HAYAAY: NET-YAHANU & WASIIRKIISA GAASHAANDHIGA OO KA BADBAADAY ISKU DAY KHAARAJIN AH

  Рет қаралды 45,931

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

HAYAAY: NET-YAHANU & WASIIRKIISA GAASHAANDHIGA OO KA BADBAADAY ISKU DAY KHAARAJIN AH
►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka
#WararkaSoomaalida
#HBNTV
#QASA
#soomaaliya

Пікірлер: 63
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 8 сағат бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@user-zo4bb2vc1u
@user-zo4bb2vc1u 6 сағат бұрын
Ll lol llplpk. See ​@@MuhumadRayaale
@XasanBiit-f5d
@XasanBiit-f5d 4 сағат бұрын
Allh hakuxafido mawliid waxan jclhy warkaga
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 7 сағат бұрын
RUNTII WAXAA SOO DHOWAATEY BURBURKII SAHYUUNIYADDA IYO GUUSHA REER GAZA IYO FALASTIIN INSHA ALLAH
@AhmedshiekabdiAhmedShiekabdi1
@AhmedshiekabdiAhmedShiekabdi1 8 сағат бұрын
Xisbulah waxmataraysee hubka xamaas hakuwareejiso hadal iyo hajabaad way dhaaftay iyo geesiyada xuutiga aaaa aaa❤❤❤❤❤❤waw
@lubiahmed4735
@lubiahmed4735 5 сағат бұрын
Shiico naf male waa dad aan caqiidadooda fiicnaynin oo naf jecel
@siyatguhad6311
@siyatguhad6311 8 сағат бұрын
Waan kugu taageer sanahay taariikhda islamka ee aad naxasuusiso wll
@SaidaAli-l4r
@SaidaAli-l4r 4 сағат бұрын
Illahay Sxt Musliminta ha mideyoo inshaallah
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 6 сағат бұрын
Allaha weyn Natinyahu iyo inta kugarabsiiyay Xasuuqa matida falastine Rabigayow wada halaag.
@bulohus8548
@bulohus8548 5 сағат бұрын
يارب أنصر المسلمين المستضعفين في كل مكان
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 6 сағат бұрын
Asc HBN Online TV mowliid guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Lubnan iyo shacabka falastin Xissbolla haagolestoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MahamedmuuseSaban
@MahamedmuuseSaban 4 сағат бұрын
Hore usocoda hbn waayo warar xaqiiqo ah ayaad na soo gaadh siisaanè..
@bisharcabdi4376
@bisharcabdi4376 5 сағат бұрын
Yaa aaminaaya yuhuuda illaahay kafuratay
@cabdulahiyusufmursal5360
@cabdulahiyusufmursal5360 6 сағат бұрын
Allow ugar gaar walaalaheena reer Palestine 🇵🇸 iyo guud ahaan muslimiinta ee ku nool caalamka
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 7 сағат бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 4 сағат бұрын
Mahadsanid
@XasanBiit-f5d
@XasanBiit-f5d 4 сағат бұрын
❤❤❤❤ kusoco warka. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hnoor4361
@hnoor4361 4 сағат бұрын
Yuhuuda Iyo maraykanka weli Uma dhaadhac Sana waxay U dakaalamayan falastiin Iyo U jeeda Ay kaleeyihiin xamaas Adigu ka baxayo muxuu sanadka U dagaalamayey. Allaahuma Ansur muslimiinta dhamaan gaar ahaan falastiin Iyo xuutiyiintaba Iyo xisbulaahba guul Iyo gobanimo muslimiinta dhamaan
@Khadijo60
@Khadijo60 5 сағат бұрын
ilahow yuhuud ka qabo ummadaada ya rabi
@mukhtaarmiicaad9066
@mukhtaarmiicaad9066 7 сағат бұрын
Qorshaha cusub ee sahyuuniyadu usoo bandhigtay sinwaar wuxuu cadeynaya guul darada ay kala kulmeen muqaawimada xamaas iyo saraail qudus Sinwaar waa mujaaad cashir taarikhda galay udhigay yahuudda Mana aaaaminsani inuu ka bixi doona marinka qaza Allah shacabka ha ugargaaro dhibkana haka dulqaado ❤❤❤❤aaaaamin yaa rabi❤❤❤
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 7 сағат бұрын
Aamiin qof geesi ah wadankisa udagalamayo kuna dhashtay dhulkiisa inuu kabaxo laka mayabo inuu ku dhinto mooyee yaxya sinwaar waa halyey MUSLIMINTA oodhan usoo baxay lakamayabo geeri ayu ka xigaa jihaad ayu ku jiraa ❤
@NasirOsman-y9e
@NasirOsman-y9e 7 сағат бұрын
11 kan bilood ee aad ku dhegsan tahay ee dagaalka Gaza xageed ka keentay bishii 12aad baa lagu jiraaye HBN?
@OmarHuud
@OmarHuud 6 сағат бұрын
Fadlan xayeysinta yareeya
@maxamedcalicusmaan8141
@maxamedcalicusmaan8141 7 сағат бұрын
Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro. ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.
@MahamedAbdi-cc8sw
@MahamedAbdi-cc8sw 8 сағат бұрын
Asc
@akrimabdikarim9867
@akrimabdikarim9867 Сағат бұрын
Hindiso ka aqli yari ah majirto yaa ayaga ka doqonsan. Marka hore ciidankoodi hakala baxaan si dhab ah, ka dibna ha soo daayaan maxaabiista. Sinwaar guul ayuu ku fadhiyaa meelna uguma socdo gaza insha'alah. Allahayow cadowga burburi reer gazana ugargaar
@WacanMohamed-wq3yw
@WacanMohamed-wq3yw 6 сағат бұрын
Wa La dili doona inshllha idam Ale
@KayseHuriye
@KayseHuriye 7 сағат бұрын
Scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤
@muminamir-t1y
@muminamir-t1y 8 сағат бұрын
❤❤❤✌✌✌
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 6 сағат бұрын
Muqaawamada reer FALASTIIN xakh bay ku taagan yihiin sidaa awgeed Allah baa la jira, laakiin shiicada waxoodu waa boola xuuftayn.
@AhmeddahirMaxamed
@AhmeddahirMaxamed 3 сағат бұрын
Hindisahacusub WaashirQoolkii yahuuda iyo khayaamo
@siyatadan818
@siyatadan818 7 сағат бұрын
Bani sandals active lead go ahead
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 7 сағат бұрын
Allaha u gargaaro falastiin.
@Gacanlibax
@Gacanlibax 59 минут бұрын
Qofka u danbeeyaa haduu dhimanayo geesigu dhulkisa kama baxo ilahayoow kharkoda ka qabo umada islamakaa
@iidalabari3388
@iidalabari3388 8 сағат бұрын
Mawliid sidaysuurtogalkutahay nin gurigiisii laburburiyay dad kiisiina kuwaayay inuuhadana lamastaafuriyo eewaa iska hadal meelwaayay waad mahadsanty
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 6 сағат бұрын
Yuhudda waa in iyaga baxaan billa shurud,Mowlidd muqawamada iyaga ayaa dhulka leh,iyaga ayaana gusha kudambeyn.Natinyahu All colition led by America Britain hybogarate Arap State particularly Immarad wil all in loos nd defeated.
@baabajuulow8344
@baabajuulow8344 7 сағат бұрын
IDAACADA AL JAZEERA WAXEY HADA SHEEGEYSAA IN ALAABTAAS QARAXDAY AY XISBULAAHI KA SOO GADATAY BULGAARIYA .BULGAARIYA AYAA SIDAAS SHEEGTAY
@AbdiramanAhmed-ue1ig
@AbdiramanAhmed-ue1ig 8 сағат бұрын
Asc asxaabta
@AlmaasCabdulqaadir
@AlmaasCabdulqaadir 7 сағат бұрын
Yuhuud iyo maraykan hadan layska celin bariga dhexe lajogimayo
@KamadareMaxamed-mf9er
@KamadareMaxamed-mf9er 4 сағат бұрын
Asc wll hadii aan fikirkeyga kadhiibto howlgalka israaiil kafulisey ee ah waa howlgal fuleynimo ah sababta oo ah in isgaarsiintii xisbulaah ay haysatey ee caalamka intiisa kale aykasoo gateen iney qarxisey in dowladihii wax laga Soo gadanayey in ay istaagi doonaan
@HarirAli-p6r
@HarirAli-p6r 7 сағат бұрын
Wel com
@HousseinAboubaker-pw4ff
@HousseinAboubaker-pw4ff 6 сағат бұрын
Mawliidow sxb masuuliyiinta soomaliya maxaad u waydiin laadahay codayntii shalay ka dhacday qaramada kala irdhoobay
@MahamedHanad-s6u
@MahamedHanad-s6u 7 сағат бұрын
Asc runtii arintaas waa mid aayn macquul ahaayn waa ciyaarihii shaydaanka wayn wsc
@bulohus8548
@bulohus8548 5 сағат бұрын
Maraykan! Shaqo La’aan Lacag - La’aan ba’an baa ka jirta ! Waayo- Dhaqaalihii Waddan Kan israel iyo Yugrayn baa lagu dhameeyey
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 9 минут бұрын
Ma Jooggsanayo Dagaalka Ilaa Ay Is Dhiibaan Ciidamo yuhuud ah
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Сағат бұрын
ISRA'IL, MIYEY KA BAXEYSA DHULKA FALASTIIN, MISE YAXYE IYO QOYSKIISA AYA HAB LOO XASUUQO LOO QORSHEYNAYA, YAXYE WA NIN DALKISA IYO DADKIISA DHEX JOOGAYA, YUHUUD AMAR MA SIIN KARTO FALASTIIN.
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 6 сағат бұрын
IIRAAN waxay u gacan gashay oo ay dhex maquurtay muqaabaraadka MOSSAD, waxaana haysata isla xisaabtan la’aan. See ku dhici kartaa in qalabkii la qarxiyayay ka dalbadeen isla YAHUUDDA.
@alshifa2673
@alshifa2673 2 сағат бұрын
Aalle ha inagaqabto cadowga yuhuud fulaynimo badanaa yuhuud Aalle madhiga cadowga xun
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 7 сағат бұрын
KKKKKKK WAA WAR KHIYAALI AH YAXYE ZINWAAR MAAHA NIN AQBALAYA RIWAAYADDA YUHUUDDU WADATO KELIYA WUXUU AQBALAYAA YUHUUDDA OO KABAXDA DHAMMAAN MARINKA GAZA IYO GUUD AHAAN FALASTIIN
@Khadijo60
@Khadijo60 5 сағат бұрын
aqli yaraa ma sinaar ayaa dhulkisa ka tagaayo maba ka fekerayaan yuhuud in gumeysigooda dhamaado dhulka yaa leh ????
@Gacanlibax
@Gacanlibax Сағат бұрын
Yahaye sinwaar ma inay meelaha ku beegsadaan ayay rabaan haduu dhimanayo dalkisa asagoo difacaya ha ku dhinto beenalayaasha khiyanadooda ilahay haka nabad galiyo
@SabahSalem-i4u
@SabahSalem-i4u 2 сағат бұрын
Oo maa ninbaa gurigaga soo dhaaf uun la yidhaa isagoo wax iska celin kara? Dee isaga fudud waa Israël'e ha ka baxo Falastiin oo dhan Insh-Allah
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 6 сағат бұрын
Natinyahu Allaha dilo si deg deg ah,inkastoo warkisa uu been tahay,ujeddada tahay in Iiraan Turkiga uu eedo aan jirin uu kasheego.
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 7 сағат бұрын
Sinwar ha baxo maaha heshiis ee waa hadaaqa caruurta
@xasancali438
@xasancali438 6 сағат бұрын
Sinwar wuu kudhimanayaa dhulkiisa laakiin natanyaahu ayaa nabad galyo u aadi mareykanka sxb ma jecli nin xun oo iska hadley inaad warka kusoo dartaan waxa kafudud natan yaahu xaaladiisu maxay ku danbeyn dhamadka istaa il ama xavad joojin dhacda
@MuxumedMahdi-f1c
@MuxumedMahdi-f1c 5 сағат бұрын
Yahuuda allh hahalaago
@DuuranAbdulewardhere
@DuuranAbdulewardhere 7 сағат бұрын
Waxaa jira suaal aan waayey wax iga jawaaba waxay tahay haddii israaiil ay disho dadka ku mool aduunka maraykanku wuxuu leeyahay way saxan tahay ok maxas loo waayey hogaamiye Muslim ah oo runtaa sheega maraykanka dalka islaamka iney run usheegaan madaxdooda
@bulohus8548
@bulohus8548 5 сағат бұрын
Cawro waa iyagaee been badanaa Maba dhici karto!! Wax Ay shegaan bay waayeen !!
@dauusclayo6273
@dauusclayo6273 7 сағат бұрын
Nacalaada way ku ben sbuuranayaan hadow ayeyrabaan iney dhahaan wanalasoo weraare
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 4 сағат бұрын
Nina dhulkiisa kama tagayo ee hadey Israël gaza ka bixina haka baxdo hadii kale hayskaba joogto
@cabdulahiyusufmursal5360
@cabdulahiyusufmursal5360 5 сағат бұрын
Allow ugar gaar walaalaheena reer Palestine 🇵🇸 iyo guud ahaan muslimiinta ku nool caalamka
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
HAH Chaos in the Bathroom 🚽✨ Smart Tools for the Throne 😜
00:49
123 GO! Kevin
Рет қаралды 12 МЛН
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 4 МЛН
كلمة الأمين العام لحزب الله اللبناني حسن نصر الله
55:20
AlJazeera Arabic قناة الجزيرة
Рет қаралды 180 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY | DAGAALKA  HEZBOLLAH | ISRA
26:16
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 3,7 М.
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН