Ha rumaysan wax kasta oo aad ku aragtid internetka! Xitaa wajigaaga | Deep fake

  Рет қаралды 73,553

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Ku soo biir pagekeena facebook 👇👇
/ waaberimedia4

Пікірлер: 147
@IqraMahamuud-ve1gs
@IqraMahamuud-ve1gs 7 ай бұрын
AniGa ugu horeeyo ❤ wan idin salame dhaman inta iga dambeyso 😂❤❤
@khatheradenupdy4964
@khatheradenupdy4964 7 ай бұрын
Ka qadney quruxEy 😅 1
@hasanqorane764
@hasanqorane764 7 ай бұрын
Waxad tahy 10 qof ee somalida aan ka dhagaysto hadaadan ahayn 1 waxad tahy 2 keep going golden voice
@qadramaxamed367
@qadramaxamed367 7 ай бұрын
Taliyo waakutaakeeraa ee soonka qisooyinka saaxbta nookeen iyo taariiqda
@fiidowmrk
@fiidowmrk 7 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@bymgit1881
@bymgit1881 7 ай бұрын
Ku sali nabiga salahu caleyhi wasalam 🤍🤍
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 7 ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@mascuudmaska8478
@mascuudmaska8478 7 ай бұрын
Scw scw
@zakiyare2007
@zakiyare2007 7 ай бұрын
Waa Ku salamay Zxp Cabdirixmaan Waaberi❤
@Dhacdooyin__media
@Dhacdooyin__media 7 ай бұрын
Wllka waxaan rabaa inaa youtuber adoo kale noqda role model kayga tahay ma icaawin kartaa wllky saa KZbinr unoqon lahaa
@crashiidxashi350
@crashiidxashi350 7 ай бұрын
Masha Allah warbixin fiican horay usoco 👍✅
@Mohamed-amin_chanel
@Mohamed-amin_chanel 7 ай бұрын
Abdirahman wabeeri horay usoco sxb
@RITHWAN-MAYDAL
@RITHWAN-MAYDAL 7 ай бұрын
Zhp waxad nooga soo Hadashaa Qisadii Quraanka lagaga sheekeyay Ee Daluut iyo Jaluut
@horyaalkaaqoonta
@horyaalkaaqoonta 7 ай бұрын
The best youtuber ❤❤
@LAAMPODCAST
@LAAMPODCAST 7 ай бұрын
Role model abdirahmn omar.😊
@CaptainDucaysane
@CaptainDucaysane 7 ай бұрын
Alle ha ku barakeeYo wll mcn
@blackpanther68229
@blackpanther68229 7 ай бұрын
Ku saliya rasuulkiiﷺ ❤❤❤❤❤
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 7 ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@mascuudmaska8478
@mascuudmaska8478 7 ай бұрын
Scw scw
@casaancade001
@casaancade001 7 ай бұрын
shp waad mahadsantahyy AI labada dhinacba waalo istcmaala faaido iyo khasaaare ba hdaan fikirkeyga diibto maanta dalkeenu waa u baahanyahyy AI waxana rabaa inaan ka dhaqan geliyo makhaayadaha hotelalada.
@hamdagesey-sf5iz
@hamdagesey-sf5iz 7 ай бұрын
Wllhi waala tgy aada umhdsnthy msr golden voice ❤
@user-kk8tm7lg3w
@user-kk8tm7lg3w 7 ай бұрын
Hore u soco sxp wxaad u faidaysaa dadkaaga
@user-zx9xr7gg6e
@user-zx9xr7gg6e 7 ай бұрын
Wan kusalamey Abdi r wabari somaali waxan dhihi Karna dhinac xun wll
@nuurkalsooni7772
@nuurkalsooni7772 7 ай бұрын
My role model 😊
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m 7 ай бұрын
Waa tichnoolajiyad casri ah😢
@Amir-Muse
@Amir-Muse 7 ай бұрын
Haa
@siciidcabdi8945
@siciidcabdi8945 7 ай бұрын
Allow na badbaadi. Dhallinyarooy halla digtoonaado halista isticmaalka Social media. Inaad been abuur ka samayso qof kale waa DENBI AAD UWAYN. Been-aabuur-ka ayaa ka danbi badan xanta.
@cali_axmed_siciid
@cali_axmed_siciid 7 ай бұрын
Mahadsanid zxp ❤❤❤❤
@juweeriyabaashe4400
@juweeriyabaashe4400 7 ай бұрын
Zxp c/raxman baad 5days kasta videos soogalin Karin waanku taageeraaye
@hanssosman4200
@hanssosman4200 7 ай бұрын
Asc asxaabta waberi somalida maanta markaan eego waxaan isfhahaya %90 waxay ula baydhayaan Xaga xumaanta
@IftiinCusub
@IftiinCusub 7 ай бұрын
Alle haku barakeeyo wll KZbin kayga soo booqda mahadsanid
@feisaldakane1300
@feisaldakane1300 7 ай бұрын
Somalida 99%wexey U adegsan doonan dhinaca xun waxaan Allah kubaryayaaa in UU sharkaa nagaxijabo
@user-js7fy2oq4g
@user-js7fy2oq4g 7 ай бұрын
Halkani waa waaberi media
@warsamemohud203
@warsamemohud203 7 ай бұрын
Macalin Abdirahman 🔥
@user-vz7vd5jg6n
@user-vz7vd5jg6n 7 ай бұрын
Somalidu wllo waxaan umalaynayaa maadaama aanu iskanahay dad dhiblowya ah dhankasta waynu u adeegsan karnaa waayo dad wanaagsana waan lewnahay dad xuna waan leenahay markaa kuweena xuni waxay u adeegsanayaan xumaan xaga kuwa kale u adeegsanayaan wanaag pro
@mubarakibrahim5006
@mubarakibrahim5006 7 ай бұрын
Ma jirta cid iswaydiisa sidayda internetka gabigiisa cida ugu saryse gacanta kuhysa ee maamusha sidoo kalena sameysay. Waayo cida samaysay wa cida wakhti xaadirkan maamusha
@Najmo602
@Najmo602 7 ай бұрын
Somali alle naguma baro waxaan coz Wa dad walan oo xumaanta jecel
@Ahmett-2024
@Ahmett-2024 7 ай бұрын
Bro waxa an ku weydina Microfonka aad codka ku duubto magaciis mahadsanid
@AYUUB739
@AYUUB739 7 ай бұрын
Waxan jaclahy inaa barto hackeriska markan aan barto waxa ku jabsan laha bankyada galada waana tajirilaha
@daruroairline7328
@daruroairline7328 7 ай бұрын
Oo yaa kuu baneeyay gaalada xoolahooda hadiiba aysan si bareer kula dagaaleyn
@AYUUB739
@AYUUB739 7 ай бұрын
@@daruroairline7328 falastiin cuna qabateen dhaqale ayaa saran marka lasarayay cuna qabateenta qaramada midobay lakama soo fasaxin anigane bila fasax xolohooda galada daldalana
@horyaalkaaqoonta
@horyaalkaaqoonta 7 ай бұрын
M.a❤
@MohamedAadanJoosaa
@MohamedAadanJoosaa 5 ай бұрын
Runtii waxaa thy qof aan aad utaageero sxb keep going
@user-wz6ep5wg8o
@user-wz6ep5wg8o 7 ай бұрын
Shukran ustaad ❤
@walluim
@walluim 7 ай бұрын
You have golden voice 🎉🎉
@siyaadaadan1423
@siyaadaadan1423 7 ай бұрын
Golden voice ❤❤❤
@SulaymanRoble
@SulaymanRoble 7 ай бұрын
Fadlan marka xigaa waxaad ka hadashaa Nelson Mandela iyo South Africa 🇿🇦 sababta ay u taageerayaan falastiin
@maxamedaxmed6273
@maxamedaxmed6273 7 ай бұрын
Waad mahad san tahay wllo
@zayidcadnani355
@zayidcadnani355 7 ай бұрын
C raxmanow 888 muuqal kaso same dadkan yay ku dagmine wll somalidi hada ayay so galayaane
@Hasla.wabi.tore.0
@Hasla.wabi.tore.0 7 ай бұрын
Thank you bro😊
@xiyock2419
@xiyock2419 7 ай бұрын
Dib dambe uma,rumeysanayo waxan arki jiray dumar caana oo sameynaya anshax xumo ilayn waa( deep fake)
@jimcaalecumar4650
@jimcaalecumar4650 7 ай бұрын
Legend ❤❤
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 7 ай бұрын
Waa wax waali ah 😮
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 7 ай бұрын
Aniga waan arkay waxayna ka sameeyeen sheekh carab ah oo la yiraahdo sheekh cusmaan khamiis... asagoo dhahaayo aniga sheekh ma ihi waxna ma kasaayi
@AbdirashidCk-yl7kr
@AbdirashidCk-yl7kr 7 ай бұрын
Haadi ayy bartaan daan so baan iska dayee humaan oo keliya ayey u adegsanayan lkn alle waxan ka barya in u bariin
@mohamedciisemohamed7766
@mohamedciisemohamed7766 2 ай бұрын
Abdirahman waaberi, sxp jiil baad soo saartay, damiirkoodana soo noolaysay
@xaliye3240
@xaliye3240 7 ай бұрын
Ok mahadsanid Mr waaberi lkn sida loo isticamaalo ka so hadal.
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 7 ай бұрын
Wabari media anakushegaya hadi somalidubartan sidayu adegsanlahayen waxaysosarilahayen M.X.shiiq odarod cayaya ama xamanaya ama farmaajo ohawiye xamanaya waxunkashegaya iyo dhaman iskudirka qabiilada iyo cunfiga! balqiyas dahir calasow iyo kabtan ayuub obartay aladas waxaqiiq inan dhibanaha 1aad noqonayno somali ahan
@Itsyoboishuaib
@Itsyoboishuaib 7 ай бұрын
ASC waberi media
@rakbah.c
@rakbah.c 7 ай бұрын
Alle waxan kabaryayaa inanuu gacanta usoogalin soomaalidda intii horaaba layaabanahy
@MuhhamadAli-e4p
@MuhhamadAli-e4p 7 ай бұрын
Waa xaqiiqada hada jirta
@updifatahcasaanyo9359
@updifatahcasaanyo9359 7 ай бұрын
Sxb cabdiraxmaan waaberi qiaooyinka hackers ka kasoo hadal.
@APTIRAHMAN
@APTIRAHMAN 7 ай бұрын
Xaqiiq weeye
@sadamhusseinjamac7647
@sadamhusseinjamac7647 7 ай бұрын
First👍
@akhabiib4530
@akhabiib4530 7 ай бұрын
Thanks
@Amka-c2q
@Amka-c2q 7 ай бұрын
Haaa kaliya magaca rabaye thnks zxp
@fartuunmaxamed2140
@fartuunmaxamed2140 7 ай бұрын
illaahay umadena ma baro sababtow ah hadee is fadexeyaan kwrn hadee waxaa bartaan toos isku ceybenayan subxanallaah 😢
@ayanmax3092
@ayanmax3092 7 ай бұрын
Waaberi media❤
@hilaalfaysalcali7113
@hilaalfaysalcali7113 7 ай бұрын
Soomaalida arrntan inaad u soo.gudbiso.may ahayn immikay iyaguna aaladaa isticmaali doonaan
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 7 ай бұрын
Anaaba kamida inaa barta raaba😂
@crisaaq3877
@crisaaq3877 7 ай бұрын
Asc kudarsoo waaberiyoow hadayba bartaan umada soomaaliyeed labadaa way u adeegsanayaan waayo umada soomaaliyeed mawada xuma balse inta xumaanta jecel ayaa yar kuwa wanaagsan ayaa ka badan
@mohamedabdi8748
@mohamedabdi8748 7 ай бұрын
Asc All asxabta
@AxmedDaher
@AxmedDaher 7 ай бұрын
Wn ku tageera wabari
@crft5556
@crft5556 7 ай бұрын
Waxay u adeeg san lahaayeen sida Xun °/○70 Marka waxaa uroon inaysan baran Hadii kale waaxaa la arki doonaa Qoysas badan oo burburay Dagaalo keeni kara gacan ka hadal Marka alla ha inaga badbaadiyo
@apaazmoh3389
@apaazmoh3389 7 ай бұрын
Arinka qof walba kaga hor tagi karo waa inuu social media aanu sawiradiisa soo dhigin
@crft5556
@crft5556 7 ай бұрын
@@apaazmoh3389 ههههه
@user-gj6hv4bj7b
@user-gj6hv4bj7b 7 ай бұрын
Haye waabari siidaa aan dhagaysanee
@MubaarikSiciid-md9lo
@MubaarikSiciid-md9lo 7 ай бұрын
Side u isticmala halke lga heylya
@hashimtahirsherif2170
@hashimtahirsherif2170 7 ай бұрын
My role model 😂
@abuubakarsheikh1327
@abuubakarsheikh1327 7 ай бұрын
Waad mahadsan tahay
@aadancawil47
@aadancawil47 7 ай бұрын
Mahadsanid cabdiraxmaan cumar
@khalilmohamed7766
@khalilmohamed7766 6 ай бұрын
Labada nooc ba waa yeelan doonaan waxaana badnaan doona dhanka xunmaanta sidaba hadda ay ubadantayay Mahadsanid
@AmirMoussa-q2c
@AmirMoussa-q2c 7 ай бұрын
Saa loo sameeyo noo sheeg😂
@realmaxamed
@realmaxamed 7 ай бұрын
Bahlo aalad bartay ayey noqonlahayen somalida
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 7 ай бұрын
Umada somalida kuligood mawada xuuma de intas ka fiirso shacab wada xuun majiro Sido kleh bulsho fcn ba jiirto ee dadka hawada aflagadeeyn
@Amir-Muse
@Amir-Muse 7 ай бұрын
🤣🤣🤣
@QadarHassan-dn9si
@QadarHassan-dn9si 7 ай бұрын
Wabari midia❤❤
@user-fr3kw2rf3z
@user-fr3kw2rf3z 7 ай бұрын
Asc
@Aliibrahimali249
@Aliibrahimali249 7 ай бұрын
Qof xxxx daawanooya waa been 😢😂😂
@zekidhagacade
@zekidhagacade 7 ай бұрын
thanks bro 🙏
@cabdaladalmar5620
@cabdaladalmar5620 7 ай бұрын
Adiga dhex keenay somalia .
@asmayuusuf7501
@asmayuusuf7501 7 ай бұрын
Really ❤
@CABDULAAH
@CABDULAAH 7 ай бұрын
SALALAAHU CALAYHI WASALAM
@bisharmahamad3468
@bisharmahamad3468 5 ай бұрын
waadmahadsantahay wll qaali
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 7 ай бұрын
Wakhti xun ba lagu jiraa
@mursalabdirihman3264
@mursalabdirihman3264 7 ай бұрын
Waxaan aaminsanahay inay somalidu u adeegsanayso dhinaca xun si %99 ah
@MaxamadcaliCabdullahi
@MaxamadcaliCabdullahi 7 ай бұрын
Waaberi media muuqaalkan wuxuusamayn donaa soomalida maanta jirta hada muqaalkan waxaa daawan doona kumanaan qof oo editer ah ma ahayn inaad soo samayso muuqaalkan way baarayaan kadibna way isticmaali donaan Muunan ifarxad galin muqaalkan.anoo ucabsanaya dhalinta maanta ku maqan media
@AbdurahmanAbdillahi
@AbdurahmanAbdillahi 7 ай бұрын
Dani sankiisa 😅😂
@khalif_47
@khalif_47 7 ай бұрын
Golden Voice ❤
@user-wx8xy5if9q
@user-wx8xy5if9q 6 ай бұрын
Subxaanalaah waxwalba kayaab .
@hamdaabdirahman8377
@hamdaabdirahman8377 7 ай бұрын
Alle Soomaali ma baro waa Nolol lagu khamaarayo😢
@thirty132
@thirty132 7 ай бұрын
Marka ma Adan ku rumaystaa o fikradan muqalka soo samaystay
@dhiidhaco
@dhiidhaco 7 ай бұрын
Golden voice lagend
@SahroAbdulahi
@SahroAbdulahi 6 ай бұрын
Golden voice❤🎉🎉
@Saaqman
@Saaqman 7 ай бұрын
Golden video❤🎉
@amarefaysal1624
@amarefaysal1624 7 ай бұрын
Waa mihiim xitaa waajib ayay inagu tahay inaynu waxaynu aragno kula tacaamulno caqli soo jeeda aqoona aad u leedahay xitaa adoon takhasus u lahayn si kale ayaad wax u cabiri kartaa ood xumaan kaga fogaanaysid ilahay ayaan kanagan galnay tabcooyinka shaydaanka
@user-ie7kc5yv4h
@user-ie7kc5yv4h 4 ай бұрын
Boqortooyo wabari
@AbdullahiAliHussein-tk4sl
@AbdullahiAliHussein-tk4sl 7 ай бұрын
Firgradeyda, Deep fake, hadii ay barato soomalidu waxa xaqiiqo ah iney isku dhameydoonan Oo ay u isticmaalidoonan 99 , wax xun .gaar ahaan Iney sababo Gabdhaha . Lkn Allah naga haayo soomaliya in lakenana Allah nooma kaso
@flawlessness7
@flawlessness7 7 ай бұрын
Taas way iska cadahay dhanka ayeyna somalidu u adegsan lahayd
@abdireeskarama7068
@abdireeskarama7068 7 ай бұрын
ilaahy ma baro somaalida
@dariiqulfirdows
@dariiqulfirdows 7 ай бұрын
Shankar wanaagsan ❤❤❤😢😊Sxp
@Hassan-Abdihakim8
@Hassan-Abdihakim8 7 ай бұрын
Aduunka waa la hormaray
@Omar-jibril
@Omar-jibril 7 ай бұрын
Horta Aladan markan maqlay wan yaabay Deep Fake Mar baan is dhahahy baro waqtiga ma aysan ahan, Anaga kan Soomali ahan hadan barano Waxa inta badan u adegsan donaa dhanka xumanta waayo ayadoo aysan jirin aaladas qof hada yaqano ayaba aragnaa dhibatada kasocoto social media waxan aragna dad badan oo sharaftooda meel loogu dhacay, aniga ahan way yaran dona cid u adegsata sidii larabo.
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,3 МЛН
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 7 МЛН
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 7 МЛН
Wabigan guritaanka biyihiisu waa mid kamid ah calaamadaha qiyaamaha
7:42
Sucuudiga Xagee ka yimid magaca boqrtooyaddan? Sideese loo yagleelay?
10:29
Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!
18:49
Waaberi Media
Рет қаралды 219 М.