الله يحفظك يا أسد السنة وشيخ جمهورية أرض الصومال ❤
@ridwansahardid933911 ай бұрын
allah yaxafadk sheekh barbaraawi
@inadauud38584 ай бұрын
Isma dhantan e dhan no dhafa
@AsmaAbdiweli7 ай бұрын
Sheikh umal iyo barbaraawi waxaa saxan barbaraawi
@MucadCabdi-ne6ww6 ай бұрын
اللهم احفظ شيخنا الحبيب الغالي ابو عبد الرحمن الناصح الأمين الفقيه الأصوي عبدالله حسن حاشي البربراوي
@AadanAbdi-e1d2 ай бұрын
Berberaawi ! Waa nin fadhi ku dirir ah! 24ka saac culimada dacalka ku dheggan. Dagaalka falastiin iyo yuhuudda xasuuqaysaa 7dii ma bilaabmin, 100 sannadood ayaa falastiin la xasuuqayaa, dhulkoodiina la qaaray iyo guryohoidii.
@Hassanm-e2e3 ай бұрын
Meelaha wadaad kaqeyqeylito waa laga fiican yahay hada kahor inaad qeyqeylisay sh faysal Aan doodno waa kacabsatey bmaantana Afkaagii dheeraa sh umaluu gaarey horta 40 sano kaahoreeyaa xaga cilmiga markaad Soo gaarto hadal
@MubaaragCali4 ай бұрын
❤
@Abdikahinshukri-gx2cb16 күн бұрын
WAR NIN HADAAD ISKA FADHIDANA KU DEYNEYNIN HADAAD DAGAALANTANA KU DEYNEYNIN MAXAAD SAMEYN LAHEYD KOLEY HADAAD DHIMANEYSO DHAREERKA WALA ISKA DUWAAYE ADIGOO GEESI AH O MADAXAADA KOR U TAAGAYA DHIMO YAHYA SINWAAR O KALE ALLAH HAKA AQBALO SHAHAADADEE
@Cabduraxmaanalkahfi6 ай бұрын
Akhii kadda ninka yiri ninka khuurinaya naga qabta dee jadiidiyo ,, Akhii anigoo ku socdo ،،، كونو قوامين بالقسط شهداء لله ولو علي أنفسكم ،،، anigoo ku socda waxaan kuugu nasteexeynayaa in aad markasta wixii cad aad qaadatid akhii aniga sh ummal waan jacalahay. ، sh barbaraawina waan jaclahay ,, labaduba allah hainoo wada dhowro ,, aamiin Lkn markii ay timaado gar naqsi diintu magasho ,, tacasub. Aniga aan kulahadlaayo salfi baan ahay lkn waxaan salafi ku ahay wixii cad oo xaq ah ,, haddi maanta kalimad oo ay ky gafaan dad culima ah oo dad kale ay sida saxda ah ay u sheegaan waan ka qaadanaayaa ma u aaba yeelaayi marjasta xaqqa ayaan qaadanayaa waloow 1 shiico carabkoodi alle hasoo dhax marsiyo 2 takfiir carbkoodi hasoo marsiyo 3 suufi crbkoodi hasoo marsiyo 4gaalada xittaa oo yahuuda ama nasaarada xittaa haduu ilaahey kalimadaasi soo dhaxmarsiyo carabkiisa oo diintuna ay ku cadahay waxaan leeyahay waad mahadsan tahay kalimadeyduna waan qaadanayaa ,,,, Marka waligaa is ka i laali hadii aad dhaalibul cilmi tahay taasiana waa naseexadeyda , okk
@muxammad2777 Жыл бұрын
Ninka quurinaya naga qabta dee jadiidiyooy?
@dalmar8431 Жыл бұрын
WAHAABIYADUBA MUSLINKA WAY LAYNAYSAY, MA WAXAY LEEYIHIIN MUSLINKA ANAGAA LAYNAYNEE CID KALE YAY LAYNIN YAA KA DHIB BADAN WAHAABIYADA
@engasadaxmed880011 ай бұрын
Sa hanku inuu xabad ride waa ka mabnuuc ee maxad ha ka hadlaysaa barbaraawiyow
@abdilahiabdi4453 Жыл бұрын
wadaad dadkii idin aasaasay ayaa amarka idin siiyay isku si baad u hadasheen kan urdunka ah iyo adugu isusi baad u hadsheen alla ka baqa
@mohamedjelow462811 ай бұрын
hhhh jadidiyo intey isusocotaan
@mahamedafey9144 Жыл бұрын
Adiga iyo umulkan aad sheegeyso waad ka dhac San tihiin waxaad isku heysataan wax layiraahdo xadiith oo ah wax uuna subanaha oran csw oo lagu een abuuranayo Maad kumurantaan aayad quraana kuma murmur kartaan diin tii I oo dhan waxaad ka dhig steen hebelbaa saayiri iyo hebelbaa saa u dhigey kitaabkii suubanaha loo soo dhiibey waad harer Marten waqti Gino oo dhan waxaad ku lumiseen xadiith kassa hebel daa u sharaxey iyo hebel Sas u sharaxey Aawey kalaamkii ilaahey waad tuurt een Waxaana idin lumiyey qorofaad Ilaah kayaaba dadku wey idinku ware eren in kast oo ku walba uu reerkiisa sheekh uyahey hadana quraanka dadka bars iskadaaya xadiith ya Dan been abuur ka ah ee qarkood yahuud ka yimid oo waarloos quraanka ka hor imanayo
@adenmohamed4760 Жыл бұрын
Ma qoladii xadiiska diidaned baad tahay Markii aad xadiiska qadka ka saartan quraankaad ku xiga
@guletizmail83496 ай бұрын
Hadal dheer iyo madhni aya isku kaa darsantay subhanalah