Sheekh General Jiir | Fadlan Baarlamaankoow Farmaajo Markale Noo Doorta! Fariin Culus.

  Рет қаралды 63,821

Qarri Jiqood

Qarri Jiqood

Күн бұрын

Пікірлер: 173
@bashiirnor6441
@bashiirnor6441 2 жыл бұрын
Shiiqòw ilaahay ha kaa jaaseeyo hadaladaada
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 жыл бұрын
formaajo? subxanalaah !!! sheikhu wu abtirsaday maanta....
@ahmedabiib8548
@ahmedabiib8548 2 жыл бұрын
Ma shala habalyo she in shala madaxwane farmajo guulayso iyo somali guul golaha shacabaka wa qaranimo
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 2 жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 needs Farmaajo Somalia 🇸🇴 ❤ ❤ Farmaajo guulayso ❤
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
Somaliia Waxey Rabtaa Shareecada Islamka Ma Rabto Gaalada Somalia Kala Qeeeb Qeeb Saday Qaatay diinta Christian Ka ama Demuqradiyada Diiiday Shareecada ISLAMKa iyo Sarakiiisha Shaarbaha Waa Wayn Muslimiin Mahn WAA Ilmo Yahuudeed Dhiiiiigooda Malkooda Dhacooda WAA Xalaal Meel Walboo WAA Lagu Qarajin Karaa Ragan Calmaaniiyiinta ah WAA Gaalo Xarbi Ah Hala Laaaayo Baan Leeyahay Ayaga Iyo intaa Rabto AAN LA Qasbin WAA Mushrikiin Bari Waxan Ka Ahay Dastuuurka Eee Qorteen Gaaalada Somalia Qabsatay
@transsomalirealestate3004
@transsomalirealestate3004 2 жыл бұрын
Inshaallah Madaxwayne Farmajo guulaso 🇸🇴🇸🇴✊✊🤲
@AbdiqniMaxamd-o5p
@AbdiqniMaxamd-o5p 2 күн бұрын
Guulguul
@xaawaluulaa4299
@xaawaluulaa4299 2 жыл бұрын
Mid ka kheyr badan allaha nogu bedelo Amiin
@AbdiqniMaxamd-o5p
@AbdiqniMaxamd-o5p 2 күн бұрын
Waaloobaahanyaxahay xabiibumalaayiin,mw.farmaajo
@deqomuxdiin4546
@deqomuxdiin4546 2 жыл бұрын
Xasbunallh wanicmal wakiil laa xawla walaa quwata illaa billh
@ciiseadenhassan7591
@ciiseadenhassan7591 12 күн бұрын
اللهم صل علي محمد وعلي اءله واصحابه الاخيار وسلم تسليماكثيرا
@farhanwarsame7623
@farhanwarsame7623 2 жыл бұрын
Shiiikh Allaha ku xifdhiyo aqoon yahay batahay somali hadi ay ahaan lahayd adigoo kale wax ba nagama halaabi lahayn
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 жыл бұрын
diinta iyo qabyaalada kala saara wadaad....
@highigheted8137
@highigheted8137 3 күн бұрын
maxan.marixan.miy shiekh
@ahmedabiib8548
@ahmedabiib8548 2 жыл бұрын
Ma shala habalyo in shala amina. Amina amina
@sahramohmed3409
@sahramohmed3409 3 күн бұрын
Farmaaj0 guuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@SalimcumarNaasir
@SalimcumarNaasir 2 күн бұрын
صدقة ياشيخ وجزاك الله خيرا وبارك الله فيك
@macalingarada.m.g6590
@macalingarada.m.g6590 2 жыл бұрын
Maashaa Allah Sheikh Abdirizq Jazakalllahu kheer
@boqorkakaftankainamohammed1448
@boqorkakaftankainamohammed1448 2 жыл бұрын
M.a sheilkh good point
@mahadmohamud9953
@mahadmohamud9953 2 жыл бұрын
Xasan kama dambayn dowladnimee xaaluf baa dhacaye, xaalmariya Ina sheikh cidlaad kaxamanayseene, xafiiskana kusoo celiya waa xeer ilaaliye'e
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 2 жыл бұрын
Xasanbaa gabyoo yiri Miyadaan i garaneen Nikii gaabnaabaan ahay Gurguuran jiran ahay Dhacay guunyadaan ahay Goof reebinbaan ahay Gabdhihii gadaan ahay Gaal u sujuuday baan ahay Gabre caashaqaan ahay ........................................ Waa kun line iga soo codso hadaad Rabto Hassan sheekh inaad barato Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@sahramohmed3409
@sahramohmed3409 3 күн бұрын
Sheikh. Cilaad.guuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@siciidmaxamed6188
@siciidmaxamed6188 2 жыл бұрын
Siyaad bare ayuu dulmiga ku raacsan ma farmaaju ka soo hadhayaa
@abdikaniabdullahiosman118
@abdikaniabdullahiosman118 2 жыл бұрын
Masha'Allah Sheikh Cabdirizakh .
@SiimSaam-l3m
@SiimSaam-l3m 2 күн бұрын
Mashallaha janarale allaha ku xafiido aamin ❤❤❤ilawo soomaaliya allaha iskeno ilawo aamin aamin
@abdullahiabsuge2790
@abdullahiabsuge2790 2 жыл бұрын
Farmaajo wuxuu yiri islaamka waan sheegtaa ee kumadhaqmo
@barkhadxadi8483
@barkhadxadi8483 Күн бұрын
9:29
@siciidmaxamed6188
@siciidmaxamed6188 2 жыл бұрын
Dhiiga farmaajo iyo fahad daadinayaan baad dad islaama saaraysaa
@binisse8738
@binisse8738 2 жыл бұрын
isbedelka socda iyo mar 2aad iyo madaxwayne farmaajo insha allah guul
@duniyomahamud9232
@duniyomahamud9232 2 жыл бұрын
Farmaajo Xukun Danbe arki maayo Mariixaan Danbe lagu sirmi maayo balaayada dheg dhega badan oo aan Caqliga laheeyn oo isma ceshatada Ah .
@mohamedguled4835
@mohamedguled4835 2 жыл бұрын
Qabiil NACAYB waa cudurka ku dhaca Qalbiga madobaday 💊💊
@yusufal9239
@yusufal9239 2 жыл бұрын
Sheekhow Aaway Ikraan Tahliil
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 2 жыл бұрын
Ma dadkii dhintaybay ka fiicnayd
@wardihassan2960
@wardihassan2960 2 жыл бұрын
Jiir waad fashilanty ilaahow hanagu soo celin farmaajo
@siciidmaxamed6188
@siciidmaxamed6188 2 жыл бұрын
Maanta ka hor waa dhagaysan jiray laakiin inuu yahay shiikh baan moodi jiray show waa daalin mujrimiinta taageer
@ubaxabduqadir7822
@ubaxabduqadir7822 2 жыл бұрын
Maasha Allah maasha Allah maasha Allah sheikh
@cumarcali1786
@cumarcali1786 2 жыл бұрын
Kan hadaan idhaahdo waa gaal ku danbaabi maayo alle naarta haku geeyo
@abdulqaadirali2072
@abdulqaadirali2072 2 жыл бұрын
in uu ciidamo itobiya in uu ku weeraro baydhabo
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 2 күн бұрын
HUUHAA HUUHAA HUUHAA HUUHAA HUUHAA WAABA LOO HIILIYEY OO LAGA XOREEYEY MAGUDBIHII
@cabdalamaxamed8516
@cabdalamaxamed8516 2 жыл бұрын
sheeq alaah ulaabo dal iyo dad warkama hayside
@jibrilculusow5413
@jibrilculusow5413 2 жыл бұрын
Sheeq saaxir Alaha nagaa qabto Qayanadaada
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 2 жыл бұрын
Kuwa Sheikh aad lahadleyso Allaha soo hanunsho.
@MustafekahinKahin
@MustafekahinKahin 2 күн бұрын
Munaafaqiintu quraanka way akhriyi jireen jeneralkan maanta sheekha inoo noqday waa dambiilayaashii soomaali soo xasuuqay waana dambiile nool oo diinta inoogu gabanaaya
@mahamuddahir3830
@mahamuddahir3830 2 жыл бұрын
Caqli xumida iyo caadifadda beenta ahi ee aayadaha Quraanka si khaldan loo fasiranayo oo duufka iyo dhareerka la isku darayo waxay ka mid tahay waxa CBBda qaybta wadaaddada Soomàalida ay ugu ololeeyaan qofka ay doonayaan inay ku taageeraan doorashadiisa , Midkaani beenta akhrinaya wuu caddaystay taageeradiisa Mana xuma inuu qof taageero laakiin Diinta in lagu qaraabto oo dadka loogu ololeeyo waà wax àan bannaanayn . Diintu iyada ayaa wadata qorahaheeda siyaasadeed kana madax bannaan in xisbiyo iyo xubno àan iyadana ku dhaqmaynin la daba galiyo. Bal wadaadkani xiiqsani wuuba xiiqay laakiin dhaarta Faraha badani uu dhaaranayo ee uu leeyahay diintiinna ilaaliya oo u hiilliya oo ma dowlad.baa Soomaaliya ka jirta oo Diinta u hiillinaysa? Wuxuu yiri dowladdaasi intii ay jirtay dilka wuu yaraaday wixii ka horreeyay àad baa la idiin layn jiray oo markii saraakiisha dowladda iyo madaxda qaarkood ee xafiisyadooda lagu dhex dilay iyo kuwa kale oo hadda taagan oo saraakiisha dowladda ay ku eedeysanyihiin oo Ikraan ugu dambaysay raggii ku eedeysnaa xasaanad looga raadiyay golaha baarlamaanka inay ka mid noqdaan si looga badbaadiyo in lagu qaado faldambiyeedkaasi ay galeen wadaadka duufka iyo dhareerka isku daraya uma tirsana miyaa ? qarixii zoobbe ee lagu baaba,ay ma ahayn miyaa goorta uu dhacay xilliga dowladdaasi ay jirtay ilaa hadda waxay qaraxa ee dhacaya ma aha miyaa amni darro dalka jirta. waxa mar waliba ka dhacaya muqdisho ee askari ciidammada ka tirsan uu rasaas shacabka ku furaya oo dilaya ma aha miyaa amni darro jirta. Askarta lagu eedeynayo inay shacba ku laynayaan iyaga mobillada dadka ka furanaya ma aha miyaa amni xumo jirta . Ciidammada lagu eedeynayo iyaga ku labisan Dharka ciidammada ee la yaqaanno oo waayeellada intay kala baxan goobaha barakacayasha ee kufsanaya ma aha nidaam xummo iyo amni darro? Cadowga shisheeyaha ayuu cunaha qabtay àad ku sheekeynyso Qalbi Dhagax Tigree loo dhiibay Aby Ahmed dalka gacanta loo galiyay oo badihii loo saxiixayee ma aha miyaa cadow mise waà mataanahaaga.? Haddiiba intaa àad qiri waysay oo cadow baa cunaha la qabtay àad aaminsantahay qof runta sheegayaa ma tihid beentaa kuu xalaal ah. Qof waad taageei kartaa adiga oo qof ah laakiin Diinta yaan làga been sheegin magaca culimana yaan lagu qaraababin waligoodna way jireen wayna jiraan Kuwa culuma sheegta oo jiifsada madaxda ialbaabadooda oo xaaraanta u xalaaleeya. Marka kala saar Diinta duufka iyo dhareerka iyo dhaarta beenta ahi.
@realityreality8301
@realityreality8301 2 жыл бұрын
Khayr Allaha kusiiyo waad asiibtay!
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 2 жыл бұрын
Subxaanalaah subxaanalaah Xildhibaan dhageyso sheekh
@mahadmohamud9953
@mahadmohamud9953 2 жыл бұрын
Farmaajo 5tii sanuu joogay dhibaatooyinkaa sheegaysi muxuu wax oga qaban waayey
@CabdikariinIbrahim-kj9cw
@CabdikariinIbrahim-kj9cw 5 күн бұрын
Madxawene uku ficaan waa farmaajo lakiin waa laga eexdi hadii soomaliya rawaan dolad ha laaso ciliyo mudune farmaajo guul
@cumarcali1786
@cumarcali1786 2 жыл бұрын
Dimuquraadi ayuu taageerayaa kitaabkii alle ka tagay oo ka doortay dustuur gaalo dhoodhoobtay markaasuu leeyahay janaaan ku doonayaa iyo raali ahaansho
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 2 жыл бұрын
Ilaahay umada soomaaliyeed markale farmaajo ma horkeeno waaba kacaan kiiye noolow siyaad baaba nadhibtaye midkalaa wax ka khayre badan insh Allah
@siciidmaxamed6188
@siciidmaxamed6188 2 жыл бұрын
Wadaad dhubtahe waa qabyaali khayar ma qabo in la dhagayston ma mudna
@highigheted8137
@highigheted8137 3 күн бұрын
walahi wa.sax
@abdulqaadirali2072
@abdulqaadirali2072 2 жыл бұрын
urdogan intuu wax ka dhisay muqdisho aan ahay hal hospital ma ka dhisay gobol kamid ah
@hibomahamed5147
@hibomahamed5147 2 жыл бұрын
mudane madaxweyne guulayso 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@xaawaluulaa4299
@xaawaluulaa4299 2 жыл бұрын
Illahey noma so celsho farmajo
@Caliyare1475
@Caliyare1475 3 күн бұрын
halodorto guulayso nabad iyo nolol
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 2 жыл бұрын
ALLAHU AKBAR
@AbdirahmanSuudi-ex7vp
@AbdirahmanSuudi-ex7vp 3 күн бұрын
Shiikh seydaanoow markale ma dhaceyso
@abdurizakmaxamed331
@abdurizakmaxamed331 2 жыл бұрын
Baldayaay wakaa nabsigii Soo cadceedsadaye Ina iley iyo Ina foormaajo awood xukun bay usheegteen qalbi dhagax allese waa uga hiiliyey Ina iley waan Soo aragnay isagoo jeebaysan insha allaah Ina foormaajo na dhawaan waa la arkin isagoo jeebaysan abxaaro digree meel haku galiso qof Muslim ah oo gaalo loogacan galiyo cawaaqib xumaday leedahay aduun iyo aakhiroba waad Marin Ina foormajow
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 2 күн бұрын
SHEEKH SIYAASADA SOOMAALÌYA MAXAA KAA GALEY
@leymoonl4297
@leymoonl4297 2 жыл бұрын
Farmaajo itoobiyaan Allah nooma keeno
@farduusaabdiraxman
@farduusaabdiraxman 2 күн бұрын
❤❤❤❤
@aqoontaislaamkabaro
@aqoontaislaamkabaro 2 жыл бұрын
BUSHAARO BARASHADA CARABI KA BARO BARTAN ADIGOO JOOGA GURIGAAGA GOOBTAADA GANACSI.......
@jamalsheekh808
@jamalsheekh808 2 жыл бұрын
War sheikhna ma timid tuug yahow diinta ka reeb siyaasada kaataib
@abdurizakmaxamed331
@abdurizakmaxamed331 2 жыл бұрын
Markii Ina siyaad barre warwadaada laynayey wadaadadii jeebka dawlada ufurnaa xaqii weyka aamuseen niman Yar oo masaakiin ah dowladana aan kutiirsanay baaxaqii kahadlay oolalaayey inmaanta wixii gabood falo wadanka kadhacay dad culimo lagu tuhunsanaa aytaageeraan waxa iscaadi ah duul duulka dowlada baasoo gaadhay waa kuwa hudheelada laga bixiyo eedowlada uguul wadeeya
@siciidmaxamed6188
@siciidmaxamed6188 2 жыл бұрын
Dakad barbar yaa qabasaday waa naloo dhisay waan intifaacsanay imaaradka beenta ka daa oo qadar xumaanteed sheeg
@abdifatahabdi3812
@abdifatahabdi3812 2 жыл бұрын
Sheekhii Geesiga Ahaa
@Country-less
@Country-less 2 жыл бұрын
Allahu akbar
@hasanmustafmukhtar4202
@hasanmustafmukhtar4202 2 жыл бұрын
shiikh waxaad ku hadashey hadal qiimo leh
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
Mahd Alleh Waxaa Ah Inan Maalin Walbo AAN Baranayno Wadaadada Calmaniyiiiin ta ah Diiday Shareecada Islamka Raacay Gaalada Somalia Kala Qeeeb Qeeb Saday Qaatay diinta Christian Ka ama Demuqradiyada Diiiday Shareecada ISLAMKa Iyo Waxiiii Raaco AAN LA Qasbin Waa Mushrikiin Hala Laayo Ragan Baan Leeyahay Wadaaado Mahn WAA Shayadhiin Albababka Jahanmo Taagan Dadka WAA In Laga Qabtaa
@amanoffewwords8714
@amanoffewwords8714 2 жыл бұрын
10:27
@abdirahmanmohamed5908
@abdirahmanmohamed5908 2 жыл бұрын
Sheikh ma,ahan wa nin daaroodnimo kala weeyn tahay dal iyo diinba,
@yaasircumar6558
@yaasircumar6558 2 жыл бұрын
Maalinki uu umada xasuuqayay magalada beydhaba maxaad kaga hadli weeysay mida kale shekh baaba sheeganeysaaye sharcan markaan ulaabano ma banaan tahy doowladaan dima qoraatiyada ah lehna waxa lagu magacaabo sharci dajin Waxaad u bahaantahy tasxiix caqiidi ah Diinka aad baratay haka been sheegin
@abdirahmangaarane2935
@abdirahmangaarane2935 Жыл бұрын
Maanta inkaarta ugu weyn waxay heysataa ama ay ku dhacday kuwi ka hiiliyay Farmaajo iyo Soomaali oo dhan hase yeeshee Farmaajo illahay wuu u dhib yareeyay oo masuuliyad culeyskeeda leh baa laga riday iyagina imtixaan baa helay oo heysta inkaarti iyo cuqubadi umada Islaamka ah ay ka galeen baa heysata oo ay u sii dheer tahay tii Illahay iyo xisaabtii dambeysay.
@Burcad
@Burcad 2 жыл бұрын
Allahu akbar!!
@MohamedAbdi-hj3rk
@MohamedAbdi-hj3rk 2 жыл бұрын
Janaral fashilantay muslin ha u diidin muslin kale waa sidee jiirow
@yusufmohamed2000
@yusufmohamed2000 2 жыл бұрын
chanelkan meel aan u raacaan garan la ahey.maalina sidii foxnews xagjir maalina cnn xagjir.lool ya ila arkey arintaa
@naciimahassanhassanibrahim5620
@naciimahassanhassanibrahim5620 2 жыл бұрын
Frmjo guuuul
@Somalilandforever
@Somalilandforever 2 жыл бұрын
Wuxu noqday fiqi tolkii kama janno tago. Lacagta imaaraadku waa xaaraan ta Qadarna waa xalaal. Waa wadaad Faqashmaajeysan.
@fartunkalay909
@fartunkalay909 2 жыл бұрын
War sheekadan darood maka dalan miyaa filmantan nagadaya ee sixirka dhiman
@sharmarkeadan1709
@sharmarkeadan1709 2 жыл бұрын
Tuug ilaahay kafurtay
@mohamedguled4835
@mohamedguled4835 2 жыл бұрын
Culumada Ruuxa Caaya Calaamoyin xun xun ayuu kala kulmaa Aakharana way sugaysa Cuduro xun iyo afka bishimaha ayaa rifma we
@hamudduale3393
@hamudduale3393 2 жыл бұрын
Wax aan kan oo kale ku sheego garan maayo, waxaan uu odhan karaa dadnimada ayaabu cay ku yahay
@omararab9044
@omararab9044 2 жыл бұрын
Wadaad daarood wakaa aaway kuwii Hawiye ee maarkii Xasan sheikh joogay lahaa cod kiina ku cibaadaysta dadku kala duwan
@gudoomiyelabasuul8297
@gudoomiyelabasuul8297 2 жыл бұрын
Ha ku waso farmajo sheeko daarood ayaad wada
@UmuHinda
@UmuHinda 22 сағат бұрын
imaaraat baraka mallaha balaayo allaha kurido shikhow runbaa sheegtay
@MaalinCusubTV
@MaalinCusubTV 2 жыл бұрын
Sheikhoow soomaali wxey laheshiin la'dahay illa maanta wa in qofwalba nosheego ina doorano qofku jecel yahay. Ee hadaadan wax intaas kaduwan heynin, Kitaabka nagabadan ee no aqri. Farmaajo haladoordo kulaha, culumadi xata qabyaalad ee kusodareen. YAAB BADANA 😁😁😁
@AaminoCabduqadir-w8n
@AaminoCabduqadir-w8n 2 күн бұрын
Soomaali kumaa dhaqman diin illahoow soomaali hannuni oo qabyalada iyo qurunka nagasar oo nabad nasiii
@leymoonl4297
@leymoonl4297 2 жыл бұрын
Farmaajo itoobiyaan saa rabto utaageer laakin Mujrim Farmaajo haku lifaaqin Aayadaha Allah. Duff kugu baxday kan 5ta sano koomo miyuu kujiray
@Somalilandforever
@Somalilandforever 2 жыл бұрын
Waa wadaadadii waagii Af-Weyne Barre odhan jiray xoolaha dadka iyo dumarkooduba waa xalaal, subxaanalaah wadaadkanu Alle iyo aadamiba uu u gafay. Goormuu Farmaajo musuqmaasuq ka xoroobay? Miyaanu iibsan codadka uu ku yimid imikana aanu damacsaneyn in uu laaluush xad dhaaf ah bixiyo si uu madaxweyne u noqdo?
@realityreality8301
@realityreality8301 2 жыл бұрын
Waa wadaad indha xiran mase wuu is tirayaa waa yaabe!
@khadarelmi9787
@khadarelmi9787 2 жыл бұрын
Emaraat ayaa cadowa ah Qatar ayaa saciima bal waxuu noo sheegayo dhagaysta munaafaq kabiir baa tahay
@AbdulkadirAli-hi2nr
@AbdulkadirAli-hi2nr 10 күн бұрын
J 4:35
@aminoabdi5277
@aminoabdi5277 2 жыл бұрын
Shiikhu wuu duceye lakiin lamaqadan taladisii
@ahmedmahamud1013
@ahmedmahamud1013 2 жыл бұрын
Sheekhow miyadan dhimanayn Ninkaan dilaaga ah maxa ku jeclaatay Ninka fahad yaasiin isku dhigay oo danbiila Ah
@somalistars1320
@somalistars1320 2 жыл бұрын
😥😥😥
@nuurayeeyo4271
@nuurayeeyo4271 2 жыл бұрын
Dadku laayey meelku sheeg wadaad xumow kaama aanan yeelin
@KusiteKusite
@KusiteKusite 2 күн бұрын
@abdullahiabsuge2790
@abdullahiabsuge2790 2 жыл бұрын
Lkn horay ayaad uga sheekeeysay in aad niikinjirtay
@MohamedAli-lc7yn
@MohamedAli-lc7yn 2 жыл бұрын
Cagdabe
@American_patriot110
@American_patriot110 2 жыл бұрын
Sheekhu muxu afka uga wareejiyay Kenya, madama Farmaajo no sheegay iney tahay cadawga kowaad Wadaadku imaaraad buu nagu wareeriyay. Kenyana ma sheegin 🤣😂cadawga somaliya Cadaalad u samee
@iqrishosman550
@iqrishosman550 2 жыл бұрын
Mahamed salad isagu kenyuu deganyahuu kashaqeeystaa ganacsiyada ugu waaweyn iyo xarumo waxbarasho kuleeyahay.
@iqrishosman550
@iqrishosman550 2 жыл бұрын
Mahamed salaad isagu kenyuu daganyahay weliba ganacsiyada ugu waaweyn iyo xarumo waxbarasho kuleeyahay lakin waxan umaleynaa mardhow in surka lasoo qabto odayga aamuskaa uroonaa asaga iyo farmaajoba waxa uroon mayaqaaniin
@American_patriot110
@American_patriot110 2 жыл бұрын
@@iqrishosman550 lol 😂 warunta walal. wadaadka inu siyaasada ka joogo ba u wanaagsaneyd, oo uu dib ugu noqdo howshiisi hore ee lagu dabagalayay dadka is qaba oo kale qaraabta 😂
@MohamedAli-lc7yn
@MohamedAli-lc7yn 2 жыл бұрын
Hargeysa
@axmedsaadaq1394
@axmedsaadaq1394 2 жыл бұрын
Adeeroow sunada ha ceeweyneyn
@mohamednur4681
@mohamednur4681 2 жыл бұрын
Farmajo guul
@aminaosman1520
@aminaosman1520 4 күн бұрын
Warshiiqaan waashabaab cadi ah farmajana allaa nadha fiyey rebalance weydaro sheeydanoow
@-jf3fu9fb8b
@-jf3fu9fb8b 2 жыл бұрын
khudbadda jumcada waa in af-carabi lagu aqriyo .
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
Wadaaad Beenta Hanaga Sheekin GAalo Xarbi Ah QAATAAy Diinta Christian Ka ama Demuqradiyada Diiiday Shareecada ISLAMKa iyo Sarakiiisha Shaarbaha Waa Wayn Muslimiin Mahn Nama Xukumayaan Hala Ogaaado Gaalada Somalia Qifka Racaaayo Asagooow og Ha raaaco Hana Galooowo Baan Leeeeyahay Galada Somaliia Xukunto iyo Waxiiii Raaco Qoorta Halaga Jaro Baan Leeyahay Kanooow Miiiiran Hala Dilo Baan Leeyahay Wadad Mahn WAA Shaydhan Weyaan
@asadcanjeex8332
@asadcanjeex8332 2 жыл бұрын
Shiiqa hadalkiisa alaqato waa ruun Buu sheegay halamaqlo hadalkaas
@umucabdinasir5894
@umucabdinasir5894 2 жыл бұрын
Sheekhow ilaahey ka cabso maxaa uga hadli weysey markii hooyooyinka ooyaayeen oo ilaahada ay layihiin Iyo ikraan hooyadeed ay ooyeysey Marka ilaahey kii kheyr noo ah ilaahey soomaaliya ha u keeno
@Ahmed.252
@Ahmed.252 2 жыл бұрын
Shiiq cbbbbbbbbbbb
@siciidmaxamed6188
@siciidmaxamed6188 2 жыл бұрын
Qabyaaladiiste
@hibaali4666
@hibaali4666 2 жыл бұрын
Xaqiiqo kan dhiiqo lukah kula jira
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 2 жыл бұрын
That’s true sheekha waa rutiis
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
Admiral Faarax Qare oo ka Sheekeeyay Taariikhdii General Maxamed Geelle Yuusuf.
6:56
Somali National Television
Рет қаралды 28 М.
Hadal Jeedinta Musharax Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo
14:56
DEG DEG: Khudbadii Farmaajo, muxuu ku sheegay?
7:42
Gaylan Media
Рет қаралды 8 М.
SHACABKII NAIROBI OO KALA DOORTAY FARMAAJO & XASAN SHEEKH YAA GUULEYSTAY OGOOW
16:40
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 275 М.
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН