Sahra Ileys - Heesta - Amba Kula Dabaasho - Astaan Music 2022

  Рет қаралды 190,250

Astaan Music

Astaan Music

Күн бұрын

Пікірлер: 30
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 8 ай бұрын
Sahra Ileys gacan baan u taagay waayo Waa gabadha keliya ee keentay cod nimco jaamac❤❤❤
@ibrahimomer65
@ibrahimomer65 Жыл бұрын
Share ileys waa gabadh cod wanaagsan, islamarka jecel. Long leave share ileys. Ibrahim
@samsimmon8373
@samsimmon8373 2 жыл бұрын
Nimca jamac gessiyadi ciise ayaa heesta lagu xasusta
@ismailabdiwahab2386
@ismailabdiwahab2386 Жыл бұрын
Cidiba idinkuma haysato😂
@ubahbashi4088
@ubahbashi4088 2 жыл бұрын
waaaw caadi maha heestan
@mahamoudabdourahman5761
@mahamoudabdourahman5761 Жыл бұрын
Waa Hesti Nima Djama Miguil
@husseinmohamed682
@husseinmohamed682 Жыл бұрын
Heestan waxaan ku xasuustaa gabadh aanu is jeclayn lakiin waayuhu na kala kaxeeyey waxay isoo dirtey habeen aanu isku cadheysnayn aduunyo
@SafiyoMuse-c8m
@SafiyoMuse-c8m Ай бұрын
aduunyo😢waye😊waxana
@nourasaid7670
@nourasaid7670 2 жыл бұрын
Nimca jama
@khadarjaamac9701
@khadarjaamac9701 2 жыл бұрын
Axzan cod zahra ilayz❤
@charkodeqsalampeace1919
@charkodeqsalampeace1919 2 жыл бұрын
"Ii diiday seetada"maahee Waa "Ii giijay seetada". Sixid.
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 6 ай бұрын
Yaaaahuu jaarsadaan yaa rabo heesaheeda oromo waaye uuuuf
@abdihakiimsalaad9186
@abdihakiimsalaad9186 2 жыл бұрын
Axsan cod macaan lkn heesta waxay ahay waxaa dabarka igu xidhay ii giijay seetada bay ahay halka fanaanada ayka dhigtay waxaa dabarka igu xidhay ii diiday seetada
@mohavezwadani6579
@mohavezwadani6579 Жыл бұрын
Ala yacizak walaalkey Wlh kaligeey baan moodayay in aan siqaldan umaqlay 😂👍🏻
@sahalelmi7330
@sahalelmi7330 Жыл бұрын
Gessiyadi Nimca Jamac Migil
@FatoumaToubet
@FatoumaToubet Жыл бұрын
Ii giijay seetada weyan😂 waxay leedahsy ididaay seetada wax yar oo qalada ah lakin wan ku haysta hessti nimca djamac xasuus
@rashidgoondibi1454
@rashidgoondibi1454 2 жыл бұрын
Calassic musuc
@ismailabdiwahab2386
@ismailabdiwahab2386 Жыл бұрын
Eedo Sahra ❤
@ibrahimdiriewaays8172
@ibrahimdiriewaays8172 5 ай бұрын
heestan.nimco .waxa uga horraysay xalliimo cabdi .iyo cabdi raxman raas.2 labadaba.ahun wiwaaddana ku dhigay jibuuti
@nageeyediriiye7212
@nageeyediriiye7212 2 жыл бұрын
Waa waa
@abwaangoley1260
@abwaangoley1260 Жыл бұрын
Caley caleyk ayey carabtu dhahaan markan oo kale
@djimos9058
@djimos9058 2 жыл бұрын
Waaw cod iyo muusig sahra ileys fananad qaran
@shacaybcabdi8918
@shacaybcabdi8918 2 жыл бұрын
Wooow boqorada codka
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 4 ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. Waxan dhahayaa haddaan kaa diido maxaa dhacaya gabadhey. Waxan ku dhahayaa maya maya maya wallaal.
@Nawaley8
@Nawaley8 2 жыл бұрын
Wwwwww🎉🎉😅😅😊
@nourasaid7670
@nourasaid7670 2 жыл бұрын
Www
@mca.x9520
@mca.x9520 2 жыл бұрын
SAHRA#ILAys
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 жыл бұрын
Eng. Osmanito huu haa Madaxweyne teneg qoladaasi musikada garaacaysaa ma samayn karo, mana awoodi karo. Waxa uu yaqaannaa wasiir iyo agaasime guud keliya, kuwaasi oo somaliland aan waxba ka ahayn, 10 doolarna aan soo saarin. Waxa uu yaqaannaa ninkii hadla afkaa la jebinayaa keliya. Haddaba sergente samuke duo ma hoggaamin karaa somaliland. Aragtidaada ka dhiibo waxay kula tahay. 35 sanno wuxuu samule duo laba baastoolad laha ka soo. ifbaxay badda cas xeebteeda mucaarad xag jir ah. Markii uu yimidna waxa uu noqday waxba yahay amaba zero dhakaweyne.
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
Sir you are in the wrong place!!!
@miniirapdisalaan170
@miniirapdisalaan170 Жыл бұрын
Wawa cod aya ku dhamanada mamada
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
Nuur Daalaco - Heesta - Diigga - Astaan Music 2022
5:46
Astaan Music
Рет қаралды 31 М.
AAN WADA DHAMEYNO
10:34
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 6 М.
Xaawo Dagan - Heesta - Is Afgarad - Astaan Music 2022
11:23
Astaan Music
Рет қаралды 151 М.
Sahra Ilay Remix Ha Burburinin Wacadkoo  Xariir Axmed 2024
4:01
Sahra Ilays
Рет қаралды 33 М.
Nuur Daalaco - Heesta - Geeluba Ugaaso - Astaan Music 2022
5:52
Astaan Music
Рет қаралды 125 М.
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН