Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Spain | Dhulkii ay muslimiintu ilbixiyeen

  Рет қаралды 57,582

Tanaad

Tanaad

Жыл бұрын

Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Spain | Dhulkii ay muslimiintu ilbixiyeen#spain
Waa muuqaal soo gudbinaya xogaha mudan in laga xuso dalka spain.
Hadii aad channel-ka ku cusub tahay fadlan Subscribe-saar si aad ula socoto muuqaalada xiga mahadsanid.
SHARE&LIKE
Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Пікірлер: 170
@mohasabir8826
@mohasabir8826 Жыл бұрын
Plz next Germany 🇩🇪 ama South Africa 🇿🇦
@apdirahman1433
@apdirahman1433 Жыл бұрын
Golden voice 🗣️❤️🤟
@xaajimaquste
@xaajimaquste Жыл бұрын
Sxbow amba cod baan leyahay
@ubaxiinacdey5235
@ubaxiinacdey5235 Жыл бұрын
thank you pro wan ku xisney malin walbo in aan videogaga dawado ayan iska jeclahay horey u soco wll ka so hadal dalka 🇧🇦Bosnia ado mahadsan 🙏
@yssirabdi6864
@yssirabdi6864 Жыл бұрын
Muuqal taarikheed Cajiiba Waa mid kamid ah KZbinka aaan u jeclahy daawashadiisa Marwalpa waanu ku baahanahy Sxb Marwapa Saas oo kale Noola JooG Ma kala MAmaarano UL iyo diirkeed baynu Nahay Mahadsanid 👍
@daadirelmi1408
@daadirelmi1408 Жыл бұрын
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك 🤲
@mohamedhussein9306
@mohamedhussein9306 Жыл бұрын
First one ☝️
@fadumomahamed682
@fadumomahamed682 Жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@YahyeMoalim-gv1re
@YahyeMoalim-gv1re Жыл бұрын
Thanks father of Geography Tanaad ✊️✊️
@cabdikhaliifjimale7551
@cabdikhaliifjimale7551 Жыл бұрын
Tanaad number one KZbinrs somaliyaa
@abdiazizmusehussein5775
@abdiazizmusehussein5775 Жыл бұрын
Ustaadkayga, Allaha kuvXafido , Maxamed Amiin Hal door bad tahay
@osmanmohamed202
@osmanmohamed202 Жыл бұрын
Tanaad allaha kuxifdiyo aduun & aakhiro walkey Janada allaha kugeeyo
@sakariyejama1505
@sakariyejama1505 Жыл бұрын
M.zha Allah maclumaadka aad soo galiso kama xiiso dhaco waxaanba dhihi kara wadamo badan daafaha dunida dhaca adaa ibaray.
@libanmohamed1842
@libanmohamed1842 Жыл бұрын
Spain 🇪🇸 taariikh weyn ayaa ku duugan iyo ilbaxnimo iyo waliba taariikh islaam, wadamada aan tabayo waxaa kamida dalka islaamka ah ee Bosnia 🇧🇦 iyo dalka Holland 🇳🇱 labadaas nooga soo diyaari masuul mahadsanid in badan
@ubaxiinacdey5235
@ubaxiinacdey5235 Жыл бұрын
aniga iyo adi isku fikrad ayan naahay Bosnia🇧🇦 wa dal muslim ah lkn holland🇳🇱 muslim ma ahan
@xareedproduction.7740
@xareedproduction.7740 Жыл бұрын
@@ubaxiinacdey5235 waa dhul muslim
@ubaxiinacdey5235
@ubaxiinacdey5235 Жыл бұрын
@@xareedproduction.7740 holland🇳🇱 mise bosnia🇧🇦
@xareedproduction.7740
@xareedproduction.7740 Жыл бұрын
@@ubaxiinacdey5235 labaduba
@ubaxiinacdey5235
@ubaxiinacdey5235 Жыл бұрын
@@xareedproduction.7740 holland haku dam babin somalida ku badan ley ma arkoysa micnaha dadka u dhashey aan ka hadloya 100 boqol muslim ma ahan mana garsi sano her in dal muslim lagu tilmamo wll haku danbabin dalkas bosnia🇧🇦 wa dal muslim ah sida somalida cml lkn holland🇳🇱 sidas ma ahan
@ShakiirAhmed17
@ShakiirAhmed17 Жыл бұрын
Wad ku mahad zantahaY dadaalkaga wll mcn
@MrAhmedyaasiin
@MrAhmedyaasiin Жыл бұрын
Masha Allah aad baad umahad santay masuul
@Suldan-IMW
@Suldan-IMW Жыл бұрын
Masha allah,Masar na ku xigsii.sxb
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Asc alle sxp.waan kugu farxay wallahi noo soo kor dhi taarii khaha wll horeyna u soco insha allah wll.bye
@cabdiraxmaanmaxamed6840
@cabdiraxmaanmaxamed6840 Жыл бұрын
Maansha allaah
@ashrafshijaaci4565
@ashrafshijaaci4565 Жыл бұрын
Inta aan kaa faa iidaysano Kuuma abaal gudi karnoh Ustaad🙏
@fattimomahamed3847
@fattimomahamed3847 Жыл бұрын
Thank you
@abdallamoha7793
@abdallamoha7793 Жыл бұрын
Kannaalkan wax baan ka barannay. بالأخص من محبي الجغرافيا والتاريخ
@Musam377
@Musam377 Жыл бұрын
this section i come study history thanks man
@abubakarmohamed3426
@abubakarmohamed3426 Жыл бұрын
Mahadsanid ustad
@korneylmohamed2579
@korneylmohamed2579 Жыл бұрын
Germany 🇩🇪 kuso xigsii insha allaH
@maxamedAdan1111
@maxamedAdan1111 Жыл бұрын
Mahadanid ustaad.
@Raghbirmoumin
@Raghbirmoumin Жыл бұрын
Soo labaasho wacan saaxib 👏🏻❤️
@wwerawsomaliafans1114
@wwerawsomaliafans1114 Жыл бұрын
Please 🙏 next Cape Verde islands
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Thanks 😊
@wwerawsomaliafans1114
@wwerawsomaliafans1114 Жыл бұрын
Please next Cape Verde
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 4 ай бұрын
Mashaa Allah aniiga aya ku nool spain casimadda Madrid ❤🙏
@wwerawsomaliafans1114
@wwerawsomaliafans1114 Жыл бұрын
Please 🙏🥺 next Cape Verde islands
@awaleali5732
@awaleali5732 Жыл бұрын
Tanaad legend wanku salamy lkn wll kasoo hadal dagalka ukraine iyo ruushka
@abdinoorahmedfarah3860
@abdinoorahmedfarah3860 Жыл бұрын
Mahadsanid masuul
@wwerawsomaliafans1114
@wwerawsomaliafans1114 Жыл бұрын
Please next Cape Verde islands please 🙏
@walalmorgan5726
@walalmorgan5726 Жыл бұрын
Lgn tanaad keep going pro
@inauujeyali4028
@inauujeyali4028 Жыл бұрын
Waa sugaye thanks taliye✅👊✅
@hayrufcdeh2845
@hayrufcdeh2845 Жыл бұрын
M.a keep Going bro Tanaad 💪 🙏 💯
@mahadmuxudin1960
@mahadmuxudin1960 Жыл бұрын
First my favourite channel #tanaad💞💋
@omerhassan3041
@omerhassan3041 3 ай бұрын
Waa la dayacay! Maantana waxaa ku nool malaayin dayacan! Waxaana daafaha dunnida looga imaada sidii loogu siyaadin lahaa fisqiga iyo fasahaadka! Rabboow ku arsaaq reer Spain nuurka diinta adigaa cidaad doonto hanuuniye
@abdiazizahmedgurey6737
@abdiazizahmedgurey6737 Жыл бұрын
Muuqaalkan ka ku xiga waxan ku eegi doona france🌝♥️😉
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 Жыл бұрын
Mahadsanid huuuuno ❤❤
@kurana289
@kurana289 Жыл бұрын
Mashaalah guulayso sxb 👑🙏😍✊
@osmanlyrics900
@osmanlyrics900 Жыл бұрын
Golden voice
@maryanbintucabdi8514
@maryanbintucabdi8514 Жыл бұрын
Thanks tanaad
@zakijenyogenial2951
@zakijenyogenial2951 Жыл бұрын
Mxamad Amin keep going bro
@abdullahiabdimadoobe7818
@abdullahiabdimadoobe7818 Жыл бұрын
Shukran tanaadow
@maxamedkhaliif5323
@maxamedkhaliif5323 Жыл бұрын
Good person tanad channel
@cabdirahmanmohamed1470
@cabdirahmanmohamed1470 Жыл бұрын
Waad mahadsan tahay lkn aad ayaad usoo koobtay noosoo badi adoo mahadsan 🙏🏽
@hayrufcdeh2845
@hayrufcdeh2845 Жыл бұрын
The best KZbinr Tanaad 🌹🙈
@abdullahisane
@abdullahisane Жыл бұрын
Nice 1 sxb
@Uundeyare
@Uundeyare Жыл бұрын
Barnaamij aad u wanagsan ayad ka so diraarisey danke masul
@user-jb3un6zv8h
@user-jb3un6zv8h 6 ай бұрын
Andalus😢😢😢😢
@abdulahijeespile2385
@abdulahijeespile2385 Жыл бұрын
Mohamed amiin Thnks🥰🥰🥰🥰🥰
@husseiniman6851
@husseiniman6851 Жыл бұрын
Keep going 🚶‍♀️ 🚶‍♂️
@tamaamali4778
@tamaamali4778 Жыл бұрын
Waxbadan ayaan kaa faaiday guulayso bro
@wwerawsomaliafans1114
@wwerawsomaliafans1114 Жыл бұрын
Please 🙏 next Cape Verde
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 7 ай бұрын
Insha allah waynu qabsan doonaa hadaan dhalinyarada islaamiyiinta ah ee soo koraya
@daadirelmi1408
@daadirelmi1408 Жыл бұрын
Webiyada macluud mad ka keen ustad 🙋‍♂️
@Ozla252
@Ozla252 Жыл бұрын
TANAAD 🎉❤
@wwerawsomaliafans1114
@wwerawsomaliafans1114 Жыл бұрын
Please Cape Verde islands
@zackhajji0000
@zackhajji0000 Жыл бұрын
Father of geography
@kinghared9960
@kinghared9960 Жыл бұрын
Tanaad Macalinkayga🙏🙏
@AhmedMohaamed-mf5ln
@AhmedMohaamed-mf5ln 2 ай бұрын
My brother guuleyso wallkie congratulations 🎉🎉🎉🎉🎉🎉 the my 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😅😢🎉😂
@abdirahmaanahmed572
@abdirahmaanahmed572 Жыл бұрын
Dhulkan musliminta wey soo ceshandonan insha allah
@wwerawsomaliafans1114
@wwerawsomaliafans1114 Жыл бұрын
Please next Cape Verde islands
@cutiyo
@cutiyo Жыл бұрын
Tanaad wall tiktok furo si channel ka dad badani ugu soo xirmaan inshaa allah M subscribe
@Eglami
@Eglami Жыл бұрын
Well liph,next germany nagee
@Hasey.7
@Hasey.7 Жыл бұрын
Mahadsaniid Tanaad
@habraactv3799
@habraactv3799 Жыл бұрын
الأندلس + إسبانيا = أعادها الله للمسلمين.
@hamzethomas1686
@hamzethomas1686 Жыл бұрын
Ismaamulka catalonia ka soo samee macluumaad shp, mahahsanid
@user-te8uy3hk2l
@user-te8uy3hk2l Жыл бұрын
قرناطة شاطبة وووووو
@mohamedfarah721
@mohamedfarah721 Жыл бұрын
First person
@khaalidamiir6753
@khaalidamiir6753 Жыл бұрын
Wwwww spania
@Issa_hassan11
@Issa_hassan11 Жыл бұрын
Sxb noo badi 🙏
@kingcabdalla9876
@kingcabdalla9876 Жыл бұрын
wlaahi hdaa wxaa is dhahaye mxaa ku dhcye macalimkiina welcome back macalin
@wwerawsomaliafans1114
@wwerawsomaliafans1114 Жыл бұрын
Please 🙏 next Cape
@manuurmaxamedcusmaanmanuur8079
@manuurmaxamedcusmaanmanuur8079 3 ай бұрын
Muqaal taariikhi ah
@muhyadiimsaid1870
@muhyadiimsaid1870 Жыл бұрын
🇩🇪 ka soo hadal bro
@a.rizakadan5560
@a.rizakadan5560 Жыл бұрын
❤️❤️Tanaad Channel❤️❤️
@zakiabdi9398
@zakiabdi9398 Жыл бұрын
🙌🙌🙌
@mohamedabdijabaar7316
@mohamedabdijabaar7316 Жыл бұрын
Naxt 🇸🇴
@captainhaashim3113
@captainhaashim3113 Жыл бұрын
🥰🥰🥰
@nuurtiger8817
@nuurtiger8817 6 ай бұрын
Dalka Albania 🇦🇱 xogo ku saabsan zxp kaama hayo
@mohamedali6070
@mohamedali6070 Жыл бұрын
Asc wll Tanaad waxaan ka codsanaya in aad muqaal ka diyaarisid magalada facawayne ee "Baqdaad" fadln mahasanid 😊😊
@user-dl5og6mw4y
@user-dl5og6mw4y 6 ай бұрын
GOLDEN VOISE
@abdullahimoh1940
@abdullahimoh1940 9 ай бұрын
Wax qabad wacan
@Anas.farah1
@Anas.farah1 Жыл бұрын
fast pro
@muhamedsamater3863
@muhamedsamater3863 Жыл бұрын
Wll South Africa muuqaal kasoo samee 🥰
@abdalla8869
@abdalla8869 Жыл бұрын
Qofkii igu horeeyay comments soo qora 😂😂 war bal pin hala igu qabto bal waxy tarto aan arke🤪
@hideeyes8565
@hideeyes8565 Жыл бұрын
Sida kle aadbad uwanaagssantahy wll ee musikas hadaad kadayso ajarna wuukugujira waanay quruxbadnaanaysa wl mahadasanid
@jamaabditayo6622
@jamaabditayo6622 Жыл бұрын
Nex Japan khabiir
@abdihoussein2728
@abdihoussein2728 Жыл бұрын
Xavi Iyo iniesta
@madaromar9660
@madaromar9660 Жыл бұрын
Next🇧🇦bosnia❤
@Zakariyegurey58
@Zakariyegurey58 Жыл бұрын
Somalia gorme kaso hadli zxp cod bu ilahey ku hibeeyaye
@xagaaydag
@xagaaydag Жыл бұрын
Hhhh u beat me
@siraadalimohamed2808
@siraadalimohamed2808 8 ай бұрын
Wll baraf maka da aaa spen
@hassanmohammed3126
@hassanmohammed3126 Жыл бұрын
tanad plz italy ..ayaan ka sugeyna sxb
@sadiiqshiine6882
@sadiiqshiine6882 Жыл бұрын
Nio wll MCN dalalkii awooda lahaa waa soogudpisay lkn Garmany maxad kuhaysataa🇩🇪🇩🇪🇩🇪🇩🇪🇩🇪🇩🇪🇩🇪🇩🇪wn jecljy Germany wlhi
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
Miyad jogta Germany
@yaya_______boss
@yaya_______boss Жыл бұрын
Next Germany🇩🇪
@mohammedmuhumed2561
@mohammedmuhumed2561 Жыл бұрын
Italya noga waran tarikhdida wll
@aayahamustaqbalka4418
@aayahamustaqbalka4418 Жыл бұрын
Daawo yaqaankaas allqaafiqi buugisaa xagaan ka helikaraa ama wax fiidow ah makahaysaa
Nolosha Soomaalida ee dalka Portugal - Nin Soomaali ah ayaa 15 sano ku sugan dalka Portugal
12:45
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 21 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 26 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Taajka Boqortooyada ingiriiska Waa La soo xaday .
8:24
OGAANSHO
Рет қаралды 91 М.
Nolosha Soomaalida ku nool dalka Czech || Bartamaha Yurub || Safarkaygii Czech Republic
14:11
DOCTOR-KII OOMAAR GACANTA KU HAYAY I NATIIJADA HORUDHACA AH?
14:53
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 8 М.
Dalka Ragga lagu Dumareeyo | Xog buuxda oo ku saabsan Samoa
11:19
QORSHIHII MIDOWGII SOOFIYEET AY AKHLAAQDA IYO DOWLADDAHA KU BURBURIN JIREEN
12:56
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 113 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 21 МЛН