GUUL, KULANKA RW JABUUTI IYO FIRDHIYE JAALIYADDA DAAROOD EE JABUUTI ARRINTA MAXAABIISTA MUUSE BIIXI

  Рет қаралды 23,768

Madani Production

Madani Production

16 күн бұрын

GUUL, KULANKA RW JABUUTI IYO FIRDHIYE JAALIYADDA DAAROOD EE JABUUTI ARRINTA MAXAABIISTA MUUSE BIIXI

Пікірлер: 179
@MadaniProduction734
@MadaniProduction734 14 күн бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo Booqatay #Liketa #Subscribe & #Share ka waa xagaaga❤️
@user-rs7je6zr1f
@user-rs7je6zr1f 14 күн бұрын
Eedo ninkaan geele waa munaafaq aan kadigtoonaano waa ninkii 8 bilood ina duqaynayay hadana waxkaluu damacsanyahay aan kafigtoonaamo shirqoolka iyo daninka ismaaciil inooqoolayo
@sour.candly7868
@sour.candly7868 14 күн бұрын
Ma Diideyno ee Geele waa Munaafaq Musiibo ah lama Aamini karo Shirqool Alle ha inaga Badbaadiyo......
@user-wf2hg8ve7f
@user-wf2hg8ve7f 14 күн бұрын
Guuul ssc khaatumo guuul ssc ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ssc waan jecelaha walalahay ssc❤❤ anoo ka soo jeeda awdalistat ❤❤❤❤
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 14 күн бұрын
Siyaasadu waa wareegto. Adeer firdhiye waa mahadsan yahay. Shaqa uu leeyahay ayuu qabsaday waana ku taageeraynaa
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 14 күн бұрын
Cabbaas madani guulayso inadeer Ismaciil horoor sharkiisa Alle haynaga qabto fiiro dheer halo yeesho❤🫶
@zarcah9147
@zarcah9147 14 күн бұрын
Maashaa allaah.. Guuluhu wayska soo daba dhacayaan maashaa allaah, ilaahay madaaxweyneheenna hoodaale ilaahay ha xifdiyo, ilaahay cadowga Ssc Khaatumo hajebiyo.. Thanks inad Madani, guuleyso inshaa allaah.
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 14 күн бұрын
SSSSCCC khatomo guuuuuul maansha Allhaa Agbar ❤❤❤️❤️🙏🙏❤️❤️❤❤❤❤❤❤🌺💪💪🦁🦁🦁🦁🦁💪💪
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 14 күн бұрын
Masha’Allah! Loojoojin mayo waxmagaratada iyo xasadka. Guul🇸🇴❤️
@saladsaidmuse-xc4wj
@saladsaidmuse-xc4wj 14 күн бұрын
Koleey ina cumar geele taariikhda d5 xiriir ma dhex marin mana jecla waa ogaandoonaa dantuu leeyahay🎉koleey danbaa na soo gashay🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@amalhassan7383
@amalhassan7383 14 күн бұрын
Masha Allah guul ssck alhamdullilallah geesi Abbas absolutely you are telling the truth ❤❤❤❤❤❤
@Umo580
@Umo580 14 күн бұрын
SSC KHAATUMO GUUL IYO GOBANIMO SOOMALIYA HANOOLATO 🇸🇴 ♥️ ❤️♥️✅️✅️✅️👍👍👍💪💪💪🫶🫶🫶👑👑👑👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 14 күн бұрын
War ssc wa maamul xora oo guuleystay laakin dul dulku ma fiicna oo ee dekeda puntland hala maal gasto oo lasqorey dhista ileen dekeda puntland wa waxad iskaleedihin ee jabuuti kajooga
@user-xg6dk6is1t
@user-xg6dk6is1t 14 күн бұрын
Absolutely garaad waa sidaa siyaasadu malaha saaxiib joogto ah waxay leeday dan jogto ah sax badtahay garad cabas madani
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 13 күн бұрын
Guuuuuuuuuuuuuull SSC khatumo❤❤❤💪💪💪💪💪
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 14 күн бұрын
D5 KA JABUUTI JOOGA IYO DHAMAAN UMADA JABUUTI WAA INO GUUL IYO GOBANIMO. HORAY U SOCDA OO NABADA KU SHAQEEYA❤
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px 14 күн бұрын
War hormar wayn oo khaatumo gadhay mansha Allah ❤❤
@user-pp7hs7zz9s
@user-pp7hs7zz9s 14 күн бұрын
Socdaalka MW firdhiye ee jabuuti illaahow khayr uga dhig mamulka ssc khaatuummo inshaa allaah
@adanbile4237
@adanbile4237 14 күн бұрын
Firdhiye annagaa dooranay, Danahayagana u diranay, Kalsoolina ku qabna . * waxaa yoolkayagu yahay, Marka khaatumo dhisideeda, Hotumarkeeda laga yimaaddo, * isu keenidda D5, *isu keenidda iyo midaynta soomaaliyeed, Lascanod ayayna ka dhici doonaan, Inshallah. Darwiish
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 14 күн бұрын
ASC Masha Allah Allhamdulilah 🙏💯 SSC Khatumo waa dulka oo dhigayaga kubaxay hadanahaay ssc iyo Hiilwalal! tasi waa mid cadawga meel ayan ugujeedna agiga waxan amisanahay Gule dhibato xogleh ayu ugeestiy shacabka SSC Khatumo tas waa lamailoban.xaga siyasada waan ku racsanahay madaxweyne SSC to build relationship between two States Djibouti and SSC Khatumo Staat Of Somalia. Thank you very much the president of SSC Khatumo Staat Of Somalia he's a man who know where he stand SSC Khatumo GUUL IYO GOBANIIMO Insha Allah💯💚🙏💯👍👍🙏 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-qk8cp5yw8k
@user-qk8cp5yw8k 14 күн бұрын
Mansha Allah Habo guulayso Wan ku Farax sanahay ssc guusheda haw bixin qaylada dadka qof kasta oo daaroda waxu jecelyahay ssc❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 14 күн бұрын
Masha Allaah guul iyo gobanimo and keep going geesi guuleyso 💙💙💙👍
@maryananshur5732
@maryananshur5732 14 күн бұрын
Guul iyo gobonimo SSC Khaatumo ❤
@daudhassan3656
@daudhassan3656 14 күн бұрын
Guul iyo gobonimo daraawiisheed viva for ever khaatumo state of soomaaliya
@CawilMuse-hh3ft
@CawilMuse-hh3ft 14 күн бұрын
Thank you
@XabiiboSheekhxusen
@XabiiboSheekhxusen 14 күн бұрын
Guuleysta reer SSC❤❤❤❤
@medidrissIdrissmed
@medidrissIdrissmed 10 күн бұрын
slnd wa dhulbante wa dhulki sayidka xaq iyaga uleh ❤❤❤❤❤❤❤ besha ciise weyne guul khatumo dhaman ssc iyo umada somaliyeed gul lkn uduceya walalaheen gesiyada somali galbeed ilahayow quwe ❤❤❤❤❤ firdhiye guleyso abo kkkkkkkkkk
@oubahhoch2244
@oubahhoch2244 14 күн бұрын
Kaaladaabeen yaasha walaleyal❤ ruunta uu sheek
@shakuursharif9931
@shakuursharif9931 14 күн бұрын
Scw Cabaas madani yaan naloo matalin ee aynu ilaalino midnimadeena iyo maamulkeena
@sekeriyemadar4728
@sekeriyemadar4728 14 күн бұрын
Legend cabaas madani guulayso sxb
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 14 күн бұрын
Asalamu Calaikum wrt walaal SALIGA NABIGENA HAHILMAMIN WAA FARXADA manta ajirka (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN
@user-km5pc3wm9t
@user-km5pc3wm9t 14 күн бұрын
Guuuuuuuuuuuuuuuuuuul Daarood iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zamzamali4347
@zamzamali4347 14 күн бұрын
Ma dhacaysaa taasi insha allaah khayr
@ummuisra6721
@ummuisra6721 12 күн бұрын
D5 guul iinsha allaah ❤❤❤❤
@11naa44
@11naa44 13 күн бұрын
MashAllah Guuul KHAATUMO STATE MashAllah Guuul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@waris674
@waris674 14 күн бұрын
Guul ssc khaatumo 🥰🥰🥰🩸🙏🙏🙏🐎🐎🐎🐎🐎🐎
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 14 күн бұрын
Guul iyo gobanimo❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤ horey usocda xaqa alaa lajira❤
@osmangure6040
@osmangure6040 14 күн бұрын
S/c aniga yaaa kaaga lxejeclo badan 40 sano ayaan qalas ahaa. Halla yaabin dhalinyaradu waa shaqolaaan ama dhaqaalo darro ayey dhallinta soomaliya dareemaan . Waxa kale dhibta keena social mediaha oo ubbaahan in labarto waxa loo yaqaan ethic and moral. Iyo qofkasta in uu xaqiijiyo meesha uu warka ka keenay.
@FfLol-vb1oz
@FfLol-vb1oz 14 күн бұрын
D5 MashaAllah
@saramohamud314
@saramohamud314 14 күн бұрын
Cadowgaaga caawa Mac baa lasiiyaa😂😂😂😂😂😂😂 siyaasad waa latageersyaa firfhiyr ha noolaado ❤❤❤❤ الحمدلله ربّ العالمين ✌️✌️✌️✌️✌️Ilaahey dhulkiisa ha u nabad keeno dadkiisa iyo ciidiisa👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
@Gmaaad
@Gmaaad 14 күн бұрын
Adeer Ismail waa dalim somalina wuu laharay marka yaa la aminin
@Haawo-fm4cz
@Haawo-fm4cz 13 күн бұрын
Kkkkk alatahay aboowe ilaahoow firdhiye Soo nabad celi isagoo lasumeyn aamiin dhaha sheekadu dan leh firdhiye loogu yeeray
@AbdixamiidMaxamud
@AbdixamiidMaxamud 14 күн бұрын
GUUUL SSC Khaatumo 💪🦁🦁✌
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 14 күн бұрын
Masha allah wasax Cabaas madani Geesi halgama ah jaanis baan ku haysana Geele maanta
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 14 күн бұрын
Masha allah laandheere D5 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedijo8999
@maxamedijo8999 14 күн бұрын
Eedo mashallah warun hantakuleyo💯💯
@osmangure6040
@osmangure6040 14 күн бұрын
S/c war hoy qofkii iidoor fahankooda rabow weydii SEYID MAXAMED CABDULLE XASSAN IYO wuxuu ku sheegay ku arkay oo lama dhaafaan ah.
@samsadikjunior7852
@samsadikjunior7852 11 күн бұрын
From djibouti ❤❤khatumo
@farhiya4040
@farhiya4040 14 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 13 күн бұрын
ASC ISMAIL ma aha Nin la amini karo waxaan prank isaga iyo muuse
@farhiyaahmed5887
@farhiyaahmed5887 14 күн бұрын
CAQLIGA ha shaqeeyo
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 14 күн бұрын
WAR WAXAA NU FILAN SOMAALI WAY IS DISHA KABACDINA WAY HESHIIYAAN. INTAABZA NAGU FILAN❤ JABUUTI IYO SSC HIRAY U SOCDA. KA GUDBA WIXII DHACAY
@khadijo1396
@khadijo1396 14 күн бұрын
Guul ssc Harti D5
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 14 күн бұрын
SHIRKA JABUUTI MAANTA WAA MID SOOMAALI ISU KEENAY. AMXAARKA CADAWGA AHNA LAGAGA TASHADAY. WAA GUUL.
@asiliborle6342
@asiliborle6342 13 күн бұрын
Guul ❤❤
@warsameyaasiin2981
@warsameyaasiin2981 13 күн бұрын
Kaabayaasha ay kaa kabayso jabuuti Ayadu mahaysataa
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px 14 күн бұрын
Cabaas sxb wan kula qabaa in sidaasada reerku barto
@abdimusse3377
@abdimusse3377 14 күн бұрын
D5 guul
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 14 күн бұрын
jabuuti inay ssc taakuleyso wa laraba laakin arimo khatara kujira wada hadalka jabuuti kow maxabiista 2 isaaq iyo ssc halaysku furo labo dhaqaale bur burin
@laylosiciid781
@laylosiciid781 13 күн бұрын
Ilawshe dhawaa dhulbahante
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 14 күн бұрын
arinta dekeda socon mayso ee dekedaha harti iyo daarood laso baneyna maayo midakale puntland in saas loogalo wa iskudhufasho ismaacil wado ssc na wax mafahman
@Sumadeena
@Sumadeena 14 күн бұрын
SSC iyo puntland waa isku mid walaalo ul iyo diirkeed ah.
@osmangure6040
@osmangure6040 14 күн бұрын
Firdhiyow ha noqon sida Xasssn dammmin. Yaree socodka.
@khadijo1396
@khadijo1396 14 күн бұрын
Ninka kii Tuke ee I xidheen isaaq waa in lagu daro maxaabiista harti oo lagu xidhey xaqdari weyn ❤ Don’t forget
@mohamed1860
@mohamed1860 13 күн бұрын
WLHY MA TIHID XOGOGAAL ADEER KHAATUMO MA AHA WAX LAGU OWR KACSADO OO LA ISKU SAWIRO KALIYA WAA IN LAGA FIIRSADAA WAXAA SOCDA 😢
@axmedyare2404
@axmedyare2404 14 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 12 күн бұрын
Shacabka baa iyo caruurtibaa haysata
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr 13 күн бұрын
Firdhiye siyaasi qaran weeye
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 14 күн бұрын
Hanoolaato ❤❤❤❤
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 14 күн бұрын
Absolutely
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 14 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@ubahsoofi4964
@ubahsoofi4964 14 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@oubahhoch2244
@oubahhoch2244 14 күн бұрын
😂😂😂❤ warya shacaabka aya ariinta kaashaqhasay guul somalinimo diiyaargoroba xabashii wan u miidobaayna from djibouti
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 14 күн бұрын
Adigo daneey sanayo hal il iskaga haaya
@abobasement346
@abobasement346 14 күн бұрын
waa run kuwoh yutubaroh ah sidah yerkan kah so jedah mudug wuxuu shaqoh kah dhigtay firdhiyeh iyo horumarkah ssc nacas waa in lagah fogadah sidah jibril Qobay o u shaqeyah sirdonkan Argagixisadah snm sidah u lah socdah dhulbahantow
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 14 күн бұрын
maasha allaah geele wadno kurkurkii horornimadii waa d katirteen wana dhamaatey irisamaale waxaa bedelay darod maxuma waa dhamaatey sheekadii iyo dagaalkii snm iyo khaatumo marhadii adeergele iyomaamadii khadro xayd ayaa idindifacaya dagaalkii wadhamadey isufira jidadkii hargeyso iyo laascaanood reer abtigin waxaan umaleynayaa in aad uxiisteen geele hadaadcafiseen muusana cafiya
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 13 күн бұрын
Geele. Aamin maleh. Halaga feejignaado
@rahmaarab4749
@rahmaarab4749 9 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤🙏👌👌
@hodanaskar2089
@hodanaskar2089 14 күн бұрын
diyaaradeeda ma imanaysa laascaanood
@safiaelmi2149
@safiaelmi2149 14 күн бұрын
Sax waye suyasada barta
@daudhussein4811
@daudhussein4811 14 күн бұрын
Legend move of SSC
@qasimsharif24
@qasimsharif24 14 күн бұрын
Adeer majabuutaaa uhaysataa ar waxba maogide waxa lagula damacsanyhat baanad war uahayn beri yaanan kaamqal cabaad iyo adoo leh waanala gaaday doqon baa halkii lagu qatali qoirta so dhigane daaroodka jabuuti jooga waa handhikaab waana masaakiin aan waxba kala ogayn
@deeqagurey6525
@deeqagurey6525 14 күн бұрын
Garan.intaas.maxaalaga.yidhi.kubkii.nalagu.laayey.ee.jabuuti..bixineysey
@ubahguled5047
@ubahguled5047 14 күн бұрын
Walaalow waxaad guul utaqaano anugu guul umaqan. Tane waa dhabar jebis iyo munafaqadii Ismaaciil horor iyo Xassan Sheekh.
@asiyamaxamad6891
@asiyamaxamad6891 14 күн бұрын
War maxaafirdhiye geeyay jabuuti
@aminaugaaso8884
@aminaugaaso8884 14 күн бұрын
Illahoow nabad nasiii maranayee
@hodanaskar2089
@hodanaskar2089 14 күн бұрын
Nabad madhawe inteen haystan dhulbadan oo dhulbahante leeyahay
@fartunosman3503
@fartunosman3503 14 күн бұрын
Fataadhug bafanaa madini
@husseinosman1871
@husseinosman1871 14 күн бұрын
Siyaasada halka ay kuu jahaynayso waa inaad laga fiirsadaa, waxay u baahantahay taxadir.
@user-fo9ey2lg8e
@user-fo9ey2lg8e 14 күн бұрын
geesi geesi dhalay
@Sumadeena
@Sumadeena 14 күн бұрын
Cabaas madani waa nin wax fahmay.
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 13 күн бұрын
Firdhiye markuu Shir soo galo waxaa wurux badnaan lahayd baan u malaynayaa inuu horta Maamulkiisa kusoo horeeyo inay wacnaan lahayd
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 14 күн бұрын
🇸🇴 hanoolaato
@NAJABJAMA
@NAJABJAMA 14 күн бұрын
Waxba. Wll
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 14 күн бұрын
kkkkkk doqon baad noqotay cabaasoow geele walaahay buusan inoo takulaaynaayn beenta naga daa anagaa wasna geele
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 14 күн бұрын
waa saas khiyaali looma baahan ma nin kuduqeyay ba kutaakuleynaya
@husseinosman1871
@husseinosman1871 14 күн бұрын
Maxaa kaga xiran Xamar oo fariisiyay. Xassan sidiisaba waqtigiisu dhamaa maxaa laga barye After one and half year , he is gone. Madaxwayna cusub ayaan la xaalaynay. Firdhiye ha ku laabto l.anoood.
@farhiyaahmed5887
@farhiyaahmed5887 14 күн бұрын
Jabuuti baahi dadkii u dhamaadeen ssc maxay u qabanee cajiib
@amina34436
@amina34436 14 күн бұрын
Waaruntaaa عدو عدوي صديقي
@hamdiomar7581
@hamdiomar7581 14 күн бұрын
D5 se quoi😮
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 14 күн бұрын
Jabuuti maxaa dana oo ugu jira ma khaatumo danteed ayeey ka shaqenesa na fahansii
@ummuisra6721
@ummuisra6721 12 күн бұрын
Geelle soomaali lama rabo wanaag ilaahow sharkiisa naga hay
@roodasaeed8596
@roodasaeed8596 10 күн бұрын
Ragii rag ahaa kulama dagaalamin
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 24.07.2024
19:37
VTV Somali
Рет қаралды 4,9 М.
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 38 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН
RW CALI GEEDDI OO LOO DIIDAY GAROONKA MUQDISHO (4028)
11:13
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 9 М.
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 65 М.
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН