"Guri Walba oo Muslin ah maanta waa laga ooyayaa"Sheekh Cabdirisaaq Xasan Rakuub

  Рет қаралды 21,860

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 88
@maxamedcabdi60
@maxamedcabdi60 Ай бұрын
Alle ha.unaxariisto marxuum ismaciil haniiya looma ooyaayo eewaaloo aarayaa
@user-qb4jb9me6x
@user-qb4jb9me6x Ай бұрын
Ilaahow unaxariiso ismaaciil falastiina ilaahow ismaaciil kawadadhig adaa awoodee aamiin aamiin aamiin
@shakirasmart7030
@shakirasmart7030 Ай бұрын
اللهم ارحمه واغفرله ووسع مدخله واجعل قبره روضة من رياض الجنة 🤲
@RaahaFeysalceynte
@RaahaFeysalceynte Ай бұрын
Alla ha u naxariisto walalkeen ismaciil
@YuusufAbdirahmanidiris
@YuusufAbdirahmanidiris Ай бұрын
Ninkaas dowladda Iran aya dayacday😭😭🇯🇴
@Issechannelyoutube
@Issechannelyoutube Ай бұрын
Alle ha unaxariisto marxuum ismaciil haniya 🤲
@FardussYussuf
@FardussYussuf Ай бұрын
InlilAhi wa ina ileyhi rajacuun ALLAH u naxaristo walaalkeen ismacil haniya hoogamihi xamaas 😢😢😢😢😢😢
@AboubakerSoubaneh
@AboubakerSoubaneh Ай бұрын
Illahow naxaristada jano si Ismacll haniya.Amiin ya rabi.
@sabahhussein3184
@sabahhussein3184 Ай бұрын
Inaalilaah wainaa ileyhi raajucuun waa run waa shahiid 💔😭😭 Ilaahey naxariistii jannatul fardowzal alaa hakuugu deeqo nacam inta laga raali yahey Allah haku daro
@zakirboss143
@zakirboss143 Ай бұрын
Alleh janooyinkiisa waasica ah ha ku casuumo dhamaanba dunida islaamka Alleh ha ka Saamir iyo Iimaan siiyo 😢🤲🤲🤲
@idiriscabdale2706
@idiriscabdale2706 Ай бұрын
Allah ha u naxariisto janatul fardawsana haka waraabiyo
@user-gb9dz6zx4h
@user-gb9dz6zx4h Ай бұрын
Lkn waaa lo arayaaa Insha Allah
@fadumosheekh3193
@fadumosheekh3193 Ай бұрын
Inaalilaah waa inaa ilaahey raajuun Allaah unaxariisto qabriga ha wasiciiyo ismacil hanyah geesi jahiiday geesi garab wayay waa geeri xanuun badan
@najibyare6841
@najibyare6841 Ай бұрын
Lacag ayay ku qaateen mamulka Tehran ee wadada ah alle sharkooda hanaga qabto wadadaa😢❤
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 Ай бұрын
SHUKRAN AKHII ☝️
@abukar1636
@abukar1636 Ай бұрын
Allaahh yarxamo walaalkeen Ismaaciil haniya
@Mazakiin
@Mazakiin Ай бұрын
asc walaahi waxaad run ka sheegtey aniga iyo aruurteyda waan ka naxney waana u duceyneynaa ,, qalbigeygana kama go,aayo.
@mukhtaarmiicaad9066
@mukhtaarmiicaad9066 Ай бұрын
Ilaahay ha unaxaristo haniya waa geeri aad itaabatay xaqiiqatan 😢😢😢
@AbdShakurHassan
@AbdShakurHassan Ай бұрын
Allaaha unaxariisto
@aaminacabdirahman7853
@aaminacabdirahman7853 Ай бұрын
Iiraan iyadaa kadanmbaysay waashiica waagarab yahuudeed iiraan ninkani waasunni
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 Ай бұрын
aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Ай бұрын
Allaw, u naxariiso😢
@abdulfatahmohamed1048
@abdulfatahmohamed1048 Ай бұрын
رحمه الله رحمة واسعة 😢😢😢😢inuu dil Qorshaysan ahaa Cid waliba way aragtaa
@user-pr2nv9xn2k
@user-pr2nv9xn2k Ай бұрын
Allah haw naxariisto ismaaciil Haniye Amen Amen 🥺🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@HRU20
@HRU20 Ай бұрын
IIRAAN WAA HOOSAASIYAHA MUSLIMIINTA EE BARIGA DHEXE..
@abdiyare2025
@abdiyare2025 Ай бұрын
Alle haunaxaristo sheikh cismacil haniya waxaan shaki kaqaba iiraan ?????
@Arab_entertainment
@Arab_entertainment Ай бұрын
رحمة الله عليه
@Jibriil571
@Jibriil571 Ай бұрын
Allaha u naxariisto Shiico cida aaminta ka liidata, dulli weeyi shiicadu
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 Ай бұрын
Thanks 🙏👍
@KINGSO880
@KINGSO880 Ай бұрын
Ina lil lahi wa Ina ilayhi rajicoon
@drhamdawarsame6180
@drhamdawarsame6180 Ай бұрын
اللهم ارحمه واغفرله ووسع مدخله واجعل قبره روضة من رياض الجنة
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke Ай бұрын
Alle haw naxariisto janatul firdawsa Alle haku casuumo marbaan ka dhegaystay isagoo Aljaziira qaybta carabiga ka hadlaya wuxu yidhi markaan aad uyaraa ilaa lix jir iyo meelaha aan jiray aabe ayaa igu odhan jiray يا بني لا اهاب الرجال أبداً oo macnaheedu yahay wiilkayow weligaa ragga haka biqin mar lawaydiiyey siyaasada aadka yaa kubaray wuxu ku jawaa امي علمتني السياسة oo micnaheedu yahay hooyaday ayaa i bartay siyaasadda اللهم ادخله فسيح جناته
@user-gi8uu8go6k
@user-gi8uu8go6k Ай бұрын
ale haunaxariisto😭
@fiyormohamedhashi1048
@fiyormohamedhashi1048 Ай бұрын
Alle ha unaxariisto ismaciil haniyah waa geeri xanuunnbadan 😢
@mohazat5009
@mohazat5009 Ай бұрын
Shiico hala ogaado walahi waa gaalo
@alimog1591
@alimog1591 Ай бұрын
Allah u naxaristo 😢😢
@aminafgh2127
@aminafgh2127 Ай бұрын
abeeso ninkii aamina isagay malagtaa kuwa uula dagaalamayay iyo kuwa uu u tegay waa iskumid allaah ha u naxariisto ismaaciil
@AffectionateDaisy-lm8jr
@AffectionateDaisy-lm8jr Ай бұрын
alle how naxaristo ismaacil haniya waxa ahaa nin ikhwaan ah mujaahid ah ururka ikhwaanul muslimiintu waa ururka ka dawan urarada kale islaamka ah waxayna ki suntanyihiin inay ka shaqeeyaan koraynta diinta islaamka alle how naxariisto
@NimcoGaaciye
@NimcoGaaciye Ай бұрын
Wlhi wa geri xanun badan 😢😢
@HUDAAhmed-k3m
@HUDAAhmed-k3m Ай бұрын
انا الله وانا اليه راجعون ilaahay how naxariiso janatalfardowsal aclaa ilaahey hageeyo aad baan uga xumay ilaahey wlaalahry beer filisdii samir iyo iimaan hakasiiyo
@user-gb9dz6zx4h
@user-gb9dz6zx4h Ай бұрын
Ilahay haw naxariisto marxuunka
@user-fu8yz1jh5t
@user-fu8yz1jh5t Ай бұрын
Waxa dila raafidada njaasta,h
@fatoum-zahraAhmed
@fatoum-zahraAhmed Ай бұрын
Iran ba kadanbeysa
@housseindjibril3618
@housseindjibril3618 Ай бұрын
CEEBTA JOOJIYA TAARIIKH DA ISLAAMKA IYO MUSLIMIINTA MEELNA LAGUMA HOYO MEEL SHAHIID LOOGU OOYO SHAHIIDKA WAA LOO MASHXARADAA
@diiriyeoomaar816
@diiriyeoomaar816 Ай бұрын
Shiico ninkii aaminaa ka daran
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 Ай бұрын
INAALI LAAHI WA INAALI LAAHI RAJUCUUN ILAAHAY HA U NAXARIIS TO REER PALESTINE ILAAHAY SAMIR IYO IMAAN ILAAHAY HA KA SIIYO.
@dhepallolyrics3035
@dhepallolyrics3035 Ай бұрын
اللهم أغفر له وارحمه وعافه واعف عنه ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الذنوب والخطايا كما الثوب الأبيض من الدنس
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
igayaa ku jira dilka shiicadu suniga waay necebyihiin
@MaxamedXanaaneeye-jr2pz
@MaxamedXanaaneeye-jr2pz Ай бұрын
Iran waa Gaaaaalo 😢😢😢😢 iyagaa u sahlay isreal in la dilo Ismail haniya nacdal baa ku taala reer isreal iyo Iran weliba
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
illaahoow unaxariiso inkaar idinku dhacday carabeey sayidkaa horay usheegay ooyidhi maandhoow ciyaarta igadaa carabi waa naage
@a.qanialigadhle4206
@a.qanialigadhle4206 Ай бұрын
Dhamaadkii Yuhuudu wuu soo dhaw yahay.
@garyaqaanxasanaxmed9562
@garyaqaanxasanaxmed9562 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
shiicadu waa cadaw galada waxay ka necebuihiin sunoga
@maahir376
@maahir376 Ай бұрын
Iran iyagaa dilay ninkaa yaa sheegay guriga uu degidoono 😢 iyagaa diyaariyay
@abdirahman6263
@abdirahman6263 Ай бұрын
Ha caadifad hadlin wll,aqoon isticmaal wey kala duwan tahay marka aad sidaad u malaynayso aad wax uga hadasho iyo marka u wuxu yahay masiiri.
@saacidsalebaan.bukhaari4694
@saacidsalebaan.bukhaari4694 Ай бұрын
Inta qof ee uu dhimaatay isaga daraadi ba ah wax guri kasta oo muslim ah iyo qof damiir leh uu ka oyaayo lakin nin daba dhilif uu aha iraan ta shicaada ee marka ay dantoodi ka dhamaysteen dilay yaa uu oyaaya. Illahy ba uma da dhaafiyay, waxana rajeenayna in isaga iyo kuwa kale ee xaamaas na illahay umada rer falastiin uu dhaafiyo.
@user-ej6zb3fc6y
@user-ej6zb3fc6y Ай бұрын
Allaah unaxriisto ismaaciil haniya
@Khayr120
@Khayr120 Ай бұрын
Shiicada iyo yuhuudo waa dadlaga tiro badanyahay oo isku mida carabtana inay cadaw gooda yihiin ayay ogyihiin islaamkana markaytimaato islaam way umidaysanyihiin yaan lagu dagmin
@bananapolitics
@bananapolitics Ай бұрын
🤫
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t Ай бұрын
Shiico waa shiico waa lawasa dhilaa dhashee😂
@GouledDugsiye
@GouledDugsiye Ай бұрын
Maanta waa malin oohina
@ugbaadagrocare9670
@ugbaadagrocare9670 Ай бұрын
Ismaaciil Hania waxa uu ku jiraa JANNADA halka Natanyahu uu Cadaabta ka jiiqlayn doono
@fuadhussein4027
@fuadhussein4027 Ай бұрын
Iiraan iyagaa gacan bidixeeyay ismaaciil
@jaamacnuur3835
@jaamacnuur3835 Ай бұрын
انا لله وانا اليه راجعون😂😂😂😂😂
@abdoulkadermohamed307
@abdoulkadermohamed307 Ай бұрын
Rabbi ha u naxariisto IRAN waa film caadiya waxaanay film kaa la jishaa yuhuuda iyo reer galbeedka, Bal ufiirsoo gantaalkaa hal xabo lagusoo hagay ismacil haniiya Ayaa iran 300 oo gantaal ku riday israel hadana waxari kuma dhiman ma rumaysan karnaa , Caqligeena ayay ku ciyaarayaan marka ayna in badan oo muslimiinta ka mid ahi aanay fahamsanayn film ada caynkaasi oo kale ah.
@bou.boshra8434
@bou.boshra8434 Ай бұрын
الله يرحمك يا قائد الامة الإسلامية😢 gaza way guuleysanysa lakin carabta dabo dhilifka ah aya xoreen ubahn
@luulamaxamed684
@luulamaxamed684 Ай бұрын
Waa weerar folay nimo
@mascuudsacdi
@mascuudsacdi Ай бұрын
Mm tv Maxaa idiin diidan inaad umada u tabisaan wararka dhulka muslimiinta ee filisdiin iyo qasa? Maxaa idiin diidan sheekhan oo kale inaad mararka qaar u keetaan dadka ood ka warays sataan wararka ku saabsan filistiin?
@faysalabdi1819
@faysalabdi1819 Ай бұрын
Eran Ba Qabka Ah mala odhan kara
@ahmedhersi9169
@ahmedhersi9169 Ай бұрын
Wadaada ictisaamta markii ay qadarta Alle dafiri jireen miyaa la gaadhay??? Kulahaa maxaa halkaa iyo halkaa loogu dili waayay??? Saw muu ahayn nin Israel ku daba jirto oo markay jaanis ku helaan duli doonaan meeshii doona ha joogee.
@ahmeddini9519
@ahmeddini9519 Ай бұрын
Qofkastoo kanaxa dilka Ismail haniyah waa Muslim dhab ah lakinse ninkastoo kufarxana waa munaafaq cabirka rasmigah waa kaa walalayaal illah janadii firdawsa haka waraabiyo
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi Ай бұрын
Iiraan ayaa ka dambaysa dilka ismaaciil haniyah.
@user-io6xu1hb2d
@user-io6xu1hb2d Ай бұрын
xamaas waa wada ismail haniyeh .inta ay nool yihiin mohamed deif iyo sinwaar
@mohamedabdalleosmaanbaalle1889
@mohamedabdalleosmaanbaalle1889 Ай бұрын
Oohini waxba kama tarto dagaalada
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c Ай бұрын
Muslinka iyagaa isku xun oo hoos isku dila reer galbeed madaxwetnaha turkigee ugu necebyihiin mey madfac kudilaan? Eran baa dishay muslinba dilay
@saacidsalebaan.bukhaari4694
@saacidsalebaan.bukhaari4694 Ай бұрын
Benaale yaa oyaaya? Ikhawaanka uun ba oyaaye beenta dadka ka daa
@mohamedyusuf3003
@mohamedyusuf3003 Ай бұрын
Annagu u ooyi mayno ninkaas dhintaye been hanaga sheegina !
@mascuudsacdi
@mascuudsacdi Ай бұрын
Wxuu gaadhsiiyay rajadiisa oo ahayd inuu shahaado qaato anaguna waxaan ilaahay uuga baryaynaa inuu ka aqbalo Marka 2aad qaf gaal cadaw aha oo dhiigiisa u haliilaya la dagaalamayay, sideed uugu tilmaami kartaa (nin dhintay) saw taasi ma cadaynayso inaad daba dhilif buka tahay?
@FadumoAbdi-b5j
@FadumoAbdi-b5j Ай бұрын
Waar intaad u qaylinaysaa Nin falastiin ah ragiina ku xidhan Laascaanood ee ahaa ragii aad ku seexanayseen ka hadla oo soo daaya.
@mohamedabdilahi1360
@mohamedabdilahi1360 Ай бұрын
Walal shiikhan la waraysanaya khalad iyo eeda malaha kuwii aynu dooranay intaas ku dheh ee yidhaahda mujaahid banu nahay dagaal yahan ah
@mascuudsacdi
@mascuudsacdi Ай бұрын
Sifiican ayay gaalku uugu guulaystay inuu qabsado maskaxdaada markaad leedahay (nin filistiini ah) Inaynu iskala qaad qaadno waa raadka uu inagaga tagay gumaysigu. Soo akhri taariikhda wll ilaahay hakusoo hadeeyee.
@ahmednalayeh2656
@ahmednalayeh2656 Ай бұрын
Ismail Haniya iyo Falatiiniinta MA Taqaanaan. Weydin isja Hadlaysaan.
@garyaqaanxasanaxmed9562
@garyaqaanxasanaxmed9562 Ай бұрын
Israil is not eassy
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 Ай бұрын
Do you like them😮
@mascuudsacdi
@mascuudsacdi Ай бұрын
Waa qaybihii daba dhilifka ee uu sheegayay sheekhu
Kaftanka Siyaasada 519 oo aad u xiisa badan
27:11
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 2,1 М.
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 13 МЛН
What does Satoru Gojo have? #cosplay#joker#Harley Quinn
00:10
佐助与鸣人
Рет қаралды 7 МЛН
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Hungry FAM
Рет қаралды 8 МЛН
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 45 МЛН
“Ninkayga oo Dahab badan isoo Iibinaya ayaan ku riyooday”
21:07
MM Somali TV
Рет қаралды 4,9 М.
DJ Subeer Iyo wadamada 100 ka badan ee uu soo ruxay
28:29
Hereri Media
Рет қаралды 132 М.
XAASIDNIMADA IYO SOOMAALIDA Prof Samatar
4:45
Mattaanaha
Рет қаралды 51 М.
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 13 МЛН