GUURDOON ! Mareykanka ayey joogaa ! Hantideeda&Nafsadayda ayaan ku saxiixayaa wiilka ka soo bixikara

  Рет қаралды 50,408

Cumar Buule

Cumar Buule

Күн бұрын

GUURDOON ! Mareykanka ayey joogaa ! Hantideeda&Nafsadayda ayaan ku saxiixayaa wiilka ka soo bixikara shuruuda aan wato Deg deg ayaan Mareekanka u geenayaa …….

Пікірлер: 334
@abdirisakmohammed7293
@abdirisakmohammed7293 4 ай бұрын
WAAR BAH CUMAR BEENAALE LIKE MA KU SAARAYO
@muuseaadan7458
@muuseaadan7458 3 ай бұрын
Mansha allah washurud wacan wanan so dhawrynaya wa gabardine alle ku xidhan diyaar
@abdowmohamed2066
@abdowmohamed2066 3 ай бұрын
Ana diyaar kuu ah, ahna nin weyn oday ah. Islaam runa
@kamalmire7420
@kamalmire7420 3 ай бұрын
It is amazing young lady my Allah help her get her king because she the Queen of her life
@CabdinuurGaagay
@CabdinuurGaagay 3 ай бұрын
Anigaa diyaar ah isoo qabo sxb Somalia joogaa
@abdirashidw.....1531
@abdirashidw.....1531 3 ай бұрын
Asc Runti waa gabar geesiyad ah masha allah. Ina ader faqiir ayaan ahay xaasna waa leeyahay iyo caruur. Alhamdu lillah. Hadii aad sidaa igu aqbalayso waa balan ana waa fulinayaa shuruudaada. Insha allah, mana rabo hantidaada ee kaliya waxaan rabaa inaan anigu shaqaysto, adna xaaskayga noqoto insha allah. Halkan igala soo xiriir Mahadsanid. Adigoo mahadsan sxb gaarsii fariintayda
@aoualenour4226
@aoualenour4226 3 ай бұрын
Asc wll waxaad tahay gabadh soomaaliyeed oo naga dalbatay guur xalaal ah ninka ragga ahi intii gabadh ka oran lahaa tidhi balse anigu waxaan ku odhanayaa sidii dhaqanku ahaan jiray anaa ku soo doonaya dhaban iyo gabaati kaa bixinaya mariinkana dhiibaya waliba masuul kaa noqonaya hantida aad haysatana adiga iyo caruurta ilaahay ina kala siiyo kaliya u dhaafaya shuruuda aad wadana kuu ogol laakiin adigu ma tahay raaliyo ninkeeda iyo reerteeda ku filan oo kaliya wiil dhaqanka soomaaliyeed ku adag weeyi❤❤❤❤🎉
@abdisalamabdullahi4026
@abdisalamabdullahi4026 3 ай бұрын
Masha Allah. Our Somali sisters are proud of their brothers.
@c.rahmanhassanrabah8239
@c.rahmanhassanrabah8239 3 ай бұрын
walaal waxa aan kugula talin lahaa nin diin leh oo dhaqan.wanaagsan leh
@MoktarahmedOmar
@MoktarahmedOmar 3 ай бұрын
Ani ayaa diyaara shuruud walba na wan fulinayaa oon ahayn diinta kabax insha allah
@MukhtarXrir
@MukhtarXrir 4 ай бұрын
Haa waan kudalbayaa hadaad igahor dhimatana sadaqad ayaan kuu bixinayaa from hargaysa
@MohamedSheikh-st3he
@MohamedSheikh-st3he 2 ай бұрын
Walaa igala sooxirr lambarkan waane kaaelay gabadhaaay
@Abu_nuurka
@Abu_nuurka 3 ай бұрын
Waxan jeclahay in ay uga faiidayso wiil soomaaliya Oo homelessness ah wayka joogan maraykan
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 3 ай бұрын
Wagaray aduunyadaan jacayl wabax manoqoniniee muuuu muuuu huuuuu Wanda igama Saarine wiil aan dhalay masiistaaaa 😁😁😁😁👍
@JamaFarah-tu3vz
@JamaFarah-tu3vz 4 ай бұрын
Mashaalaah waa qof wanaagsan
@wahibabdiabdi6580
@wahibabdiabdi6580 4 ай бұрын
Walalo anu jabuuti ya jooga Guurdon wan ahay ee lambar kaga isii walalo
@mahamedarten1700
@mahamedarten1700 3 ай бұрын
Ilmo adeertaa iyo ilmo abtiyashaa qaraabo kiil somali kale intaan la gaarin iyagaa kaa mudan wax qurxoon ee kuu qarsoon ❤ hamarinhabaabin iyagaa kaamudane
@Mohamed-ic3gm
@Mohamed-ic3gm 4 ай бұрын
Asc wll magaciigu wa med abdi waxan jooga djabuuti aniga ayaa ka biixii shuruda gabadha somaliyed ok
@FarahRayaleh-bf5nm
@FarahRayaleh-bf5nm 3 ай бұрын
A s c wll soodhawawo maraxaba wll
@FarahRayaleh-bf5nm
@FarahRayaleh-bf5nm 3 ай бұрын
Wall fadlan magacag anu wa farah
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 3 ай бұрын
Raganimada waxay ku jirta in wiilka uu u shaqeeyo noloshiisa , xaaskiisa iyo catuurtiisa hoggaanka qoyskana asaga gacanta ku haayo asagoo tixraacaya Aayadda kariimka ah oo Allaah SWT. Quraanka inooga sheegay : - الرجال قوامون علي النساء .... ee ma aha inuu damac ka galo xoolo naag leedahay inuu asaga inta iska seexdo oo uu ku raaxeesto .
@rudwaansulub4835
@rudwaansulub4835 3 ай бұрын
Cajusaad walaan naftadu 70 jirbad tee mxa laguugu gaadhi
@AbdulkadirMAbdi
@AbdulkadirMAbdi 3 ай бұрын
Nin reerleh ma ku jiraa dalabkeeda inakalena fulinkara .
@shukrijama5399
@shukrijama5399 3 ай бұрын
Maya xolahaad maqashay miyaa😂😂😂😂😂
@housseinyonis5807
@housseinyonis5807 3 ай бұрын
Gabadhas wiilka ay rabto allah hasiiyo
@jamaabdiali227
@jamaabdiali227 3 ай бұрын
Asc war habartaan yeysan niwaalin.
@AhmedShowqi-cu3up
@AhmedShowqi-cu3up 4 ай бұрын
Waa hadii ayey Runka tahey will da,yarna wan ahey ❤
@XamdiBade
@XamdiBade 3 ай бұрын
Waxan ahy diyaar waxn joga ethoopiy.
@muheidinismailmose1083
@muheidinismailmose1083 3 ай бұрын
Asc, ma dhashid miyaa.naagaha aan dhacin ayaa lacag wax ku raadiya.
@MahdiCabdinuur-ot7kq
@MahdiCabdinuur-ot7kq 4 ай бұрын
allaahu akbar gabartaan ookale soomali lagama helaayo war sixir barar baa nalaayey wllaala yaalow qoftaan waaba calafkeygii anaa kubaahan wllshey qaali
@fatmaabunoor9220
@fatmaabunoor9220 4 ай бұрын
Isdaji xabiiti wixii alah kuu qoray ma waynayside
@AxmedSalebaan-pp5ry
@AxmedSalebaan-pp5ry 3 ай бұрын
ANaa diyaar ah shuuruuudna waan kasoobaxayaa insha allaah
@ahmedmahmed9355
@ahmedmahmed9355 4 ай бұрын
Hadaba xoolo haysto , Allihii iyada xoolaha siiyey maxaa kuu diiday inaad intaa iyo in kabadan waydiisato . Hankiina dhalin yara kor u qaada shaqaysta ,tabcada nolosha adduunyo iyo ta aakhiro labadaba .
@AxmadCali-nr8uk
@AxmadCali-nr8uk 4 ай бұрын
Cumar warkan waxba kadhiman maxa yelay shurudan ma adka dad banana ayana fulikara ee xagan kala xariira
@abdirisakmohammed7293
@abdirisakmohammed7293 4 ай бұрын
MEEQA WIIL BAA MARAYKAN LA JOOGA HADAY RUN SHEEGAYSO?MID KALE NAAG LACAGTEED NIN KA KU XISAABTAMAA WAABA NACAS LIITA
@IssackMohamed911
@IssackMohamed911 4 ай бұрын
Mnshlh wll wasax arinkas sababtoah qoof asalad tukanenin nolal malaha m.a
@burhanhassan524
@burhanhassan524 4 ай бұрын
mansha ALLAH ❤️❤️❤️❤️❤️
@AxmedSalebaan-pp5ry
@AxmedSalebaan-pp5ry 3 ай бұрын
ANaa diyaar ah shuuruuudna waan kasoobaxayaa insha allaah 2:30
@gaaroodimedia9766
@gaaroodimedia9766 4 ай бұрын
Nin guursada ma doonaysee ,Nin ay guursato ayey doonaysaa!
@CabdiShiil
@CabdiShiil 3 ай бұрын
Anigaa ku guursanaya xolo kaama rabo ilahay dartii marwo ha lagu helo inshalah
@Abdikarin-n7c
@Abdikarin-n7c 3 ай бұрын
mashasha allahaa sideen kugula soo xidhiina
@nasroegal7289
@nasroegal7289 3 ай бұрын
Masha Allah
@AbdiwelMohaa
@AbdiwelMohaa 3 ай бұрын
❤okey sxbw anaa diyaar u ehe igu xiriir
@MohamedGuled-e7d
@MohamedGuled-e7d 3 ай бұрын
Dadka Soomaaliyeed been baad ku rogteen. Dalkoina dadkii baad ka qaxiseen, waxaad ummaddii ku khasabteen ama u horseeddeen in dalkeennii la naco. Ilaahay ha idin hanuuniyo
@AbdiqadirAbdi-ft8nz
@AbdiqadirAbdi-ft8nz 3 ай бұрын
Masha alah waa qof qalbi wanaagsan
@AbdulBashir-wv9nf
@AbdulBashir-wv9nf 2 ай бұрын
Wala qal waarkaawamuhum anakudeyare guur wanagsaan
@FadumaAbdullahi-j9s
@FadumaAbdullahi-j9s 4 ай бұрын
😂ma guur doonbaa ?mise waxa ay doneysa in ay Lacag Lenahay.dadka u sheegto😂👍
@NoorFaarah
@NoorFaarah 4 ай бұрын
Aniga,ayaa,diyarbakir,u,ah,jooga,Nairobi,ahlu,salaadna,si,daacad,kuula,shaqayn,doono,ila,soo,xiriir,goodluck
@AbdulBashir-wv9nf
@AbdulBashir-wv9nf 2 ай бұрын
Walal Maan rubadshegte niyarayakuahaye sadshegte wayahaye ruuti
@hilowsheikh9133
@hilowsheikh9133 3 ай бұрын
Maansha aalah wa gabar wanagsan
@KamadareMaxamed-mf9er
@KamadareMaxamed-mf9er 4 ай бұрын
Asc wll hadii aan fikirkeyga kadhiibto shuruuda gabadhaan wadato waa shuruud mashaa Allah ah lkn run miyey katahay ama waa shirqool baryahaan dambe dhibkii ayaa batey
@ClqaniCali-o6m
@ClqaniCali-o6m 4 ай бұрын
Xabiibti marka waa sax ra,yigaadu waad guursan karta waxna waad Samayn karta laakin anigu su aal ayan ku waydiinaya waan hubaa inaan ka soo baxayo shurudaha ad hada sheegayso iyo kuwo kale hadii ay jiran oo ad shegin sidaa ayadoo ah anigu waxan jooga Ethiopia madigo odoyal wato ayad ii iman mise adiga oo kaliga ah mid kale ogow hantida dad ku ayago gacmaha ku hayso ma soo dhalanin inad maraykan jogtid waa macquul aniguna inan Ethiopia joogo waa farxad
@nuradinmohamed5662
@nuradinmohamed5662 3 ай бұрын
Naag xoolaheeda ilahay nämä siiyo siilka hooyadaa usheeg waa been
@abdiali4991
@abdiali4991 3 ай бұрын
Waa runtass
@DjamaMousse-p7n
@DjamaMousse-p7n 4 ай бұрын
Asc wall waxan ahay nin muslim ah lakin labaxas le ah 13 sadex iyo toban caruura leh malihi balwad malihi salada nawan tukada emaikhilikarta
@ahmedmaxamedcali2632
@ahmedmaxamedcali2632 2 ай бұрын
Maasha ALAH
@meshbr12
@meshbr12 4 ай бұрын
asalamu caleykum waa aniga inshaa allaah
@SaidTigre
@SaidTigre 2 ай бұрын
Macha Allah waalal ❤🎉😅😊❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamuudmayowYare
@MaxamuudmayowYare 3 ай бұрын
Walal kalamka gabadha somaliyed waa uwanagasanyaha shuruded aniga ayaa kasoo axaya igu qabo saxib
@omararale7962
@omararale7962 4 ай бұрын
Assalamu Aleykum. Aniga sharuda wan kamil yeele ee Gabada soo qabo an iswarey sanee.
@ZAD3451
@ZAD3451 4 ай бұрын
War nio sawirka sh abdirashid iyo sh xussen cali iyo sh xassan al wajidi ka qad rali kama ah ee kaqada
@maxamuudmacalin830
@maxamuudmacalin830 2 ай бұрын
Wasidas aan u aqbalaye halagaahelo waxaad balan qaaday
@CharmakeDoha
@CharmakeDoha 3 ай бұрын
ASC waxa rabaa inaan kadhaho raga soomaaliyeed diinta Iyo dhaqanka ufiirsada ha noqonina hawa raac ok thanks all
@munamaxamed3932
@munamaxamed3932 3 ай бұрын
Wll anaakudiyara e ilaso xiriir quruxy ❤
@MaxamedCali-o3w
@MaxamedCali-o3w 3 ай бұрын
Wan soodhowaynaa inta Aysoodhowaysa inlege&inkasiibadanbawankasoo bixiyaa hadii An isku meel joogilahay
@QaliXashi
@QaliXashi 3 ай бұрын
Mashalaah waa diyaar abaayo
@AhmedBotan-k3q
@AhmedBotan-k3q 3 ай бұрын
Allh haku barakeyo wllo
@AhmedBotan-k3q
@AhmedBotan-k3q 3 ай бұрын
Masha allh waa gabadh hadalkedu macquul yahay
@Bachirabdillahi
@Bachirabdillahi 3 ай бұрын
Maxumo shuruda gabadhayi wayo qofko kuxidhnada ilahay wadantisa qofka
@yaaweenaniadiga9081
@yaaweenaniadiga9081 3 ай бұрын
Mashaa Allah
@bisharmohamed-sy6je
@bisharmohamed-sy6je Ай бұрын
Masha allah ninyohow tani caadi ma aha
@ahmedmahamud2023
@ahmedmahamud2023 4 ай бұрын
Masha alaahu Ilahey haku xafido walal
@NiemaDjirdeh
@NiemaDjirdeh 4 ай бұрын
Walaal lambarkaaga anigaadiyaara
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 3 ай бұрын
Xoolo kama rabo . Lakiin naftada ayaan ayaan rabah sis. Ila soo xirir
@abdirizakmohamud2748
@abdirizakmohamud2748 3 ай бұрын
Ceebta waa lagu faanaa baryahaan subxaanalaah
@saadosmannour-ey3xb
@saadosmannour-ey3xb 3 ай бұрын
asc sxb ISO diir nambarkkee ga
@AbdiqadirAbdi-ft8nz
@AbdiqadirAbdi-ft8nz 3 ай бұрын
Lkn waa hooyo soomaaliyeed Waa qof weyn
@mowlid4346
@mowlid4346 3 ай бұрын
Asc m adhabaa mise waa dhalanteed no. Barkasodir
@MedA13-o2y
@MedA13-o2y 4 ай бұрын
Anga joga Djibouti Aya gabixe rabaa suuasha haaisowacdo
@TobanKabe
@TobanKabe 4 ай бұрын
Ma og,tahay in ragii hore yidhi Gabadhaad guursanaysaa hadday dheri sidato Ka jebi❤ Somaliland ma igula noolaan kartaa xoolahaagan iska hayso😂
@cabdirisaaqcaalim3673
@cabdirisaaqcaalim3673 3 ай бұрын
Ascww shardiga muxuuyahay
@NoorAli-ue9wx
@NoorAli-ue9wx 4 ай бұрын
Akh, war bahashu foolxumaa. Yaa wax ku falaya tan.
@sn4271
@sn4271 4 ай бұрын
Nagtan TikTok ey ka buxtaa xamar ey dagantahay
@بدلعامر
@بدلعامر 3 ай бұрын
Wlashay anga kuraba camrakakuna 25years KSA riyadh walashay waxad asodarta teleponkaka iyo whatsakaka sdaa uuku dhaqsah badaan
@ahmedyasin5530
@ahmedyasin5530 2 ай бұрын
Shurudiho ay walasheen Soo dhigtey anigu 97% haddii ay sida u sheegtey kadhab tahay
@FarahAhmed-mg2fz
@FarahAhmed-mg2fz 3 ай бұрын
Aniga diyar uu ah inan fuliyo shurudeheda itobiyan jogana
@malakaaay
@malakaaay 3 ай бұрын
😂😂
@Abdirisak_Ruush
@Abdirisak_Ruush 4 ай бұрын
Shuruuda maaha waa gabar nin rabta uun
@AdenMohumed-mf5yf
@AdenMohumed-mf5yf 4 ай бұрын
Wàxa layidhi kubaayad hadaywadato kalajabi
@SaidTigre
@SaidTigre 21 күн бұрын
OK 👍 iiso Gabo walal
@kadraanood9814
@kadraanood9814 3 ай бұрын
Gabdha xagee lagala xereer please ii soosheega nin baan u hayaaye
@AliomarOsman
@AliomarOsman 3 ай бұрын
Asc aniga ayaa diyar u af in an gursado shurudahana ufuliyo
@AhmedAli-nr2tz
@AhmedAli-nr2tz 4 ай бұрын
Haguursan nin aan tukan sir haween lama salgaadho good lucky bbe
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 4 ай бұрын
Naag xooleheeda waxa kadhaartay dhurwaa 😅😅😅 marano sxbkay
@maxamedcisman6382
@maxamedcisman6382 3 ай бұрын
@heybejamac2843
@heybejamac2843 3 ай бұрын
Masha alaha
@XasanXuseen-m8o
@XasanXuseen-m8o 2 ай бұрын
Iska iilaal
@IbrahimMoussa-zn3tx
@IbrahimMoussa-zn3tx 3 ай бұрын
Amin Djibouti ❤❤❤❤❤❤❤
@munamaxamed3932
@munamaxamed3932 3 ай бұрын
@munamaxamed3932
@munamaxamed3932 3 ай бұрын
Anigaa udiyara xagan kasowaca wl
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 4 ай бұрын
Warya xaged kusoo daah day kkkk Waa gabadh wanaagsan lakin halkay joogto mashegin
@kamalcarabmedia5239
@kamalcarabmedia5239 3 ай бұрын
Allah haku siiyo
@Hasan.muktar
@Hasan.muktar 3 ай бұрын
❤asllamoclykum.wall.qali.rh.itubya Jugo.kahilly Gabd.sarf.iyo.czi.lli.aythy.massalh..aniga.iyaahadad.ighesid.musstcd.insallh
@MacruufMacruuf-im9dz
@MacruufMacruuf-im9dz 3 ай бұрын
AMERICAN WARYA 0:38 0:40 0:42 0:43 0:44 0:45
@MahamedAdenjibrill
@MahamedAdenjibrill 3 ай бұрын
Waa maxamed Adan jibriil
@KhaliifShaakir
@KhaliifShaakir 2 ай бұрын
Anaa diyaara walaashay
@bilanemohamed3074
@bilanemohamed3074 3 ай бұрын
ISO qabo wlll
@YusfsHassan
@YusfsHassan 3 ай бұрын
Maa Sha allah
@CumarSiyaad111
@CumarSiyaad111 2 ай бұрын
Haa waan kazoo bixikara cumaroow
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 56 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 109 МЛН
Xasan Dahir Aweys "Dahir Alasow waa Suufi macangaga oo dabaala"
29:04
Garoob Baafis Inay Guurdoon Tahay oo USA ku Nool
3:28
Sinaxariisleh Vlogs
Рет қаралды 3,2 М.
Vocabulary of a Narcissist | Khutbah by Dr. Omar Suleiman
22:41
Yaqeen Institute
Рет қаралды 216 М.
Qisooyin Lagu Cibro Qaato Dad  Waalid Aduunka Ku Dhibay  Sheekh Abdirisaq Xaashi
18:38
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34