Guul:- Markab Hub & gaadiid ciidan wada oo ka soo degay Dekeda Muqdisho | Muuqaalo toos ah |

  Рет қаралды 36,436

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Күн бұрын

Пікірлер: 181
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 Ай бұрын
Masha aallah allah wxn ka baryayaa hubkas in uu alle kadhigo hubkii somalia ayvku guleysan leyt cadowga 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 liyana alle uu ku halajiyo kuna jebiyo dhmn wixii cadowga 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 yed ah aamiin yrabbii guleysta rer 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤❤ hmblyo ❤❤❤❤ dowladena 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 gulesta
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 Ай бұрын
Munasar like siiya badan oo badan, Somalia guuleysta guuleysta weligiin, Nabad ayaa Allaah SWT idiinkaga baryayaa Mogadishu iyo meel walba Somalia ka mid ah Aamiin Aamiin Yaa Allaah. Cadowga ha dhaco. Shukran Jazaakallaahu kheyran
@Umofficial3191
@Umofficial3191 Ай бұрын
Wow 😲 Masha Allah cabsi cabsi waaye wlhi 👏👏guul inshaAllh 🇸🇴💪🏼🦁😎
@AdamHirsi-dg1lc
@AdamHirsi-dg1lc Ай бұрын
Sxb Kala daa WAAW iyo MASHA ALLAH meel ma wada galaane
@bazeera5520
@bazeera5520 Ай бұрын
Xasbiyallah wa nimcal wakiil illahow Somsli u gargaar .ameen
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 Ай бұрын
🇸🇴🫡🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@FaadumaXassan-t2s
@FaadumaXassan-t2s Ай бұрын
Oromo🤬
@ismDirir
@ismDirir Ай бұрын
Asc masha allah masha allah waa wax sayyb ka qaadato qaranimada soomaaliyeed in sha allah biedmie allah kariim🎉🎉
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 Ай бұрын
Sax waaye, Maash,allah Markaan waa la isku tashaday.
@CumarCAllaahi
@CumarCAllaahi Ай бұрын
Away turkey 🦃 diyarado mik iyo daroon ayuu so wada ha mogan hadad reer asal Muqdisho xamar cadey tahay gar ahan xafada taleex ❤😂 like
@FaqiHassan-j1t
@FaqiHassan-j1t Ай бұрын
Waaaaw masha allah jawasiista xabashida kuwa u hadlo muuqa uun somali ka ah ayaa caacda guraya kkkkk kkkkkk guuuuuuul somaliya
@leylaali5560
@leylaali5560 Ай бұрын
MAANSHAA ALLAH 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 GUUUL SOMALIYEY TOOSO TOOSO ISKUTIIRSAD 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@alimohamedahmed4813
@alimohamedahmed4813 Ай бұрын
Maashallaah Guul iyo Gobanimo
@abdikarimali3740
@abdikarimali3740 Ай бұрын
Mashaallah somali somali baa leh viva somalia viva turkia viva masar
@mohameddeeq8078
@mohameddeeq8078 Ай бұрын
Masha alaaaaah guul iyo gobanimo somaliya
@idilmohamud5100
@idilmohamud5100 Ай бұрын
MashaAllah Guul Somalia 🇸🇴 🤍
@DeeqaMacalin-s1z
@DeeqaMacalin-s1z Ай бұрын
Masha allaah tabaarakallaa❤❤❤🎉
@maxamedsafari
@maxamedsafari Ай бұрын
Masha allh wan ku farax sanahy wlhi in dalkeega oo hormar sameenaayo ilaahey hanoo siyadiyo munasar adne wan ku slmy
@HASSANHUSSEINAWES
@HASSANHUSSEINAWES Ай бұрын
Masha Allah
@MudaneJacaylka-y2v
@MudaneJacaylka-y2v Ай бұрын
Mashaaallaaah
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 Ай бұрын
Guul ama geeri waligeyba amxaar wan ka adkaa somaliyey guul
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 Ай бұрын
Guul gobonimo Somalia 🇸🇴 ♥️
@esara.mohamed3888
@esara.mohamed3888 Ай бұрын
MashaAllah
@harun7450
@harun7450 Ай бұрын
Guul insha'Allah
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 Ай бұрын
Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa nos dhifacen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifaceen manta waa malin teena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@AsoAbdi-i8f
@AsoAbdi-i8f Ай бұрын
@Cadar49
@Cadar49 Ай бұрын
Guul Somali ilahoow guuleey Amin Yaarabi
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q Ай бұрын
masha allah
@HamdiNurMohamed
@HamdiNurMohamed Ай бұрын
Guul I shall allaah
@AsoAbdi-i8f
@AsoAbdi-i8f Ай бұрын
Guuul somalia
@AhmedAbdi-r5m
@AhmedAbdi-r5m Ай бұрын
Waa guul ween ❤somalia hanolaato haisraacdo❤
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr Ай бұрын
Guul
@ابورزاانالاسمري
@ابورزاانالاسمري Ай бұрын
Wlhi xasan shiekh god bu uwadaa Somalia masar haday run ka tahay may saacido walaalaheena falastiin
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 Ай бұрын
haa wallaahi falastiin ay sida loo gumaa dayo daa banayaan makaasee lee yihiin somaliyoo isku filan oo awood uleh inee iska dhiciso waan difacay naaa halkaas waxaad kafahmi kartaa itobiya halis wayn aye masar kutahay waayo itobiya waxay xira naysaa wabiga biyaha niil ay masaa ridu kutiir san tahay marka masarna xuduud lama lahan itoobiya taasaa ku kalif tay inay soomaliya imaado
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 Ай бұрын
Arimaha Palestine umadda muslimka oodhan bey ulasimanthy masar , taariikhda waxba kama taqaanid masar hada kahor bey Israel weerartey xiligii Anwar saadaad carabta ayaana dagaalkii uga baxdey waa lagu qiyaamey markaa masar dagaal Israel lagu qaadaa umadda kale islaamka bey kala simanthy , lkn Ethiopia waxa ey masar kuheysaa nolosha masaarida baa ku xiran Ethiopia bur burkeeda , somalia iyo masar waa iskudan anagana jiritaanka Ethiopia baa qatar nagu ah weligeedna qatar nagu ahaa sorry lkn taariikhda somalia iyo Ethiopia waxba kama taqaanid ama orom baahi nagu soo galey afsoomaaligii bartey baad thy oo walaalihii oromo uwacanaya
@Islam-f4h5s
@Islam-f4h5s Ай бұрын
Masha Allah❤
@NimcoabuukarAbuukar
@NimcoabuukarAbuukar Ай бұрын
guul insha alah 🎉🎉🎉
@AliMohamed-ub6ob
@AliMohamed-ub6ob Ай бұрын
Guuuuul ciidanka qalabka sida ee somaliya itobiya hadaa shaqada laga tabayaa. (Ishii buktaay ku bikaacso)cadowga somaliya ha jabo Somalia ha guuleysto.
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 Ай бұрын
Xeryihii ciidamada sowtey qabiilo.guryo ka dhigteen hubka xagee lagu ilaa linaaya
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr Ай бұрын
Shawaabka ayaa u ilaalinaayo
@Jinkax-u9r
@Jinkax-u9r Ай бұрын
Siilkaaga ayaa lagu ilaalinaa 😅😅😅😅
@Jinkax-u9r
@Jinkax-u9r Ай бұрын
​@@SalimsalahSalim-en8qr maya idoor ayaa ilaalineyso ilmo cuqdad laf ayaa la idinku wasaa😅😅
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr Ай бұрын
@@Jinkax-u9r yaa indoor ah , adaa ubaahan in biro lagugu wasee
@abuudeeq200
@abuudeeq200 Ай бұрын
Guul Soomaaliya
@BileBileabdullaahi
@BileBileabdullaahi Ай бұрын
Bileabdullaahi
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 Ай бұрын
Mashaa allah guul dalkeena iyo dawladeena
@fatimaomar6400
@fatimaomar6400 Ай бұрын
Mashaalaha Munasar Niyada Aad no dhistaa
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Ай бұрын
Ilaahow hubkaas meel roon mari waxaan cadowga ahyna aan loo adeegsan
@Diidii22665
@Diidii22665 Ай бұрын
❤❤❤❤ mashalaah guul
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 Ай бұрын
Mashal somaliye midnimo ❤ku nolaadaa
@CabdulaahicabdiDhaay
@CabdulaahicabdiDhaay Ай бұрын
🎉🎉🎉
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Ай бұрын
Hubka aywadaan xagey dhigaayaan bakhaaro maheysto xasan uraya ciidanka xagee joogaa waabkuwii habraha dhacayay waxay wadaan qashin kii nukliyeerka ayay wadaan waabeen hub xasan meel uugeeyo mahaayo xasan waxaa loowadaa ganacsi uu xasan leeyahay dawlad majirto waabeen ciidankan xageey geeynayaan insha Allaha gacantey kugaleysaa
@FaadumoBashir-l5w
@FaadumoBashir-l5w Ай бұрын
59 minute 4 k hanbalyo🎉❤munazar
@OmarGerweyne
@OmarGerweyne Ай бұрын
Nasiib darada naheysato ruuxaas baa nooga sheekeynayo hub ciidanka X.D.leeyihii aaway sirtii ciidan maxaa yutuber aan wadaiyad laheyn ogeysiiyey
@beryalex1798
@beryalex1798 Ай бұрын
waa alshaabaab ninkaan!
@Yusufxasann
@Yusufxasann Ай бұрын
SIRTA CIIDANKA HASHEEGIN. MUNASAR TAASI WAA QALAD WEYN
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 Ай бұрын
❤​@@beryalex1798
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 Ай бұрын
Maxaa kuu geeyey shaqan. Ninkan maxaa u geeyey shaqan???
@MuslimoIsxaaq-x1f
@MuslimoIsxaaq-x1f Ай бұрын
Guul somaaliya
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 Ай бұрын
Sxb.muniir waa.guul.allaha.mideeyo.oo quweeyo.guud ahaan cadawga somaliya allaha fashiliyo wax kasta ha noqdeene.koley qashin.badan oo somali.sheeganaaya.ayan ku farax sanayn oo ay ka.mid yihiin.shariif.biijo.iyo.xaarmaajo oo alshabaab ah allaha wadanka ka badbaadiyo
@Abdirahim-g5c
@Abdirahim-g5c Ай бұрын
Waa guul sohoyatay bro
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Turki ayaa nadifaacaayo ma tanaa Ku xiktay Waa Dad aan xishooneyn
@Gargaar-v8k
@Gargaar-v8k Ай бұрын
@@batulasmail8261orom dhukagi orod eretrea ka xoreyso
@The_Observer0000
@The_Observer0000 Ай бұрын
Aniga mid gala iga qoro. Hubkan iyo Ka Itoobiya Ka amaanayaa waa hubkii Somali dib isugu gumaadi lahayd. Dadka Ku farxaayo waxa dhici kartaa in aad juba dhimataan.
@AsoAbdi-i8f
@AsoAbdi-i8f Ай бұрын
❤😊😊😊😊😊
@Drsayidcali
@Drsayidcali Ай бұрын
War airport ka geedkii lidka gantaalda baykaynayn baan ubamalynaa habeenkii hiihii ku haya iyo hubka dhacay daalbaa moodaa❤❤
@Qooyskena
@Qooyskena Ай бұрын
Xaa u sheg shegesa itopia warkeda waa qarsata warbadanida
@AhmedMohamed-vm7oj
@AhmedMohamed-vm7oj Ай бұрын
Adi iyo somali kale toona guul uma ahan, qabiil hore somali u xasuuqey oo u qixiyey aa hadana raba somali inuu gubo oo baabi'yo asagoo qabiilo khaasa loo adaagsanaayo hada, marka dambana isla ayagu isku xasuuqi doonaan
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 Ай бұрын
KANAXOOW OROMO UGUUR GUUL MWEYNE XASAN SHEEKH MMUUD DALXUREEYE WAAW
@BileBileabdullaahi
@BileBileabdullaahi Ай бұрын
Sidee
@SalahWarfa
@SalahWarfa Ай бұрын
amus warya waa sir.
@HajiMasa-j2d
@HajiMasa-j2d Ай бұрын
Mxaa Somalid
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Ай бұрын
Maseexdo habeen aan dalka iyo dadkiisa u ducayn alle hanaga saacido hagaajinta dalkeena
@ibtijah2747
@ibtijah2747 Ай бұрын
MASARIDA TUUK ANAGA DAGAAL MARABNO ISRAIL HA ISKA CELIYAAN ETHIOPIA SOMALI MID AH AYAA KA ADAG
@findheofficial621
@findheofficial621 Ай бұрын
Dowlladu inay hublasoo degto waan soodhoweyn laakiin waxaan kabiqin in hubkaasi gala gacan shacab. Dal aan haysan hub waa tabcaan dowlladeenu waa xor
@AxmedAadan-f4j
@AxmedAadan-f4j Ай бұрын
Siir ciidaan Mar danpe Ha so Guudbiin
@Mohamedhasan-qd4yb
@Mohamedhasan-qd4yb Ай бұрын
Munasarow hub guul ma aha wahalaag
@Koyama548
@Koyama548 Ай бұрын
Xoga dalka guul ayan u rajeyna shi sheye wax noma taro iney na cirib tiran moya ne an isracno🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏿💪🏿❤️❤️🇸🇴🇸🇴✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏿🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡🫡
@rocky4066
@rocky4066 Ай бұрын
Guuleeysta hoggaanka dalka
@AhmedAhmed-ge9zi
@AhmedAhmed-ge9zi Ай бұрын
Yaad u shegeysaa warkanii waa sir inaad shegtana waa mamnuuc.
@dahirdayib7558
@dahirdayib7558 Ай бұрын
Hubkaas waxaa leh hawiye iyo shabaab maxaa kale.
@FaayMacalin-sg1we
@FaayMacalin-sg1we Ай бұрын
Doqonow
@JoobaneKaaro
@JoobaneKaaro Ай бұрын
Arrimaha ciidanka ha laga daayo in la faafiyo warbaahinta ha laga joojiyo faalleynta arrimaha ciidanka
@NightingaleTorso
@NightingaleTorso Ай бұрын
Dawladda maalin cad oo dekeddu furan tahay oo cid kastaa joogto ayay hub soo dejinaysaa waaba lagu faanayaa . Hubka habeennimo saq dhexe dekedda ciidada dawladda mooyee aan cid kale jogging ayaa la rogi jiray oo hore laga rari jiray
@IbraahimCismaan-c7h
@IbraahimCismaan-c7h Ай бұрын
Heerka warbaahinta ma ahan Wax waliba in la iskaga hadlo
@BileBileabdullaahi
@BileBileabdullaahi Ай бұрын
Sidee😅😅😅
@OsiMoosi
@OsiMoosi Ай бұрын
Waa arimo ciidan qof yar oo Sweden iska jooga in xogta intaas leeg hayo ayaaba siyasad xumo u ah dawlada xasan sheekh iyo haayadaha amniga tani waxay muujinaysa in qof shicib ah xogo noocana ah helo
@aadamisports446
@aadamisports446 Ай бұрын
Hada xogtii xasaasiga aheyd ee dalka maa baraha bulshada iska dhex taalo mise waa rag iska dhicin iyo boolo-xoofto?
@mustafamohamed3761
@mustafamohamed3761 Ай бұрын
Hubkaan itoobiyo looma wadee Hawiyow wali ma qaxbaa nala damacsantihiin hhhh from boosaaso
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Ай бұрын
WASIIRKI ABNIGABA TIKTOK AH
@boqorka-k1lb
@boqorka-k1lb Ай бұрын
Maxa usogudbineysa Marka sirta dowlada
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
@ibrahimjibrile9606
@ibrahimjibrile9606 Ай бұрын
Siirtaa qaaraanka ilaali .yutubaarow
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 Ай бұрын
Dawlada somaliya waa isku tashatay horaa loo soconayaa
@sahalfarahduale1603
@sahalfarahduale1603 Ай бұрын
Amiga waxan amisanahay hubkaas Somalia in u UGA sii Daro wayo hadaan la Helin wasirka gashaadhiga xirfad milatari lahayn hubkaas khatartisa Buu leyahay
@yukeyyare1341
@yukeyyare1341 Ай бұрын
midasi waaben abuur
@axmadkey
@axmadkey Ай бұрын
Munasarow hubkaan waxaa loo isticmaalaa burburinta taanggiyada.
@hodandirir8039
@hodandirir8039 Ай бұрын
Marka guushu maxeytahey hubkaas oo dhan wiilal Soomaaliyeed baa isku dhameyanayee
@cabdifatahcabdifatahyare3088
@cabdifatahcabdifatahyare3088 Ай бұрын
War ma waalantahaay hub ssodagay mad hambalyo leyahay ado og iney dowlad ka jirin dalka hadhowna sodheh hubki dadka loqebiyay waxan sax mahan adan ka sugeyna sxb
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 Ай бұрын
Ithopia iyo masar waa isku mid calashooda u shaqeysato
@yukeyyare1341
@yukeyyare1341 Ай бұрын
Taasi waaben abuur madaxweene walbo markoodhcaayo woxolehyahay aniga ayaaqodaayoshidaalka Been ayeekuhayaan uguyaraan 20 dowlad ayaa jogta somalia alishabaab ayee iskacelila yihiin dadsidasiah maqodaa maislehdahay wooqodikaar shiidalka somalia marka uguhoreeso halaburburiyo meelwalba odagan yahay usa walagayabaa inee tosto intuusocdo musuqa dowlada hakushegin siyadbare ilaada walaqodayaa
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 Ай бұрын
Waxaa hub miyaa ithopia madaa fiic waa weyn aye heysataa
@Maxamuudcabdi-s4c
@Maxamuudcabdi-s4c Ай бұрын
Itoobiya labo malin aya ku burburineyna
@Zuheyp-z6u
@Zuheyp-z6u Ай бұрын
Munasar aniga wa ku tageri jiray lkn mantay waxa ii muuqata sirta qaranka inaa cadowga u gud bineyso please jooji waxa tahy muwadin somalia 🇸🇴 lkn waa ku qaldan tahy sirta iyo xalada inaa oromada siiso sbbto ah oromada afsomali way barteen
@ahmdadn9165
@ahmdadn9165 Ай бұрын
hasan sheekh haduu uu sidi shidaalkii nu's nu's u gadan waayo oo uu wadanka ku difaaco 4 sano oo kale ayuuu mudan yahay
@khadijoabdulkadirhussein4372
@khadijoabdulkadirhussein4372 Ай бұрын
ilhow ada ka magangalnay hubks dhipkisa wllhi mrka qarx ama hopiyh mqlo wadnaha na go allha ka gangalnay wxi hub hesto dhipkoda iyo in naso garo
@hassanfarah-s6w
@hassanfarah-s6w Ай бұрын
War naga kala dira ileen bariisbaa inaga xidhane
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Ай бұрын
MAXEYTAREE WAA IIBSANAYAANEE DOWLADAN WAXAAKASOO HARTEY MAXAN CUNAA AMA XASAN CIDIISUU SINAA MIDAKALE CIIDAMADIBA WUU BAABIEYAA
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 Ай бұрын
Qof ka sheekaynaya arrin ciidan oo sir ah ayaaba dambiile ah.
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Ай бұрын
MAXAAD U FIDINEYSAAN XOGAHA DOWLADA IYO SIRAHEEDA
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
hubkas hadi snm laguso afjarayo wa guul ileen iyaga alshabaab iyo shar oodhan babab u ah oo kulaynaya dad soomaaliyed kaso goosta soomaaliya
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen Ай бұрын
Snm. Ma xumee ee muuse ayaa xun
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
@@ShirkaaraXuseen snm wax fiican kuma jiran
@bulohus8548
@bulohus8548 Ай бұрын
Guul kulahaa ! Hubka sow isku - Dhamayn maysaan ! ileyn Somali Cawaan ! Gaar Ahaan ?
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 Ай бұрын
DOWLADDA MASAR WAA MARKII 2AAD EE ISGARABTAAG U SAMEYSO WAXA AAY AHEEYD MARKA II KOOBAAD 1977DII IYO HADA OO AH 2024TA QORIGA BAABUURTA AAY JIIDAYAAN WAA 120MM WAXA UU 4KMIT OO ISKUWEER AH DAJIYAA 6BALOOTO AMA MADFAC OO DHUNTIISA LAGA TUURO
@hassanfarah-s6w
@hassanfarah-s6w Ай бұрын
Adigu yaad xogta ugudbinaysaa
@hawamohamed4169
@hawamohamed4169 Ай бұрын
Smalida waa xanuunsan tahay. Xamar ka bilaanaysa burburinta waxaas ka waran?
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
ilaahay naga qabo xasan sheekh lama aaminkare oo qabyaalad iyo dagaalu wadanka kakiciyaye
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g Ай бұрын
DOWLAD SOMALI MA HUBERNAYAAN EE ABGAAL IYO HAWIYE AYAY HUBEENAYAAAN
DAGAALKII VIETNAM 🇻🇳 GUULDARADII MARAYKANKA
10:03
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 163 М.
I Turned My Mom into Anxiety Mode! 😆💥 #prank #familyfun #funny
00:32
Elza love to eat chiken🍗⚡ #dog #pets
00:17
ElzaDog
Рет қаралды 25 МЛН
КОГДА К БАТЕ ПРИШЕЛ ДРУГ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 244 М.
NINKII LACAGTA DHACAY OO AFKA FURTAY ARIMO BADAN KEENAY DIBADA
12:16