SAFWAN HALAC | Ligan | (official video) 2017

  Рет қаралды 8,560,561

Haataf Abdi

Haataf Abdi

Күн бұрын

Пікірлер: 3 900
@SafwanHalac
@SafwanHalac 7 жыл бұрын
Mahadsanid haatuf iyo dhamaan asxaabtayda qaaliga igu ah meelkasta o ay joogan ❤️❤️❤️
@zuzukhaluud8464
@zuzukhaluud8464 7 жыл бұрын
Safwan Halac we lv u bro❤
@munafarhanabdi3479
@munafarhanabdi3479 7 жыл бұрын
Safwan Halac safwan waad u qalntaa heestuna way kaa marysaa si wangsan❤️ Lkn sunglasses ka habenki lama gashto Sorry 😊
@mankadeeqa6277
@mankadeeqa6277 7 жыл бұрын
Safwan Halac wooow hees mcn hore uso walal
@canababdi823
@canababdi823 7 жыл бұрын
safwaan fanan qurux iyo codba isku helay ba tahaye inolow heeskada sxbkay o an 7 bil kahor kala harnay baa iso diray wana hishinay ilaa hada indhahayga ilinba ka socota mahadsanid walalkay safwaan
@maxaaqadikarta4422
@maxaaqadikarta4422 7 жыл бұрын
Safwan Halac Masha Allah indero hore usoco
@kusalirasulkarasulka-ir3vf
@kusalirasulkarasulka-ir3vf Жыл бұрын
Waxan Hubaa inaa hestan miraha macaan aad dib u soo boqatay ☺️Haddad iga danbayso like isaar 😂
@zamaan-jecel3204
@zamaan-jecel3204 Жыл бұрын
😂
@ikraanmaxed
@ikraanmaxed Жыл бұрын
​٠كح٩٩ح
@IamAhmedAK
@IamAhmedAK Жыл бұрын
Haye kalye
@SOMLILAND418
@SOMLILAND418 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@KhadijaOsman-ds3zy
@KhadijaOsman-ds3zy 7 ай бұрын
😂😂
@Malloofficial1
@Malloofficial1 11 ай бұрын
Waan hubaa heestan miraha mcn inaad soo boqneyso 2024 axyaa heesta safwaanka in the building wlhie heesta waxn ku xasuusta beri aanu xafiisyo kaga jaasi jirneyn burao gobolka raga hdad iga danbeyso like igu sharf zxp thnks so much all people somali ❤❤
@hudeifadahir9043
@hudeifadahir9043 6 жыл бұрын
Hestan waxan kumaqlay showga Dj SUBEER kadib ayan magaceda raadiyey , 1M HITS within a week ,love uh safwan , HUDEIFA FROM NAIROBI
@burwaaqotv7391
@burwaaqotv7391 7 жыл бұрын
Wooow waxaani heees ma ahan waaa heestii aduunka aniga qaadi rabay cml ciil badanaa waaad igaxad bro War like isaaar xaasidnimada somaali baa u tihiiin kkķk
@abdalehussein3547
@abdalehussein3547 7 жыл бұрын
TV balad online hhhh horta adi tugsi badnida
@burwaaqotv7391
@burwaaqotv7391 7 жыл бұрын
Hahahah waraa adiga miyaa ku tuugsaday waxaan oo kale ayaa iska joogo aduunka
@sadiiqhasan3715
@sadiiqhasan3715 7 жыл бұрын
Det är bäste sjunger.
@sacdiyoabdi9357
@sacdiyoabdi9357 7 жыл бұрын
tf
@sacdiyoabdi9357
@sacdiyoabdi9357 7 жыл бұрын
2tr
@siciidballe2546
@siciidballe2546 7 жыл бұрын
mantana lalabaha jacayl lubigani awgaa ildaran layaab adigoon u arag lisoo laabta igu haay eesh qiyaasak heesto waa i dhaxqaaday wallahi thank you alfanaan Safwaan Halac
@khalidmohamed5609
@khalidmohamed5609 3 жыл бұрын
Runtii heestan 2017ki ilaa maanta waan dhagysta markaan dhagystana niyada ayaa ii dhismata marba libin aad lahyd wakhtigu kaa leexiya waayuhu ligan kaa noqda😥
@hamseweli7441
@hamseweli7441 7 жыл бұрын
Gabadh ijecelaan jirtay oo inacaday ayaan heestan u shiday wabay ii soo labatay heestan qoftaan jecelaa bay ii soo celisay thnx camera man haatuf studio. safwaan halac nabiil bulle❤️❤️
@samiyaqabdid917
@samiyaqabdid917 7 жыл бұрын
Isoo eeg studio Mahadsnid 😃😂😃😂😃😁😃 ana wa inan u duraa faraxayga si u igu waashto😂😂
@mahadmhamed242
@mahadmhamed242 7 жыл бұрын
Isoo eeg studio Mahadsnid ❤❤
@mahadmhamed242
@mahadmhamed242 7 жыл бұрын
Samiya Qabdid ❤❤😚😚
@shukricali6068
@shukricali6068 7 жыл бұрын
Isoo eeg studio Mahadsnid g
@mahmoudhsaan2724
@mahmoudhsaan2724 7 жыл бұрын
Isoo eeg studio Mahadsnid hdhgfuq,xvhinbyhtijb dwfnklp
@zirzuper3204
@zirzuper3204 5 жыл бұрын
Sidii ubax ku yaal marbad lig liganta aadmigu luul kuu arka, marbad libin aad lahyd wakhtigu kaa lexiya ligen kaa noqda heestaba intasan ka qaty wlhi legend safwan halac. Tue. 25/2/2020 14:40 say kuwan dhly beri u dawadan like sar hadad ila mid thy🥰
@cabdigujipages9358
@cabdigujipages9358 4 күн бұрын
Waxan huba inaad heesta usoo noqotay midhaha io codkaba likena ha saarin goy niyaw😂
@somali126
@somali126 7 жыл бұрын
Dhereye Adam Wixii ciyaal idaacada ah like iisaara eee safwaan soo wada koreeen hhh weldown Hawaadle Boy
@ifraaxmohamud2145
@ifraaxmohamud2145 7 жыл бұрын
xildoon xaraf wwwwww 🌹🌹🌹🌹🚋
@dahabohirsi9178
@dahabohirsi9178 6 жыл бұрын
IbhNmbhk.hkmj u..i Ihnbynbnnhm Jnbm hmjmbhnbjnb
@hanadgigis8049
@hanadgigis8049 6 жыл бұрын
Ciyaalki hore xawadle slaan sare wa mustafe g
@gouleittsheekhxareed1490
@gouleittsheekhxareed1490 6 жыл бұрын
Ahmed xildoon xaraf .:DxD
@saynabsicid8053
@saynabsicid8053 7 жыл бұрын
This song amazing thou wlhi cuz I was waiting long time❤️❤️💋❣️😭😭like ta Iga qabo plz
@hebanoura4940
@hebanoura4940 7 жыл бұрын
Saynab Sicid bbe adna like tii may ku bareen 🤣🤣
@maahirsomalilander9980
@maahirsomalilander9980 7 жыл бұрын
Saynab Sicid inanta somaliland dhalatay lagu sii nazapii like tii xunayd yaa kula dhaafi karaba
@sagalsucaad5982
@sagalsucaad5982 7 жыл бұрын
Saynab Sicid for real i literly hve no idea wat r de tears 4 its song man chill out 😂😂
@abuabdallahsabce1626
@abuabdallahsabce1626 7 жыл бұрын
Saynab Sicid waxaan is weydiin jirey waxan oo heeso ah inantu halkey ka keenta eesh cala dookh runtii waan ku taagera noolo
@IfrahIbrahi
@IfrahIbrahi 7 жыл бұрын
Saynab Sicid muse aad baan kuu salamey quruxey
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
2020 HADAD ILA DHAGEYSANAYSID HEESTAN LIKE👍😔 2017 ILAA 2020 WAN DHEGEYSANAYAA HEESTA☹
@nasteexonalka5054
@nasteexonalka5054 4 жыл бұрын
Hhhh hhhh hhh hhh
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
@@nasteexonalka5054 😂😂😂🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️
@Lander_18_may
@Lander_18_may 4 жыл бұрын
Manta soo dhacay anii😞🤣😂
@nasracadeyhanaan9127
@nasracadeyhanaan9127 4 жыл бұрын
😂😂
@maryamabdirahman6358
@maryamabdirahman6358 4 жыл бұрын
☝️☝️☝️🙈🤣bishi igudanbeysay 2020 soboqday 🤣😂😂
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 7 жыл бұрын
Super star Safwaan Halac heestii qarniga 👏👏👏 laxanka Nabiil Bulle caadi maaha laxamiistaha 2017 👏👏👏👏👏👏
@nafisoabduwali-x7j
@nafisoabduwali-x7j 3 ай бұрын
20/10/2024 ilaa hada😢single hada iga dambeso oo wali single thy like iska sar wall 😂ada fadhiga ka kici waye 😂❤
@LipanMaxamed
@LipanMaxamed 2 ай бұрын
Ma is guursana 🇪🇺
@saidabdullahi5682
@saidabdullahi5682 3 жыл бұрын
Heesta Hadaad Ila Dhegaysanaya I 2022ka Like isaar😔🙏♥️
@drsfartunmc3359
@drsfartunmc3359 2 жыл бұрын
Waaw Katarwaay
@IlwaadAbdurashiid4631
@IlwaadAbdurashiid4631 2 жыл бұрын
Ligan 🥰2022
@haniabdiomar4896
@haniabdiomar4896 2 жыл бұрын
😂😂hello hello
@iqrayarey-ec4dz
@iqrayarey-ec4dz Жыл бұрын
​@@haniabdiomar48962àaqaa😮
@IbrahimHaji-t5x
@IbrahimHaji-t5x Жыл бұрын
2023 october date 22😢😢😢😢
@Jookar1
@Jookar1 Жыл бұрын
Hestan 2018 dhagaysan jiray balse barigas wax dhiba ima haysan balse sanadahaan dame heestan wehel baanu noqonay😭ilahow qof kasta riyadiisa urumee dhibkana kasaar🤲😭😭
@amarnaxmed1850
@amarnaxmed1850 11 ай бұрын
I,ᴀ ᴀʙᴀʏᴏ ɪʟᴀʜʏ ᴅʜɪʙᴋᴀ ʜᴀɢᴀ sᴀᴀʀᴏ 2024 ʟᴀ ᴍᴀʀᴏᴏʏᴀ ᴍᴀ ɴᴏsʜᴀʏ ᴡʟʟsʜᴇɪ🥺💋😭
@yazenismael3368
@yazenismael3368 9 ай бұрын
Eesh calaa fanaan cod alle hibo u siiyay Safwaan halac dhashi hargeisa gaar ahaan Ex xfda idacada 2024 eed Mubark ❤😊
@beerlulainaaabdi1731
@beerlulainaaabdi1731 7 жыл бұрын
Www masha allaah qurux alle haku xifdiyo qalpi daacad dadkaaga ayaa ku jecel. Inolaaw my gaar fanaan qurux isteel cod midab dabeecad daganaan alle ayaa kugu deeqey qalpi qurux ILOVE ❤️❤️😍😍
@Shiikhmeetaagan
@Shiikhmeetaagan 7 жыл бұрын
Gulled Simba wxa u soo bxy ninkaan oo latartami karo Halimo Gobadna kiin jaamac baa cariiri ku heeso if U Agree hit Like.
@albacade7686
@albacade7686 7 жыл бұрын
Mohamed Osman Ak sxb dadka ad sheegtay kuli saxibo waye 1 team waye
@caabiahmed7676
@caabiahmed7676 7 жыл бұрын
Mohamed Osman Ak hommie wan kugu racsanahay
@Shiikhmeetaagan
@Shiikhmeetaagan 7 жыл бұрын
Caabi Ahmed subscribe ii saar 😂😂😂
@بحبكموت-ق3د
@بحبكموت-ق3د 7 жыл бұрын
Ragani wa sxbe haysku dirin a hahahha
@suldaansamriye56
@suldaansamriye56 7 жыл бұрын
qaaali dumar Hhhhh
@hasanmohamed776
@hasanmohamed776 7 жыл бұрын
9ice one maantan haleelay inan coment ka dhiibto heesta cidi igamay hor dawane waan idinka hellaa SOOMAALIYEEY
@lildrako5524
@lildrako5524 7 жыл бұрын
Marbaad leega leegata aadmiguu luul kuu arakaa marbaa libin aad lahayd waqtigu kaa leexiyaa ligan kaa noqdaa hestan mudo bil ku dhaw sugayy sawfwan ku hysta dhaman like iigu qabo nio ha igala bakhylin
@aliabdihakinabdullahi9217
@aliabdihakinabdullahi9217 7 жыл бұрын
Heestan maxa sugaayay inta sugeysay #like oo xoog ayaa laga rabaaa 😂😂🙏 Nice song Wana hees micno weyn ku fadhiso runtii 🙏🙏
@queennadia4390
@queennadia4390 2 ай бұрын
Yaa ila dawanya 2025😊
@abijaabdirizaaq9405
@abijaabdirizaaq9405 Ай бұрын
Me ❤
@Nastexayahye1779Teexa
@Nastexayahye1779Teexa Ай бұрын
Ani😂😂
@ApdiHaken
@ApdiHaken Ай бұрын
Lama Gaadhine zuG pal😂😂
@IkraanShuaibAhmed
@IkraanShuaibAhmed Ай бұрын
MAXA UU ORDE 😂 NASUUG 2024 KABAX NEE 😂😂😂
@idilfaarah211
@idilfaarah211 20 күн бұрын
Aniga 💃
@shiinenasri5263
@shiinenasri5263 7 жыл бұрын
Fabulous song And Fabulous start. Well organised melody 😍😍😍 marbey lugahaga taal Aadmigu luukatiraa Codkuna kayahay laciif😢😢
@abdidalkaf1804
@abdidalkaf1804 7 жыл бұрын
Walaalayaaloow fircoon maalinkasta waan nacladaa intii neceb like ha iga. Xisdiyina.
@maimunahashi6339
@maimunahashi6339 6 жыл бұрын
Abdirizak Eric79o9 dalkaf gggytgy7777uhvr Bv5ttgfdrtre
@kingtezma4154
@kingtezma4154 6 жыл бұрын
Waamacaan🙂😎😎😎
@cashaxuseen8436
@cashaxuseen8436 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk waxa Ku nacday hablihi ku ciyaarta nijaasku sax kkkkkkkkkkk doofarka waa ka fakaday kkkkkkkkkk free love u my daddy our keeper
@qadramohamud2112
@qadramohamud2112 5 жыл бұрын
Wowwwwwww m.A🌹
@haboonsaleban1470
@haboonsaleban1470 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@adnanburco2082
@adnanburco2082 2 жыл бұрын
Woooow what a great song Allah bless you with all the happiness in the world and give you all you dream of
@suweyz2788
@suweyz2788 7 жыл бұрын
Waan ka helay heestaan♡ Plz like-ta wax mahan ha iga xasdin tnx😍 Congrts Safwaan Halac👏
@bossman1839
@bossman1839 6 жыл бұрын
abyadis wa i calool ixumesay like dartisa hhh
@ahammednur8737
@ahammednur8737 5 жыл бұрын
Waw
@maryanaragsan1726
@maryanaragsan1726 5 жыл бұрын
Maskiin calool xubabadanaa waiskakaa saaraa
@Khadarcabdihaji
@Khadarcabdihaji 5 жыл бұрын
Hye qofyahay waan ku siiyey isoo qabo
@quruxsansidahooyadeed4006
@quruxsansidahooyadeed4006 5 жыл бұрын
hhh ok qli kuley anigaba waankuhaystaa qofyahay ❤❤❤❤❤❤
@fanaxleyfantastic2120
@fanaxleyfantastic2120 7 жыл бұрын
Wlhi gulled simba ayu egyahay wlhi walal miya asxabtaa inti ila aragte like
@sahrayusuf7468
@sahrayusuf7468 6 жыл бұрын
Faiza Ina mohamed yaa yaqan ee wa wa u ekyahay runti wilkana dher moye wajiga iyo madaxa said ayey iskaga wgyihin
@thez_i9804
@thez_i9804 6 жыл бұрын
waa walalki
@accountingfinance4904
@accountingfinance4904 6 жыл бұрын
Dejiva
@lakiifraax9494
@lakiifraax9494 5 жыл бұрын
@@sahrayusuf7468 😍😜😜😜🥰😝😭😭
@sahrayusuf7468
@sahrayusuf7468 5 жыл бұрын
Ok
@mfarah07
@mfarah07 2 жыл бұрын
Markan hesta maqalo wxan so xasuusta waqtigi school leyda aha waliba wxay so baxday ano secondary ha si baxaya 2017 ki inaba caadi mahan alfanaan safwan halac🤩
@samoahmed3700
@samoahmed3700 7 жыл бұрын
Omg I being waiting this song for long my brother Safwan Hassan Aden beautiful lyrics 💝👌🏾
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 7 жыл бұрын
History 3 weeks 1M views amaan bay mudanyiin ragii heestan u hagar baxay Congratulations bro Safwaan Halac hore u soco wllkay 👏👏👏👏👏
@shaakircolow1801
@shaakircolow1801 6 жыл бұрын
Abdirahman Yaare nadifo
@writter5379
@writter5379 2 жыл бұрын
3 days one million ma rumeysan😂🤟
@fadumasaid9519
@fadumasaid9519 Жыл бұрын
24 hours one million nowadays 😂
@ahmet-yasiin8628
@ahmet-yasiin8628 3 жыл бұрын
H3estan Inta 2jeer io Waxka badan dhageysatey like Haila Dhaafina ❤😍🎧
@roodaahmed3888
@roodaahmed3888 7 жыл бұрын
Safwan halac waaba top sida guled zimpa tageero ayaan ku hayaa
@shahidkabur593
@shahidkabur593 7 жыл бұрын
Sido kale waanku taagera
@Garanwaa
@Garanwaa 7 жыл бұрын
Wllo yaalow mid itoyobian ayaan like kula tartamayaa ee igu qabta
@ayuubishaq5521
@ayuubishaq5521 7 жыл бұрын
Abdifat Mahamed 😂
@queenbish3296
@queenbish3296 7 жыл бұрын
Abdifat Mahamed 😂😂😂😂 ala beerka afka baldi kujiid
@NoWay_666
@NoWay_666 7 жыл бұрын
Abdifat Mahamed 😂😂😂the funniest comment ever hahaha
@itsalwayscloseenought1217
@itsalwayscloseenought1217 7 жыл бұрын
Abdifat mahamed like wan ku siyay laakin farmajo iyo khayre ayaa ku dhiiibaya ethiopian meel a uga carari ma jirto
@Garanwaa
@Garanwaa 7 жыл бұрын
The future president War nio komentiga iyo liketa ayaa iga galay Aniga Somalia Waanka quustay
@Sisiko123
@Sisiko123 Жыл бұрын
5 days aya ka dhiman 2024 ❣waxan rajeynaya inan maalin maanta iga fican inan ku soo laabto i.a Alhamdulilaah 💝 Like legends ❤
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 7 жыл бұрын
Sinba + alfa = safwaan Agreed hit the like 🤗😂 From Yeman 😘
@Fuckeverything-jw3sx
@Fuckeverything-jw3sx 5 жыл бұрын
Big Legend SafwaaN Heestan markay soo baxday baan wadanki kaso tahriibaY 2017 bilawgiisi 🤣🤣
@mohamedxashi6354
@mohamedxashi6354 4 жыл бұрын
Canada bro
@Updichanel
@Updichanel 9 ай бұрын
​@@mohamedxashi6354🎉🎉🎉vb
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 3 жыл бұрын
I love somali people greetings from Libya 🇱🇾
@whizobrahi3197
@whizobrahi3197 3 жыл бұрын
wara wad aqlaq darnthy libya kulaha wra meshada iga joog
@cadceedabdimusic8512
@cadceedabdimusic8512 3 жыл бұрын
Fuck libiya 😡
@fatxiflms2687
@fatxiflms2687 3 жыл бұрын
Fuck libiya
@nadaryusuf2747
@nadaryusuf2747 3 жыл бұрын
😂Libya ha dhihinee ee Ethiopië 🇪🇹 dheh🤣
@mohamedkhadar9632
@mohamedkhadar9632 2 жыл бұрын
Somali waadba tahay maxaa mel kale u sheeganeee mida kale libiya waxaa ka wacan miiga somalia🤣🤣🤣
@abdihamiidboulboulmohamud7210
@abdihamiidboulboulmohamud7210 7 жыл бұрын
Safwan heesta macanka laga soo dhameeyay ma iska daysid........ Inta danbana snapka uun soo racin lahayan............. .......... ....... ..... Hatuf media thnkz.......
@indhocashaq8067
@indhocashaq8067 7 жыл бұрын
wooow waxan sugaba la keeen safwaan axla hees wle nolow 😘😍😍😍😘😍😍😍😍 inta iga danbesa like hala dhaafina 😁😟😒
@abdi6893
@abdi6893 7 жыл бұрын
Indho Cashaq dad ka qaar kuda like jeecla 😂😂😂😂 yahuuuu 😂😂
@abdi6893
@abdi6893 7 жыл бұрын
Indho Cashaq dad ka qaar kuda like jeecla 😂😂😂😂 yahuuuu 😂😂
@mohamedamiin8996
@mohamedamiin8996 7 жыл бұрын
Indho Cashaq iinyo
@laylaabdilahi5907
@laylaabdilahi5907 7 жыл бұрын
Indho Cashaq 😄😘😘😁😂
@xamdixubi3694
@xamdixubi3694 7 жыл бұрын
Mansh allah codkana ka ah ilahy hku dayo
@sadiaabdi8035
@sadiaabdi8035 7 жыл бұрын
Love u safwan 😙😙😚😚 boqorkaka codka inaa tahay shaki kuma jiro
@abdiasisahmedhurre
@abdiasisahmedhurre 4 жыл бұрын
Heestan-Xasuus ayay iguleedahay mar'aan safar ukala ahaa magaaloyinka hargeisa iyo kampala uganda ayaan Saaid udhagaysanayay waana markii labaad ee aan soo raadiyo ilaa xiligaas heestan 👏🤔
@iiddeeq7399
@iiddeeq7399 3 жыл бұрын
Isla hada anaa kala sohadlaya caasimada geeska
@kafiyakiin3163
@kafiyakiin3163 3 жыл бұрын
Anba wakhti safar kujiray dhagaysan jiray ahayad 1/24/2020_3/6/2020
@abdiasisahmedhurre
@abdiasisahmedhurre 3 жыл бұрын
@@kafiyakiin3163 aad iyo aad wax laxuso way tahay heestani
@kafiyakiin3163
@kafiyakiin3163 3 жыл бұрын
@@abdiasisahmedhurre imika safar kle galya sidas uso xasus soducaya
@abdiasisahmedhurre
@abdiasisahmedhurre 3 жыл бұрын
@@kafiyakiin3163 insha allah safar wanaagsan wlal
@samiir254
@samiir254 5 жыл бұрын
3/32020 ya ila dageysani haaya Marbey lugahaada taal admigu ilin katira codkuna kaayahay laciiif❤️❤️❤️❤️
@abdiqayz1591
@abdiqayz1591 5 жыл бұрын
Inta ilaaa 2019 dhagaysata Like
@matarazzidjamal5489
@matarazzidjamal5489 7 жыл бұрын
Safwaan Halac Best FanaaN 👏👏👏👏
@yussufmohamed9025
@yussufmohamed9025 6 жыл бұрын
Thanke,s√√√√√√√√√√√√
@xafsafarax5260
@xafsafarax5260 6 жыл бұрын
waa shidantahay
@nuurtohussein5000
@nuurtohussein5000 5 жыл бұрын
👆👆👆💏💏💏🤘
@nuurtohussein5000
@nuurtohussein5000 5 жыл бұрын
💔❤💚💙💗💟💌💖💎💎💎💎
@zuzukhaluud8464
@zuzukhaluud8464 5 жыл бұрын
Haataf Abdi inti u xiistay muuqaladisi qurxuna. Like 2019
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 7 жыл бұрын
Axxx Safwaan Jacayl wa iska dhaafnee heestadan aa nagu qasbayso ina jacayl so xasuusano walee 😏😏😏
@kamaalcarab1215
@kamaalcarab1215 7 жыл бұрын
lajeclay cawil makugu celiyaa jeceelkaas quruxey 😁😁😁
@husseinosman5314
@husseinosman5314 7 жыл бұрын
huuno sidaad Moday maaha
@aesthete7227
@aesthete7227 7 жыл бұрын
*OMG I LOVE THIS*
@abdirahmanmuse6046
@abdirahmanmuse6046 7 жыл бұрын
ThisIsNajma dgtdtcctt safwn
@hudaxasan889
@hudaxasan889 7 жыл бұрын
heesh daan💜💛💚💗💘💝💟💙💖❤👐☝👍👊
@hamzemohamed1291
@hamzemohamed1291 6 жыл бұрын
- ruu
@abdallesalah3995
@abdallesalah3995 4 жыл бұрын
Am here my ziz
@kaltuumomar6869
@kaltuumomar6869 4 жыл бұрын
@@hamzemohamed1291 s.
@cabdicaliofficial7101
@cabdicaliofficial7101 2 жыл бұрын
HeestaN waxa dhagaysaN jirtaY inan aanu ilmaabti ahayn Markay guriga ka shaqaynaYo wxayna igu odhaN jirty heestaN wxa qaada fanaan aad isku magac tihiiN imika waxy joogtaa dubai masha allaaH safwaaN hallac keep giong pr0
@aragsanedebsan6668
@aragsanedebsan6668 7 жыл бұрын
Haataf studio tlhi gacan baan idiin taagay 😍😍😍 heesan dhageesto muqaal waxaa oogu qurux bdan kuwiina 👏👏👏👏
@sagalb9780
@sagalb9780 5 жыл бұрын
Safwaanoow adiga kaliya ku haysanaa hadan nahy reee hargysa oo waliba reee habar awal heesaha soo badi wn ku cabsanhy
@mohamedapdiqadir6191
@mohamedapdiqadir6191 2 жыл бұрын
Heestii somaliyeed ee 1 day 100k oo views ku gaadha maalinkaas uqaadan waa ayey ahayd runtii maantana 300k wax ku dhow ayuu sharma ku helaa 1 day, cajiib dadkeenu dhanka fanka iney usoo durkayaan ayad mooda Anyway Nolol fiican ayan urajeynaya Somali oo dhan❤️🫀
@AhmedMohamed-uz2qz
@AhmedMohamed-uz2qz Жыл бұрын
Hallac 2017 waxuu ahaaa goatka kaliyee fanka iska lahaaa Imika ciyaal sharma boy ayaa meeshii walaaaqay
@sacadnageege4828
@sacadnageege4828 7 жыл бұрын
cidi igama horayso Somali maryolayey dar ilahay like igu sara likebe mel ay talo ma arkee
@suldhanaabdi2901
@suldhanaabdi2901 7 жыл бұрын
Thanasks✌✌✌✌✌💘💘💘💘😢😢😢😢Hhhhhhhhhhhhh
@xafsafarax5260
@xafsafarax5260 6 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabaascabdi9869
@cabaascabdi9869 Жыл бұрын
Heestan dadka ila dhageysanaya 2023😂
@maruushpea
@maruushpea Жыл бұрын
👋😩😂😂
@faisaabdulla4521
@faisaabdulla4521 3 ай бұрын
10/16/2024😢 I’m still listening I’m kind of sad isoo duceeya please thanks
@BigBoss-pt3nd
@BigBoss-pt3nd 7 жыл бұрын
Best Somali Laxan by Nabil Bulle..... Big love
@amalahmed7840
@amalahmed7840 7 жыл бұрын
Big Boss t776ttrokfmb
@saitawil7528
@saitawil7528 7 жыл бұрын
waxaan ahay qofkii safwaan hurdada ka kiciyey oo u sheegay ineey 1million gaashay ee liketa yaan layga ilaawin
@zakimagan5791
@zakimagan5791 4 жыл бұрын
Sidii laan ubax kuyaal marbaad leegleegantaa admigu luul kuu arkaa marbaad libin aad laheyd waqtigu kaleexiya waayuhu,ligan kaa noqodaa ..... Beeen ma aha hadalkaas lkn qofkasto akhrista comentigan mar uunbaad libintada goosan ee niyada kheyr usheeg inshaAllah
@abdiqanimohamed2117
@abdiqanimohamed2117 7 жыл бұрын
Heestaan waa iga gadan tahay nabeee like ha iga xaasidina inta jaceyl Ka taageersan😍😍😍
@amalnor
@amalnor 7 жыл бұрын
Safwanow heestani waxay la micnotay heestii maxamed carale AHN qadijiray ee marbuu kuwanaajiyaa wakhtigu ku hiiliyaa walalkii kaa dhigay erayadii xasan ganay micnahaa isku dhaw walee waa hees iga qioraysiisay 😢😢😢
@rashka2038
@rashka2038 3 ай бұрын
sidi laaan ubax kuyaal marbaad leeeg leegata admigu luul kuu arka 💯 marbaa libin aad lehed waqtigu kalixya wayuhu ligan kanoqda💯
@Alih_1
@Alih_1 2 жыл бұрын
heestan 2017 ilaa 2023 waan ku so cel ceshtaa❤️🔥😂🥀🤍🌹🌺
@fatuushpeyzani5873
@fatuushpeyzani5873 7 жыл бұрын
sidii laan ubax ku yaal ✌ marpaad leeg leegantaa ✌ admigu luul kuu arkaa ✌ viiva safwan halac NYC song
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 7 жыл бұрын
fatuush Dmt Gabdaha Somali 😘 😘😘😘😘
@xidignuur4252
@xidignuur4252 7 жыл бұрын
fatuush Dmt waa Runta qrux 😀😀😀
@muxiyoaarka7028
@muxiyoaarka7028 6 жыл бұрын
Wa
@ahmett5835
@ahmett5835 7 ай бұрын
Wan huba wlhi inaad ku so laban doon ama so raadin doontid heestan mira wacan ayuud aad moodo inay adiga ka hadlayso isoo ducay sxo marka like inaa israas
@suheybabuukar3449
@suheybabuukar3449 7 жыл бұрын
3m wooooow 💃💃💃💃💃 congrats🎉🎊🎁👏👏👏👏 safwan ❤😍
@kingdomboy7098
@kingdomboy7098 7 жыл бұрын
Woooooow safwaan halac bro thnks waxbadanbaa snapchat ka ku xiiqnay bro last waa soo saartay
@actual8106
@actual8106 Ай бұрын
heesta si toos ah iga hadlaysa 2015 jabkii isoo gaaray 2025 saamayntiisa iga muuqata 😭
@fahdanfield1888
@fahdanfield1888 7 жыл бұрын
Codkiisu waa najiib Alfa iyo guleed Simba la isku daray cml... like saar if you agree ? ! ✊🏿
@libanmoha3138
@libanmoha3138 7 жыл бұрын
Fahd Anfield ma aragtaaa niyooo
@munaahmed329
@munaahmed329 7 жыл бұрын
najiib Alfa u haystay pa markii hore 😂😂😂
@mariaabdulhalim4459
@mariaabdulhalim4459 7 жыл бұрын
Fahd Anfield hhh haa walahi wa codka najib alfa iyo guled simba la isku mix gareyay 😅 muuqalkana sido kale wuu shabahaa macal da'da 😅😅
@jayjay-jm4px
@jayjay-jm4px 7 жыл бұрын
Fahd Anfield wallahi i agree with you
@laylarose6637
@laylarose6637 7 жыл бұрын
Wuu kawada cod fiican yahay
@mataanoofficial52
@mataanoofficial52 5 жыл бұрын
Lubigani owga il daran layab adigon u arag liso laabta igo haay❤🙏
@deeq3980
@deeq3980 3 жыл бұрын
2021 inta Daawaneysa😂😂😂😂😂
@MounaaliIsmail
@MounaaliIsmail 7 ай бұрын
😢😂me 2024
@mohamoudhussein2924
@mohamoudhussein2924 7 жыл бұрын
Safwaan ar maxad nagu raajisey heesta finally got it Hats off abti 😍😍
@jiniyashagaming8909
@jiniyashagaming8909 7 жыл бұрын
Heestan Waa inaa Saxiibtee oo Kala Harnaye u Daraa Sidee u Daremto jaceylkan u Qabo 🔥😰💔💔 Hada Jacely soo Martaye Like Igo Dheeq 🔥🙈😭🔐💔💔
@ayaanmahamed4986
@ayaanmahamed4986 7 жыл бұрын
Muqtar zekokillerboy Calacal Gorme ka waynaneee😡😡💯💯
@jiniyashagaming8909
@jiniyashagaming8909 7 жыл бұрын
Ãyàâñïtô Mâcâñïtô Sûlûbîtõ Marka Ayada Helo😳😪
@asmaibrahim9859
@asmaibrahim9859 7 жыл бұрын
Muqtar zekokillerboy
@queenbish3296
@queenbish3296 7 жыл бұрын
Muqtar zekokillerboy 😂😢😢😪sorry bro that girl need slaps to feel ur love bro😢😇
@sergioramos4478
@sergioramos4478 7 жыл бұрын
Muqtar zekokillerboy jaCYl Bãrad baa Thy youTubəka waxaaso kle la Mso DHiģØ 😆😤😉
@kaydkaxogaha6844
@kaydkaxogaha6844 5 жыл бұрын
I am still watching july 1💓😍 Noloshayda bey si khaasa u qusaysa hestan
@Mariish9331
@Mariish9331 7 жыл бұрын
Ar kan mel igu sheega yaaq Mac waaye wale😘😘 jaceyl uba igu awure😫🤣🤣
@thefearlesskibaarka9642
@thefearlesskibaarka9642 7 жыл бұрын
Ruun Raaxo Finland ugu tag ama reerkooda ka doono oo Hargeisa tag kkkk
@Mariish9331
@Mariish9331 7 жыл бұрын
isaaq kingdom -baashe- fanan ma heshineno yaaq wax maser badana ahe hada naag ku dawa arko inaa en en kii ka jara ka baqa🔪👈 🤣
@thefearlesskibaarka9642
@thefearlesskibaarka9642 7 жыл бұрын
Ruun Raaxo kkkk iska daa hadaa maseer waa dhib badan Yee
@Mariish9331
@Mariish9331 7 жыл бұрын
isaaq kingdom -baashe- Iska dhaaf hadan is dhaho ma ba iska dhaaf I karo yaaaq maserka Dhaxal Aa ba nola siiyay hada Dumar nahe Lkn sas ma u maser badni jufane wax yar ko en en😂😂😂😂😂
@alihassam7020
@alihassam7020 7 жыл бұрын
Ruun Raaxo
@yuyumo6162
@yuyumo6162 7 жыл бұрын
Kani guleed simba u ekaaa reer finland stylke iskaga daysadeen guleed simba najiib alfa kan asnh waa sidaa u firso habalha ayaganh haliimo gobaad kin jamac midkaloo buuran ayadnh intii igu raacsan like i saara
@abdalehussein3547
@abdalehussein3547 7 жыл бұрын
Yu Yaaabis reer waqooyi hibo ayay uhelen fanka😖
@FunnyGuy353
@FunnyGuy353 7 жыл бұрын
Safwan halac hargeysa Wadka reysate iyo xidigahi geyska ee ku xaqiri jiray hada waka ado buzaarad laheyn ba heeso top ah qac ka siisa😍😍😂😂😂
@swtyrahma1946
@swtyrahma1946 4 жыл бұрын
Stop saying 2021 we never leave Always streaming..💝💝
@Lander_18_may
@Lander_18_may 3 жыл бұрын
Today am here👿😂
@heromanfitness1499
@heromanfitness1499 3 жыл бұрын
@@Lander_18_may hhh
@kasimsamaan1941
@kasimsamaan1941 7 жыл бұрын
Wow safwan halac absolutely well done......
@ismaacildanan536
@ismaacildanan536 Жыл бұрын
Waxan Odhan Karaa Haatuf Studio iyo Liiban jama Fanka Soomalida waa Raga ka Iibiyay adduunka 👍
@canabmohammed9572
@canabmohammed9572 7 жыл бұрын
SAFWAN HALAC Amerudi...one love dude👍👍👍👍👌💝
@mustafejaceylow111
@mustafejaceylow111 5 жыл бұрын
Abokar FauLT
@milgosaax8399
@milgosaax8399 4 жыл бұрын
Sawaan
@abdiwaligudle
@abdiwaligudle 7 жыл бұрын
Heestan wax kale waaye 👐❤️
@haniabdi3751
@haniabdi3751 7 жыл бұрын
Abdiwali Gudle wan kula qabnaa
@rihannajamal1048
@rihannajamal1048 7 жыл бұрын
Really bro LA LA LA
@rihannajamal1048
@rihannajamal1048 7 жыл бұрын
You are so cool really
@daganiitamcniita4136
@daganiitamcniita4136 7 жыл бұрын
Abdiwali Gudle my king lol jacayl iga I laali😂😂xanun kulama jecliye
@hanisomali8206
@hanisomali8206 7 жыл бұрын
Abdiwali Gudle dhaaro alpo ani xataa kula mid ahay😅😅😅
@ZamzamAbdillahi-cw1hi
@ZamzamAbdillahi-cw1hi 2 ай бұрын
20219 dhagysi kaliyaa u arki jirey mantana 2024 xasuso u dhagystaaa😢
@idirismuuse7129
@idirismuuse7129 7 жыл бұрын
Aad bu shidan yahay. Wixiii isaaaq ah like iigu booba. Aan reer xamarka ugu hanjabee
@seerabtaa8184
@seerabtaa8184 7 жыл бұрын
Heesta muna iyo heestaan waxeeyba ila noqotay codka Gulled simba inuu qadaayo lakiin waxaan filaa laxanka nabiil aaba nucaan ah 💯💯
@mohammedaminabdythahir2179
@mohammedaminabdythahir2179 3 жыл бұрын
Once upon a time this song fit my mood
@hussainhus3934
@hussainhus3934 7 жыл бұрын
safwan halac inta igu raacsan inuu yahay fananka sanadka liketa igu caawiya mahadsanidin
@abdiqaniahmedjama4326
@abdiqaniahmedjama4326 7 жыл бұрын
Sideyda oo kale comments ka ma aqrisa? adoo heestu kuu socotana makaa dhamaata? si aad comments ka u dhameesatid maku soo celisaa?
@iqrahabdi3799
@iqrahabdi3799 5 жыл бұрын
Abdi qani waka simanahay hhhh
@abdimalikmaxameddahir1372
@abdimalikmaxameddahir1372 5 жыл бұрын
Hhh hheheheh
@haliimocabdicusmaan705
@haliimocabdicusmaan705 5 жыл бұрын
Anika sas an ahay
@asmaahmed4575
@asmaahmed4575 4 жыл бұрын
Haa in badan
@munaabdikariim2523
@munaabdikariim2523 3 жыл бұрын
😍🥰😎🇸🇴❤💋👍❣🎄🇸🇴
@cabdisamedyaasiin
@cabdisamedyaasiin 2 жыл бұрын
Sidii laan ubax ku yaal mar baad liig-laganta Admigu luul ku arkaa Mar baad libin aad lahayd wakhtigu ka leexiyaa waayuhu Ligan ka noqdaa 🥺🏃‍♂️💨 17/Nov/2022 sanad dhamaadkii ayaynu joogna 🍀
@LeyloFaarax-qp7ox
@LeyloFaarax-qp7ox Жыл бұрын
13/nov/2023 aya dhagesanaya walipa xili danbe 😢hestan marke so baxesay wexe ii ahed xili carurteyda abahod aan aqal galay Cawana waxa dhagesanaya anigo muregesan 😢waxa kala tagnay carurteyda abahod 24/october/2023 😢
@dreamgirl-wl3pg
@dreamgirl-wl3pg 7 жыл бұрын
am from sudan I loved somali music😂❤
@saaimahmed5337
@saaimahmed5337 7 жыл бұрын
rowda cllhi Somali and Sudan ist Bruders
@abdiqafarmohaa7295
@abdiqafarmohaa7295 2 жыл бұрын
Mcn
@DJDalmar0
@DJDalmar0 7 жыл бұрын
beautiful Song. I love it . hope i can get the music instrument of this one
@adansaid6827
@adansaid6827 5 жыл бұрын
1 January 2020 ban daawanaya ano shaqo haysta oo cuno karis ku jira Heestan waxay ka turjumaysa dadka dadka lugooya ugu dambayn ayaga ku dambeeya
@sahayakhiro8587
@sahayakhiro8587 7 жыл бұрын
woooow heestan way macaan tahay inta ila dhagaysanaysaa 2017 like iisaara
@YFcompany
@YFcompany 7 жыл бұрын
SAHAY AKHIRO .. Hey Magaca aaqiro ka cabasi buu tilmaamaya sawirka ku saaran na waa sheikh qof weyn culimo ah Hadana Comment aad hees ka dhiibatay ayad ku lee dahay "Wey Fcn thy" sawirka iyo magaca Been miyaaa "SURPRISE"
@xxCleoPatra69xx
@xxCleoPatra69xx 7 жыл бұрын
SAHAY AKHIRO kkkkk 👍👍👍
@mohameddeeqalfa9340
@mohameddeeqalfa9340 4 жыл бұрын
Aniga waxan dawanayaa 2020 adiga wn u jeeda inad daawaneyso like ku dhooba
@minnicute2544
@minnicute2544 4 жыл бұрын
Walaahi wa iqabatay🤦‍♀️🤦‍♀️
@honeydol3543
@honeydol3543 7 жыл бұрын
Am from Sudan and I love somali songs.
@sacadhaji5949
@sacadhaji5949 Жыл бұрын
xalimo shekadas maken tsy
@abdoulwahababdillahiissa7716
@abdoulwahababdillahiissa7716 Жыл бұрын
🤣🤣🤣benta
@miskieyaliali4604
@miskieyaliali4604 7 жыл бұрын
Inlove with the smile........❤️❤️❤️❤️ superb singer
@laqanali1005
@laqanali1005 7 жыл бұрын
heestan waa heestii sanadka caadi maahan
@SharmakeMahamed-y9n
@SharmakeMahamed-y9n 7 күн бұрын
Marbaa libin aad lahayd waqtigu kaleexiyaa waayuhu ka leexiyaa ❤been ma ahan iaamina
@hamzedeek1716
@hamzedeek1716 7 жыл бұрын
Nio Inta Quranka TagertaH Like IKu QaptaH
@ramlaomar3661
@ramlaomar3661 4 жыл бұрын
Maxad kaqabeyneysa halkan
@nimconalka4918
@nimconalka4918 7 жыл бұрын
only one day 3k likes i can call him a hero ❤️
@ahmehdtv139
@ahmehdtv139 7 жыл бұрын
Nimco Nalka 👏👏👏
@Khallo_22
@Khallo_22 7 жыл бұрын
Nimco Nalka hhh
@munaabdi3348
@munaabdi3348 7 жыл бұрын
Nimco Nalka
@adenibrahim7753
@adenibrahim7753 7 жыл бұрын
Nimco Nalka English ki baraxleey miya
@نسنسمركي
@نسنسمركي 7 жыл бұрын
يا عم الحاج صالح الاعمال في سور🚻🚼
SAFWAN HALAC | Hablaha | (official video) 2018
6:34
Haataf Abdi
Рет қаралды 8 МЛН
Safwan Halac ft Ayanna | IIGAAR AHAW | 2019
6:32
Haataf Abdi
Рет қаралды 23 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
XAFSA XUBI | JAWAABTII LIGAN | (Music Video) 2018
5:02
Haataf Abdi
Рет қаралды 1,5 МЛН
MAXAMED CIRO IYO XAMDA QUEEN (WAAN NAAAXI LAHAA) HEES CUSUB HD
7:45
Hawraar Music Production
Рет қаралды 6 МЛН
Danayn (OFFICIAL VIDEO )2020
5:27
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 11 МЛН
Safwan Halac Laacib Soo Jabay Somali Music Video 2019
4:04
ILKACASE LYRICS
Рет қаралды 2,4 МЛН
GULLED SIMBA | Muna | (official video) 2017
5:53
Haataf Abdi
Рет қаралды 16 МЛН
FAYSAL XAWAASE GOCOSHO NEW SONG 4K VIDEO
4:31
Kornel Abdi
Рет қаралды 6 МЛН
Suldan Seeraar | Axdi Dhowra | Official Music Video 2020
5:12
Waqal WStudío
Рет қаралды 14 МЛН
Haliimo gobaad iyo Hassan gantaal hees cusub 2018 (DAADAH) vidio1
4:32
Safwan Halac - DARTEY U ILMEE
5:17
Haataf Abdi
Рет қаралды 3 МЛН