Allaahu akbar saluu calaa Nabi muxamad salalaahu calahIi wasalam Dal ka iyo diin ta iyo dad ka jecel ba ha ina xafido Hooyoyin kana alle aakhiro iyo ifkaba ha xafido aamiin aamiin Kullmiyana guul iyo gobaniimo alle ha gaadhiisyo marwal ba sayid ali duul duulna waa salaamaya iyo hwadeenadaba❤❤❤❤
@IbrahimAhmed-kf3lv5 сағат бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد صلى الله عليه وعلى آله وأصحابه أجمعين
@MohamedHussein-yz2gp11 сағат бұрын
Kulmiye Guul , we will vote for our hero and freedom fighter Mr. President Muse Bihi
Maxamed cabdi sxb somalidu meela badan bay ku kala nool yihiin waxaa jira somalida itoobiya waxay la noolaadeen dalkooda itoobiya aniguna somalilandar baan ahay itoobiya anaga collanihin wakhtigii rijiimadii odhan jiray somalida iyo itoobiya waa col waa la dhaafay
@FarhiyaMaxamud-w1x5 сағат бұрын
Madaxwayne muuso markale ❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤❤❤❤
@mahadimaxamed-r6u12 сағат бұрын
Dalka oo laiibinayo iyo aan idilayo ee iicodee ayuu laha muse judan
@maxamedabwaan26737 сағат бұрын
Sida reer maraykan u diideen inay dalkooda habar udhiibaan idinkuna dalkiina doqon huruda hawdhiibina viva horseed
@allaacaddeeyayofficial46217 сағат бұрын
Uuh baa ku nidhi nabaduu ka hadlayaa ma tuu ceelka ku riday war muuse intaanu badaha iibin ina dhaafiya waa ifa talo hadii kale waligiin ooya
@IbrahimAhmed-yk5ls11 сағат бұрын
Waxay yidhahden Jabhadii gacanlibaax anu geynay Waxay qasab ku keeneen Doorashadii imakana Jabhada anu Qorulugud geynay waxay qasab ku keenayan in Ciro la Doorto
@safiaibrahim85138 сағат бұрын
SAAB TV WAXA ISKA LEEH WADANA ALI SAANYO WADANI BUU NOOQDYE
@hashimmohamed46986 сағат бұрын
Dhamman suldaamada halkiis jooga waa shaqale waxan dirtay ururkii ictiisam waxan laga maamaula meel aan garnayo waxan ay leeyahiin waxan ilaalinaya shaqada nalaoo dirtay.
@AbdiHassan-ln2ed11 сағат бұрын
Haa Haa calow qorulugud max ka yaal wadani iyokooxdiisa
@mahadimaxamed-r6u12 сағат бұрын
Judan ayuu tageeraya cali ilahay magaranyo judan
@abdisaaqjiirilbir187011 сағат бұрын
Inuu dhacayo isag iyo cali duul duulba
@SomalilandHargeisa-of5ng10 сағат бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@GuuleedGuuleed-bv6jw12 сағат бұрын
Abwaan sheydaan
@nuurnuuraan862411 сағат бұрын
Maxaad diiday ma muuse cid dhaanta ayaad haysa
@abdirahmandheere846510 сағат бұрын
ABWAN ALI HAWEENKU WAA DHAB SHARAFTA BALADHAN AAD SHEGTEN ADIGA IYO MADXWAYNUHU, WAXSE JIRTA IN 50 KUN ETOBIYANKU DHIB KU HAYAN KANA SHAQAYSAN KARI LAYIIN OOY SIDA MALKUL MAYDKA DUL TAGAN YIIN.
@babwaaqoibraahim193 сағат бұрын
Dumarku waa maato oo kii isaga qiiraysiiya way iska daba yaacaan ilhy raga hanoo hagaajiyo haduu amaanay muu wax uqabto oo dhalinta shaqa usameeyo
@abdisaaqjiirilbir187011 сағат бұрын
Cali duldul waad la degtay odeyga 😅😅😅😅😅
@FardosFardos-u5j3 сағат бұрын
Madaxweeynuhu wuxuu dumarka aanu u saaarin Waxay tahay Wuxuu jecel yahay Dumar ku in aay guryahooda fadhiyaan waana Diiniyan Gurha aan fadhino Caruurta iyo guriga ogaano Waa sidaa
Mr abdilahi husein wllo.waan u ogahay waanan ku hambalyaynayaa hawshaa adag ee ree CIRJIIDHE TV inoo hayaan
@rashedomar22347 сағат бұрын
Laba idaacadood ayaa ilaa imika la hubaa in warbintoodu tahay biyo kama dhibcaan dadka wixii dadnimo iyo damiir lihina ay aad u shegaystaan hadalka ay yidhaahdaana aad halkiisa ugu tegeyso labadaa idaahadood 1-waa cir jiidha. 2- Al xaqiiqa
@SamatarAwal-i9y12 сағат бұрын
Inan ka jaamacada waayo arag ka soo saar CAllow .dag dagana yaree dheh oo su,aaluhu qaar macno keenaya soo diyaarso ku la Talin lahaa
@mahadimaxamed-r6u12 сағат бұрын
Cali cawa uu niyad jabsan yahay
@mohamedjibrill250811 сағат бұрын
Geesigs s/land u hiiliya
@moeawale489110 сағат бұрын
Qabiil isku urursada oo macawistiini yarayd iska soo xidha oo dagaalka gala ilayn awalba dawlad maydaan ahayne hadana ma tihiine ee reer yaroo kaliya oo riwaad dhigayaad ahaydeene kkk.