lahaa Miyuusan laheyn Thanks
@darishore8142 жыл бұрын
Qeebta cuntada fadhigee ka tirsan thy oo dhinac gees ka ah ayaa la dhigaa qadada fadhigana aad u ween yhy qolal badan oo fadhiyo ah ayaa ku jira midkood ayaa qeebta qadada la raacinaa
Masha Allah muuqaalkaan sidaad u soo duubtay gacantaada waa fariisisay deganaan, muuqaal aan shake ama bood bood laheyn oo si tartiib ah loo duubay lagama caajisaaayo muuqaalada qaabkan oo kale loo duubay. sidaas ku wad masha Allah. tan kale guriga waa ok lakin waxan la yaabay musqulaha somalia meesha biyaha ka baxaan maxaa dhexda loogu aadiyaa? gees in laga dhigo ayaa fiican
@hibaqhashi85842 жыл бұрын
Masha Allah masha Allah masha Allah
@mrgames37212 жыл бұрын
Tabaarak Allah tabaarak Allah tabaarak Allah
@latifamussa49792 жыл бұрын
منتاس ماشاء اله مر حلو ❤
@safiyomacey1822 жыл бұрын
Mahadsanid abyo
@sfa51332 жыл бұрын
Maashaa alaah
@udgoonwehliye58112 жыл бұрын
Waaw wlh waa guri qurux badan masha allah waana raqiis
@halimatoxo71982 жыл бұрын
MAHADSANID ABAAYO GURI LADAGANYAHAY SOO SAWIR SIDA XAAFADAHA QAAR EE DAARUSALAAM JAWIGA NOLOSHA AMANKA SIDA LAGU YAHAY XAAFADAHAAS
@safiyomacey1822 жыл бұрын
Mansha Allah
@rashkaboy61482 жыл бұрын
Soo lagama yabo qofka markuu cinwankaba arko is dhaho walhi gurigaan waad ubahantahayee yaan lagagaa hormarin oo bilaa dawasho kusowacay mar hadaaba bulshada u adeegeyso waa inaa dulqaad yeelataa fadlan dadka aad uadeegeyso ha oran wax aan ku haboneen ayakana waxaan leyahy fadlan xogta inta aad kaheshaan dagdaga joojiya
@saharwafa75392 жыл бұрын
Maasha Allaah
@maryanabdi73382 жыл бұрын
Gurigaan BoIS miyaa mise waa nus boos
@bongasasa38952 жыл бұрын
The floor plan is idiotic Walahi who ever designed this house need duco with all that space lost For words
@libanmumin31732 жыл бұрын
Bong Sasa, kumbe we unlikuwa ukielewa kisomali mashaAllah 😂😂😂
@bongasasa38952 жыл бұрын
@@libanmumin3173 hata Akam jurte na elewa I am that deep
@libanmumin31732 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Wewe ni shseikhul kuli
@munahussein96872 жыл бұрын
Masha Allah qurux
@fali26952 жыл бұрын
Mash Allah muqdisho caday
@نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع2 жыл бұрын
Masha’Allah abaayo
@farhiaali38732 жыл бұрын
Iska nadiifiyo banaaka
@mohamedosman36132 жыл бұрын
#mashaAllah❤️
@abdulahmed11612 жыл бұрын
sodon sikin arkoo soo galay youtube aan fiirsaday videowgaan
Ajmaleey walashey wa mahadsan thy Horta lkn wey na dhibtaa marka la mureyso ama ka dacwooneyso dad comments kuuso qoray ma maqlin miya wixi negative Ah lala ma qaad qaado kor uga Bax ignore gareey anaga ee na dhibee hadad Adiga sheeg sheegin ok buun buunin dadka ma ogaan laheen ee is adkee social media ayaa joogta, kaa badan inta wanaagsan kuwaas la sheekeyso waa laga qurxan yhy dacwada iyo dooda Ileen ma badali kartid dadka
@halimomohamed61662 жыл бұрын
🍎💕💕
@kheerjecelmedia10592 жыл бұрын
Wcs wr wp
@hassanahmed67602 жыл бұрын
Shay walbo wu qurux badanyhy un bad leeedahy 😂
@naxnoofficial4445 Жыл бұрын
naa beeca noo sheeg lacagta iyo meeshuu ku yaalo
@balqisanoorsharif6073 Жыл бұрын
Apyo ib miya guriga
@samiraomar11032 жыл бұрын
qolalka armjo maleh maiyaa
@payitforwardpower99102 жыл бұрын
Waxan fahmi wayey. Maxa shabaq lagu xira darishad oo darbe ku wareegsanyahay. Iyo darishad dabaqa labad ku tal. Yaab
@اممحمدجمال-ذ5ب2 жыл бұрын
Wcs
@musemuse15072 жыл бұрын
Jikada ma qurxana
@payitforwardpower99102 жыл бұрын
Rent $550
@mohamedshelare1532 жыл бұрын
Fadlan si professional u shaqee shit
@afrikakk25212 жыл бұрын
Abayo kaaraan tag qubadlee galgalato noo soo ogaaw ilaa cell macaan
@abdimoha92062 жыл бұрын
Magaalo ayaa laga hadlayaa adigana tuulooyin ayaad leedahay inooga soo waran