Haddi aad Rabto Inaad Nairobi ka Iibsato Guryaha Ugu Qiimaha badan waxa Diyaar ah Farjano Apartments

  Рет қаралды 5,217

SSTV

SSTV

Күн бұрын

Пікірлер: 24
@surekleenbuildingservicesi7992
@surekleenbuildingservicesi7992 6 ай бұрын
Maasha Allah
@fedawsabdu-vr4tl
@fedawsabdu-vr4tl 6 ай бұрын
Mash Allah Cabdulaahi iyo nuur.waxaan.idinka.sosalaamay shakopee Minnesota
@fankafarah701
@fankafarah701 6 ай бұрын
Masha Allah May Allah bless you and your family my ilmo adeer 🥰
@abshirosman1305
@abshirosman1305 6 ай бұрын
Shirkadaha Soomaalida ee guryaha ka dhisa Kenya waxaan jeclaan lahayn inay ka jawaabaan dhaw arrimod oo aan mar walba ka maqlo dad doonayay inay guryo gataan: 1. Qiimaha lama sheego iyadoo aan la aqoon sababta 2. Guyuhu ma aha guryo la isku hallayn karo sida ammanka, biyaha, korantada iyo sida loo dhisayba 3. Guryaha lama yeelan karo ee muddo cayiman ayaad ku nolaan kartaa, mudadadu markay kaa dhaammaatana waa ka baxaysaa Marka in jawaabo loo helo arrimahaas way fiicnaan lahayd kuwa dhisaya iyo kuwa gadan lahaaba وبالله التوفيق
@aliabdi8347
@aliabdi8347 6 ай бұрын
4 qol iyo fadhi wax la yirahdo, caalamka kama jirto. 5 qol maad iska dhahdaan illeen fadhiguba waa qole
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 6 ай бұрын
Kenya in aay jeeb baarato ummadda Soomaaliyeed waxaay u xil saartay kuwa Soomaali ah oo Khamiisyo u soo xirtay oo Guryo aanan mustaqbalkooda la hubin ku indho sarcaadinaya!
@abdiweliibrahim4390
@abdiweliibrahim4390 6 ай бұрын
Saxib guryo kagaagaaban guryahan baa fican dhulyar oo laga taagay 16 dabaq waa khatar somaliduna ciyaalbadan bay qabaan dabkoo shidan bay kaseexan waana qaali marka Waxaan hada lahelay kuwo katayo wacan kana jaban 4 dabaq appartements waxaa ladhahaa Tatu city. Waa Nairobi From 15 km north.
@aminahmeds569
@aminahmeds569 2 ай бұрын
Farjano reer kismayo miyaah
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 Ай бұрын
ILAAHOOW HANAGU KEENINE HADUU DABGALO DABAQA LABAATANAAD QOFKA JOOGA XAALADU SIDEE NOQON DOONTAA MARKA DAB KOCO HISS LAMA ISTICMAALO SUBXAANALLAAH
@surekleenbuildingservicesi7992
@surekleenbuildingservicesi7992 6 ай бұрын
Waa imissa 4 QOL?
@Galxoor91
@Galxoor91 6 ай бұрын
Shirkada contact details kooda soo gsli
@samaalesomaali8664
@samaalesomaali8664 6 ай бұрын
There are two suns in the atmosphere, one for from the "creator" Ilaaahi and the other one is from the Anti chri.....A artificial sun chancing up the weather.!!!....Jawiga waxaa ku jira laba cadceed, mid ka timid "Ilaahi" midna waa Dajjal....habeen dambe ma jiri doono..!!
@SaadAbdirahman-l6w
@SaadAbdirahman-l6w Ай бұрын
Guryaha somaalida dhisaan waxaa lagu nacay bilicda guriga banaankiisa markey dhamayeen iyadoo weli aad umaleyos iney dhismo kusocdaan ee katagaan.
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 6 ай бұрын
WAR CAQLIGII KEENYA MIYUU IDINKAGA SOO AROOREY WAR HANTIDA MAGUURTADAA ORODOO DALKII NOOGA DHISA OO KU TARTAMA DAL AADAN LAHEEN WAA DAREEN KU JOOGE
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 6 ай бұрын
SOOMAALIYA AYAAN DARO AYAA KU DHACDEY DHINAC KASTA CULIMO SIYAASIYIIN GANACSATO ISMA DHAANTO WADANIYAD LAHEEN AFARTAN JIR MILYANDHEERA C/LAHI YUSUFBAA SHEEGAY LOOMA TALIN KARO
@faizaabdi4630
@faizaabdi4630 3 ай бұрын
Hawaalin dadka somaliyad gaa dal koodee hoyo
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 6 ай бұрын
SOOMAALIDU WAA SHISHEEYE KALKAAL DAL DADKIISII DHISANAYAAN AYEY U SII CAMIRAYAAN KOODIINA FARIIN AMNI DARO AYEY U DIRAYAAN BALSE DALKA HA U DIIDININA CIDII QAADANEYSA EE KA FAA IIDEYSANEYSA HADAAD IDINKU NACDEEN DADKIINA AAD U XAYEYSIINEYSAAN DALKALE
@CabdicadowMaxamuud-oe3sj
@CabdicadowMaxamuud-oe3sj 6 ай бұрын
Qiimaha in uu sheego maxaad u wey dii weysay wariyow...
@MA-rf6sg
@MA-rf6sg 29 күн бұрын
why buy from somali langaab aah the owner is kenyan buy from the source like me much better price waaa tugoo dilal w
@samaalesomaali8664
@samaalesomaali8664 6 ай бұрын
There are two suns in the atmosphere, one for from the "creator" Ilaaahi and the other one is from the Anti chri.....A artificial sun chancing up the weather.!!!....Jawiga waxaa ku jira laba cadceed, mid ka timid "Ilaahi" midna waa Dajjal....habeen dambe ma jiri doono..!!
@johburale4991
@johburale4991 6 ай бұрын
Quimaha sheeka
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 53 МЛН
COLL. JAMA ALI JAMA WAXAAN XIRNAA 11 SANO, SABAB LA'AAN!
42:55
HANOOLAATO
Рет қаралды 243 М.
NAIROBI CITY 2023 -The Most Beautiful City in Africa?
9:13
Huns The Explorer
Рет қаралды 50 М.