Habad Muse Olad| Bilan | - New Somali Music 2018 (Official video )

  Рет қаралды 902,004

Tusmo Films

Tusmo Films

Күн бұрын

COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS
MIDHIHII: SAID ABNOO
LAXANKA:XABAD OLLAD MOUSE
MUSIC:ISSA ALEYEH
CAMERA:ABDULLAHI KING
EDITOR: CABDIQANITUSMO
PRODUCERS: JAMAAL CADAAWE,ABDIQANI ADDISON
MANAGER: MOE ABSHIR

Пікірлер: 422
@xalimo2416
@xalimo2416 6 жыл бұрын
waaaaaaaaaaw allow nin saaan i amaano i sahal please allow i saaaaaacid please allow nin san i amana isii😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Tusmofilms
@Tusmofilms 6 жыл бұрын
Queen of Queen's aamiiin
@queenaxlaam5274
@queenaxlaam5274 6 жыл бұрын
Queen of Queen's sawdiga calaacal gaw noogu siiyay shaydanka iska naar kaagi sanduuq ayuu kuugu qufulan yahaye loolz
@anabfarah8236
@anabfarah8236 6 жыл бұрын
Queen of Queen's heheheheh
@anabfarah8236
@anabfarah8236 6 жыл бұрын
Yaqay all queen miya king waye hee yabne
@xalimo2416
@xalimo2416 6 жыл бұрын
😢😢😢😢😩
@gouledomar
@gouledomar 6 жыл бұрын
Awaay hablihi reer djibouti ee quruxda ilahaay kumutaystay like isara baal 🙌🙌🙌
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 6 жыл бұрын
Heestan xaaskeyga markaa u shido Qado macaan ayay ii keentaa Ubah Bilan arooskaa 3 leyda uga tumay 👑👑🙏
@cadaweciltire4983
@cadaweciltire4983 4 жыл бұрын
Habad Moussa olad wale walaga hadhay libax tani hees way dhaftay runti waxan ku haya tagero buxda horey usoco wan ku fana runti my blood 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💪💪💪💪
@faraxwarsame2060
@faraxwarsame2060 6 жыл бұрын
waa fanaan heeybad iyo luuq macaan ku dheehantahy codkiisa habad moussa ruunti waa fanaan ku fanna dalkiisa iyo dadkiisaba tageero badana ka haysta shacabkiisa somaliyed maha siida cawale oo ka faana dalkiisa .viva habad moussa olad hoorow soco my bro
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 2 жыл бұрын
Wow wowwww reer jabuuti waana waaloosiin yqey tan iyo maalintey soo baxdey heestu wowww maanta baan soo xasuustey 29/may/2022🥰♥️♥️♥️💫👌tusmo😍👍👍👍👍
@hassanmoussa5994
@hassanmoussa5994 6 жыл бұрын
Xabad aqoon fiican Ayan u leeyahay codka macaan waxa u dheer Waa nin Rabbi asluub iyo istiraamba Ku maneystey
@xilibaanmunakhaliifshekhab3011
@xilibaanmunakhaliifshekhab3011 6 жыл бұрын
Habad Olad And Tusmo Films Ilahay Haidin Sharfo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍😍😍😍
@mahadiadawe
@mahadiadawe 6 жыл бұрын
Aadan Kuugu Sahan Tegay Bilan Siman Arooska Heestan Nin Abwaan Wayn Baan uMalaynaya Waa Hees Wayn Really Habad Fanan Qaran Tusmo Thanks Walaalkay
@hawoabdirahman99
@hawoabdirahman99 6 жыл бұрын
Really wllhi fanaaankan waa jeclahy 😢😢 anoo yar dhagaysan jiray aaan fan wax ka aqoooon good luck 👍🍀🌹🌹🌹❤️ xabad muuse
@ahmeddahir2298
@ahmeddahir2298 6 жыл бұрын
Hey guys 🙌🙌nin maanta soo bar Go’ay ama gaadhigii dhex kaga fadhiistay ayaan ahay ee 👍👍 like ta uun Suulka sii marsiii👏👏
@HARGEISAH
@HARGEISAH 6 жыл бұрын
Soomaaliyeey Cod halaasi ah haddaad maqashaan waa ka Xabad oo kale uun #Legend
@Fahanali564
@Fahanali564 6 жыл бұрын
ninka reer djabouti ugu codka macaan xabad big respect👂💔
@somalientertainmentcomedy4556
@somalientertainmentcomedy4556 6 жыл бұрын
engineer farhan mohamed ceeeb dee xishoooo de cawale adan ayaaa joooge
@waberihassan7867
@waberihassan7867 6 жыл бұрын
engineer farhan mohamed awale adan fanan kii umada somaliyed
@abdihakimhusen3438
@abdihakimhusen3438 5 жыл бұрын
Cawale iyo habad walabo fanaan blse xaga jaceylka heesaha jaceylka habad ayaa badiya lkn xaga kale cawale
@mounaahmed3753
@mounaahmed3753 6 жыл бұрын
Sukantu wa u dhalasho erayada qurxon aya lo boogey nolow xabad adero😍
@maskamann2357
@maskamann2357 6 жыл бұрын
Sijaayada iyo salaada iyo heesaha inaa kala saarto ayaa ila quruxbadan Mr Habad
@ladanewow448
@ladanewow448 6 жыл бұрын
wow habad olad wale waa fanan jira cod iyo muuqal qurxon music dhamaystiran intaba isaga isku haysta intii tageero buuxdo u ah like ta iigu qabta zhpta qaaliga ah
@ahmedjm9051
@ahmedjm9051 6 жыл бұрын
Habad mousa nin jira waa fanan jira yaa igu raaCsan
@sharmarkeali7371
@sharmarkeali7371 6 жыл бұрын
Ahmed Jm ☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝☝
@warsamaors68
@warsamaors68 5 жыл бұрын
nice song
@asiaali1869
@asiaali1869 6 жыл бұрын
xabad colad fananinta jabuti😍🎵👌❤
@maahirgacaliye6040
@maahirgacaliye6040 3 жыл бұрын
Woow Wax Noool iga dheh Xabad mouse
@mudakaralin7689
@mudakaralin7689 5 жыл бұрын
Woow I'm Djibouti I like❤👍👍👍❤❤️❤
@mouradfoulon3658
@mouradfoulon3658 2 жыл бұрын
Jöo
@maidawarsame9292
@maidawarsame9292 6 жыл бұрын
Wow anigu ninkan cod kiisa ayaan ku haystaa Aabo nice song bro
@haafidmedia6566
@haafidmedia6566 5 жыл бұрын
abwaankii heestaan sameyay af-somaliga walle waa yaqaan, masha allah eysh calaa ereyo ..
@asaldhalad9999
@asaldhalad9999 Жыл бұрын
Saïd abno weyan magicisuu abwan weyn allah aya weyneeh weyan ninku walal
@shinbir_Hussein
@shinbir_Hussein 6 жыл бұрын
Viva jabuuti from burco Somaliland
@gouledj1
@gouledj1 6 жыл бұрын
Viva burco huno
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
Viva Burao Somaliland
@geletoz
@geletoz 3 жыл бұрын
Anaa isaaq waso
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 2 жыл бұрын
Burco akhyarta somalida cimamadina ma haysto
@housseinumoud1513
@housseinumoud1513 3 ай бұрын
Best Men🎉❤Djibouti 🇩🇯
@ramadanhoussein7425
@ramadanhoussein7425 6 жыл бұрын
c est une belle chanson dotée de parole le vrai vocabulaire Habad bravo mashallah continue bro garaac
@fathahassan1706
@fathahassan1706 5 жыл бұрын
Ramsij Aden way
@abdoukaderhousseinabdi4065
@abdoukaderhousseinabdi4065 6 жыл бұрын
Bravo notre star Habad olad on est tous avec toi frr. Djibouti city
@safasafasaid2612
@safasafasaid2612 6 жыл бұрын
Habad moussa ❤️❤️t’es devenu beau et merci pour cette belle chanson 😍
@ayubdaarij
@ayubdaarij 6 жыл бұрын
Tusmo Team horay u socda Qoraalka i qanciyay aniga 😍🙏👏🏻👏🏻👏🏻
@umufaatimaandfartuun177
@umufaatimaandfartuun177 5 жыл бұрын
Gabdhi hesta lo qaday watane like dhac ku siya😜
@farxaankingbookh2383
@farxaankingbookh2383 3 жыл бұрын
Bilaneey waanigaa dhac kusiiyay wllo
@umufaatimaandfartuun177
@umufaatimaandfartuun177 3 жыл бұрын
@@farxaankingbookh2383 wad la so dahay lkn thanks 😂 hestaba dib ii xasuusisay
@geletoz
@geletoz 5 жыл бұрын
Habad waa waaweynka...legends like Shimali A. Shimali and Kooshin yare...
@superamiir6082
@superamiir6082 6 жыл бұрын
caadi maha heestu and Protected Tusmo films brove, longs vie notre chanteurs HABAD!!!
@armaanhaajilyrics7402
@armaanhaajilyrics7402 6 жыл бұрын
Fanaan waaye wlhy waan jeclhy inta tagirta like isaar
@ahmedabdirahman9622
@ahmedabdirahman9622 3 жыл бұрын
Waw war ninkaan xagee ku qarsoona waw waw waw best song yasin sal iyo baar erayada ssy ulaba dhacayan ninkii fahmi kara le fahi kara
@zakiabdi8617
@zakiabdi8617 6 жыл бұрын
Habad Olad And Tusmo Films The Legends From Hargiesa Wakhtigu Waa 2:50 Xili Mirqaan hhh
@ismailmaryacase3184
@ismailmaryacase3184 6 жыл бұрын
zaki abdi libaax waad raxeysanysaaa walahi ✌ viiva faraska hahaha
@zakiabdi8617
@zakiabdi8617 6 жыл бұрын
Hhhh haa abti xidigaha ayaa xisaab toosin lagu sameenayaa
@dhoolali7869
@dhoolali7869 6 жыл бұрын
zaki abdi kkkkkkkkk dubaab maheshay xalay
@zakiabdi8617
@zakiabdi8617 6 жыл бұрын
Asal Somlilnder burcaawi hhhh haaa zhb waleee
@zakiabdi8617
@zakiabdi8617 6 жыл бұрын
Dhool Ali hhhhh May Wali Wuu Soo Socdaa 😀😀😀
@adaruzmohamed8191
@adaruzmohamed8191 6 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍 EREY MAANSO WAA SADOO WAANA👏👏👏 SOOR GOBEED TUSMO FILMS CALEK GOOD JOB 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@yacinmoussagouled4312
@yacinmoussagouled4312 6 жыл бұрын
My jabuuti cadeey fanaanin culus ba kasoo baxay walee.
@faatidiiriye9969
@faatidiiriye9969 6 жыл бұрын
Habad musse olad hadaanu faadumooyin nahay muxuu noo ilaaway Fanaanow pls waan ku baryeynaa Faduma hees usoo qaad music iyo laxan guna dagan yahay ereyo cajiiba leh waa naga codsi haduunu faadumooyin nahay We love you ❤❤❤❤
@user-rz3nz8cs5p
@user-rz3nz8cs5p 5 жыл бұрын
Axyaaaa amaáaaan iyo duco 😍😍eray maanso waa sadoo waana soor gobeedooo sahal looma tiriyee ka sal guuray garashada ❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋
@ibnuazaan2723
@ibnuazaan2723 6 жыл бұрын
Habad muuse nin lahubo fanaaan weyn wa ninka labaad an ka taagero djbouti horey usoco
@khadarabdullah9417
@khadarabdullah9417 6 жыл бұрын
Ilmadeerayaalaw nin reer burco ah ayaan ahay tooraydiibaa iga afbeeshee inaan mid cusub soo qaato ayaan rabaayee bal caawa like ta iisara qoodhin iyo xeradiin
@fatushfilsan8270
@fatushfilsan8270 6 жыл бұрын
khadar abdullah hhhhh war wll burco sharafta ha ka baangadeeyn iska afayso tooraydadoo looolz
@quruxlaylugobaasto4404
@quruxlaylugobaasto4404 6 жыл бұрын
khadar abdullah 😂😂tooray aaaa😂
@fatimahashi9092
@fatimahashi9092 4 жыл бұрын
Finally hees magacayga 🙏❤️❤️👌🔥
@elmiabdalle89
@elmiabdalle89 6 жыл бұрын
waa sagaashan kaalmuhu sagaal baana sii dheer 😍😍
@reblacmenfys2042
@reblacmenfys2042 6 жыл бұрын
Fière de notre chanteur Djiboutien 🇩🇯💪💝
@waberihassan7867
@waberihassan7867 6 жыл бұрын
Habad caadi maha king is back 💕💕👏🏻👏🏻
@sadiaabdullaahi2373
@sadiaabdullaahi2373 6 жыл бұрын
😓allow rageena noo daa masha alh wa wada dareen😍😍😚😚😊
@cabdirisakcabdilahi9242
@cabdirisakcabdilahi9242 4 жыл бұрын
Haday ogaan lahayd inaaan qalbiga ku hayo mar walba wlhi igama tagteen xbbti 😍 ilaahy ku xifdi
@mustafekamaal3833
@mustafekamaal3833 6 жыл бұрын
wooow axsan heeez habad olAd fanan igAh dheh 😗😙
@souleimandarar5573
@souleimandarar5573 6 жыл бұрын
habaad moussa olad, un legende Djiboutien sinn le chanson c'est romantique
@bilancumar9548
@bilancumar9548 2 жыл бұрын
Ayyy 🥺🥺🥺 Isha cala hesa🥰🥰
@MUXIYEOFFICIAL
@MUXIYEOFFICIAL 6 жыл бұрын
best song xabad colaaad👉😍😍😍
@musecabsiyebucul1178
@musecabsiyebucul1178 3 жыл бұрын
Masha ALAH. Hobol jira. Fanan abihi Runtii eriyo dhadhan iyo nuxur le. Duco iyo aman isku lifaqan. Aman dhamaystiran. Nolaw sabil.
@parismowlid6695
@parismowlid6695 6 жыл бұрын
Waaaw cadi maha xabad heesti nimco ayaaa ku dhiman
@sharmarkeali7371
@sharmarkeali7371 6 жыл бұрын
Habad wawenka thay wlhii aboo garaac anihay waliiga haa istagiin baa laga ma marmayo really👌👊🙋
@aryanali6527
@aryanali6527 6 жыл бұрын
Oyayaaay waa hees i badh bilan 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
@iloveyouhooyomcn9562
@iloveyouhooyomcn9562 6 жыл бұрын
Siyee mashegtee wa illahay mshallh habad mousse fnn qali
@oumounacadey5000
@oumounacadey5000 6 жыл бұрын
Félicitations notre star Habad Moussa Olad vive le star d'djiboutien ❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤❤👏👏👏👏🌷🌷🌷🌷
@amalqueen9380
@amalqueen9380 6 жыл бұрын
Fanan jiraa😍😍😍
@ahmedadanhassan5718
@ahmedadanhassan5718 2 жыл бұрын
Tollow abwaanka hestan qoray wax magacisa isheeegi karo maydin ku jiraa please 🤔🤔
@muusealphaofficial3216
@muusealphaofficial3216 6 жыл бұрын
Waxan ahay Qofkii kowad ee dawada Video ga well don Tusmofilms 👏
@musabh9741
@musabh9741 6 жыл бұрын
Weweh halyeyki soo rogaal celin habd muse 💥
@sabahabdi6183
@sabahabdi6183 Жыл бұрын
J'aime bcp cette chanson🥰😍
@hasanyusuf5794
@hasanyusuf5794 3 жыл бұрын
Ku soco adeereey adeereey
@umeymaibraahim9144
@umeymaibraahim9144 6 жыл бұрын
Wwwww axsan hees xabad 👌👍
@kaltounabdoulrazak6252
@kaltounabdoulrazak6252 6 жыл бұрын
MashA Allah fanan jiira legend nolow ado🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 super star
@sudaysiomar4210
@sudaysiomar4210 6 жыл бұрын
Ku tageraa wlhi. Fanaan fanaan dhafay
@yasirabdi2666
@yasirabdi2666 6 жыл бұрын
Wa sagashan kalmuhu sagal baa usi dheer what hees xabad colaad is back
@SOMALILIVE-TV
@SOMALILIVE-TV 6 жыл бұрын
Habad Olad And Tusmo Films The Legends
@manehassan1798
@manehassan1798 3 жыл бұрын
Oof oof waa la dhacay
@hanaabdicasis123
@hanaabdicasis123 4 жыл бұрын
Haa ha mansha alaah❤👌
@beerlulaxuseen1774
@beerlulaxuseen1774 6 жыл бұрын
Ilaahay amarki ninkan waa iska jeclahay
@aragsandarajo2764
@aragsandarajo2764 4 жыл бұрын
Xabad nuseh
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 6 жыл бұрын
Belle chanson et grande légende habad mousse😘😍😍😍😍😍
@ahmedabdilahi3978
@ahmedabdilahi3978 6 жыл бұрын
kuma fahmin hn not understand u
@ismailokiehomar3555
@ismailokiehomar3555 5 жыл бұрын
it is the best sing that i ever listen. Waw viva Djibouti je vous aime
@barwaaqomaxamuud8946
@barwaaqomaxamuud8946 6 жыл бұрын
Maazha alaah hees iga dheh
@ilyaazabdalla3336
@ilyaazabdalla3336 6 жыл бұрын
Xabad muse olad iyo heesta bilan 🔥🔥 🔥 🖒
@marwanlyrics8540
@marwanlyrics8540 4 жыл бұрын
Habad one and only 2020 ayan dawanaya 😍🏋️‍♀️🏋️‍♂️
@marihassan2051
@marihassan2051 6 жыл бұрын
Belle chanson habaad horay usoco long life
@habonjihabo9166
@habonjihabo9166 6 жыл бұрын
mashallah i see my cousin Jamal mashall beautiful song from the one and only Habad
@sheruahmed5765
@sheruahmed5765 6 жыл бұрын
Caaadi.mahan wlhi ❤✌
@Halaasi09
@Halaasi09 6 жыл бұрын
Habad olaad oo garoonka kusoo laabtay ●●libaax iskam back●● Hore u soco
@BouhadenAdenboug
@BouhadenAdenboug 9 ай бұрын
Sa ca le meil chans q j ecute au mobde touts sa c pour ma security bilankalin❤ waaalao
@abdoukaderhousseinabdi4065
@abdoukaderhousseinabdi4065 6 жыл бұрын
Great song of our legend Habad olad horo usoco from your home town Djibouti jano
@saciidali2455
@saciidali2455 5 жыл бұрын
Thanks xabad
@sadaamfrbdne6639
@sadaamfrbdne6639 6 жыл бұрын
Xabad muse nin adag waxay hoya xalalaysad ku xarogotaa wa xasus garanayaa garan kkkkk ✔✔✔✔✔✔😍💞💞💞
@mahadbiif1556
@mahadbiif1556 6 жыл бұрын
Wooooooow 💪💪💪 Habad 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@lonegirl1550
@lonegirl1550 6 жыл бұрын
Ugub suuban allaw igu soor munaaaay 😸😸😸💕💕💕💕👐👐👐 best song
@axmedarshe2557
@axmedarshe2557 6 жыл бұрын
AXSAN HEES SXP❤👏👏👏
@shafkatv2338
@shafkatv2338 6 жыл бұрын
Waaaaaaw nice 1 heees
@idirismohamed4571
@idirismohamed4571 6 жыл бұрын
Taaageero ayaan uahay fanaankan reeer Jabuuti wadankaasi waxaaa kasoojeeda Faananiin culus xaga fanka waxaaa kaga horeeya somaliland kaliya
@hb3720
@hb3720 6 жыл бұрын
Yaqii wiilkn dj kusoo bixi lahaa anyway hawshda wado bro ✌️
@hanadgims197
@hanadgims197 6 жыл бұрын
Elle est impecable la chanson vive #HabadMusa
@ashasahal1683
@ashasahal1683 6 жыл бұрын
wwwwwww Inaba Caadi maha 🙌🏻
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
Habad muuse fanan la hubo🥰❤🧕😘
@zeinassissa2507
@zeinassissa2507 6 жыл бұрын
habad moussa olad qaali cade codka alah kama qado🤗😍😘😘🤗🤗🤗
@hamzydmtjigjigawi1216
@hamzydmtjigjigawi1216 6 жыл бұрын
Fanan Aan Tageero HoraY usoco👏👏
@hudaahmed4639
@hudaahmed4639 6 жыл бұрын
Xabad muuse ✌
@mametamein5119
@mametamein5119 6 жыл бұрын
Inta habad muuse wadata like ta isaara ❤
@arafoarafina8841
@arafoarafina8841 6 жыл бұрын
MAsha allah xabad nolow
@mawliitmaamet1107
@mawliitmaamet1107 6 жыл бұрын
Yaa Zidaydoo kle common akhriz u imid farta taag☝☝
@bushradeqsan7234
@bushradeqsan7234 6 жыл бұрын
Ooh m cous merci inta iso hesan ka sugyney
HABAD MOUSSA OLAD l TOOSAN l 2018l  (OFFICIAL VIDEO)
7:43
Tusmo Films
Рет қаралды 2,3 МЛН
HABAD OLAD MUSE | GAARI LAGU FAANO l 2018 (OFFICIAL MUSIC VIDEO)
4:53
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
HABAD MUUSE OLAD | HEESTA RASHIDA | NEW MUSIC VIDEO 2019
4:39
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,7 МЛН
Habad & Faisa iyo Heestii Marxabiyo Gudoon
7:42
Assajog Studio
Рет қаралды 588 М.
habad muusa heesti xasiiliya
6:51
neima egueh
Рет қаралды 11 МЛН
HOLIYO  BY  HABAD  OLAD
6:33
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 326 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
OOMAAR 2018 BARBAR OFFICIAL VIDEO HQ (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)
4:43
HABAD MOUSSA OLAD l AMAAN l 2018  (OFFICIAL VIDEO)
5:44
Tusmo Films
Рет қаралды 465 М.
AXMED AARSHE MA ISKU KAA HALEEYAA NEW SONG OFFICIAL VIDEO HD
6:26
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,3 МЛН
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 83 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,2 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 67 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 30 МЛН
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,3 МЛН
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 235 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54