Ha Igu Nicin Hanti La'aan | Sahra Ilays & Cumar Shabeel | Astaan Tv

  Рет қаралды 317,743

Astaan

Astaan

4 жыл бұрын

Barnaamijka Music Iyo Madadaalo
Martida :Sahra Ilays Iyo Cumar Shabeel
Music: C/naasir Macalin Caydiid
Mustafe Macalin Caydiid
Nagiib Ahmed Xaashi
Maxamed Bulshaawi
Abuukar Buulo-xuubey
Bishaar Faamoos
Daaadihinta: Faadumo Riyaad
Camera : Mubaarik Jama
Mubaarik Gabyaaye
Mukhtaar Dhuux
Editing: Yahye Garrbo
Soung: Shabcaan Isko
Astaan Tv
2020.

Пікірлер: 117
@abdikadirahmedali911
@abdikadirahmedali911 3 жыл бұрын
Hantida iyo maalkuna Hido dhaxala ma ahee Hadh wareego weeyoo Lahelaa lawaayaa....... .............💝💝💝
@abdirahmanabdilahi8763
@abdirahmanabdilahi8763 2 жыл бұрын
Sahrla ilays iyo digfeer (AHN) ayaa wada qaadi jiray heestan. Hada fanaankan la qaadaya sahra ilays halkeedii ayuu dhigay intiii digfeer. Waxaas baa tallent layidhaa🥰🥰
@hagadherianofficial6567
@hagadherianofficial6567 2 жыл бұрын
Sxb digfeer gormu dhintay
@abdirahmanabdilahi8763
@abdirahmanabdilahi8763 2 жыл бұрын
@@hagadherianofficial6567 sxb may dhawayn qiyaastii 2001 inay ahaud ban filayaa
@user-gl9ni8sl6l
@user-gl9ni8sl6l Ай бұрын
Ma ba dhalan
@kkk-rh7hz
@kkk-rh7hz 3 жыл бұрын
Ha igu nicin Hanti la aan 3/6/2021 Maalin khamiis Sacaduna tahay 5:01pm galabnimo ah inta iga danbeesa oo dhageesan doonto haddu alle idmo Like iisaar🙏🏾
@shaaficiqandala5637
@shaaficiqandala5637 4 жыл бұрын
Haynta & maalkuna Hide dhaxal maahee Hadh wareega weeyoo La helaa la waayaaa
@somswed.5014
@somswed.5014 4 жыл бұрын
Codkii AUN Digfeer oo halkaa taagan yaa salaam kooxdan waa laga yaabay. Qaaci iyo live music .
@abdifatahmohamed4409
@abdifatahmohamed4409 2 жыл бұрын
Nafta kuu Hibeeyoo Hoygaad ku dhalataan Hidda raacayaye Ha'igu nicin Hanti la'an. Wallee dadkii hore daacdnimadii Horay ayuu usii qaatay. Faarax inuu shaqaysta Rabin, Xaliimo Lacag islaameed uun Rabto ayaa adduunkii kharribay 🤷🏽‍♂️ Jumco 20/08/2021 MUQDISHO DEGMADA YAQSHIID🙋🏻‍♂️
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 2 жыл бұрын
Waa runtaa saaxiib
@AliJay-sv6ri
@AliJay-sv6ri 5 ай бұрын
Dadkii hore ayağan waxba ureebin jiilkii dambe watas iswada jilafaysay😅
@ismaaciilmaxamed880
@ismaaciilmaxamed880 3 жыл бұрын
Sahro ilays heesta markii ugu horaysey labiskay ku qaaday bay markana soo xidhatay waxaasaa xasuus ah xataa cumar direyskii cadaa ee axmed y digfeer buu soo xidhay woow
@iamaworrier3649
@iamaworrier3649 4 жыл бұрын
Naftaan kuu hibeeyo Hoyga ku dhalataa hiddo Raacayaaye Haigu dhicin hanti la'aan AUN digfeer" " naf dhan baa loo hibeeyay '😥😥 lacagY maxaad gashaa 2020/6/30
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 3 жыл бұрын
Heestani waxay ku jirta kuwa ugu wanaagsan ee ka soo maxayaa maskaxdda xaruunta fanninta iyo suuganta ee qaranka jsl. Well done
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 3 жыл бұрын
Sii wanagsan
@mohamed88466
@mohamed88466 2 жыл бұрын
Yaa lahaa midhaha
@ibrahimomer65
@ibrahimomer65 2 жыл бұрын
Heestani waxaa ku jirtaa xigmad badan. Sahra ileys waa gabadh aad iyo aad uu cod wanaagsan. Congratulations Sahra ileys. Ciise Omer
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 2 жыл бұрын
Nafta ku hibeeye ❤️‍🩹😩❤️
@NimcoXasan-ew6mo
@NimcoXasan-ew6mo Жыл бұрын
Hadafkaygu wa kan hore kugu raaco hanti kuguma nici karo ❤
@idrisali8533
@idrisali8533 3 жыл бұрын
Classic MashaAllah …. MashaAllah the Original Lady MashaAllah and a original Singer and talent☝🏾👍🏾☝🏾👍🏾💚🤍❤️💚🤍❤️☝🏾👍🏾☝🏾👍🏾☝🏾
@kingmustafe7223
@kingmustafe7223 4 жыл бұрын
Hargeysa Hoyga Fanka ♥️♥️♥️♥️♥️
@ibrahimomer65
@ibrahimomer65 2 жыл бұрын
Sahra ileys waa gabadh cod wanaagsan . Congratulations Sahra
@zaamumahmed9664
@zaamumahmed9664 3 жыл бұрын
Hantidu wa wax lo bahanyey rag yo dumarba lkn hadi ad hesho lamane ku dacada hiil yi hoo kula garab tagan cid ka nasib badan majurto hanti wax ad u ogteyna majirto lkn waqtiga la joogo waxa adkatey sidi qofkaa loo heli laha ama leysku Aamini laha marka sis/bro hanti is important waqtigan lajoogo.
@umaymo2082
@umaymo2082 2 жыл бұрын
Qofna hanti la.an kuma nici karo nin wngzn oo 5 saladood I xuziyaan rapa qof alle isku xiray ma qado
@craxmaanmuuse510
@craxmaanmuuse510 3 жыл бұрын
Ilays iyo xaaajigu waa maxay xasuustaaasi. Waaaaaah wah wah. Waaban dhici gaadhay.
@dahir1802
@dahir1802 Жыл бұрын
Cumar shabeel waa nin fandango cod macaan.Samaroon siciid fantastic asalkiisa
@yuushoble162
@yuushoble162 4 жыл бұрын
Masha alh heestani kuma socoto dumarka iminka jira dhif mooye qof ku oranaysa ma jirto hanti la aan kuguma nacayo heesta cadi maha
@ikrahussein520
@ikrahussein520 4 жыл бұрын
Weey jogan wl wayo raaga jirana weey xuun yaaahin adigo danta yar ku happy ah ayey luq luq ku jiran
@ayanahmed3005
@ayanahmed3005 2 жыл бұрын
Fankeenu ha jiro waligii❤️maaha xaraan iyo wax laga cararo. We love fanaaniinteena❤️.
@ibrahimomer65
@ibrahimomer65 2 жыл бұрын
Heestani waxay ka mid tahay kuwa ugu wanagsan heesahaa somaliland ama hargeisa. Fananinta somaliland waxay ku leeyihin geeska Africa congratulations.. Ibrahim Omer
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Somaliland tee waar afka iyo suugaanta kadaa qabyaalada cunsurinimaa kaamuqate heestaan fanankii qaranka aya laha ala yaa raxma lagand digfeer
@issaomar3171
@issaomar3171 Жыл бұрын
Laxankana isagaa saaray AUN yasiin
@Zr-Muparik_
@Zr-Muparik_ 2 жыл бұрын
One Of My Fav Song Haynta Iyo Maalkuna Hadh Wareega Weeyo La Helaa La Waaya 19.April.2022 ❤
@farhankushin1901
@farhankushin1901 3 жыл бұрын
Hersihii somaaligu waakuwan ,,caaac dan danbe maaha ,,,, music 🎶 live ka ah ayaa kasii daran
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 4 жыл бұрын
Absolutely top song, and he live music
@geeddidhookir6394
@geeddidhookir6394 2 жыл бұрын
Hargeysa hooyada fanka
@adaruzmohamed2207
@adaruzmohamed2207 4 жыл бұрын
GUUSHA🙏 ALLA HAYE❤ AYAAYAHA KATALI OO ARIMAHAYGANA DAACAD KANOQO SI AYNU LIIBANTA UGAADHNO WEEYI FARIINTAN XALIIMO GARADKEEDU YAHAY DUUNYO LA WADAGI LA
@abdulqadirmohamed8743
@abdulqadirmohamed8743 4 жыл бұрын
Barteeda dhigteen hestan thanks qaaci show
@abdisalamjamal5714
@abdisalamjamal5714 2 жыл бұрын
What a beautiful song!
@TheAksamitka90
@TheAksamitka90 2 жыл бұрын
I don't understand anything, but I really enjoy it... Is there any English translation? Google Translate shows, that it is rather love song. Greetings from Poland!
@mohamedomerosman4962
@mohamedomerosman4962 2 жыл бұрын
How did u end up here, I can help u understand it
@TheAksamitka90
@TheAksamitka90 2 жыл бұрын
Just looking for Somali music, I like music from different cultures.
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 4 ай бұрын
We are proud contract of love. I gave myself or l invited but not for gotten me
@hagadherianofficial6567
@hagadherianofficial6567 2 жыл бұрын
Hees Talantali oo aan kaba daaalin🖤
@ironlady4946
@ironlady4946 4 жыл бұрын
Woow inapa caadi maha heeatu 😘😍
@sakiizmail3034
@sakiizmail3034 2 жыл бұрын
▪︎ Haygu Nicin hanti la.aan Hees aad u macaan weeye Alle ha u naxariisto wxu barteedi dhigay kalintii heesta u ku laha Axmad yasiin digfeer. ▪︎Ma Hun goobo cashaqu ❤
@abdirahmaanmelbourne5782
@abdirahmaanmelbourne5782 4 жыл бұрын
Imika samankan hanti ayay kugo xidhiyaan dumarku kuwee hore ayaa dhamay
@hanuush6787
@hanuush6787 3 жыл бұрын
Sbbto ah nimanka imika jira Ayaan kuwii hore ahayn masuulna maaha dan kaliya lagu wada joogaa lol 🤣🤣kk
@fadxioslo4269
@fadxioslo4269 3 жыл бұрын
@@hanuush6787 biriijka hanagala dagin #manaal 😆😆😆😆😆
@hanuush6787
@hanuush6787 3 жыл бұрын
@@fadxioslo4269 ok waan idin dhigay lkn asaga nagala dagay Marki hore. Biriijka 😂😂
@makebravo7133
@makebravo7133 3 жыл бұрын
@@hanuush6787 NAAGUHUNA KUWII HORE MA AHO
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Xasuustii Digfeer AHUN iyo Sahra ILays 👂
@axmednuurjfx4156
@axmednuurjfx4156 2 жыл бұрын
Who is whaching 2021
@maryankhaalid3220
@maryankhaalid3220 2 жыл бұрын
Hodiyo naasiib iyo Hor allaan adeegsaday Hodoney Ammuuruhu Iney noo hagaagaan
@saeedmohamed351
@saeedmohamed351 Жыл бұрын
What a stunning a voice Sahra ileys ManshAllah 💚🤍❤️
@ibrahimomer65
@ibrahimomer65 2 жыл бұрын
Heestani waa mid ay iskugu tegeen dad aad u yaqaan heesahaa. Hambalyo. Ibrahim Omer
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 3 жыл бұрын
Heestani waxay isku darsatey Cod wanagsan iyo xigmadda Well done
@alquran626
@alquran626 Ай бұрын
2024/15 /jun habayn sabti ah iid arafo ah baan dhegaysanayaa ❤
@ismaaciilmaxamed880
@ismaaciilmaxamed880 3 жыл бұрын
Digfeer cumar wuuna u egyahay wuuna u cod egyahay waaw
@gamayare2767
@gamayare2767 4 жыл бұрын
War ninku waba #Digfeer oo mesha taqan labis iyo muqalba
@abdullahidayib6039
@abdullahidayib6039 3 жыл бұрын
lafihii hore ee reer jigjiga shabeel iyo ilays
@abdihamidabukar6894
@abdihamidabukar6894 2 жыл бұрын
Digfeer ayaa loo egyahay muuqaalka xitaa hhhh. Nice song
@AMIsmail22
@AMIsmail22 4 жыл бұрын
Yaa Salaam 👏🏽👏🏽👏🏽
@nimcodagan69
@nimcodagan69 2 жыл бұрын
Mnsh alla waa nice
@muusenuur9926
@muusenuur9926 Жыл бұрын
Esh calaa hees xasuustii Digfeer. heestan waxan daawanayaa 2022 /12/04
@khadirdahir1427
@khadirdahir1427 10 ай бұрын
Fanaankani waa xasan aadan iyo digfeer oo la isku daray labadaba fankoooda halkeedu dhiga
@dalfactv9356
@dalfactv9356 Жыл бұрын
Ish calaa yaaqay kama dhargo heestaan
@nouramohd1314
@nouramohd1314 3 жыл бұрын
Wwww fananimadu Waa hibo isma qariso bal u fiirso qurux iyo cod
@abdikadersalad9737
@abdikadersalad9737 2 жыл бұрын
Waa hees xigmad ah
@user-ww9mw5mr8p
@user-ww9mw5mr8p Жыл бұрын
Waaa saai saxaaa saaxiib
@seynabhassan3661
@seynabhassan3661 2 жыл бұрын
Digfeer waad ucod egtahay mashaalaah
@abdikarinhassan9448
@abdikarinhassan9448 2 жыл бұрын
Cajiiib Sanaaa
@karbashboy6461
@karbashboy6461 3 жыл бұрын
Digfeer Allah Haa u naxristo😭
@cabdinuuralpha9344
@cabdinuuralpha9344 3 жыл бұрын
Ameen
@apdurahmandirwa4359
@apdurahmandirwa4359 3 жыл бұрын
Aaamiin aamiin
@nimcodagan69
@nimcodagan69 2 жыл бұрын
Amiin
@saeedmohamed351
@saeedmohamed351 Жыл бұрын
Ameen 🤲🏾
@farhansandhere3886
@farhansandhere3886 3 жыл бұрын
Wale gabar manta jogtanan jeeb maran la aadin Waqtina kulumin haday tirahdo xita sasan kugu raba
@hoodogopaad9849
@hoodogopaad9849 2 жыл бұрын
Wxaaza heez la dhahaaaa🎤🎧🎸🎷
@aminaali6892
@aminaali6892 3 жыл бұрын
Codki digfeer oo sidiisiya waad keentay
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 3 жыл бұрын
I agree it is absolutely the song regarding singers
@bajunabdi2456
@bajunabdi2456 11 ай бұрын
Hees io baar waye wlhi
@dahir1802
@dahir1802 Жыл бұрын
Cumar shabeel. Cod macaan iyo sahra ilays.
@siciidmaxamedcumar7915
@siciidmaxamedcumar7915 4 жыл бұрын
Live music miya Mise play back
@kingmustafe7223
@kingmustafe7223 4 жыл бұрын
Xoolo ma playback ayeey koox dhami u tuntaa?
@siciidmaxamedcumar7915
@siciidmaxamedcumar7915 4 жыл бұрын
Mustafi! cayda iga dhaaf
@munadaganmuna2711
@munadaganmuna2711 4 жыл бұрын
@@siciidmaxamedcumar7915 waa runtaa huno qofka si wangsan wax lo fahansiiya blse cay waxlaskuma sheeego
@alquran626
@alquran626 6 ай бұрын
30/12/2023
@AyaanDaad-nk2xz
@AyaanDaad-nk2xz 9 ай бұрын
Haygu nicin hanti la'aan
@shucaibabdi9014
@shucaibabdi9014 4 жыл бұрын
Sahra ileeys xasus hore
@AhmedMohamed-pl1iy
@AhmedMohamed-pl1iy 2 жыл бұрын
NAFTAN KU HIBEYO ...HAIGU NICIN HANTI LA AAN ..WLLEE DUMARKA HADA JOGAAN MA AHAN WAXAA SOO HARAY NAAG XOLO DADOOW RAPTOO ....MALIN AXAD 19/9,/2021 Nairobi like saar inta gadashy dagesani Dontooo🤔🤔🤔
@samikidane8826
@samikidane8826 3 жыл бұрын
😍😍😍😍💜💜💜💜❤❤❤❤❤
@faizaomar7039
@faizaomar7039 4 жыл бұрын
👍👍👍❤❤
@deqakk9007
@deqakk9007 3 жыл бұрын
ASC dhamaan AUN digfeer.walegabadhaaniyowiilkaba waa dadaaleen iyo kooxdaba caadi maahan eesh calaa
@ismaaciilmaxamed880
@ismaaciilmaxamed880 3 жыл бұрын
deeqa gabadhu iyadaa awelba heestan la qaaday digfeer waa sahra ilays lasoco cumar shabeelna waa ninka keliya ee keeni kara codkii aun digfeer una eg muuqa iyo lebiskaba
@farhanisse1721
@farhanisse1721 4 жыл бұрын
caade mahan
@waranjacyl2332
@waranjacyl2332 4 жыл бұрын
BULSHAWI WL33 HALK33DI AYUU DHIGAY
@nimcodagan69
@nimcodagan69 2 жыл бұрын
Cumar shabeel
@user-horo
@user-horo 2 жыл бұрын
Music ga way kaga ciyaareen heesta
@abdirachidgouled4419
@abdirachidgouled4419 3 жыл бұрын
Asall
@abdimohamed8851
@abdimohamed8851 2 жыл бұрын
Oragenal. Digfeer iyo sahro ilays iminkana. Cumar shabeel.oo aan ku naanayso Copy gii digfeer. Iyo sahro ilays
@sakiizmail3034
@sakiizmail3034 2 жыл бұрын
▪︎ Tariikh: 30/04/2022 ▪︎Wakhti: 11:18 HabenimO ▪︎Ramadaan habenki ugu danbaysay. Kaliday ban qol fadhiya heestan ba I baxaysa Xasuus hore ayan galay Inan aad isku jeclyn wakhtigu na kala gaxeyay Illahayow marun na kulmi hees dareen wadata weeye ❤☆
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 2 жыл бұрын
Good luck saaxiib
@ismaqabdale66t78
@ismaqabdale66t78 4 жыл бұрын
Hha
@boqraddagalmudug482
@boqraddagalmudug482 Жыл бұрын
Xasuus
@ibrahimomer65
@ibrahimomer65 2 жыл бұрын
Fananinta somaliland waxay geeska Africa ku leeyihin magac fiican ila wakhti hore oo ku siiman wakhtiggi gobonimodoonka Ibrahim Omer
@farxaanxidig1668
@farxaanxidig1668 Жыл бұрын
Amuruhu inay nohagaagan 💔😂
@jakatoorka8887
@jakatoorka8887 4 жыл бұрын
Iidoor Music garaacaayaa Qosolkii aduunka
@abshirmouse1636
@abshirmouse1636 4 жыл бұрын
ALADOORI IDOOR WAX GARACAYA FIIRINAYA FOOL XUMAA KKKK KKKK
@hamzethomas1686
@hamzethomas1686 3 жыл бұрын
Maad quudhi Kari weyday shp Fanku waaa halka uu ka Soo bilaabmay,
@hanuush6787
@hanuush6787 3 жыл бұрын
Ooo waligiis soo idoor ma garacajirin hargeisa hoyga fanka maaha imka miyaa dhalatay jaahil yahow waxba aqoon laangaab idoor ma gadhide iska qunuud cuqdada udhimo 🤮🤫
@naciimaziman8428
@naciimaziman8428 3 жыл бұрын
❤❤❤❤👎👎👎👎
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 4,5 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 22 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 64 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 63 МЛН
Sahra Ileys - Heesta - Amba Kula Dabaasho - Astaan Music 2022
5:34
Astaan Music
Рет қаралды 132 М.
Cabdi Yare | Milic Kama Hadh Galo | Astaan Tv 2020
5:35
Astaan
Рет қаралды 2,1 МЛН
MARDUUF AND SAHRA ILAYS KABAN IYO MUSIC REMIX
12:28
Digaale Music
Рет қаралды 144 М.
SAHRA ILEYS FT IID DEEQ|XASUSTII AXMED C CIGAL IYO BAXSAN 2022
9:34
Kaarshe Production
Рет қаралды 52 М.
Caweyska Cawke Ee Sahra Ilays
38:13
Universal Somali TV
Рет қаралды 181 М.
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 22 МЛН