Gurigii shirkada qaraxyada O la tagay wixi lagu arkay Baarid Yaab badan Xisbulah & Isra Meel xun ka

  Рет қаралды 48,776

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/...
Gurigii shirkada qaraxyada O la tagay wixi lagu arkay Baarid Yaab badan Xisbulah & Isra Meel xun ka mareyso
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
wise.com/invit...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
Download the app app.wahedinves...
Join VtMarkets and we will both get $200
www.vtmarkets....
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 114
@DulmiDiid
@DulmiDiid 6 сағат бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@Birds-i5b
@Birds-i5b 4 сағат бұрын
Sheikh please somali uu sheeg in gaalda aan waxba dheeldheel lagu bixin uu sheeg ku soo celceli somaliaan is oral society " ma la soctaa sabbta ay uSA ula soctey tawian iney pagers 📟 sameyso ooy siiso information, please notify Somalian yuhuada is running this country or whole 🌎
@Romman114
@Romman114 3 сағат бұрын
Dulmi diidow Maxaad u soo gudbenweyday wareesigi lala syeeshay maxamed bin salmaan uu ku yiri xiriir la yeelanmeeno yahuudo hadii ayna ogalaan dowlad falastiin ee jazeero ay sheegtay wadiga la soo ordaaya ceebaha Sacuudiga laga sheege
@TerminatorNiceman
@TerminatorNiceman 2 сағат бұрын
Aniga sheekhoow kii google reward aan furtay mana helooyi wax reward ah waan kuusooqoray what's going on markin jawab
@badhan3120
@badhan3120 2 сағат бұрын
Internet aad ogtahay inaanu miskiin somalia joogaa waxba ka samayn karayn ayan adigii alle nolasha iskugu kaa toostoosiyay aad lacag rabtaa inad naga samayso subxanalah alla maxad xaraan ka dharagtay
@HodanSamatar-w7s
@HodanSamatar-w7s 5 сағат бұрын
Allah swt ayaa difaac ugu filan musliminta falastin iyo Lebanon 🇵🇸🇵🇸🤲
@MohamedMohamed-ex4qd
@MohamedMohamed-ex4qd 6 сағат бұрын
First comment, allahu ugargar ummada muslimka dunida. gaar ahaan walaal ahen Falastiin
@aishahibo8796
@aishahibo8796 5 сағат бұрын
Waa dowlad gaajoonaysa 😢bal wataa cashuurtii la bilaabay in dadku bixiyaane haku badasho nolosheeda iyo ta dalka
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 5 сағат бұрын
SHEYKHUNAA meesha dawlad kama jirtee, baahanayaal mooryaan ah ayaa na haysata.🥱🙀🥱
@user-hu7wm1sv5m
@user-hu7wm1sv5m 4 сағат бұрын
Reer galbeed meel walba wey mineyeen balse qofku Alle dila dhinta Alla wax dila oo noleeya mahe naceybka loqabo diinta Islamka ma yaro Raga Soomaali Allaha ku ekeeyo ayaga dowlad nimo iyo kala dambeyn diidan ayaga uun haku halaagsamano khawaarijta Allaha ku halaago Amiin
@AbdirahmanIbrahim-o5q
@AbdirahmanIbrahim-o5q 5 сағат бұрын
walaalayaal illaahay iisoo barya dhibaa ihaystee in rabi iga dul qaado adinkoo mahadsan
@AbdirahmanIbrahim-o5q
@AbdirahmanIbrahim-o5q 5 сағат бұрын
walahi xaalkayga rabi unbaa og asaga oo kaliyaa baa ikaafin karo adinku duco iigu kaalmeeya
@Kadar-ex8xp
@Kadar-ex8xp 5 сағат бұрын
Aamiin
@hamdemohamed707
@hamdemohamed707 5 сағат бұрын
Allaha rahmaanka ah hakaa dulqaado walal
@FaisaIbrahim-k5l
@FaisaIbrahim-k5l 3 сағат бұрын
alle hakadulqado
@AbdullahiXaashi-c8y
@AbdullahiXaashi-c8y 18 минут бұрын
Alle haka dulqado
@SaraUsama-o6n
@SaraUsama-o6n 5 сағат бұрын
Aniga Waxay ila tahay in waxyalaha Qarxa lagu soo xirey Marka odayashan madaxda ah Shacabka kama naxayan Waa odayaal bilaa Damiir ah illaahay Shartoda hanaga Qabto insha Allah
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 6 сағат бұрын
Shiikh dulmidiidow waxankusheegayaa somalida duruufo kaladuwan iyo dayacbadan hahaysto laakiin ayihiin dadka ugushakigabadan waxasqalab adshegaysid iyo kuwokabadan oadan ogayn midkodna kumashaqeyan mahan waashar iyo sharmaahan sidedaba somali washaki waligood lagumashaqayn ogowtas
@oneride8228
@oneride8228 6 сағат бұрын
Sheekhunaa waa iga qoslasiisay. Aniga Ayaaba Sii karo 20 computers, sheekhunaa kubaha booliska soomaaliyeed anagaa gadi karno leenkaa noo soo xir inshaa Allah
@omerhassan3041
@omerhassan3041 6 сағат бұрын
Xisbulaah way fashilmeen! Waxaana ka muuqda jahli badan ama aqoonyari baahsan iyo taxadar xumo! Si qurrux badan baa loo dhacay oo weliba lacagna looga furtay loogana gaday wixii mustaqbalkooda lagu soo gabagabayn lahaa.
@axmedfaarax766
@axmedfaarax766 2 сағат бұрын
Xisbulaah xaga sirdoonka aad ayuu ugu liitaa Xamaas ayaa kaga fiican dhankaas 5kun ku dhawaad ayaa la beegsaday dhimasho iyo dhaawac ayaa laga dhigay
@AadanAxmed-o1p
@AadanAxmed-o1p 4 сағат бұрын
Allahayow.guulee falastin iyo Iran,iyo xusbulah xutiga iyo dhamaan umada islamka
@mukhtaarmiicaad9066
@mukhtaarmiicaad9066 5 сағат бұрын
Waa qorshe mudo dheer laga shaqeynayay ee allah haka qabto islamka cadowga sahyuuniyada yahuudda
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 4 сағат бұрын
Scw scw scw scw scw scw sheikh gull gobonimo xiisbuulaah yamane Palestine Free Palestine Free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@Muuse-pp3wf
@Muuse-pp3wf 6 сағат бұрын
wax kaste oo warshaad aan taada ahayn waa lagugu jaajusin marka waxan nahay dadka in lajaajuso usahlan ban nahay😢
@hasanhussein9150
@hasanhussein9150 6 сағат бұрын
M.Allah!sheikh kheyr Allaha Ku sio
@IkraamCaday-ms2pn
@IkraamCaday-ms2pn 2 сағат бұрын
سبحان الله العظيم رب يا كريم
@AbdiAgood
@AbdiAgood 6 сағат бұрын
❤kkkkkk 6 lap top iyo 60 kabo oo La yiri waa kaalm Gartay masuulka leh waxbaa talyaani noo taray leh.yaab❤😂😢❤
@hasancadaawecabdihasancada2352
@hasancadaawecabdihasancada2352 5 сағат бұрын
Allah Allah
@DrGaadaa
@DrGaadaa 6 сағат бұрын
❤wcs ❤alahu ❤akbar ❤
@adenhassanbashir4930
@adenhassanbashir4930 5 сағат бұрын
Sh. Muxamad, Allaha ku barakeeyo. Waa xaqiiq intaba wey jiraan, waan layaabaneyn 9 joog oo kaba ahoo dowaladda Talyaanigu nogu deeqday. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂. Haddaan gartahy micnaha ka dambeeyay. Allow na amaanso.
@NUURUALYAQIIN
@NUURUALYAQIIN 3 сағат бұрын
Alaha sahlo umuuraha
@AminoHussein-c3e
@AminoHussein-c3e 4 сағат бұрын
Subxanallah subxanallah subxanallah 😱😱 yaab walaysuso dhigtay dadkan kubaragu sanan sidayadokale waudhamatay.
@AbdulomarYussuf
@AbdulomarYussuf 3 сағат бұрын
Adeer, inagu bulshooyinka aduunka ha inagu Darin.........somalidu waxaan kamidnahay ururka xoolo Ayaan ku jiraa .
@abdifidow3870
@abdifidow3870 6 сағат бұрын
Shiikhow Somalia ma u baahna in ay basaasto lkn waa bahdil.
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 4 сағат бұрын
Bismillahi raxmani raxiim wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 6 сағат бұрын
IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@anasalmissagalhoney5915
@anasalmissagalhoney5915 6 сағат бұрын
You forgot also waaqtigi covid 19 it was efew mask 😂remember brother i saw shorts dulmi did chips oh my god i will never forget
@adenhassanbashir4930
@adenhassanbashir4930 5 сағат бұрын
Xaqiiq. Waa dhab.
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 5 сағат бұрын
Shekhow ilahow aan nalagu qarxin basaboorka ileen dowlado kale aya nosameysa iyo lacagta
@AhmedGeele-bd8hx
@AhmedGeele-bd8hx 6 сағат бұрын
WAA RUN MARKAAD LEEDAHY YUHUUDA MIYAD U SHAQSYSAA MARQAATI 😊À
@HodanSamatar-w7s
@HodanSamatar-w7s 5 сағат бұрын
Sheekh ka fuq sida uu wax u jiraan ayuun bu inoo sheegay e
@batulasmail8261
@batulasmail8261 4 сағат бұрын
Soomaaliya waa Guri Kharaab ah oo cidii rabto soo gasho
@AbdiraxmanMohamed-r7b
@AbdiraxmanMohamed-r7b 6 сағат бұрын
Asc wll barnaamijya diiniya oo ka faa'iidaysano wakhtigayaga wararka iyagaa ka muhiimsan.
@user-le3ij1xd9b
@user-le3ij1xd9b 5 сағат бұрын
Waa leydinka waayay telegaraamka waa laydinku daalay
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 2 сағат бұрын
Machaallah
@DARAWSH24
@DARAWSH24 Сағат бұрын
Mashallah 💙
@mowlidcabdulahi3544
@mowlidcabdulahi3544 2 сағат бұрын
Sheekhaygi khyr allah kusiiyo damiir nool oo diin iyo duniwiba ka dhisan dadkiisana in wacyigooda iyo aqoontodaba inu kobciyo uhalgamayaa tahay Somali cashar ugu filan waxa caalamka ka dhacaya Guri,gaadid,iyo qalaba waa in hanti somali oo meshay iyagu doonan si sir ah usoo iibsadan la isticmaalaa goobaha muhiimka ah Oo kabo,iyo cumputero deeq ah askar iyo arfay teen ah midna lasiinin
@omerhassan3041
@omerhassan3041 6 сағат бұрын
Farsamada dalkay taal ee hala mudufikeeyo wax kasta oo yaan ankee kaalmo la khaadan plse.
@AntonioMartial-t4p
@AntonioMartial-t4p 5 сағат бұрын
Xisbulaah iyo iiraan simayjaahil u yihii😢 waxaan rajaynaa in tan indhaha u furto
@maxamudibraahim8019
@maxamudibraahim8019 5 сағат бұрын
KAHADAL SABABTA SOMALIYA CODKEEDA QARAMADA MIDOOBEY LOO WAAYEY
@maandeeqmaankauroon1278
@maandeeqmaankauroon1278 5 сағат бұрын
Waxaan maqli jiray geeridii galbeed kayeertaa guntigaaga ka filo Islaamka Allaha xifdiyo
@moallim1000
@moallim1000 Сағат бұрын
Soomaali Dawlad dhexe ma leh. Waxay leedahay Koox Tuugo ah oo la shaqaysta Shisheeyaha raba in la cuuryaamiyo dhan kasta Soomaaliya.
@DuniaElmi-cu3ze
@DuniaElmi-cu3ze 6 сағат бұрын
SOMALIDA IYO DOWLADEEDA MA LAPTOB BEY GADAN WAAYEEN NCALA SHEYDAAN KU TAALA
@Kazwalee
@Kazwalee 6 сағат бұрын
Runtii dumidiid soomaalida wanaaguula jecelyahey laakiin yaa maqlaayo
@TAARIIQ79
@TAARIIQ79 6 сағат бұрын
Dulmi diidow Fadlan video hana tusin afka uun nooga sheeg waan dhibsanay Codka aan boobsiiyo Xooga aan videoga Idinka dheereeyo idiin ma tusi karo. Iwm .
@Siraad-b5i
@Siraad-b5i 5 сағат бұрын
Sheekh waa waxaan xasuustaa ingiriiska laptop la siin jiray caruurta iskoolka dhigata, 10ssno ka hor inay ahayd baan filayaa,waagaas baan odhan jiray soomaalida iska daaya ,soo iibso wax wsyn ma joogo ,inay dawlad 6 xabo ku qanacdowaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 3 сағат бұрын
Somalia warkeeda mar horaan iska dhaafay maadaama madaxdeenu liitaan.
@maryandhaqane8681
@maryandhaqane8681 2 сағат бұрын
Hadi ay muslim ahaan lahaayeen gurigaas qasab ayeey ku gali lahaayeen laga.a joogeen reer galbeed maan iyo usa idaacadaha
@abuharuun-qy4yn
@abuharuun-qy4yn 3 сағат бұрын
Wll Dulmi Diid
@HakiimHakiim-t8p
@HakiimHakiim-t8p 6 сағат бұрын
Shiikhoow 6 laptop 💻 anaa u soo gadi lahaa maxaa igu sheegi waday. Unukaaleh aqligaa ku yar
@jimalali1385
@jimalali1385 5 сағат бұрын
waa lakala shakiyey
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 6 сағат бұрын
Aduunyadii waa lawada bacoobi talo manoola yahuudu dayaxa way dhaaftay iran waaba lahayaa ama waa maxaabiis gacanta yahuudu haysato
@Nina55870
@Nina55870 5 сағат бұрын
Waa daciifnimo inaad telephone’ka dadka ku qarxiso adiga oo dawlad ah
@aslidhaladali2573
@aslidhaladali2573 5 сағат бұрын
Waa calool xumo marka soomaaliya laga sheekaynayo 😢
@fadumamaxamed2535
@fadumamaxamed2535 4 сағат бұрын
Horaa looyiri baryadu ba baahibaa mise waa barasho, waxaa xukunka laynoogu dhiibey madax aan sariigasho iyo han lahayn waxaana keenay burburkii iyo dagaalkii aaynu dalkeena iyo dadkaba ku baabi,inay, wax laqaadan karo ma aha dawlad dhani in aay 20tan beer oo kabo ah in laaynu deeqo waxa looga jeedano waad garan kartaan, waxaaynu lahaan jirey oo dalkeena lagu sameeyn jirey kabaha ugu qiimaha badan waayo waxaynu haysanaa hargii iyo farsamadiiba, weli waxaan xasuusta kabihii rer baraawe samayn jireen ee Rabbi haynoo sahlo amuuraha
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 5 сағат бұрын
Sxb ad iyo ad.xogohaaga muhiimkaa iyo.fakarkaaga fog.oo la socda sirqoolada shisheeyaha ay sameeyaan qaasatan gumayste yaasha ree galbeedka
@mohamedhoror936
@mohamedhoror936 3 сағат бұрын
Walahi waxaan layaabay maalintii talyaniga uu ukeenaayey kabaha soo daalay iyo dharkii bolisa lakin dowlada gaajo ah waayo
@maryandere9422
@maryandere9422 5 сағат бұрын
Asc sheikho corsadi issue kahore ayan salbade ilahadane laimasojawabin wase
@HASSANAMARE_MC
@HASSANAMARE_MC 5 сағат бұрын
Lkn anigu waxan iswaydiyaa goomay somalidu muwaadimiin noqondoonaan?
@rahmaosman7946
@rahmaosman7946 5 сағат бұрын
Hada Turkiga ar May siisaa
@batulasmail8261
@batulasmail8261 4 сағат бұрын
Maraykan Wuxuu Ku garabtaagna Xasuuqi Fallastiin Ma aha wax lala yaabo.
@mohamedfarahshirwac7318
@mohamedfarahshirwac7318 5 сағат бұрын
maraykanku hada miyuu ka maqan yahay difaaca yahuuda maya hadaba si toos ah ayuu ugu jiraa dagaalka ay yahuudu kala jirto dunida islaamka lkn caalamka ayuu wuxuu ka gadayaa in aanu dagaalka ku jirin lkn yahuuda iyo maraykankuba waa ku jabeen dagaalka
@itzManha125
@itzManha125 5 сағат бұрын
Dalkeena dowlad deena hadaye awli leedaheye ha iska baarto waxa la siiye oo furdura u dhiiba Engineers dad wax barteye soomali dalka jecel baa jirah dalka haduu qadan lahaa dhaqlo siin lahaa wee soo sari lahayeen se dowlada kalaa u shaqeeyaan
@HASSANAMARE_MC
@HASSANAMARE_MC 5 сағат бұрын
😂😂😂 waa dhiiqo inaga ayaa halkaa isdhignay
@kiinadan6786
@kiinadan6786 3 сағат бұрын
Waxndhintay Xassan mooryaan wuu na ceebeeyey!
@amalkhayre6379
@amalkhayre6379 4 сағат бұрын
Sheekh ma isdhihi laheeyt ithopiyo ayaa nosooo adegsatay
@queenaisha5616
@queenaisha5616 4 сағат бұрын
Scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim 6 сағат бұрын
Yaan laisku haleeynin wax yaabahan galbedka soo saaro chinaha ayeey suuq usameeyen 😂😂
@roodanuur461
@roodanuur461 4 сағат бұрын
Maadaxa wiini Iran kaana laagu qaarajiiyey yaan fiilaya
@zahraabisye7937
@zahraabisye7937 3 сағат бұрын
Lix computer fii shii
@ahmedabdalle6513
@ahmedabdalle6513 6 сағат бұрын
Waxa walabo maxaa somali ugu soo qaadata ninyahoo cadawga somali ayaa tahay xabashyahoo
@MuscabJeylani-k7l
@MuscabJeylani-k7l 6 сағат бұрын
9 xabo oo cadaaa
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 6 сағат бұрын
Masuuliyadas Taiwan baqadaysa wayo iyadaalagadalbaday yurub iyo galbed waxlagamadalban iyadaqandaraska siisay shatigeda lagusameeyay Taiwan melayugabaxdo falkan argagixiso malahan
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 2 сағат бұрын
Dowladii aan agabkeeda samysan in la qarxiyo way muteen
@saafi1302
@saafi1302 4 сағат бұрын
Hadaadshaan dawladu kumbuyuutarada
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 6 сағат бұрын
Sir weyn aya ku jirta arinta
@abukarmaxamed5376
@abukarmaxamed5376 Сағат бұрын
Somalia waa dal waa hore baaba,ay waxa usii dheer madax wada tuugo ah somalia waxay ku jirtaa dalalka la qaadan doono somalia malahan hogan wanagsan
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 3 сағат бұрын
Oo kuwena maxaa laga qarxinaa siree maleeyihiin
@maryanali1413
@maryanali1413 6 сағат бұрын
Hhhmm ???!!!😢😢😢😢
@dr.ahmedhersi2639
@dr.ahmedhersi2639 23 минут бұрын
Telegram?
@samirr546
@samirr546 5 сағат бұрын
Cajiib bilaayo koore kugu xdhatay baan maqli jiray!!!! Somali aan weligii fekerin oo aqoontiisuna tahay Ina hebel hebel hebel hebel,hadii uu cid wax waydiistona dhahaya telf ugu qaalisan ii soo dir ,waata buulal badani gubteen !!!waar tuura hada oo ulo qaata .
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 6 сағат бұрын
Israiil wabented waxba umaqarsoona halkiiugudanbaysay baykamaraysaa carweerar dhulka hakuqaado lubnan tankale waadad lailaaliyo manta xamas bakasharafbadan kartideedu cadahay israiilse maraykan miyalaqimayn mise reryurub xagakartida?
@omerhassan3041
@omerhassan3041 6 сағат бұрын
Hala wada qubo alaabtaas oo farsamo yaqaanada soomaaliyeed ee kabaha tola halagu kaalmeeyo inay kaalinkaas buuxiyaan.
@Khadijo60
@Khadijo60 35 минут бұрын
hada kadib waa in chino laga adeegtaa reer yurub waxooda waa cabsi halaqaan yuhuud ah ayaa ku hoos jiro
@DarewalMuuse
@DarewalMuuse 4 сағат бұрын
Yuuhud halalayo xada haliku qarxiyo nacalad nacladu dhashi
@AminaCaliAxmed
@AminaCaliAxmed 3 сағат бұрын
🎉😢😂❤
@SakiAbdi-e2f
@SakiAbdi-e2f 5 сағат бұрын
Waa inad ka feejignaataa meesha aad wax ka dalbaneysaa adigoo yahuuda dagaal kula jira iran sirdoonkooda ama intelligentigooda waa eber walahi waa dayacan yihiin waa kuwii ismacil haniya 8 jeer isku guri seexiyey war waxu aqli iyo cilmi yaraa
@Princessnaima16
@Princessnaima16 4 сағат бұрын
Sheikh KZbin kada kale inaan so booqdo culeys baa iga saraan maxaan sameyaa hhhh been waaye Sheikh waan kula kaftamayey daily ayaan ku dawada hooyadey xitaa wey ku baratay naa Sheikh wanagsanaa maaanta maxuu rer Gaza kaso shegay ayey I dhahdaaa
@maymoonmshadhah4882
@maymoonmshadhah4882 2 сағат бұрын
Amay sirta dowlada doobayaan iyo sirta ciidanka
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 47 минут бұрын
Sxb all the technology yahuud iyo western ayeey gacan ugu jirtaa; Somaliya oo dhan Watsup Ayey ku xariiraan siyaasiin kuli 😅; China waa hore ka tashatay ; marka Sxb KZbin ka yeesan kuusoo dhexmarin xitaa 😅
@mohamedfarahshirwac7318
@mohamedfarahshirwac7318 5 сағат бұрын
dagaalka israa.iil sheegaysay waa midka ay qaaday hada difaac ayay ku jirta mana ku dhacdo in ay xisbullah weerarto hadalka ah waa weerarayna waa hanjabaad in ayna xisbullah soo weerarin
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 5 сағат бұрын
Somaliya wax jira miyaa marka
@FuaadCabdi-ti7zq
@FuaadCabdi-ti7zq 2 сағат бұрын
Waxbaa ku dhexjira 8 kumbuyuutar ee wax dowladu bixiso maaha!!!??
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 55 минут бұрын
War sxb waad kaftamaysaa Somaliya meel fog looma soo maraayo Xalane ayaa sun looga soo afuufaa bas
@abdifatahyaqub8926
@abdifatahyaqub8926 6 сағат бұрын
Been low
@yahyeseid2125
@yahyeseid2125 2 сағат бұрын
hada somaliya miya samaysan karta qalabkan maxase hada laga basaasi o lagu haya mesha mara ad wax noqoto ha imikase ha iska isticmalan e ka dhaaf warka
@Fays2010
@Fays2010 52 минут бұрын
Caaggaan yaanu adiga kugu qarxin
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 125 МЛН
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 7 МЛН
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 18 МЛН
Girl, dig gently, or it will leak out soon.#funny #cute #comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 31 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY | DAGAALKA  HEZBOLLAH | ISRA
26:16
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 2 М.
Ayat al Kursi x 100 (Be Heaven)  آية الكرسي
2:27:24
Omar Hisham Al Arabi
Рет қаралды 15 МЛН
14 WIILAL  SHIDAN QOFKAAD KA HELIN KA SAAR KAN UGU DAMBEEYO REEBO
12:48
AYATUL KURSI X 100  | PROTECTION | اية الكرسي مكررة
1:20:04
Omar Hisham Al Arabi
Рет қаралды 38 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
0:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 5 МЛН
Бенчик встретил Бенчика?! 🐈‍⬛ #Симба #Симбочка #бенчик
0:16
ЖЕНА ОТКРЫЛА НОВУЮ СУПЕРСПОСОБНОСТЬ😂
0:46
СЕМЬЯ СТАРОВОЙТОВЫХ 💖 Starovoitov.family
Рет қаралды 4,3 МЛН
Worst flight ever
0:55
Adam W
Рет қаралды 6 МЛН
Muay Thai selfdefense 🥊 #muaythai  #mma #kickboxing
0:10
Farakicks
Рет қаралды 9 МЛН
Boys vs Men #trollface #edit #troll
0:24
Kenon Edits
Рет қаралды 29 МЛН