DAGAALKII VIETNAM 🇻🇳 GUULDARADII MARAYKANKA

  Рет қаралды 15,500

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Күн бұрын

Dagaalkii Vietnam wuxuu ahaa dagaal culus oo u dhexeeyay Mareykanka iyo Waqooyiga Vietnam. Videowgaan, waxaan si kooban uga hadleynaa sababaha dagaalka, dhacdooyinkii waaweynaa, iyo sida uu u saameeyay Mareykanka iyo dunida oo dhan. Daawo si aad u fahanto taariikhda iyo casharrada dagaalkan.
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 56 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 56 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 89
@GeediSahan
@GeediSahan 4 сағат бұрын
Fadlan 10kun oo like iyo share Instagram kayga: instagram.com/geedisahan/profilecard/?igsh=Y2FteGg4ZG1yanV0
@BuurBuurka
@BuurBuurka 3 сағат бұрын
Nin yhw wxjsta wnku samaynaaa anaga wxba kaamaa hayno
@OmarOmar-yu4mq
@OmarOmar-yu4mq Сағат бұрын
Sidaa noo waday godkii Vietnaam ayaa naga tuurtee ayaga wey gaa gaaban yihiin sida jiirka ayay ugu ordaan adiga iyo asxaabta naftaa idin qabatee 😂😂😂 Mareykan kuwa kasoo laabtay wey wada waasheen qoriga M16 dartoodaa loo sameeyay sun ayuu leeyahay
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj 39 минут бұрын
War gedi sahanow godka dadka gagaban ayaq logu talagalay adigana nin dheraa tahay walahi amuu kaso bixi wayaa an is dhahay hhhhhh
@NewsFusion24
@NewsFusion24 2 сағат бұрын
Ninka dheer ee koofiyadda wata sifiican buu wax u sharrayayaa oo daggan waliba.
@Abdulfatah-A
@Abdulfatah-A 3 сағат бұрын
Aynu kuwada salino nabiga scw ❤
@nassermuse9694
@nassermuse9694 2 сағат бұрын
Waa u qalantaa 10k iyo more ,indeed. Howshaad galiseen isn't easy! Viva team Geedisahan. Thanks, Vietnamese 🇻🇳 people. Excellent short documentary. I wish it was a longer video
@FxtraderTradinggenus
@FxtraderTradinggenus 2 сағат бұрын
Somalia is My brother
@فاطمهفاطمه-م4ض
@فاطمهفاطمه-م4ض 3 сағат бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 4 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967717354582 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡~~~♡~~♡~•~•~•(・|.}]◤)~♡~♡~;l.i.i.i.i.i.l.|`|💔💔||😭π
@sahalali4915
@sahalali4915 3 сағат бұрын
Video-gaan wuxuu si kooban u sharxayaa dagaalkii Vietnam iyo Mareykanka. Aad baan uga helay, waana faa'iido badan oo wax badan ayaan ka bartay. Mahadsanid!
@Mu12salMohamed
@Mu12salMohamed 3 сағат бұрын
Mawduuc aad u fiican taarikhi ah aa inso diyaarisey, mhdsanid bro.
@MasoudAbdikarim
@MasoudAbdikarim 3 сағат бұрын
Geedi sahan Thanks
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 сағат бұрын
Thanks rer Vietnam ❤❤❤❤❤❤
@LEOABALLAWllboss
@LEOABALLAWllboss 2 сағат бұрын
Sxp taarikhda dagalka veitnam soo badi ❤❤❤❤ please 🙏
@hamcumc4549
@hamcumc4549 2 сағат бұрын
You are the best
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 3 сағат бұрын
best somali youtuber
@Qadar-b2e
@Qadar-b2e 2 сағат бұрын
Guul bro geedi sahan
@Bambelmo
@Bambelmo Сағат бұрын
Waaw tani waatii ugu darnayd.
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 2 сағат бұрын
Walaahi geedi sahan waa cajab
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke 3 сағат бұрын
fariid geedi sahan waa bare cajiib ah hore usoco
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 3 сағат бұрын
Meesha dagaal xun ayaa ka dhacaY waagaas ku dhufoo ka dhaqaaq keep going Geedi Sahan bro 🙏✅
@Dalle_africa
@Dalle_africa 2 сағат бұрын
Wlhi 5taada ciday ka celin inaa cid ka celin karto jirin gadaal manta wadankenaa waxbo uma hayaan dabo dhiljfyo ayaa so horkacaayo malin hore waxan dawanaayay muqaal ogaansho so dhigay oo ahaa in mareekanka jisyo laga qaadi jiaray dowladii cusmaniyiinta marka somalia. Dagaal.wan ku ficanahay ee dhigii sayid ka yaanan hilmaanin wadankena
@SadaamiLkacase-ny1wx
@SadaamiLkacase-ny1wx 3 сағат бұрын
Hore uuu soco geedi😊😊
@AdaweAbdullahi10
@AdaweAbdullahi10 3 сағат бұрын
Geedi sahan legend❤️😍
@AzmariFTIIINSHE
@AzmariFTIIINSHE 3 сағат бұрын
Nin aan ku daydo horu mar wcn sxb🤝💥
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 3 сағат бұрын
hore u soco
@DeeqoCabdinaasir-u6l
@DeeqoCabdinaasir-u6l 2 сағат бұрын
Geedi Sahan Nin Aan Aad U taagero Horay usoco wllo 🥰
@mohamattaadam
@mohamattaadam 3 сағат бұрын
Gediyow ina adicml noqdaraba pro talo isi❤
@MukhtaarAbdirahman-v5t
@MukhtaarAbdirahman-v5t 3 сағат бұрын
Video noocana soo badi zxp❤❤❤
@AbdullahiMuhsin-j4f
@AbdullahiMuhsin-j4f 3 сағат бұрын
Sxp gulayso marwalbo❤
@sharmopirlo1098
@sharmopirlo1098 3 сағат бұрын
Best Somali KZbinr 🤍🙏🏻
@nassermuse9694
@nassermuse9694 2 сағат бұрын
Afkaaga caano lagu qabay ! I strongly agree in TAALADA Maxamed Cali jirteey aheyd.
@AizackYussuf
@AizackYussuf 57 минут бұрын
Masha Allah juhdi baa galisay si aad un wax noogu tusto taariqda mahadsanid
@GooxMaxamed1436
@GooxMaxamed1436 3 сағат бұрын
M.a❤
@MohamedKhalil-q3x
@MohamedKhalil-q3x 3 сағат бұрын
Geedi sahan intan naguma filna meesha war bixin feecan oo faahfaahsan ka soo samee plz👍
@Sacad57Goud
@Sacad57Goud 3 сағат бұрын
Vietnam,Taaliban iyo General Caydiid ba la hayaa wax Mareykan iska celiyay.😅
@omarabdi4989
@omarabdi4989 2 сағат бұрын
Caydid 9 askari besbu dilay lkn vitnam kumanan ayey dilen
@ubahbashir
@ubahbashir 3 сағат бұрын
Masha Allah wllky geedi sahan waxaad qabka tahay waayoAraga bulshada waxaad nabartaa ama natustaa waxa yaabo kaladuwan waayo aragayagan qabka ah hore u soco wll
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 2 сағат бұрын
Sxb hore usoco guuleyso
@BobBob-op7ls
@BobBob-op7ls 2 сағат бұрын
Very good 👍🏾 📷
@mawliidcismaan9785
@mawliidcismaan9785 2 сағат бұрын
Geedi sahan waa youtuber uqalma kabadan 268k oo hada uu joogo.Maaha nin isku mashquula isaga oo dadka wax u gudbinaya sida aan ku arkay qaar badan oo youtubero ah.
@hamcumc4549
@hamcumc4549 2 сағат бұрын
😊😊😊
@rudwaansulub4835
@rudwaansulub4835 3 сағат бұрын
Maraykanka barigaa ceeba raacday waxa hogaminayay general jiab nintariikh ku le vietnam iyo dunida inteeda kale
@BobBob-op7ls
@BobBob-op7ls 2 сағат бұрын
Nice 👍🏾 video
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 3 сағат бұрын
😍😍
@socdaal3428
@socdaal3428 3 сағат бұрын
❤❤❤
@ayannitta
@ayannitta 2 сағат бұрын
❤❤❤
@aminamohammad4534
@aminamohammad4534 3 сағат бұрын
❤❤❤❤❤
@hamcumc4549
@hamcumc4549 2 сағат бұрын
❤❤❤
@mohamoudali6686
@mohamoudali6686 3 сағат бұрын
❤❤❤
@mukhtarahmedmohamed7111
@mukhtarahmedmohamed7111 2 сағат бұрын
Waa muqal fican
@SOMTRUCK480
@SOMTRUCK480 2 сағат бұрын
Vietnam 🇻🇳 Waxay ahaayeen nimaan aad u adag in ka badan 70 sano ayaay la dagaalamen Maraykanka
@Ciiltire572
@Ciiltire572 3 сағат бұрын
Wadan keena aan sidaan oo kale u dhisano isku duubni
@Shakir-ali581
@Shakir-ali581 Сағат бұрын
Sxb Qaybtaan waan kaa Sugaynay❤
@amirsheikh691
@amirsheikh691 2 сағат бұрын
Muqaalkii ugu wanagsan ee aan KZbin ka daawado waa kan
@mohamoudali6686
@mohamoudali6686 3 сағат бұрын
👊🏾👊🏾👊🏾
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 2 сағат бұрын
Dagaalki Habargidir iyo guuldaradii maraykanka kaso hadal black hok down if u may
@Shuuke-l5w
@Shuuke-l5w 2 сағат бұрын
war wuxu sharaxaad xuma wada doolol weyan buu iska lee yahy
@bobena84
@bobena84 2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉
@XOGAHACAALAMKA-b1x
@XOGAHACAALAMKA-b1x 3 сағат бұрын
Geedi sahan ila soo hadal walaal
@zakariaMoheddin
@zakariaMoheddin 33 минут бұрын
Geedi sahan wa Dalmar r
@BobBob-op7ls
@BobBob-op7ls 2 сағат бұрын
😊😊😊😊
@BobBob-op7ls
@BobBob-op7ls 2 сағат бұрын
😊😊😊🎉
@baashicade2507
@baashicade2507 2 сағат бұрын
Meshas godkaa hadaaba isku aamintay adaa cadi eheen kk
@BobBob-op7ls
@BobBob-op7ls 2 сағат бұрын
❤❤❤
@abdiqaninor7385
@abdiqaninor7385 41 минут бұрын
Waan ku taageeraa sxb
@AhmedEgehDhoobay
@AhmedEgehDhoobay 3 сағат бұрын
Vietnam 🇻🇳 cabsi cabsi wlhy
@JamaalTimoJamaaltimo
@JamaalTimoJamaaltimo Сағат бұрын
Intuu dagaalksi socday 5 madaxwayne ayaa maraykan iska badlay
@Ladane2024
@Ladane2024 3 сағат бұрын
Vietnam waa qudhun Israel la socdaan
@geeleisse4406
@geeleisse4406 2 сағат бұрын
Kkkk marekanki sidii shinbirti bee dabin usameeyen😮😂
@ahmedabdirahman82
@ahmedabdirahman82 2 сағат бұрын
GEEDI SAHANOW WEIGHT ISKA JAR NIYHW WAD CUSLAATEE
@xamsewalaalo5240
@xamsewalaalo5240 2 сағат бұрын
Hawl adag ayaa kaga baxday muuqaalkan
@PerfectZizou
@PerfectZizou 2 сағат бұрын
Godku ami laga dax qanina😂 nice video bro
@GeediSahan
@GeediSahan 2 сағат бұрын
Vietnamesku caadi ma ahaa 250km Qod ah bay samaysteen
@mohamedali-jt9gu
@mohamedali-jt9gu Сағат бұрын
maxamud cadi matihit wlhi😮
@dharaarshow
@dharaarshow 3 сағат бұрын
Ddagaal sokeeye ma aheyne dagaal cadow buu ahaa
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 3 сағат бұрын
Dagaal sokeeye ayuu ahaa, Vietnamese ka ayaa ukala qaybsanaa kuwo shuuciyiin ah oo Soviet Union kii la safan iyo kuwo capatalist ah oo maraykan lasafan , wadankuna labadooduu ukala qaybsanaa, ugudanbayntii maraykan iyo kuwuu lasafnaa waa laga adkaaaday, Vietnam 🇻🇳 na waxan noqotay dal shuuciya oo midowgii Soviet raacay.
@KingworldKing
@KingworldKing 3 сағат бұрын
Dagaal sakooye ayu aha lkn vietnames ku waxay aheyen wakiilo 1 Vietnam koonfur russia iyo china 2 vietnam waqooyi US UK EU
@Calimxamd
@Calimxamd 3 сағат бұрын
Maanta dhulka halista ayaad aaday😂
@calialdai6426
@calialdai6426 Сағат бұрын
Riski waye
@1Horyaal
@1Horyaal 2 сағат бұрын
Video samayntu ma dhib yara
@hassansomali7293
@hassansomali7293 19 минут бұрын
Asc
@ibrahimabdihassan9457
@ibrahimabdihassan9457 2 сағат бұрын
Gedisahan fulaysanaa 😅😂
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 Сағат бұрын
Sheeko kale yaad gashay jaale. Is ilaali huuno kkkkk
@AbdisalanHadaara
@AbdisalanHadaara Сағат бұрын
Waar meel halisaa gasheen
@SAHRACAWIL-e4h
@SAHRACAWIL-e4h Сағат бұрын
😂
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 15 минут бұрын
Ex wa dagal republic of somaliland and somalia
WAA SIDEE NOLOSHA SOOMAALIDA VIETNAM 🇻🇳   SOMALIS IN VIETNAM
8:34
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 76 М.
Short Film Maxaa laguu soo ceershay? Oomaar Barbar, Diidan iyo Sumaya
20:39
NINKAYGA GABAR MARTI II EHED GURIGAYGA KU KUFSADAY UUR UYELEY
21:35
Ridhwan Issack
Рет қаралды 6 М.
دخلنا عند ألطف قرش غادي نشوف في حياتي
33:04
Dalkan ugu yaraan 3000 kun oo Dollar ayaa lagu Shaqeeya 🇮🇸 Part 3 Iceland
16:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 163 М.
Safarkaygii dalka Vietnam  🇻🇳 My trip to Vietnam
18:00
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 131 М.