Samatar - Saciido

  Рет қаралды 268,029

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Heesti Saciido waa Kabankii Goobe iyo Codkii Xassan Adan Samatar waana 1973.

Пікірлер: 159
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 7 ай бұрын
Heestani waxaan xasuustaaa sidan oo Kale Aan Gabr kula kulmey sanadkii 2004G.c Awdal state of Somalia 🇸🇴 ♥️ Waxaaan Ku Qaadey Gaadhi Balse jaceyl ayey iga dalbatey balse wakhti iskumaanu Helin waxaan maanta ku dhegaystey Heestan Dalka Russia 🇷🇺 🎉 15 June 2024 Alle dalka 🎉Somalia 🇸🇴❤ iyo madax wacan Hanoo Keeno Insha Allah I Love motherland 🇸🇴 somalia ❤❤❤🇸🇴
@BileYare004
@BileYare004 Ай бұрын
8
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 4 жыл бұрын
2008 gabar aan meel ku arkay inta aan noolahay ma ilaawayo ilahay ku abuur sidaan rabey ban ku iri wili wan baadi goobaa mar ay noqotaba wan arki doona inshallah jacaylku wa aragtida kowaad
@puntiism
@puntiism 11 жыл бұрын
Waa hees, sheeko musalsala iyo xigmad la isku daray,waa mahadsantahay qofkii soo galishay,abwaankii lahaa miraha iyo Samatar.
@shiineglbl1266
@shiineglbl1266 8 жыл бұрын
heestan qisada huwan aad ayaan Dhegta ugu dhigaa waa murti miiran waxbay ixasuusisa aniga koley waad mahadsan tihin sogudbintina
@gdrjdgkdvjdbsb2736
@gdrjdgkdvjdbsb2736 8 жыл бұрын
puntiism wll Asc
@gdrjdgkdvjdbsb2736
@gdrjdgkdvjdbsb2736 8 жыл бұрын
Shiine glbl c fataax
@gorayhaldhaa8296
@gorayhaldhaa8296 4 жыл бұрын
Heeskan waxa sameeyay Cabdilahi Aw Xassan Jaamac (Qori) Oo Reer Hargeysa ah, immikana ku nool. Jacaylka kuma guuleysan Oo Wuu ka samray markii dambe. Heesaha kale Ee Uu leeyahey waxa ka mida "Adna garo jacaylkii Nimcooy toban gu' soo jirey" Oo Uu Axmed Cali Cigaal ku luuqeeyo.kzbin.info/www/bejne/nmi7ooCHbKemapY waa tan qisadii Heeskoo dhamaystirani.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 4 жыл бұрын
Ax ax alfannaan xassan aadan samatar 2021 baan kunasanayaa marwalba waan dhagaystaa heetan iyo heesihiisa kleba👍
@abdifatahahmed7753
@abdifatahahmed7753 2 жыл бұрын
waxaan barigii hore isuu aqanaay inaan aad daris ulaa ahay heesa fanaanin badan oo casan baashe qaadho iyo qaarkaale badan oo la wakhti ahaa laakin heestaan markii ugu horaysay oo aan dhagaystay mudo kabadan 10 goor oo xidhiidh aah waxaan qoriray in faka xasan aadan samayer ahaa bad bilaa xeeli ah oo aan laga gayoon kaarin waa fanaan hiboogin badan leh heestaa kaliyaa inta aay is badalaayso dhererkeedaa sidaa aay taariikhda ugu waramayso waa fanaan fanaan dhaafaayay xasan aadaan samaatar
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 9 ай бұрын
Farshaxan caadiya waye hestu xasan adan m. cali kariye cabdikarim jir iskugu tagay miyeysan cuslan marka?
@omarabdinasir7208
@omarabdinasir7208 5 жыл бұрын
Waxaan fanaannimo kabax waaye waa wax kale mucjiso cml x.a.s👌
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 6 ай бұрын
Heesaha ugu dheer soomaalida ayay kmd tahay markaan qaadi jiray ma dhawayn dusha ka hayaa.
@aweysgacalofficial3738
@aweysgacalofficial3738 6 жыл бұрын
heeskaan asigoo qoraal ah ayaa u baahanay fadlan heeskaan waan jeclahay
@maxamedtaajir3230
@maxamedtaajir3230 7 жыл бұрын
abwaan maxamed cumar nADAMIYE AYAA LAHAY ALLAHA U NAXARIISTEEE WAXA U AHAY NIIN REER BEYDHABO AH WAXA U KU DHINTAY MAGALADA MUQDISHO SANADO KA HOR
@hassangudaal9627
@hassangudaal9627 6 жыл бұрын
maxamed Taajir kkkkkk war maad iska qiyaasaysaa heeskan.waxaa lahaa maxamed ceese cabdi ale ha unaxariisto wamaxay hadrawiga ad sheegaysaa
@gorayhaldhaa8296
@gorayhaldhaa8296 4 жыл бұрын
Heeskan waxa sameeyay Cabdilahi Aw Xassan Jaamac (Qori) Oo Reer Hargeysa ah, immikana ku nool. Jacaylka kuma guuleysan Oo Wuu ka samray markii dambe. Heesaha kale Ee Uu leeyahey waxa ka mida "Adna garo jacaylkii Nimcooy toban gu' soo jirey" Oo Uu Axmed Cali Cigaal ku luuqeeyo.kzbin.info/www/bejne/nmi7ooCHbKemapY waa tan qisadii Heeskoo dhamaystirani.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 6 ай бұрын
Kun iyo sagaal boqol Toddobaatan iyo saddexdii Sannadkii ahaa Bishiisii siddeedaad❤.
@raagedirir9171
@raagedirir9171 5 жыл бұрын
alla maxaan raadshay heestan thank you waqal wll magac qaldan ayaan ku raadin jiray heesta
@hassangudaal9627
@hassangudaal9627 6 жыл бұрын
Heestan waxaa lahaa abwaan maxamed ciise cabdi ilaahay ha unaxariisto wuxuu ahaa abwaan qaaliya wuxuu kasojeeday gobalka somaligalbeed magaalada dhagax buur
@cawilayaanle2440
@cawilayaanle2440 6 жыл бұрын
Nice singer
@gorayhaldhaa8296
@gorayhaldhaa8296 4 жыл бұрын
Heeskan waxa sameeyay Cabdilahi Aw Xassan Jaamac (Qori) Oo Reer Hargeysa ah, immikana ku nool. Jacaylka kuma guuleysan Oo Wuu ka samray markii dambe. Heesaha kale Ee Uu leeyahey waxa ka mida "Adna garo jacaylkii Nimcooy toban gu' soo jirey" Oo Uu Axmed Cali Cigaal ku luuqeeyo.kzbin.info/www/bejne/nmi7ooCHbKemapY waa tan qisadii Heeskoo dhamaystirani.
@amaadin12
@amaadin12 4 жыл бұрын
@@gorayhaldhaa8296 beenta dhaaf heesta waa abwaan maxamed ciise, wuxu kalo sameyey siraad, aamino dhaman waxa qaado samatar
@mohamedsaraaxa3821
@mohamedsaraaxa3821 Жыл бұрын
@@gorayhaldhaa8296nio laxanka Yaa leh?
@idirismuhudin3822
@idirismuhudin3822 4 жыл бұрын
Saciido waxeey ku nooshahay Ottawa Canada qisadan meesha uu gabadha ku arkey abwaanku waa shabeele xamar weyne muqdisho
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 6 жыл бұрын
Heestaan oo aad u dheer misana ereyo adag . waxaan rabaa aakhirikii ma helay gabadhii . mise ma calfan😪😪😪. anigu meel dhaxaan kaga haray 'e.xaga fahanka .
@axmedyusuf8900
@axmedyusuf8900 7 жыл бұрын
waa heesta aan ugu jecelahay heesaha xasan aadan lkin waxan garan waayay abwaanka saameeyaya erayadeeda
@hassangudaal9627
@hassangudaal9627 6 жыл бұрын
Axmed Yusuf wll waxaa sameeyay maxamed ceese cabdi ale ha unaxariisto heesaha xasan adan inta badan abwaankaa ayaa lahaa sida heesta siraad
@subeercalanle9074
@subeercalanle9074 6 жыл бұрын
Ciise genay ayaa la yidhaahdaa sxb
@btrluvee
@btrluvee 6 жыл бұрын
Axmed Yusuf of
@axmedbebe7016
@axmedbebe7016 5 жыл бұрын
Xasan ganey baa sameyay heestan
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
@@axmedbebe7016 Raali noqo 😁 been cuslidaa
@sshhsshh3467
@sshhsshh3467 3 жыл бұрын
M.sha alaah Canaan qaali ah
@dalmarsamatar5
@dalmarsamatar5 11 жыл бұрын
WaqalStudio bro waad ku mahadantahay heesaha aad no soo gudbisay bro hadii aad heli kartid sadex heesood u qaado samatar oo kala ah 1 Daa'uus 2 Galbeed Iyo 3 Gud Gude roob sxb sadexdaas oo faseex ah ama kaban ah hadii aad heli kartid noo soo gali thnks mar labaad Allaa Macak
@curjinhassan6265
@curjinhassan6265 8 жыл бұрын
saciido waa heestan ugu jeclahay heesaha hassan Samir waayeey aniguyee
@dayahbile2796
@dayahbile2796 Жыл бұрын
anoo hool usoobaxay saan boobayoo wacan oon culees isaarneen een saxar kafudu dahay ishcala hees iyo bar waa sheeko caadiya ooo heeslaga sameeyy
@thelieder7249
@thelieder7249 7 жыл бұрын
Hasan Aadan Samatar Wllhi wa Fanaan jira Allah Bless U
@JamilaEgalle
@JamilaEgalle 5 ай бұрын
Aad Ayaan ughelayy❤
@maxamedfarcaano7454
@maxamedfarcaano7454 4 жыл бұрын
Waa ku siriray milicdii Gabbalkuna sam igu yidhi Sidaan ahay anoo garan Tiiyoon socodna igu jidhin Sii luuday fiid Dantu seeta weeye Esh calaa erayo, MaashaAllaah iga dheh, dhaxal aan duugoobeynin marnaba!
@ninwayn560
@ninwayn560 4 жыл бұрын
Qofkiii ugu horeyay aan ku arko isgoo dhagaysanayah omar afdiinle buu ahaa ale haku sharafo boowe halkan baan kaa salaamin
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 6 ай бұрын
Erayada iyo laxanka abwaan maxamad cumar nuur nidaamiye Iyo boqorkii codka xasan aadan samatar
@muuseshire7487
@muuseshire7487 9 жыл бұрын
mahad sanidi zxb wa hesti qisada huwaned ax'ya samatar fanan can baxay ya u babac dhigi kara jawabtu wa may zxb waxan ka cod sanaya hesta hargeysa hobal kana wa samatar fadlan so galin zxb
@cqaadirclaahi2164
@cqaadirclaahi2164 7 жыл бұрын
lixdey soo mareysaa iska suga ayuunbuu hindisuhu i siiyey waan ku siriray milicdii gabalkuna sam igu yiri sidaan ahay anoo garan tiiyo socodna igu jirin sii luuday fiidkii dantu seyta waayey kolkaan tagay sariirtii ina seexan waayoo cuntana saan umaan dayin iga daahee ma jiro ruux jcylkaas oo kale soo arkay
@siciidcabdi494
@siciidcabdi494 6 жыл бұрын
Cqaadir Claahi
@siciidcabdi494
@siciidcabdi494 6 жыл бұрын
Caadi mahan
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 6 жыл бұрын
thanks c qAADIR CLAAHI.. LKN QORAL MAGACAAGA SIDAAN AYA LOO DHIGA C/QAADIR C/LAAHI
@idirismuhudin3822
@idirismuhudin3822 4 жыл бұрын
Dhexdeey soo mareeysaa soo ma aha mise lixda?
@Abdullatiif.99
@Abdullatiif.99 4 жыл бұрын
sxb heestoo dhamestiran nala wadaag please @cqaadir claahi
@cumarsaalim1303
@cumarsaalim1303 7 жыл бұрын
So mucalimu al mucalimatayn fanan xasan aden samatar boqorka codka fananinta somaliyed
@salahudinrabbani
@salahudinrabbani 10 жыл бұрын
Absolute beauty, ridiculous talent, incredible literature (all only for the wise)
@mahamedibraahin2190
@mahamedibraahin2190 4 жыл бұрын
Heestan abwankii sameeyay magacisa oo saxa waxa uu ahaa abwaan qori gubtey
@sh.cumarmadoobe4640
@sh.cumarmadoobe4640 6 жыл бұрын
Xusuus faro badan & Taariikh inna soo martay dheh
@maxamedtaajir3230
@maxamedtaajir3230 11 жыл бұрын
samoobihii aan soo maray wada safiin mayeee 30 Tiro ah waan tagay halkaan saafi ku arkeey sibiqdeeedna wayeeey waxba ka dhacay caadi inta dhiman ee aan soo xusay waqal studio waa idiinka sugeeynaaa
@duniadggjjvjxfuhmohamed6131
@duniadggjjvjxfuhmohamed6131 8 жыл бұрын
maxamed Taajir
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 6 жыл бұрын
afmaal baad tahay wlhi.. waa intii aan fahmi waayey
@Qasaye-v1f
@Qasaye-v1f 7 жыл бұрын
Wa cajiib heestan waxan darta markan sodhafoo kalabarka miitutu dhey eey baburta kala yaradan naawee wadadu weyba igu soyarata marka qaar
@alisaid2008
@alisaid2008 4 жыл бұрын
Mirihii maxamed ciise ganeey laxankii c.jiir codkii x.a.samatar
@haragoharago5177
@haragoharago5177 9 жыл бұрын
Heestan maxaan raadiyay samatar waan kajeclahay fanaaniinta ax yaa nin culus ma maqal geeridaa alow kuu danbi dhaaf
@Nasir-t6l
@Nasir-t6l 2 ай бұрын
❤❤❤👏👏👏
@hooyomacan592
@hooyomacan592 8 жыл бұрын
xasuus heestan waxan malagu 2006 Kadib bid uma Mahal mantan Heelay melwalba wan karadiyay xasan Adan Sumatar
@fe8445
@fe8445 8 ай бұрын
"Dhalinyarada Soomalaay I soo siiya waano Talada igu soo sima Warkan sahal ha moodina." Samatar
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
WALAAHI DAAROOD WAA YUHUUD NECEB CID KASTA HAWIYE AYAA ADOON U AH DAAROOD FAQASH
@mustafemaxamed2090
@mustafemaxamed2090 6 жыл бұрын
FANAAN SOMALIYEED WADANI AH XASSAN AADAN WAXAAN DHIHI KARA LIBAAXA FANKA CAADI MAAHAN WLHI
@saidali5400
@saidali5400 6 жыл бұрын
Zhp waqal studio heestan ayadoo qaraal so gali haddad awoodo
@mohamedgahair6308
@mohamedgahair6308 4 жыл бұрын
Xusuus iyo waayo waayo igu dheh
@mohamedgahair6308
@mohamedgahair6308 4 жыл бұрын
Aniguun baa garankara xiise iyo xusuus heestaa saciido 😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@mohamedgahair6308
@mohamedgahair6308 4 жыл бұрын
WadnaSAAQ CIDUU KU DHACAY BAA GARAN SAWIR QOF AAD RAADINAYSO GURI AAD SOO GASHAY UU SAWIKII SUDHANYAY AAX CID UU SOO MARAY BAA GARAN WADNASAAQ 😍😍😍😍😍😍😍
@hasanyusuf2591
@hasanyusuf2591 9 жыл бұрын
heestani waxaan maqlay waxaa alifay abwaan mohamed ciise cabdi{ciise ganey} waa ninkii alifay heesihii - siraadeey, gudgude roob, ayaamaha illaheey, durduryahow rogmanayaa, arbacada habeenkii,iyo qaar kale oo xassan aaden samatar qaaday.abwaanku waxaa uu geeriyooday dhamaadkii 70 mayadii isaga fananiin kale oo aay kamid yihiin alfanaan mohamed jaamac joof sidaan maqlay shil gaari ayeey ku geeriyodeen,
@duniadggjjvjxfuhmohamed6131
@duniadggjjvjxfuhmohamed6131 8 жыл бұрын
Hasan Yusuf
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
allaha unaxariisto bandhig ayay ka qeyb galayeen wadanka nijeria ayay kugeeriyoodeen
@gorayhaldhaa8296
@gorayhaldhaa8296 4 жыл бұрын
Heeskan waxa sameeyay Cabdilahi Aw Xassan Jaamac (Qori) Oo Reer Hargeysa ah, immikana ku nool. Jacaylka kuma guuleysan Oo Wuu ka samray markii dambe. Heesaha kale Ee Uu leeyahey waxa ka mida "Adna garo jacaylkii Nimcooy toban gu' soo jirey" Oo Uu Axmed Cali Cigaal ku luuqeeyo.kzbin.info/www/bejne/nmi7ooCHbKemapY waa tan qisadii Heeskoo dhamaystirani.
@ibraahimduraan8184
@ibraahimduraan8184 4 жыл бұрын
Erayadii Abwaan Cabdillaahi Xasan Jaamac
@abdirahmanadandahir4919
@abdirahmanadandahir4919 8 жыл бұрын
waa hees sare anigu aad baan uga helay
@أخوكمأخوكم-ظ9خ
@أخوكمأخوكم-ظ9خ 4 жыл бұрын
Sawd aan jecleestay ayey igu salaantay😭😭😭😭 Anigoo sahwiyayoo Niyadu ay si kale tahay Sawirkii yartii baa Horteyda lasoo suray Saanqaatay awgey Iminkana ma saxi karo Waxse aan kusoo kacay Anoo taagan sabadkii Suryadaan ku kulanee😥😭😭
@abrahimmouse6176
@abrahimmouse6176 4 жыл бұрын
Sawirkii yartii baa Hortaydaa la soo sudhay Saanqaadka awgay Imikana ma sixi Karo
@abrahimmouse6176
@abrahimmouse6176 4 жыл бұрын
Waxse aan ku soo kacay
@sumyo6548
@sumyo6548 Жыл бұрын
Wooow 😊
@saidaboodaye7730
@saidaboodaye7730 10 жыл бұрын
thanks
@calicadenuur4419
@calicadenuur4419 8 жыл бұрын
waana singub ina adeerkis singub waa maxamuud cllaahi ciise isaguna waa maxamed cabdi ciise
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
allaha unaxariisto somali galbeed ayay kasoo jeedeen shil gaari ayuu kudhintay abwaankii heestan sameeyay
@gorayhaldhaa8296
@gorayhaldhaa8296 4 жыл бұрын
Heeskan waxa sameeyay Cabdilahi Aw Xassan Jaamac (Qori) Oo Reer Hargeysa ah, immikana ku nool. Jacaylka kuma guuleysan Oo Wuu ka samray markii dambe. Heesaha kale Ee Uu leeyahey waxa ka mida "Adna garo jacaylkii Nimcooy toban gu' soo jirey" Oo Uu Axmed Cali Cigaal ku luuqeeyo.kzbin.info/www/bejne/nmi7ooCHbKemapY waa tan qisadii Heeskoo dhamaystirani.
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 4 жыл бұрын
Libaax laba maaha samatar
@osmanmoallim707
@osmanmoallim707 4 жыл бұрын
best Somali singet
@muktarali2311
@muktarali2311 4 жыл бұрын
Wah wah yaa goobe ilaah haku naxariisto
@shuceybhassangurrey9147
@shuceybhassangurrey9147 7 жыл бұрын
waxaa iga sii xumaa dhankastaba aan seegaa markan kulanay nafiso sxb aan leyahay siyar iigu dhiibtay habluhu way sariigtan sirtodana mashegtay sida aan isleyahay heeska dalkiisii inta sowdka maqashay samri wayey anigu
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Saan u laabtay awgeey Iminkana masaxi karo Waxaan se ku soo kacay Anigoo taagan sabadii Soontadii aan ku ku lanee Waxaan filaa abwnk heeskii caanka ahaa ee Bardihii kuyaal isha bey dhabo iyo abwnk heeskaa sameeyay in eey isku mid yihiin
@mussashire9889
@mussashire9889 7 жыл бұрын
abwan yam yam axya samatar hestani waxan kuso xasusta mid yar oo axdiga igaga bacday
@mohamedaliomar4265
@mohamedaliomar4265 4 жыл бұрын
Mussa shire miyaad la jeclaatey Yamyam ereyada ma lahee bro?
@gorayhaldhaa8296
@gorayhaldhaa8296 4 жыл бұрын
Heeskan waxa sameeyay Cabdilahi Aw Xassan Jaamac (Qori) Oo Reer Hargeysa ah, immikana ku nool. Jacaylka kuma guuleysan Oo Wuu ka samray markii dambe. Heesaha kale Ee Uu leeyahey waxa ka mida "Adna garo jacaylkii Nimcooy toban gu' soo jirey" Oo Uu Axmed Cali Cigaal ku luuqeeyo.kzbin.info/www/bejne/nmi7ooCHbKemapY waa tan qisadii Heeskoo dhamaystirani.
@xamadamuuse8540
@xamadamuuse8540 4 жыл бұрын
Labada midna ma laha ereyada waxa iska leh abwaan reer baydhabo.ah sida ka muuqata ereyada heesta waxa iska leh ciise claahi ganey
@mohamedabdiwali7880
@mohamedabdiwali7880 6 жыл бұрын
Supporters are more including me
@yaasmiinyuusuf7110
@yaasmiinyuusuf7110 6 жыл бұрын
Cajiib👂
@AliMohamed-wq8pk
@AliMohamed-wq8pk 7 жыл бұрын
hees caadi ma ahan
@axmedabshir1433
@axmedabshir1433 6 жыл бұрын
Inaba caadi maahan yaaa goobe
@yuusufcandurbo6495
@yuusufcandurbo6495 7 жыл бұрын
Xaaali casal masha allah masha allah💜💜💜💜💜💜💜👏👏👏👏💋💋💋💋
@vaiabjabakabjab7273
@vaiabjabakabjab7273 7 жыл бұрын
Wooooooow
@mustafakaramma2020
@mustafakaramma2020 9 жыл бұрын
sxb waxaa niiga codsanayaa heestaan oo qoraal ah ayaa iiheli karo asxaabta plz codsi waaye wax garadoow
@shekeie
@shekeie 7 жыл бұрын
karamma karamma Erayadeedii Waa Sidan hadaan wax qaldana waa lay sixi karaa Bilow Kuniyo Sagaal Boqol Todobaantan Iyo Sedexdii Sanadkii Ahaa Bishiisii Sedeedaad Maalintii Salaasada Subixii Labada Saac Anoo Howl usoobaxay Saantoobay oo Wacan oon Culays Isaarnayn ee Saxar Ka Fududaa Sow Inan Suleeqaa Qiyaastii Sidaan Iri Sanad lixiyo Toban Jidha Oo Huruuda Sagalkoo Ee Sidata Buugaag Una Saxay Illaahey Qac Indhaha Kumaansiin Sow umaanan leexan korbaan ka iri seetahay Sowd aan Jecleystee Ayay Igu Salaantee Balmarkaaba Aad Usocotee Sii dhaafideydii Waa laysaaqey Gabigey Dhidid bay Sabeeyoo Saana Qaadi Waayay Anigoo Sahwiyayoo Niyadu aysi kale Tahay Sawirkii Yartiibaa Horteydan lasoo suray Saan ulaabtey Ma'ogeyn Iminkanaa ma saxi karo waxse aan kasoo Kacay Anoo taagan sabadkii suryadaan ku kulanee Teembadii 2aad Lixdey soo mareysaa Iska sug ayuunbuu Hindisuhu isiiyay Waanku siriray milicdii Gabalkuna sam igu yiri Sidaan ahay anoongaran Tiiyoo socodna igujirin Sii luudeysee Dantu seeta weeye Kolkaan tagay sariirtii Inna seexan waayoo Cuntana saan umaan deyin Sabuubihii aan soomaray Wada saafi maayee Sodon tiraa waatagay Halkaan saafiku arkey Sibiqdeedna waayee Kolkaan Samir Kajoogsaadayee Sifa Kalee Kayaabayee Naftaan Soo Sabaalee Ayaan Galab Sabtiya Sii Raacay Baabuur Balad kale Sirta Udhiibayee Nin lasaaran yaan ahaayee Sodon Bari Anoo Luudee Tiiyoo Dhaama Sidii Salaadnimo Isniinaad Sii Bariidiyey Reerihiiyee Teembadii 3aad Dhalin Saxan Usaarnaay Kusalaamay Meeshii Sal fariisigii Baan Sara U Eegay Gurigii Taswiirtii Saciidaan Saaray Labada Dhaayood Sufur Aad Ukululbaa Wadnaha Iga Saaqdee Teembadii 4aad Dhabtii Waan Salalayoo Sirti Waan Ilaawoo Ku Bilaabay Sowdkii Sow Aayartii Iri Sahal Iigu Geeya Ama Seexday Iilkii Sedex Bari Gadaalkood La Isaar Kuryeeriga Saa Waxaan Iraahdaa Gaabiya Ha Suulee Wuxuu Sii Sulaaxba Xamar Saani Iigee Saaxiibadaybaa Aqalkoodi Igu Simay Wayna Soo Dhawaysay Hasaawe Saarnee Hase Sadar Ma Oran Lifta Layga Siibee Gabal gaabki Soconay Way Nasii Sagootiday Sosoorihii aan wada galay Qaaraan Sarbeeyey Teembadii 5aad Waxaa iiga Sii Xumaa Dhankastaba aan Seegaa Markaan Kulanay Saciido Sxb aan leeyahay Siyar iigu dhiibtee Habluhu Way Sariigtaan Sirtoodana Ma Sheegtaan Sida Aan isleeyahay Marba Si Uun Weeyaan Heeskaa Salkiisii Inta Sowdka Maqashaay Samri Waayay anigu
@abdibulshe7129
@abdibulshe7129 6 жыл бұрын
karamma karamma
@sagalmahamed5168
@sagalmahamed5168 5 жыл бұрын
@@abdibulshe7129 waaaaw allylhe qoraaal qumn bd nala wadgty khastn aniga eryo anan fahmin bn fahmy ashqarar dadka ehelka u ah fankii qimha bdna wlla alla hku krmeeyo xasn bshana cimriga alla hw siydsho
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
@@sagalmahamed5168 wuu dadaalay wiilku runtii Lkn Erayada wx badan baa ka khaldan qoraalka ⁉️⁉️
@aminaahmed2836
@aminaahmed2836 3 жыл бұрын
hadraawi mise axmed saleeban bidde. dadka qaar waxay dhaheen cabdi qsys.
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 2 жыл бұрын
Nin reer dhagaxbuur ahaa oo shil kudhintay nigeria ayaa sameeyay allah unaxariisto
@alikeerow598
@alikeerow598 11 жыл бұрын
ASC, WALAAL WAXAAN UBAA HANAHAY hASSAN ADEN SAMATAR MAAY MAAY IRI DHIIMI OO DHAMEYSTIRAN, FADAN HADII AAD HEYSAAN SOO GELIYA
@idirismuhudin3822
@idirismuhudin3822 8 жыл бұрын
Nice song
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
ANIGU WAXAAN AHAY NIN ISAAQ AH CAAWA SOMALILAND WAXAA AQOONSAN ADUUNKA OO DHAN DAAROOD FAQASH WUU JABAY WAXAAN KU JIRAA FARXAD IYO DABAAL DEG I DON'T CARE WIXII DAAROOD FAQASH KU DHACAY
@hassanabdi1097
@hassanabdi1097 7 жыл бұрын
Heestan waxaa lahaa abwaan hadraawi
@ibo-fure5419
@ibo-fure5419 2 жыл бұрын
Malahayn hadraawi heestan waxa lahaa abwaan Qori-gubtay.
@fahadjaamac2734
@fahadjaamac2734 9 жыл бұрын
heesta-xasan-aadan-ee-dhahda-kun-iyo--1973-sanadkii-ahaa-bishiisii-8--maalintii-salaasada-subaxdii-2-labada-sac--aad-ayaan-utaageeraa
@abdiali8840
@abdiali8840 5 жыл бұрын
Cadi maahn fanan weyn hasanow aden
@cqaadirclaahi2164
@cqaadirclaahi2164 7 жыл бұрын
heestaan inaba caadi maahan waa jaceyl hadase waa jcyl xad dhaafay
@abdirahmanadandahir4919
@abdirahmanadandahir4919 8 жыл бұрын
Waa hees macaan
@ahmedkamal8101
@ahmedkamal8101 3 жыл бұрын
9
@ahmedkamal8101
@ahmedkamal8101 3 жыл бұрын
8ih
@maxamedfarcaano7454
@maxamedfarcaano7454 4 жыл бұрын
Kolkaan samir ka joogsadayeey Sifa kale ka yaabaayeey Nafta soo sabaaleeyeey Ayaan galab sabtiya Sii raacay baabuur Beled kale sirta u dhiibayeey!!! Tuducba midka xiga waa ka sii wanaagsan yahay, sida uu Abwaankani isu saaray erayada innaba caadi maaha
@ihatepeople5083
@ihatepeople5083 4 жыл бұрын
Sawirkaa yartii layd Sahal iigu geeya Ama seexdy iilkii 😭😭😷
@AliMohamed-wq8pk
@AliMohamed-wq8pk 7 жыл бұрын
esh calaa hees
@ahmedtabit
@ahmedtabit 9 жыл бұрын
@Abdilatif thanks brother wax ka qaldan ma arag
@mussashire6516
@mussashire6516 7 жыл бұрын
abwan yam may illah ha u naxisto
@gorayhaldhaa8296
@gorayhaldhaa8296 4 жыл бұрын
Heeskan waxa sameeyay Cabdilahi Aw Xassan Jaamac (Qori) Oo Reer Hargeysa ah, immikana ku nool. Jacaylka kuma guuleysan Oo Wuu ka samray markii dambe. Heesaha kale Ee Uu leeyahey waxa ka mida "Adna garo jacaylkii Nimcooy toban gu' soo jirey" Oo Uu Axmed Cali Cigaal ku luuqeeyo.kzbin.info/www/bejne/nmi7ooCHbKemapY waa tan qisadii Heeskoo dhamaystirani.
@Gallad.1920
@Gallad.1920 8 жыл бұрын
heestaan iyo heesta kale ee durduryahow rogmanaya inbadan ayan ka raadiyay youtubeka runtii waa heeso aan aad ujeclahay lkn galabta ayan sikadis ah ogahelay halkaan heestaan. tan kalana aad ayan ujeclaan lahaa inaan helo runtii aad ayan idin kagamahadcelinayaa waqalstudio soo gudbinta aad noosoo gudbiseen tankalena wan idin karajaynayaa inaan idin kahelo sxbyaal.
@cawaaleyasiin7363
@cawaaleyasiin7363 6 жыл бұрын
Deg Feer-Feer MiYa Ku Dhageysan Jirtay Mise AbaaleY
@Gallad.1920
@Gallad.1920 4 жыл бұрын
Kkk War ninyahow Feerfeer ayan kudhagaysan jiray waliba marka safarada dhaadheer an galayo ayan wadada kumari jiray
@abdinasar2502
@abdinasar2502 4 жыл бұрын
Allen has u naxariisto usage iyo initio last dhimatey waxaa alifay maxamed ciise ganey wuxuu dhintey dhamaadkii 70kii shil gaadhi wuxuu kaloo ahaa gudoomiyihii teyaatarka
@maxamedciise4262
@maxamedciise4262 Жыл бұрын
​@@abdinasar2502 abwaankkasi heeso kale masameeyey wllo
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 9 ай бұрын
Labada hees aad kadhawaajidayba waa laba hees o kala dhicin dur duryahow hda sodhegeystay kadib hdana tan uso gudbay aadban ujeclaha labadaba
@arbemuhanigeesiburco9404
@arbemuhanigeesiburco9404 6 жыл бұрын
esha cala
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 4 жыл бұрын
muusig dagan baa loo garacayaa markan caadi maaheyn goobe
@bandhiggajaabir6646
@bandhiggajaabir6646 4 жыл бұрын
#Waxaa iiga sii cumaa Dhankastaba aan seegee 😭markaan kulanay saciido Saxiibaan leeyahay siyar iigu dhiibtay Halkaas waxaad ka fahmaysaa gabadhii inuu arkay balse calafku wa hore ninkale raaciyay Sorrry 1000× Hadaan inyar kuu iftiimiyay #subscribe ta haiga ilaawin.
@ahmed.shurie7296
@ahmed.shurie7296 7 жыл бұрын
The Somali legend one of my best song succado
@maxamedtaajir3230
@maxamedtaajir3230 11 жыл бұрын
heestaa dur duuryahoow rogmanayaaaxassan adan iyo heestaa albunka israel hees ka mid aheed waxaa la dhahaa ayadda oo Tifaaf Tiraan samado iirmaan iyo sagal ceel kageyoow sadeyeeey galabkiiii sabarkaga buxiyo gacmahagan sigib Tiraan saacabada xariirtee ka sibladan biyuhu Niinka somaan baneyn sanada barwaaqe ku sugeeysay adiga soo noqoshadeydiyo saa danbiyo baray noqon samriin mayee waxaan qabo maxaa u sahashaneeysaaaa
@duniadggjjvjxfuhmohamed6131
@duniadggjjvjxfuhmohamed6131 8 жыл бұрын
t
@adnancamariofficial9934
@adnancamariofficial9934 6 жыл бұрын
Wale bile wa hes iyo badh lkn ya garanayo erayga corriere? waxow si sulaxaba xamar igu simay
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 3 жыл бұрын
Kooryeeri waa baabuur beri samaadkii shaqeyn jiray ka faaideysi wacan sister hadaad imaqasho
@zakimohamet4513
@zakimohamet4513 6 жыл бұрын
Sawirkaa yartii lahyd sahal igu geeya ama seexday iilkee Waxba lagama qaban karo wlhi
@arbemuhanigeesiburco9404
@arbemuhanigeesiburco9404 6 жыл бұрын
wuuuuuuuuuuuuuuw
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
DAAROOD FAQASH KA WARAN HEESTAN WAXAA ALIFEY FANAN REER FALASTIIN AH KA WARAN FAQASH DAAROOD IBNU FAQASH YUHUUD AH OO NECEB CID KASTA OO SOMALI AH
@ShaakirAhmed-fo2rq
@ShaakirAhmed-fo2rq 4 ай бұрын
Wll kuuma fiicna waxa aad kahadashay allah u toobadkeen!
@suugaantatv2809
@suugaantatv2809 4 жыл бұрын
Waxaani hees waa ka sarraysaa
@libanjama9629
@libanjama9629 7 жыл бұрын
Waxa sameyay heestaan abwaan la hirahdo dhuurcas
@gorayhaldhaa8296
@gorayhaldhaa8296 4 жыл бұрын
Heeskan waxa sameeyay Cabdilahi Aw Xassan Jaamac (Qori) Oo Reer Hargeysa ah, immikana ku nool. Jacaylka kuma guuleysan Oo Wuu ka samray markii dambe. Heesaha kale Ee Uu leeyahey waxa ka mida "Adna garo jacaylkii Nimcooy toban gu' soo jirey" Oo Uu Axmed Cali Cigaal ku luuqeeyo.kzbin.info/www/bejne/nmi7ooCHbKemapY waa tan qisadii Heeskoo dhamaystirani.
@calicadenuur4419
@calicadenuur4419 8 жыл бұрын
waxaa alifay maxamed cabdi ciise
@caddeeyembaxnaan7600
@caddeeyembaxnaan7600 4 жыл бұрын
Saan ulaabtay ma ogayn Iminkana ma sixi karo Waxse aankusoo kacay Anoo taagan sabadkii Suryadaan kukulanay ,,, xasan aadan nin jacayl jihadii ka lumiyay ayuu u muuqdaa markaan
@jamalwarsame4522
@jamalwarsame4522 6 жыл бұрын
Waar waa dhilo reer muuqdisho ah oo dabada laga waso ee ka carar please waa khaniisad reer muuqdisho ah ee ka carar please gaaljacyo dhinaca waqoiyi iska dhiib halkaas ayaa nasab kuugu horeysa ka carar hawiye xaarweyne
@maxamudcabdi4222
@maxamudcabdi4222 5 жыл бұрын
Ax yaa fanaan samatar
@idirismuhudin3822
@idirismuhudin3822 4 жыл бұрын
Jamaal nacas baad tahay uf
@cabdullaahicalixasan9205
@cabdullaahicalixasan9205 2 жыл бұрын
Hawiyuhu kuwa noocaaga ah waa naageystaan daaroodna adiga gunta ah loo cayn maayo biddayahow bidduhu dhalay ee aan waxba ka aqoon hawiyaha nasabka ah
@hasanyusuf2591
@hasanyusuf2591 9 жыл бұрын
heestani waxaan maqlay waxaa alifay abwaan mohamed ciise cabdi{ciise ganey} waa ninkii alifay heesihii - siraadeey, gudgude roob, ayaamaha illaheey, durduryahow rogmanayaa, arbacada habeenkii,iyo qaar kale oo xassan aaden samatar qaaday.abwaanku waxaa uu geeriyooday dhamaadkii 70 mayadii isaga fananiin kale oo aay kamid yihiin alfanaan mohamed jaamac joof sidaan maqlay shil gaari ayeey ku geeriyodeen,
@deeqaxuseen7234
@deeqaxuseen7234 7 жыл бұрын
Hasan Yusuf joof shil gaari kuma geeriyoon saan maqlay
@khadarcumar9529
@khadarcumar9529 6 жыл бұрын
Abwaanku haddii uu dhintay dhammaadkii 70 meeyadii, xasan aadan ayaaba fanka ku soo biiray 1971-kii side markaa abwaan dhintay uu hees qabriga uga soo samayn karaa saaxiib/
@abdulljama4591
@abdulljama4591 6 жыл бұрын
Khadar Cumar waa runtii 1977 negeria shilkii ka dhacay bu ku dhintay isaga iyo wiil uu dhalay abdilahi qarshe Aun Sanadke ugu horeyey xasan bu uwada dhiibay heeesahan mucaashaq bu aha ba layiri jananku tiyaatarkana isagaa maamule ka ahaa
@abdiawaleh4952
@abdiawaleh4952 5 жыл бұрын
Yaryarkii waxay doonaan ha ku sheegaan heesaha tan waan joogay markii la sameeyey waxana sameeyey nin lagu naanaysi jiray qori guntay oo reer allay baday ahaa isla inantuna waxay ahayd reer allay baday been yaan laga sheegin fanka weydiiya dadka waaweyn!!!!!!!
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
@@abdiawaleh4952 wax layaqaano ayaad rabtaa wax aan la'aqoon inaad kubadasho
@vaiabjabakabjab7273
@vaiabjabakabjab7273 7 жыл бұрын
Wooooooooooooooow
SAMATAR - BEST MAXAATIRI SONG - GUULEED
14:51
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 477 М.
XASAN AADAN SAMATAR||SICIIDO WITH LYRICS ORIGINAL
17:39
SUPER EAGLE
Рет қаралды 59 М.
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Somalii Nonstop
Рет қаралды 507 М.
XASAN AADAN SAMATAR (#HEESTA #SACIIDO)
17:53
MaGuuraan Channel
Рет қаралды 18 М.
Waqal Kaban Xul 6 - Samatar Mirqan Mix
2:00:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,2 МЛН
Heesaha Xasan Adan Samatar l Qaybta 2aad | Audio Only
1:22:12
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 56 М.
xasan aadan samatar (sidu yahay gudgude roob)
9:20
mahamed liibaan
Рет қаралды 321 М.
XASAN AADAN SAMATAR DUUFAAN WITH LYRICS KABAN MACAAN
11:06
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 373 М.
XASAN ADAN SAMATAR HEESTII 1973
14:11
GAFDIID GAFDIID
Рет қаралды 522 М.
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,2 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 4,1 МЛН
Heestii:- DURDURYAHOW ROGMANAYAA
14:30
Hal Abuur channel
Рет қаралды 64 М.
BLACKPINK - ‘Shut Down’ M/V
3:01
BLACKPINK
Рет қаралды 171 МЛН
Ұланғасыр Қами - Ямахау (Қызыл Раушан 2)
3:41
Милана Хаметова & Milana Star - ЛП ( Премьера клипа 2022 )
2:19
Милана Хаметова
Рет қаралды 11 МЛН
Qanay & ALI Otenov - Lolly (Music Video)
2:59
AAA Production
Рет қаралды 87 М.
Bakr - За любовь (Lyric Video)
3:01
Bakr
Рет қаралды 386 М.