Hadaa Yurub Joogto hubi dadka saxda ah ee ku dhalay waa argagax waxa lagu sameyay wiilkan hooyadiis

  Рет қаралды 18,896

Illintir

Illintir

Күн бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 124
@Qamar-Farmayeeri
@Qamar-Farmayeeri Күн бұрын
Bismilaah maashaa alah alaha ku xafido xil weyn ayaad u madda u haaysaa
@aminaguled290
@aminaguled290 23 сағат бұрын
Allah waxaan kaaga Barya inuu wiilkaaga qalbigiisa kuu soo jeediyo amiin
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 Күн бұрын
Subxaana allaah illaahow u gargaar hooyadaan somaaliyeed wiilkeeda uso sikhr insh allaah
@hawohared2814
@hawohared2814 Күн бұрын
Ilaahay qalbigiisa hakuusoojeediyo
@asheekh15
@asheekh15 Күн бұрын
ilaahay raxmad hawgeliyo hooyadiis oo hakusoo faraxgeliyo
@sahroali7203
@sahroali7203 23 сағат бұрын
Allahu akbar wale musibo waaye alla swt wiilkeda qalbigiisa hau so geliyo yaarabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@najmomaxamed9156
@najmomaxamed9156 18 сағат бұрын
Walaahi iyadaa dhashay ilaahay ha u soo jeediyo yaa rabi
@foozia426
@foozia426 Күн бұрын
Ilahay hakuu soo fududeeyo wiilkaaga insha allaah ❤
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 Күн бұрын
Ayeeyay utahay allaah xaqa hatuso hooyo qalbiga hakuuqaboojo😭
@NafisaCshakuur
@NafisaCshakuur Күн бұрын
Yaa rabbi ugargar hooYa.kasta 😢
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 19 сағат бұрын
😢😢😢😢 ilaahayoow u sahal maaamadaan wiilkeeda oo qalbigiisa usoo hanuuni, bi idni Allah kariim.
@maslah345
@maslah345 Күн бұрын
ALLAHA QALBIGA UDHAYO WIILKEEDA ALLAHA FAHAMSIIYO XAQIIQADA JIRTA
@aserofarah4222
@aserofarah4222 Күн бұрын
Walaaleey wiilkaada adigaa dhiibey adigoo is leh adduunyo ku raadso sida aad sheegeyso. Ilaahey qalbigiisa ha kuu soo jeediyo. Waxaan rajaynaa in arrintaan ay tusaale u noqoto hooyooyin badan oo is leh aad qurbo ku tagtid ilamahaada oo dad aan dhalin u dhiiba.
@fertunali1007
@fertunali1007 Күн бұрын
Dadbadan ayaa sameyay sidan oo kale inyar maahane inta badan sidaan ayaa ku dhacday
@f.o847
@f.o847 Күн бұрын
dadka wadankii jooga war mahayaan, aad kadaba tagtit bay islahayd,intan oo dhan buu kaa maqnaan isma ayna lahayn
@f.o847
@f.o847 Күн бұрын
yaa Allaah intii is dhashay dhexdooda xumaanta ka saar
@RaA-l6e
@RaA-l6e Күн бұрын
dhibaatadu waxey tahey dadka soo maaliya jooga hadii la dhaho waa la idin dhoofinayaa caruur tooda waa dhiibayaan waa khalad in sadex jir qof aan dhalin loo dhiibo cunug turbo ku korey ma yaqaan waa ku dhaley mar hadii uu San arag naxariis hooyanimo khalaka kowaad waalidkaa leh allah qalbigiisa ha soo jeediyo maalinkasta waxaan maqleynaa cunug baa la dhoofiyey waa leyga qariyey soomaaliyeey ha la xishoodo caruurta xaqooda yaan la dayicin
@leylonuur9935
@leylonuur9935 Күн бұрын
Fadlan daahir calasow u sheega wuu soo saarayaa arinkaan looyar ayuu uqabanayaa insha alaah
@syusuf9063
@syusuf9063 Күн бұрын
Sax
@murayoabdi3849
@murayoabdi3849 21 сағат бұрын
Walal gabadhan hano abuukar ayeyba horay ula Hadashay wiil ka maqana majiro marka ay rabto wey lahadashaa ee waxa ay intaan u mareyso waa lacag wiilkeeda waa wiil baari u ah mamada ma aqaan wax ka qaldan
@nuraxasanxusen2256
@nuraxasanxusen2256 17 сағат бұрын
Rabbi ha usoo hadeyo qalbigiisa naxariis u galiyo hooyadisa
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Күн бұрын
Allaha u sahlo wa dhibaato xanuun badan
@haldhaa2420
@haldhaa2420 Күн бұрын
Ilahay hakuso jeediyo wiilkaga lkn ilmo 3 jir ah inaad dad siiso ayaa qalad weyn aheed ee uducee inshallah
@suleimanmuseabdirahman2849
@suleimanmuseabdirahman2849 Күн бұрын
Subhaanalaah subhaana laah
@f.o847
@f.o847 Күн бұрын
Axmednuur Maxamed Xuseen hooyadaaa lahadal oo qalbiga ha ka jabin hana ka oohinin iyada unbaa ku dhashay.
@asiliborle6342
@asiliborle6342 Күн бұрын
Bisamilaahi yaaba
@maslah345
@maslah345 Күн бұрын
ISKA CAFI ADUUN WAXBA LAGAMA QAADAYO
@rahmohajiwarsame977
@rahmohajiwarsame977 21 сағат бұрын
Ilaahay subxaana watacaala maamadaas kubada ha fewdo wiilkeena Ilaahay xaqa ha tuso yaa rabi raxmaan
@anisaduela9784
@anisaduela9784 22 сағат бұрын
Subxaanalaah yaa Allah ilaahey ka baqa oo hooyadaa ilmaheeda bara oo ilmaha runta u sheega
@AbuuAsad
@AbuuAsad 14 сағат бұрын
Ilinteda illahey hakushubo qalbiga wiilkeeda
@CaashaAadan-c2o
@CaashaAadan-c2o 21 сағат бұрын
Ilahaye ha usAkhiro waa hooyo
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 Күн бұрын
Hooyadan iyo aabahan ayagaa qaldan 3jir waa maxay wuxuu qaban karaa war walidoow caruurtiina ha iibsanina malintuu idiin bahna waad dayacdeen manta ha u ooyinina 🫣
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 13 сағат бұрын
Wallahi boorame waxaan asxaab ku aheyn gabadh gabadh ey dhashay saas walaasheed u waday xitaa lalama hadashiin jirin
@KhadijaMohamed-t9c
@KhadijaMohamed-t9c 17 сағат бұрын
ilaahay hooyada masaakiinta ah wiilkeeda ha usoosakhiro
@Khadijo60
@Khadijo60 21 сағат бұрын
Subxaanallaha ilmo Hooyo dhashay ayaa laga qarsan Ilahey how saqiro mm wiilkeeda
@guidetoquran9240
@guidetoquran9240 Күн бұрын
Hooyo ma aheyn inaa wiil 3 jir dhiibto lkn baahida lagaaga faaiideestay wiilkaada qalbigiisa allaha kuu soo jeediyo
@asiliborle6342
@asiliborle6342 Күн бұрын
Meeya u sheegaan runta ilamaha yare
@sidiabukar302
@sidiabukar302 16 сағат бұрын
Illaahey haku so sahlo wilka kamaqan waa murugo ee ale haka dulqado.
@xawasomalia1538
@xawasomalia1538 Күн бұрын
Mama uduceey wilkada wakhtina si asiga aya kuso radsanaya binilaahi 🌹
@abuukarayaanle6842
@abuukarayaanle6842 Күн бұрын
Allow saqir amuuraha.
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 Күн бұрын
Dadka qurbaha jooga qofba sibey kutimit dadkas ayey kamid yihiin lkn cida kaxeysay aya larabay in si uun u xaririyan
@aminaxirsi6233
@aminaxirsi6233 Күн бұрын
Subxaanallaah arinkan daahir calasoow hala gaarsiiyo isaga furdaamin karo
@simaasma3095
@simaasma3095 Күн бұрын
Cabdi casiisow qaxii wax badan ayaa soomaali kudhacay waxanu aragnay maamadaas arinta haysata maamo aykudhacday ilaaahoow ugargaar hooyooyinka
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 Күн бұрын
Illahow u sahal wiilkeeda
@hawohared2814
@hawohared2814 Күн бұрын
Guulaysta
@HaweyaAhmed-o3z
@HaweyaAhmed-o3z Күн бұрын
Alle Haku sosahlo wiilkaaga
@saynabjama8160
@saynabjama8160 18 сағат бұрын
Daahir calasaw waca hakula soo xidhiidhuyo wiilkaaka waa lagaa khiyaameeyay
@halwomohamed3766
@halwomohamed3766 Күн бұрын
Qalbi aday 3 jira cunugaada miskiin Garou u leeyahay
@SamiiroSaciidaxmed
@SamiiroSaciidaxmed Күн бұрын
Alle Ha Usaqiro Wax Ladhalay Lagama Marmee
@fertunali1007
@fertunali1007 Күн бұрын
Dadka ilmohooda dhiibayan haku wana qaatan arintaan ilmha xitaa markii lawado nolol fiican lama siiyo niyadaa ka dhimata .dadka walaalkod xumeyay asaga mey axsan u sameynayn .mamadan waba ku dhacdaye ilaahey qalbiga wiilkeda masloxo ha ugeliyo
@SagalMohaned
@SagalMohaned Күн бұрын
Allaahuma amiiiiiin yaa rabbi
@naimahussein3911
@naimahussein3911 Күн бұрын
Allahumaa Aamiin Aamiin Aamiin maanta waa maalin jimco ah
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 19 сағат бұрын
Jizaaka Allah kheyr walaalkey Abdiaziz Really 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@leilamohameda6889
@leilamohameda6889 Күн бұрын
Asc Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@degan4
@degan4 23 сағат бұрын
Weligaa caruur ha iska dhiibin😮😮😮😮 illahay hanoo sahlo dhamaanteen waa ka wada xanuunsanahay😢😢😢😢😢😢😢
@SalmoIbraahim-j8p
@SalmoIbraahim-j8p Күн бұрын
Alla hakuu sahlo walagu dhibaateyay😢
@ashamuse7410
@ashamuse7410 Күн бұрын
Hooyadaan allaha u soo nabad celiyo wiilkeeda lkn hungurigaan baas ee yurub laga raadinaayo ee ilmaha oo aad u yaryar lageynaayo dhibkaan bey leedahay smliyeey ilmihiina heysta irsaaqada allaah ayaa bixiyee mida kale cunugaan jacayl hooyonimo dhan muu arkin
@zahrasaney7843
@zahrasaney7843 Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉ayeeyo igusalan farxad qurux badan❤
@hawaalinuur7556
@hawaalinuur7556 Күн бұрын
Qaladka ugu weyn mamada sameesey cunug 3 jir ah sey usafrisay iyadu. alaha usoo jediyo
@nuraxasanxusen2256
@nuraxasanxusen2256 17 сағат бұрын
Wlhi qisadaan camal anigey igu dhacdey laakiin ilahey ayaa ii gargaarey, alxmdllh
@zahraibrahim8637
@zahraibrahim8637 14 сағат бұрын
Daahir calasoow ugeeya reerka wiilka haysta
@fariyaahmed5054
@fariyaahmed5054 21 сағат бұрын
Ilaahay ha kuu sahlo walaashay
@shugrisheekhmohamed8533
@shugrisheekhmohamed8533 23 сағат бұрын
Yarabbi usahal wiilkeediii
@rahmak2320
@rahmak2320 21 сағат бұрын
Hooyooyinka soomaaliyeed ha ka waan toobaan ilmahooda inay dhiibaa
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 16 сағат бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 17 сағат бұрын
Allah uso sahlo
@naeemahassan6323
@naeemahassan6323 Күн бұрын
Gabar waxan aqana North America iskubaranay gabadhaa waaridked mataqano markii laqaxayba hooyaded dad darskedaa ayay udhiibtay reerkiina sidii kusoodhofen gabadhii waywaynaatay hada waa hooyo lkn familkeda mataqano reerkii sookorsadayna way soodagalen yurub ayayna kagasoo tagtay 😢 illahay qofwalba dadkiisa hausahlo
@saharwafa7539
@saharwafa7539 Күн бұрын
Baafintaan ha lasoo xariirto waxaa u rajeynaa inay hesho ehelkeeda oo ayakuna la'yihiin meel ay u raadiyaan.
@shugriibrahim7628
@shugriibrahim7628 14 сағат бұрын
Hooyadaan wax ay gacmaheeda ku tabcatay ayay la ooynaysa waayo Wiilkeeda oo 3 sano jira ayay dadkale udhiibtay qayrulmasuul 😢😢
@maqbuulawale421
@maqbuulawale421 13 сағат бұрын
HOOYO U SHEEG ADKAARTA HA BADISO WUU U SOO NOQONAA INSHA ALLAHA ALLAHA AWOODA LEH U SAHLO
@ambaroabdille
@ambaroabdille 20 сағат бұрын
Allah soo sahlo
@ashawooo
@ashawooo 22 сағат бұрын
illahaya ha ku sahalo habaray Wiilkaga rabi ha ku soo sahalo Wiilkaga rabi ha ka cabsada umada ka xesanaya caruurta isalanka waxa la xisabata adunka lacaga waxaba ma tareso caruutada aye dhashaya mammada dhimtaya rabi ha ka cabsada ha ka tula qada dacawada lagu hesata mamma
@BashirAhmed-ul3lt
@BashirAhmed-ul3lt Күн бұрын
Allaha kuu soo hanuiniyo
@NafisoMaxamuud-e8t
@NafisoMaxamuud-e8t Күн бұрын
Holland Aniga jogo ee Nabar maka heysa
@kaafiartan7788
@kaafiartan7788 6 сағат бұрын
Dulmi Bay samaysay cawan God Bay ku jirtaa aduun wakaas ninkii wax ka raadinaya
@SagalMohaned
@SagalMohaned Күн бұрын
Inaa lilaahi wa inaan illayhi raajicuun Hooyo maxaa loga oohinaa Ax yaa allaah alloow 40 ducadoda wala aqbalaa uduceeya inshaa allaah Hoyoyinka dawanaya clibkanow ku want qaata ha iska dhibina ilmaha 5carura laigu furay inla iga qaato aya la rabay waan diiday haben uso jeed maalin first allxamdu lilaahi hada wey iikoewen cadow geygi o dhan yaaban aniga xata dadki igu dhibay ilmaha wey dhinten allena wuu iga reeyay alx alx alx
@naimahussein3911
@naimahussein3911 Күн бұрын
Walal Alx Alx Alx Allah mahadaas isga leh oo kasoo bixiyey inta hada ku jirdana Allah caawiyo hooyadaan Soomaaliyeed Allah wiilkeeda usoo jeediyo Allahumaa Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤🎉🎉🎉
@ismafA143
@ismafA143 Күн бұрын
Raadin ta gurigaaga anoobo ewel ku soo daalay ayaa hada neh bari soo laawo iyo maalin dhaaf soo laawo iyo bari ma dhamaato miyaa 😢 war niya how cadow gaaga u noo low wlh aniga wan iska daaye qof kaloo caan in aan baryo maslaxa deena iyo mushaa kil keena dhan alle asagaa xalin karo alle aan talada u wada dhiiba ne allow noo saqir
@fadumo2199
@fadumo2199 14 сағат бұрын
Inaalilaahu wanaalilauraajicuun
@ashamohamud5038
@ashamohamud5038 Күн бұрын
Walaaley wiilkeeda Allaha qalbigiisa usooceliyo walse waaridku ilmihiisa yaryarka ah yeysan Carro gaaglo isaga dirin hadii ay islaam yihin hadii kale waxtar iskadaaye waxay kanaxaan bay arkidoonaan!
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 Күн бұрын
Alh u sahlo yaa rabi 😢😢
@ladanabdi6847
@ladanabdi6847 26 минут бұрын
🇸🇴Maryooleey BAH BAH Maxaa Kala'Heysto. 👩‍🦱'Cabdi Qasaaro Subax'Walbo 🤵💍👰'Aroos Ka'dibna Iskaamihi & Caruurihi XARASH & 😤'Naceeb Aan'Dhamaad Leheen Ha'Dhax'Yaalo.
@bilkheyrmohamed6304
@bilkheyrmohamed6304 16 сағат бұрын
😢😢😢walhi wn oo yeey alla hakusahlo mamo
@jibriilblack9489
@jibriilblack9489 19 сағат бұрын
mama ilahay haku hiliyo ee MAXAKAMADA Daahir CALASOW KALAY WAA LA SOO QABANYAA
@nasratogdheer2273
@nasratogdheer2273 15 сағат бұрын
SubhaanAllah so sad😢😢😢😢😢
@ismafA143
@ismafA143 Күн бұрын
Alle kabax sxb saan kuugu soo laa laawa naaye waan daaalay wlh bilahi talaahi 😢 Mar ki KZbin lagaa arkaayo iyo Mar ki laguu I maado in ey kala du wan tahay cml 😢 lkn bina aadan danbe alle ii ma baahiyo
@intawaalanwalaalkoodmm2277
@intawaalanwalaalkoodmm2277 12 сағат бұрын
Dadka muu dhibaaa sis abdi aziz realy 2 wejiile miyaaa😢😢
@farhaanaliab1469
@farhaanaliab1469 20 сағат бұрын
Maamadaan maxkamada dahir calasow geey wlh maalin ayaa lagu soo qabanayaa adeer yaasha sidaan u galayaaa maamadaaan
@warisroobo1759
@warisroobo1759 Күн бұрын
20jir urope ku korey,Allaha badbaadiyo ,Allaha qalbigiisa kuusoo jeediyo .in caruurta qalbigooda la dhaawaco iyadoo dulmi lagu aargudanayo waa ,arin aad u xun war ,allah ka baqa dadka is dhaley isla xariiriya.
@Bambelmo
@Bambelmo 11 сағат бұрын
Ha ooynin haduuba kuunool yahay, Alxamdu Lillaah dheh. Isagana wuufahmi doonaa sheekadu meeshay kasoo bilaabatay.
@xaajixasandigir273
@xaajixasandigir273 22 сағат бұрын
Asc mr cabdicaziiz daahir calasoow ugudbi hooyadaan adigoo mahadsan
@Abdullah1119
@Abdullah1119 9 сағат бұрын
Suxana Allah. Xawadle waa qabiil dulun badan. Musaafurka jidka u istaago kuna dila. Xawadle dulunka muslimiinta ka daa. Soomaalida takoor baa ka noqotay.
@hafsakhalif5629
@hafsakhalif5629 Күн бұрын
O ayadu markay 3 jir dad siinayse miyey huruday!! dadkaa waakayaabaa tanlabaad ilmo 3 jir lagudayacy o qurba jooga makurabaaa horta ilmahaas uducee ee dhibka kadaa adaa xoolo kadoortay asagoo 3 jir ah baad kuqanacdy inuukudhoofiyo
@SamiiroSaciidaxmed
@SamiiroSaciidaxmed Күн бұрын
Ax Saas Ha Oran Hooyo Marwalba Qalad Malaha 😢
@sucdiosman8337
@sucdiosman8337 22 сағат бұрын
@@SamiiroSaciidaxmed yaa kuu sheegey ineey hooyo qaldameenin ma malaaigbaa, soo baniadam ma,ahan oo qaldamaayo, fikirkaan waa midka somalida baabiiyey oo waalidiin badan eey ilmahooda ku dulmiyaan ayagoo aamin san fikirka ah waalid gartiisana gar gardaradiisana gar. Allah dulimiga ma jeclo. hooyadaan weey dulmisey cunigeeda waayo 3 jir in eey dad u dhiibto waa qalad weey dayacdey xaqi uu ku lahaa, Allah waalidka waxuu ku waajib yeeley in ilmaha koriyaan maskixiyan jismiyan iyo diiniyanba. hada xaqi eey ku laheed beey raadineesaa halka eey dayacdey kii uu kulahaa.
@shugrisheekhmohamed8533
@shugrisheekhmohamed8533 23 сағат бұрын
Subxanallah 😢😢😢
@hawoali120
@hawoali120 Күн бұрын
Sorry maya ma asta hisho hooyo sidas Allaha kuu sahlo wiilkaga 😢😢😢
@IbaroozAhmed
@IbaroozAhmed 17 сағат бұрын
Asc c/casisow dahir kuxir please
@ZainabBashiir
@ZainabBashiir Күн бұрын
Wiilka caasiwaalid miyaa hooyadiis haduu ka shakiyey muu hubiyo
@aminamohamed9010
@aminamohamed9010 Сағат бұрын
Haduu Holland joogo daahir calasow haloo diro isagaa Holland jooga oo arki karayee
@Aadane1
@Aadane1 23 сағат бұрын
20 jir Europe ku koray miyaa hooyo yaqaan Allah hakuu saqiro
@sihaamelmi8188
@sihaamelmi8188 4 сағат бұрын
WALEE AAKHIRO AYAA WAR U YAALAA DADKAAS SAMEYNAAYO ADUUNYO MICNO MA LEH KUWII WAXAAS SAMEEYEY MAANTA QAAR MA NOOLA OO XISAAB BAA HORTAALA IYO CIQAAB DARAN
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 Күн бұрын
Oo dadkeygii ban heley muu dhaho dhiiga loga qadaya waa lookenaya
@asadaxmednuurgadhwayne
@asadaxmednuurgadhwayne 23 сағат бұрын
Hoyada lasohadal
@halwomohamed3766
@halwomohamed3766 Күн бұрын
Cunugaada inaad dhiibto maahayn abaayo
@maryanali1413
@maryanali1413 20 сағат бұрын
😢😢😢so sad sorry
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 Күн бұрын
Barbaar hanaqaad kuleexday duciyo habbar qaadanwaayay markuuhar kuubaneeyo hortaada waxaayimaada sidaad uguheelanayde harraad iyo waakalkiise hillaacbaxayaw dhagayso sidaytalo kaagahoostay markaan cedllo hiilkawaayay naftayda halaanhalkeeda waxaan huriwaayay sheego calooshu intay kuhaysay hiyigu kubaxnaaninaayay intaad huwanaydtaftayda hadhuubada aankusiiyay intaanhubin kuuxanbaaray intaanhurdo kuu ilaabay intaan hebla kuugufaanay habniin adigookudiiday intaan hanbo kuudaboolay haan iyo gaajo qaatay hobayda hobayhobayda horaaraha kugu amaanay hungaa ixasuusinaysa kashkaa hinqanaaya goorba Hankaa iwaraysanaaya talaw hebelmee kufoogan adookahanwayn xagayga nafkuugu hanwayn danteeda waxaad kuhalaysay mooyi anigu kuhabaarimaayo huqbaase kuraadinaysa hadhaw iyo hayhadhawba hadhaw iyo hayhadeerba anuunbaa hooyadaa ah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😫
@ZainabBashiir
@ZainabBashiir Күн бұрын
Cabdicasiis comentiga fiiri wiilka laraadinayo ayaa kuusoo qoraya waa aniga wiilkii hoyadu raadinayso
@AhmedHussein-hg4nh
@AhmedHussein-hg4nh Күн бұрын
Waxaan rabaa ader telefonkaga aniga wayewiilke shegeso plz isoo jawab tiktok waa ka soo radiye
@guidetoquran9240
@guidetoquran9240 Күн бұрын
Hadaa adiga tahay qeyr allaha ku siiyee hooyadaa weey Oyneysaa lasoo hadal sikastaba waa hooyadaa dhibaatada looga faaiideestay
@ZainabBashiir
@ZainabBashiir Күн бұрын
War hooyadaa darteed naar haku galine hubi iney kutuurtay haday xidaa dhacday hooyadaa cidkuu badalaysa malaha sidaas dad badan oo caruur kudhoofshay weyjiraan si ay cayr ugu qaataan adigu nin ragaa tehee yooyadaa ilinta katir oo cadaw ha u jabin
@murayoabdi3849
@murayoabdi3849 20 сағат бұрын
Somalida waxay ku mahmahdaa qof an wax ogeen alle ma cadaabo walalayaal wax hubsada wiilka hodadiis wuu jecelyahay ee mamada qof caadi ah ma ahan
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 2 сағат бұрын
Xawaadalee waa dada aada uu dagaal Badenaa
@kaafiartan7788
@kaafiartan7788 6 сағат бұрын
Daahir calasow u gudbi asagaa soqabanaya wiilka Holan a dagan
@faadumoaweis8558
@faadumoaweis8558 13 сағат бұрын
😢😢😢😢😢
Hogaamiyaasha Muslimiinta: Looma Codeyn karo Kamala iyo Trump
38:13
KORDAHAB GURIGII KORONTADII WAY GASHATAY NAASH NAASH BAA U HARAY GURIGA
8:42
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 107 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,2 МЛН
SIMPLE LIFE VLOG MOM AND KIDS BY FARTUN HAPPY
12:17
Fartun Happy
Рет қаралды 2,1 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
THE GOOD WIFE_ ( XAASKII WANAAGSANEED ) MOVIE 2024
17:54
Soya films Studio
Рет қаралды 60 М.