Habka ugu fudud eed waxbarasho ugu tagi karto dalka Malaysia oo lasoo bandhigay.

  Рет қаралды 7,184

MM Somali TV

MM Somali TV

Жыл бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 22
@abdikarimsheikhali8839
@abdikarimsheikhali8839 5 күн бұрын
Waa mesha an aadka ugu bahna in an ka helo warbixin
@edumalaysia00
@edumalaysia00 Жыл бұрын
بارك الله فيكم
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Жыл бұрын
Waa xog muhiim ah
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 28 күн бұрын
Walaalayaalo intee kalaxiriiraa waa socdaayee😢
@user-fq7qy1ir2d
@user-fq7qy1ir2d 4 ай бұрын
Asc
@IhzanAbdinazir-fw7he
@IhzanAbdinazir-fw7he 6 ай бұрын
Wll schoolska maan ka gali karaa anoo digsi sre kujira wll
@abdiaziizmohamedziiizo5028
@abdiaziizmohamedziiizo5028 8 ай бұрын
Qof shahaadada Mr sitaa ma ka shaqayn kara malasia please kaso jawaaba
@abdulhaqanwar8396
@abdulhaqanwar8396 6 ай бұрын
halkee lagalaxidhiidhaa mudaneyaal iga caawiya inaan laxidhiidho rabaa ee please
@the_axmett
@the_axmett Жыл бұрын
Halkas aan wax ka barte I geeya 😂❤
@halimaali612
@halimaali612 Ай бұрын
Ma aade hada
@user-tr8er5zj5t
@user-tr8er5zj5t 11 ай бұрын
Meel laga xariiro ii sheeg
@FathiFrancisco
@FathiFrancisco Ай бұрын
Djibouti kalaya
@HilaalCsamad
@HilaalCsamad Ай бұрын
Oo xsgeeeya
@abdiqaadircumar853
@abdiqaadircumar853 Жыл бұрын
Meel lagala xidhiidho sheeeg
@taygarxgamingyt5667
@taygarxgamingyt5667 Жыл бұрын
Xaruntan halkay kutaalaa
@HilaalCsamad
@HilaalCsamad 29 күн бұрын
Xageee kutalaa
@mohanahmed7736
@mohanahmed7736 Жыл бұрын
Service charge ku hadhay muxuu yahay.. Waayo 1000-2000 wax uga bixi lahaa ayaad ka qadaysan 4k
@user-fq7qy1ir2d
@user-fq7qy1ir2d 4 ай бұрын
Jaamacad diina miyay kujirtaa mise waa maadi bas
@haydaanhaydaan6744
@haydaanhaydaan6744 Жыл бұрын
Waxaad moodaa siday isku macaanaynayaan inay meesha bilaash kugu gaynayaan lkin xaqiiqadaa waxay tahay wax walba adaa lagaa doonayaa haday lacag tahay, kharash kale lacagta diyaarada waa haday kuu soo baxdo nolosha malasia oo aad u qaaliya uska dhaaf wax barashada hadii lagaa qaabilo nolosheeda ayaanad jari karinba markaa hayna waalina
@abcobalor2830
@abcobalor2830 10 ай бұрын
Horta wax kale waxba kama ogi lkn nolosha Malaysia way jabantay marka loo eego wadamo badan oo xata Africa Ka mida
@suu403
@suu403 8 ай бұрын
​@@abcobalor2830shaqo ma leday wll
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 28 күн бұрын
May ha,isdaalin hadaan lagu soobiilin gaajaa udhimee😂😂​@@suu403
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 40 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 20 МЛН
Dadka reer Angola oo aad ula haysta cuntada Somalida
9:31
Hereri Media
Рет қаралды 29 М.
WAXBARASHO FREE AH | SWEDEN | GERMANY |  CANADA +
28:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 21 М.
Barnaamijka Gaarka Ah Ee Hereri Ee Waxbarashada Malaysia
23:33
Universal Somali TV
Рет қаралды 50 М.
Safiirka Indonesia ayaa ka warramay xaaladda Soomaalida Indonesia
32:02
Somali Bridge - TV
Рет қаралды 3,6 М.
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 40 МЛН