Hogaamiyaasha Muslimiinta: Looma Codeyn karo Kamala iyo Trump

  Рет қаралды 4,800

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Hogaamiyaasha Muslimiinta oo ku dhawaaqay inaan loo codayn Kamala Harries iyo Walz,iyagoo u sababeeyey arrimaha ka socda Gaza.

Пікірлер: 44
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 2 сағат бұрын
Culumada allah yaxfidag waan idinku raacsanahay
@SamiiraXiiray
@SamiiraXiiray 15 минут бұрын
ABSOLUTELY 💯 💯 MAASHA ALLAH TABAARAKALAAH ILAAHOW DAALIMIINTA SHARKODA NAGA QABO YAAWADUUD. AAMIIN YAARABI. ILAAHOW MUSLIMIINTA FALASTIN DHIBKA KADUL KADUL YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭🙏🏿🤲🤲🤲🤲🤲 ALLAAHU AKBAR
@mohameddaauud9101
@mohameddaauud9101 42 минут бұрын
Dadka muslimiinta maraykan joogo gaar ahaan somaalida haka digtoonaadaan inay ucodeeyaan labada musharax trup iyo harres oo haku kaalmaynina xasuuqa muslimiinta allah haydin hifdiyo
@nimcoabdi2781
@nimcoabdi2781 2 сағат бұрын
Maanshaa alaah alaha xiftiyo culumada hadalkiinana waan qaadanay
@FaadumoAhmed-j6m
@FaadumoAhmed-j6m Сағат бұрын
Mashalah wan kufarax sanahay inaan locodan cadawga ilahay
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 2 сағат бұрын
Alllhu akbar cidii kuwaa u codayso Illahy ha cadaabo
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 Сағат бұрын
Maasha allaah guuleysta
@umxababa3545
@umxababa3545 31 минут бұрын
Allaha mideeyo muslimiinta
@AbdiqaadirAbdilaahi-ii2uo
@AbdiqaadirAbdilaahi-ii2uo 2 сағат бұрын
Mashaa allaah alle haydin xafido wllayaal
@fariida6236
@fariida6236 Сағат бұрын
Jazakom Allah
@MACALINFADUMO
@MACALINFADUMO 2 сағат бұрын
Mashaa Allah
@Fardowsa-ql3mr
@Fardowsa-ql3mr Сағат бұрын
Masha Allah ❤❤❤👍
@Moha57959
@Moha57959 27 минут бұрын
Mahadsanid uma codeyn karno cadowga iyo kuwa kufarxa dhiiga caruurta
@aminamohammad4534
@aminamohammad4534 52 минут бұрын
Ilaahow islaamka mideya😢
@AnabMohamad-wu3lf
@AnabMohamad-wu3lf 40 минут бұрын
Sh. Xassan Jaamici . Soo gaabi. Muhiimka ka abaar. Kamala Harris/Tramp ha siinina Vote. Siiyo Ninka ku dhawaaqayo ka soo horjeeda Xasuuqa. Magaciisa waa I dhaafay. ( John West miyaa ii saxa). Hashtag saara Ninkaas. In la doorto.
@mellowyellojello6520
@mellowyellojello6520 2 сағат бұрын
I’m not involved this election 😢😢😢
@Xaq-raace
@Xaq-raace 46 секунд бұрын
"Codkaaga in aad u bixisid si wax Khayr ah loo qabto" Maxay Ummada luminayaan iyagu horay ayayba u lumeen Codkaagu sow maaha kan Gaalka la siinayo si uu Muslimiintu u gumaado Taageero, Dhaqaale iyo Awood ugu helo, dadka Caamada ah waa la siri karaa laakiin Alle miyaa la siri karaa?.
@arimahaislaamka7995
@arimahaislaamka7995 2 сағат бұрын
𝗡𝗶𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗱 𝗷𝗮𝗮𝗵𝗶𝗹 𝗸𝗮𝘁𝗶𝗵𝗶𝗶𝗻 𝗺𝗮𝗿𝗮𝘆𝗻𝗸𝗮 𝘆𝗮𝗵𝘂𝘂𝗱 𝗮𝘆𝗮 𝗵𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮 𝗺𝗮𝗱𝗮𝘅𝘄𝗮𝘆𝗻𝗲 𝗮𝘆𝗻𝗮 𝗿𝗮𝗮𝗹𝗶 𝗸𝗮 𝗮𝗵𝘆𝗻 𝗹𝗮𝗺𝗮 𝗱𝗼𝗼𝗿𝘁𝗼
@MohamedAbdiali-zn8yj
@MohamedAbdiali-zn8yj 2 сағат бұрын
Diintee kugu tidhi ucodee qof gaal ah Aslan.
@SaidMahamed-tx4lp
@SaidMahamed-tx4lp 17 минут бұрын
Waxay u codeeyan khaniisada ilhaan cumar waa daarood
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 6 минут бұрын
@@SaidMahamed-tx4lpyou’re sick low minder,
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 2 сағат бұрын
KAMAL HARIS 💪💪💪
@arimahaislaamka7995
@arimahaislaamka7995 2 сағат бұрын
😂𝗔𝗮𝗿 𝗸𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗶𝘀𝗹𝗮𝗮𝗺𝗸𝗶𝗶 𝗯𝗮𝘆 𝗰𝗲𝗲𝗯𝗲𝘆𝗲𝗲𝗻 𝘀𝘂𝗯𝘅𝗮𝗻𝗮𝗹𝗮𝗮𝗵
@xasanmuxiyidiin3724
@xasanmuxiyidiin3724 2 сағат бұрын
Ar soomaaliyaa oo maxaad wadankaga ujoogin haddii aad gaalo neceeyso
@IBRAHIMALI-ce8hd
@IBRAHIMALI-ce8hd 2 сағат бұрын
🙏🙏🙏🙏🙏🙏👍✅✅
@abdifatahalfa
@abdifatahalfa Минут бұрын
Ilahan omar oo xisbiga Biden ka tirsan waa u codeeseen . Harris yaan lo codeynin waa dhahdeen. Maxay is dhamaan.
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Сағат бұрын
Maxay awood leeyihiin camala iyo trump waxa awoodu tahay tii allah Awooda gaaladu wa odayay beenta ku faanan odayasha godka kujira maamula Amerika waana yuhuud wbt.
@abdihamidkashka
@abdihamidkashka 55 минут бұрын
Oo hada yaa loo codeynaa marka? Labadas umbaa sharaxane. Trump iyo haris
@yusufmohamud1237
@yusufmohamud1237 Сағат бұрын
بس الدمرقطر
@TheAlishire
@TheAlishire Сағат бұрын
Boorka nimankaan odayaasha wataan waa yaan loo codayn democrat Republican ??????? Nimankaan naguma cusub
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Сағат бұрын
Trump ba ka xun biden kkkk waxba ha u codeynina Falastiin allah umaqan .wbt
@faisalabdi7069
@faisalabdi7069 2 сағат бұрын
oo Abandon Trump boodh ah maxay uso qori wayen miyay ka baqeen waxa fiicnayd oo fair ahaan lahayd inay labadodaba boodh kuso qoraan lakiin hariis keliya inay kenan waa exasho
@sacaadaat3178
@sacaadaat3178 Сағат бұрын
MAYA WLL.HARRIS WAA DEMACRAT IYAGUNA DEMACRAT KALIYA BAY U CODEEYAAN DRUMP WALIGIIS LOOMA CDEYN JIRIN.FROM KENYAAA
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 2 сағат бұрын
Shabasb caadi ah oo ka qarxay Mareykanka iyagoo falastiin ku gabanaayo. Iskaga soo taga no, kac orodoo tag Sacuudiga dhalasho ha lagu siiye iskaba daa cod inaad bixiso kkkkkk maxaa kaaga jiraa Israel iyo Falastiin dagaalkooda Addoon Cabiid caadi ah baad ka tagay carabta dhexdeedee kkkk war kac orodoi caawi reerkiina ku baahan Somaliya
@arimahaislaamka7995
@arimahaislaamka7995 2 сағат бұрын
𝗡𝗶𝗼 𝗶𝘀𝗹𝗮𝗮𝗺𝗸𝗶𝗶 𝗻𝗮𝗯𝗶 𝗺𝘂𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗺𝗲𝘀𝗵𝗮 𝗸𝘂𝗺𝗮 𝗵𝗮𝘆𝘀𝗮𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗱 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻 𝘄𝗮𝗮 𝗶𝘀𝗹𝗮𝗮𝗺 𝗮𝗺𝗲𝗲𝗿𝗶𝗸𝗮𝗮𝗻 𝗮𝗵 𝘂𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗵𝗮 𝗮𝗳𝗮𝘆𝗻𝗶𝗻𝗮
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 2 сағат бұрын
Harris waxay rabta qaxotiyalka inay marekan kento mxa waye waxa ledahiin.
@arimahaislaamka7995
@arimahaislaamka7995 2 сағат бұрын
𝗧𝗮𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗸𝗮 𝘀𝗶𝗶 𝗱𝗮𝗿𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘄𝗼 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱𝗼 𝘀𝗵𝗲𝗲𝗴𝗮𝗻𝗮𝘆𝗮 𝗼𝗼 𝘂 𝗰𝗼𝗱𝗮𝘆𝗻𝗮𝘆𝗮 𝗱𝗼𝗼𝗿𝗼𝘀𝗵𝗼 𝗴𝗮𝗹𝗲𝗲𝗱 𝘀𝘂𝗯𝘅𝗻𝗹𝗮𝗮𝗵 𝘄𝗮𝗿 𝗺𝗲𝗲𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗱𝗵𝗶𝗻𝘁𝗮𝘆
@umxababa3545
@umxababa3545 29 минут бұрын
Gaalo keliya ma deggana dhulka, jaahilnimada waa dhib
Xog Culus: Sh Abdirahman Bashir "yaa badali doono Ismail Cumar Geele"
1:01:37
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 34 МЛН
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 269 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 41 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
Short Film Maxaa laguu soo ceershay? Oomaar Barbar, Diidan iyo Sumaya
20:39
ما الذي يجري في المنطقة
54:48
قناة عواد الزايد
Рет қаралды 39 М.
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12
Martin "Wejiga cusub ee Isbadalka Somaliland ku imaan kara"
20:06
Xogmaal Media
Рет қаралды 6 М.
MA DHAB BAA IN LA DILAY? | XOG CUSUB | MEEL AAN LAGA FILANAYN
18:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 15 М.
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 34 МЛН