" Haddaan Doorashadda Wakhtigeeda Lagu Qqban Somaliland Waan U Baqayaa" Wasiir Hore Qabya-Tire

  Рет қаралды 25,370

SAHAN TV

SAHAN TV

Күн бұрын

" Haddaan Doorashadda Wakhtigeeda Lagu Qqban Somaliland Waan U Baqayaa" Wasiir Hore Maxamed Ibraahim Qabya-Tire

Пікірлер: 66
@osmanguled6591
@osmanguled6591 9 ай бұрын
Masha'allah ILLahay haku-xafiddo qabyatirre.
@somalilandigabadan7588
@somalilandigabadan7588 9 ай бұрын
Legend legend dhalay qabya tire run sheeg weye
@choukriali1710
@choukriali1710 9 ай бұрын
Àway caruurtaadii London
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 9 ай бұрын
Wariyaha aan ugu jeclahay somalida weeyi ninkaasi waa faro ku tiris,❤
@salebanxaajiibrahim6220
@salebanxaajiibrahim6220 9 ай бұрын
maxamed ibrahim qabyo tire waa nin rag ah walee waa ragga aan aad ugu aamini lahaa jsld indho la'aan waa muwaadin dhabba
@oumerdire5839
@oumerdire5839 9 ай бұрын
Wasiír ímaan tire imaàn la,aantàada ayàa qixiñ kàrta umada
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 9 ай бұрын
Mashallah Qabyo waa nin waxbadan og. .
@ahmedmahomed3056
@ahmedmahomed3056 9 ай бұрын
Waa wareysi aad iyo aad u qiima badan dakaasoo kale ayaa lawarestaa intaad marba faysal faaruq kale waresaneysaan
@SuldanAwalw
@SuldanAwalw 9 ай бұрын
siyaasi qabyo tire runtii wa halgamaa
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 9 ай бұрын
XEERKAASI WUXUU AHAA KHAYAAMO LALA HELAY GARXEJIS, MA AHAYN IN AY HABARJECLO AAMINAAN
@nasirgedi2811
@nasirgedi2811 9 ай бұрын
Yaad aaminays hadaa
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 9 ай бұрын
XADHIG QABASHO DEDGDEG AH CADOWGAN TIME DHAMAADAY EE XAASIDKA NOLOSHA SOMALILAND AH QABTA
@salebanxaajiibrahim6220
@salebanxaajiibrahim6220 9 ай бұрын
waa run waa weriye hibo fiican u leh saxaafada gaar ahaan dhaqan wanaaga
@amishah2023
@amishah2023 9 ай бұрын
Xusbi inoo samee anagaa kula dhisaynee gob baad tahay runti
@mohamedabib3057
@mohamedabib3057 8 ай бұрын
SALEBAAN GAAL HADII AAN LAGA QABAN DALKA AMA RABI INAGA QABAN WAAN U BAQAYA SOMALILAND.
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 9 ай бұрын
IRBAD DUN MA U GALISAY TAN LAND AH WAXAAD KA QABYEYSO MOOYAANE QUDHU QOOMAMO KAAGA BAXDAY ALLE KU QAAD WUU KU QAADAYBA INSHA ALLAH
@hyusuf2207
@hyusuf2207 9 ай бұрын
Habar waadebed Habar awaley
@funnyanimal885
@funnyanimal885 9 ай бұрын
Goorma ayuu Mr. Heelo huwanta ku biiray??🤔 Hayyaaaayyyyy🫣🫣🫣
@MaxamuudCabdilahi-gb3sl
@MaxamuudCabdilahi-gb3sl 9 ай бұрын
Sheekada huwanta marka meelfiican marayso waa doorasho hadaan la qaban waa u bawayaa .marka dagaal jirona nabad halagu baaqo haiikale waa u baqayaa
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 9 ай бұрын
Waxogaa aqoon la,aanbaa hYsa odayga
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 9 ай бұрын
Heelo Habeenkii hubso hadalkaad Qudhunka waydiiso Haddii kale Hogbaad cagaha la gali huwan yahayow liita
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 9 ай бұрын
LACAG KU QAADATAY DUMINTA DALKA KUNA SOO GABATAY DOORASHO IYO XISBI QABTA CADOWGAN DHINTAY
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 9 ай бұрын
Somaliland waxba ha u biqin way ka raysatay dilalintii maska madaxweyne ee xirsi ,iyo xaarwalwaladiisi ,viva somaliland
@siedmeash515
@siedmeash515 9 ай бұрын
1994 ilaa maanta ayaad cuneysay hadana waad qaawantey markaa maxaad ku dhargaysaa
@ahmedalisudi6046
@ahmedalisudi6046 9 ай бұрын
Odaygii waa ex dunbuluqdii hore
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 9 ай бұрын
hanbalyo Somaliland wanu guulaysanay citirafaki Ethiopia ina siisay cadowgow ciil u dhimo guusha wa ta ilahay manta wata la ina citirafay mucaridow muuse idinka badi mar haduu citirafki soo helay wuu guulaystay u sacabiya
@MubYus
@MubYus 9 ай бұрын
Doorasho ha dhacdo , waxay noqotaya dan gaar ah.
@MohamedAli-si8bo
@MohamedAli-si8bo 9 ай бұрын
Qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka 😂😂😂😂😂😂😂😂
@suberh8985
@suberh8985 Ай бұрын
Qabooy waa inoo 3 billod ka dib
@waayeelcumar5546
@waayeelcumar5546 9 ай бұрын
Waxani ma dawladbaa mise waa reero reero cashuura?.
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 9 ай бұрын
Laakiin iinsha allaah markuu maxamud xaashi qabto igu eega miyaa tolow?
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 9 ай бұрын
Muuse biixi xamar ayuu jaga ka haystaa
@mohamedmohamud7890
@mohamedmohamud7890 8 ай бұрын
Qabyo nin walba wasiir soo noqdo intuu xatooyo xoolaha dadwaynaha boobo oo uu ku caan baxay boobka hantida dadwaynaha unbuu hadhow mucaaradnimo sheeganaya si uu ugu qariyo tuuganimadiisa ama xatooyadii xoolaha dadwaynaha lkin eedeysanow waa lagu og yahay waa lagu abaalmarin
@ismacil9022
@ismacil9022 9 ай бұрын
Waar aduunkiba lalamacamilaya haday barbara tahay haday jabuuti tahay xukumada taagera doorasho islayaaba
@ibrahimabdi2955
@ibrahimabdi2955 9 ай бұрын
Hadii dagaal dhaco Qabyo adhiile ahaan maayo hantidii uu umadda ka xaydayna haysan maayo
@salebanxaajiibrahim6220
@salebanxaajiibrahim6220 9 ай бұрын
adeerkaa tii uu dadka ka dhacay maxaad dadka ugu sheegi la'dahay adigoo waliba uu muuse kuu ader yahay
@goodoldvine
@goodoldvine 9 ай бұрын
Wa dad Wacan lkn Dawlad xumaystay
@NuraQallib
@NuraQallib 9 ай бұрын
Waa sax hadalkaagu
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 9 ай бұрын
KAN KU WAREYSANAYA KAA LIITA ALLE KU QABAY WHY AAD U XAASIDI NOLOSHA EE DAGAAL U DALBAN DULI WAXASH AH
@AxmedMaxmud-qs6ty
@AxmedMaxmud-qs6ty 9 ай бұрын
Heeloooy weliwaxaad ku jirtaa heleelooy heleelooy waar xadkaaa lasoo taabanayaa looxyahow
@NuraQallib
@NuraQallib 9 ай бұрын
Iska hadle maxaad carartaa lugoba malihide ciidankii qarankee 32ladhisaayay iyo hubkiiba hadiyad ayuu u siiyay dhulbahante
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 9 ай бұрын
Wasiir qabo
@ibrahimabdi2955
@ibrahimabdi2955 9 ай бұрын
Buunbuunta beenta ahi waxa maanka iyo makaxdda ka qaaday, tuug wal oo umadda xoolahoodii adhiile ku noqday maantana doonayaa inuu kurisi ku helo caydda qaranka
@qalinlechanel
@qalinlechanel 9 ай бұрын
Somaliland maalmo ka adag ayaa soo maray qarankan cidna looga biqi maayo
@NuraQallib
@NuraQallib 9 ай бұрын
Riyo ayaad kujirtaa
@qalinlechanel
@qalinlechanel 9 ай бұрын
@@NuraQallib adeer hore ayaa la isu bartay
@ThePrincipleExperience
@ThePrincipleExperience 9 ай бұрын
@@NuraQallibku noqo faqashland, qofna idinma rabo, xattaa Muqdisho waxay diyaar u tahay inay idinka saarto, dhammaantiin waxaad tihiin argagixiso oo xaasid iyo nacayb badan
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 9 ай бұрын
Waxa.leexiyay.waxa.weeyaan Ninka. Jubuuti.madax.waynaha.ka.ah Ee .kaligii.taliska.ah.ayaa.maskaxda.ka.badalay.oo.leexiyay.si. Danihiisa.ugu.fushado.markaa Ismaaciil.cumar.geele.wuu.ka.helay.dantiisii
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 8 ай бұрын
Somalidu waa sunta hargaha Waar ninkan siyaasadii qabyaaladu indhaha u ahayd idiinka tegey ee bariiskiisa u sahan tegey maxaad Ka rabtaan.,,, qaarbaa habaartamaya waa maxay inkaartan idinka sokeysaa,,, dadka ehlu naarka ah markay naarta galaan qolaba qolay nacdashaa
@mohamoudsaid471
@mohamoudsaid471 9 ай бұрын
kkk waa siyaasi hadana cadow ku ah dalka siyaasaday ku nacay talo ayaa qaranka uga meel tala in dad noocan oo kale ah halkooda lagu qaarajiyo
@NuraQallib
@NuraQallib 9 ай бұрын
Qof keliyaa soomaalilaan cadaw ku ah waana muuse biixi aan jihana uwadin wadanka iskafadhiya meesha isagoon cid dooratay jirin
@ibrahimabdi2558
@ibrahimabdi2558 9 ай бұрын
Believe me Muuse time run out
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 9 ай бұрын
QABYO KU DHIMO QABYO KU SAKARAAD ARRINTAADU QABYOWDAY QUUS IYO QOOMAMO KU QAADO NOLOSHA
@u.j7332
@u.j7332 9 ай бұрын
Habaar nin qoray qabay, waa hubaal qofka qof kale gardaro u habaara inuu habaarkaasi isaga ku noqonayo
@u.j7332
@u.j7332 9 ай бұрын
Cajuusad fool xun inaa tahay nooca habaarkaaga ayaa laga fahmaya
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 9 ай бұрын
Nacas walba Somaliland qori iyo dagaal ayu ugu hanjabaya dalka iyo dadkaba.. Somaliland dal weyn oo dhaqale badan ayay noqon donta isha Allah… cadaw dambena dagaal iyo xabad dambe ugu hanjabi mayo… ciidamada amniga aya halkuu joogo kasoo qaban doona
@salebanxaajiibrahim6220
@salebanxaajiibrahim6220 9 ай бұрын
yaa leh camalkaa aad sheegaysaa ma adeerkaabaad ugu hiili isledahay sidaa aleylehe nacas nacas dhalaybaa tahay waar oradoo is qari intaad afka wayn kala qaadayso
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh 9 ай бұрын
ISAGA CIRRO CASHADAAN KA QUUSNA DUNIDUBA CAYNKAN MA AHAYNE, MAANTANA TUU SOO WADAA COLAAD IYO CIDHIB XUMO SOW MAAHA !!!!! WAR DALKA HA LA DIFAACO DABADEEDNA DAWLADNIMADABA QAATABA OO WAXBA HA REEBINA HAYEESHEE SUGA INTA LA SOO XORAYNAYO !!!
@NuraQallib
@NuraQallib 9 ай бұрын
Mashruuc heego rabto inay doorashada kulameerastaan waxdagaala oo jiraa majiro
@siedmeash515
@siedmeash515 9 ай бұрын
Ma qabo ayaad sheegaysay wagagac waar iska naso dhe awaw
@Ahmed-s6v5h
@Ahmed-s6v5h 9 ай бұрын
Kkkkk
@abdicash8787
@abdicash8787 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂 waa in adiga lagaa qabtaaaa oo dawada hurdada aanad ka sookicin lagu siiyaaaa.
The myth of Israel's 'democracy' w/Ilan Pappé | The Chris Hedges Report
47:51
The Real News Network
Рет қаралды 1,2 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,3 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 145 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 71 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 46 МЛН
Ciidanka Booliska oo qabtay nin xaday hanti aad u badan.
11:24
MM Somali TV
Рет қаралды 9 М.
QIIMAHA IIBKA DHULKA XAAFADA HODAN HILLS HARGEISA
17:17
Somali Vlogger.
Рет қаралды 26 М.
Waa maxay ujeedada haybta cusub iyo Isir raadintu?
31:28
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 37 М.
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:56:21
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,3 МЛН