Waa sual ninkan walan shalay marko mucaaradka ahay waxo dhihi jiray ma ihilmamay doorasho hala qabto ku qeyli jiray Kanye asigo jogo Ethiopie waa cadow manta kanye cadow ah Ethiopie walalahen ah miya mida kale maxo wada dorasho ma ficno aniga wax kasto fahansan aan wadi karo aniga aan sii joogo lakin ninki ka horeyay asigo nabad qabo bo kugu warejiyay aniga wadayo kuma henin tartan bo galay dorasho adigo madaxweyne mad qabanin se dorasho qof iyo cod ku qabanesa 4 sano inte jirtay mamul gabaled ku duul iyo hebel hala caayo iyo xaflado hali qabto ha liku sawir iyo walalkey abiy ahmed bad ka bixi weyday adeer hogaamiye ma tihid beenti hore aad ushegtay aaway gurigi dumo anaga diseno kii qarax so shego 100 kun la sinaya jidadka waan furaya diyaad safar badan ma galayo subxanalahi bisinkow war xisho madaxweyne hore ina weerardo oo ka mudan ixtiraam xata waad gara weyday war adiga maxkamad xabsi daaim ku fican tahay qof ka been badan aduunka kuma nool
@muhmuh54152 жыл бұрын
Guuleyso
@hersijama69052 жыл бұрын
Soomaaliyey ALLE ayaan idinku dhaarshay ee fiiriya wajiga Farmaajo waxa ka muuqda DACIIFNIMO, FULAYNIMO, BEENLOWNIMO, Waa ninka kaliya ee isku dayay in xildhibaan walba ee soo baxa uu noqdo mid isaga taageersan, walaalkii la dhashay ayaa u sheegay runtii ugu fiicneyd kuna yiri caqliga kugu jira ummaddan kama dhex shaqeynayo ee isaga tag, ayaan ku iri ayuu yiri. '' isma soo sharaxayo, nabadon baan noqonayaa'' waxaa u danbeysa sidaas uu u hadlayo. ALLE WAXAAN KA BARYEYNAA NIN KAA KHEYR BADAN INA DHAAF FARMAAJOW.
@rasmirasmi7572 жыл бұрын
Gull iyo gobanimo
@medkadar59292 жыл бұрын
Guul iyo gobanimo
@ಆಡಣ2 жыл бұрын
Guuleeyso goorwalbaba inshaAllaah
@medkadar59292 жыл бұрын
Welcome back for a nother 5 five years
@carabbushaaro14812 жыл бұрын
Qofkasta oo samaali jecel waxan leenahay formmajo
@canababdikadir79322 жыл бұрын
Farmaajo walee mafadhiyo
@fahmaomar47282 жыл бұрын
MW yaad laa hadleysa maa CBB ayaad waxa ùu sheegeysa