"Hadii La Xisaabtamo Cid Badbaadaysaa Majirto Xil Maxamed Abiibna Faysal Cali Waraabe

  Рет қаралды 82,180

Bulsho News

Bulsho News

Күн бұрын

"Hadii La Xisaabtamo Cid Badbaadaysaa Majirto Xil Maxamed Abiibna Faysal Cali Waraabe
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshonewstv
/ bulshotvnews
visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 196
@abucabdleiriir7271
@abucabdleiriir7271 2 ай бұрын
Ninkaasi waa muwaadin dhaba haloo codeeyo inshaa allaah
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c 2 ай бұрын
Kkk kkk kkk nin xisbi hagaajin waayey oo uu isaga ka billoowdo isagana ku dhamaado miyaa cid hogaamin kara
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 2 ай бұрын
THE NAME OF ALLAH FAYSAL IS MUCH WOESE THAN CIRRO
@hurdaaye21
@hurdaaye21 2 ай бұрын
Waa ciro ninka wadankani doonayo.... Nin siyaasiya oo aan godob lahayn.... Munaafaqada qof Somaliga ahna aad u fahmay... Qofna ma caayo,, siyaasi xisbi ka baxana kama daba hadlo, ayagu si gaara ciro uma eedeeyaan, intoodii badnayd siyaasiyiintaasina ayago miyir kooda iyo maankooda qaba ayey xisbiga waddani is xaadiriyeen....ciro waa cabdi kariin mooge kale,, muuse na waa solteko.... Qof bu illaahay u bixiya ummada ayagu haday garab istaagaan way guulaystaan haday dhinac maraana wareer kooday ku sii jiraan.. Ciroar bu idin seegay 7 sanadood ayaad iska lu miseen.. Illaahay fursad danbe ayuu ina siiyey... Yaanay reer somaliland Ina dhaafin.. Codkeenu waa Musharaxa xisbiga waddani abdirahman ciro.
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe 2 ай бұрын
​@@SaidAhmed-t5cfataal buu noo ahaa 1983 gabdhaha ayuu noo keeni jiray adna halyeey buu yahay 😂😂😂😂
@DARAWSH24
@DARAWSH24 2 ай бұрын
Hhhhh sheeko
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 2 ай бұрын
❤wleee waa Legend ❤️ muwaadin dhaba Welcome Gobolka gabiley ❤
@ApdiraxmaanJeesto
@ApdiraxmaanJeesto 2 ай бұрын
Wlhi waa halyeey fasal noolow intay nololi jirto guul Somaliland guul Somaliland ❤❤❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤❤🎉🎉
@felisabdi3794
@felisabdi3794 2 ай бұрын
Gawaadadii markey halyey idiin noqdaan sow maaha inaad meeshaa ka dhaqaaqi weydan oo been iyo qabiil keliya mustaqbal laydinkaga dhigey… odey asaasaqey been mooyee iyo xiqdi cuqdadeysan… doqon waxwalba isaga dhiiga nin fiican yaahuu
@seyfulislaam5259
@seyfulislaam5259 2 ай бұрын
🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@AaminIsmaaciil
@AaminIsmaaciil 2 ай бұрын
Walahi nin caqli leh❤
@ApdiraxmaanJeesto
@ApdiraxmaanJeesto 2 ай бұрын
Guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul ❤❤❤❤❤❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 2 ай бұрын
Waxaan joogaa magaalada WALAWEYN ee Shabeelada Hoose, Waar ninkaan Faisal Faaruq yaan uga dacwoonaa Soomaaliyeey meel walboo aad joogtaan gartaan gala!!!
@MEl-t5i
@MEl-t5i 2 ай бұрын
😂😂
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 2 ай бұрын
WANLE WEYN XAAFADEE DEGAN TAHAY MUURI BAKAAL XUDUR WEYNE WAABARI
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 2 ай бұрын
@@abdulkadirmohamed8285 Weydow
@FaysalQurbaawi
@FaysalQurbaawi 2 ай бұрын
Muwaadin dhab ah oo daacad ah Faysal Ali waaraabe
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 2 ай бұрын
ISKA KOW KA AH GACAN LIBAAX
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 2 ай бұрын
FASAYAL MUUNAAFAQ NUMBER ONE
@FaysalQurbaawi
@FaysalQurbaawi 2 ай бұрын
@@Ahmedwali-ji2sf كلمة الطيبه صدقه...الله يعافيك
@CabdiBalad-hs6sc
@CabdiBalad-hs6sc 2 ай бұрын
Hadaaba Ethiopia iyo yuhuud lawalaaloobi rabtaa xa kajira towxiid kaga aad qoratay
@abdiazizmohamoud4474
@abdiazizmohamoud4474 2 ай бұрын
@@CabdiBalad-hs6sc Kulli yarjacu ilaa aslihi
@musj21
@musj21 2 ай бұрын
VOTE FAYSAL 2024 💚⚪️💚⚪️💚⚪️💚⚪️💚⚪️💚
@fdama
@fdama 2 ай бұрын
Vote Futo 2024 🤣🤣🤣
@musj21
@musj21 2 ай бұрын
@@fdama VOTE CIRO 🟧🟧🟧🟧🟧 2024
@MaxamedsuhaybXasan
@MaxamedsuhaybXasan 2 ай бұрын
Mashaa alaa qof ilahaykuxidhanbaa lobahanyahay
@AbdullahiMohamed-py9pg
@AbdullahiMohamed-py9pg 2 ай бұрын
Faisal waraabe passpirt ingiriska wuu kadhacay kaso carar meeshaa 😂😂😂😂
@anabhassan9694
@anabhassan9694 2 ай бұрын
Su’aal cadawga siyaasiyiintu sheegaan oon la,arag xaguu joogaa mid walba oo hadla cadowbuu sheegaya miyeysan wax kale usheegi karin shacabka Allaahu mustaan
@Apdifatah_TaaxO
@Apdifatah_TaaxO 2 ай бұрын
DadkaYgoow ninkaa dar ilaahay ma ugu codaynaa wlhi qabiilkiisana ma ahi lknze waxaan arkaa 3 nin anuu ninkaasi ina anfacaYo labada kle aqoon inooguma laabnee😂
@CabdiBalad-hs6sc
@CabdiBalad-hs6sc 2 ай бұрын
Waa 70 jir hada kadib muxuu qabanaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 2 ай бұрын
Allaahu Akbar Allaahu Akbar, Alla runbadana muxuu ummadan dersay wa umad an cadawga xasdin laakin iyagu isxasda o an umadakale qadin laakin iyagu isqadiya anahore ugayaabana taas e inti ila aragtaay waxkadhebal walle wayaab tolow maxanukasamaysanay umad iyaguni isumuuqda cadawguna nasteex uyahay reer sheekh isxaaq balagu arkay
@abdiazizmohamoud4474
@abdiazizmohamoud4474 2 ай бұрын
Dadku markay jabayaan Dadku markay dumayaan Dadku markay lumayaan Waa sidan oo kale ogaada Waa caqliga xun oo taliya fahma Waa Faysal FAARUQ dhegeyso
@yusufabdi8747
@yusufabdi8747 2 ай бұрын
Hooyadaa ayaa faaruqa.hadalka kuu. Quseeya ayaad ka gubanaysaa
@abdiazizmohamoud4474
@abdiazizmohamoud4474 2 ай бұрын
@@yusufabdi8747 Hooyooyinka ma caayee Waalidka wax kama sheegee FAARUQ oo miidhan FAARUQ noociisa xun xun FAARUQ kuwa beenta ku nool Ayaan indhohooda runta tusaa
@mahaddahiromar4894
@mahaddahiromar4894 2 ай бұрын
War odoygan sawirka melnaga farisiyaj waxan layabanahay faysal faruuq umadah dhageysaneyso Ogaden usabcinayah kkkk
@abdiali2971
@abdiali2971 2 ай бұрын
Mr duufle ilahay iyo islaam ba eed doqon xanuunsan waxuu kuhayaa cadawgayaga wala wayn somali baa cadow inoo ah buu kuhayaa, waxaas buu caruurta ugu sheekeeyaa???
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 2 ай бұрын
FAYSALOW TAAA MAJIRTOO SOMALILAN WAY DHAC DAY KAAAS WAA AWDAL TATIS OF SOMALIA AWDAL TATSTS OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL
@Daacad_okiza_wilka_qoraxey
@Daacad_okiza_wilka_qoraxey 2 ай бұрын
Somaliland maxay ruux waalan wataan oon is ogayn 😂😂
@abdirahman6263
@abdirahman6263 2 ай бұрын
Yaa waalan Maa qofki caadi u hadlaaba miyuu waalan yahay wll.
@CabdiBalad-hs6sc
@CabdiBalad-hs6sc 2 ай бұрын
Kuwa dalka hoos udhigay aad ka mid tahay waraabe
@MaxamuudFaraah
@MaxamuudFaraah 2 ай бұрын
Mnshn Sha aaallh
@mohamedomar610
@mohamedomar610 2 ай бұрын
REER WAQOOYI HADEY CAQLI LEEDAHAY FEYSAL CALI WARAABEY DOORAN LAHAAYEEN
@Abdirizack_ar
@Abdirizack_ar 2 ай бұрын
Majnuun 😂
@KhadraAhmed-u7i
@KhadraAhmed-u7i 2 ай бұрын
Maasha Allah Insha Allah guul Somalian ❤❤❤
@XasanCadala-vp2cg
@XasanCadala-vp2cg 2 ай бұрын
Xaji faysal walahi waa aqli saliima waa hogaan cadaali ah oo caloolfayoow allaha ku xifdiyo waar ninkan Aan doorano
@dalfactv9356
@dalfactv9356 2 ай бұрын
Maalmihii ugu danbeeyay somaliland
@salimabdi1145
@salimabdi1145 2 ай бұрын
Xabalhaa kuwa ka so baxyee bad ka mid tahyee
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 2 ай бұрын
WAAAR WAA ASAASAQ DAY FADHIIISOOOO 😂😂😂😂😂
@Xamda-t8s
@Xamda-t8s 2 ай бұрын
Faysal Cali waa nin jira wllhi halagu tuuro cumamada 🎉❤
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 2 ай бұрын
Faysal cali warabe waa madax waynaha next president muse runta Ayuu sheegaa cadawga runta Ayuu shegaa Wlee
@1962yusuf
@1962yusuf 2 ай бұрын
Maasha-allaah, afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc
@PictureTime-qu2vi
@PictureTime-qu2vi 2 ай бұрын
Doqon weye ma gudbe ah kulmiye ayuu u shaqeeya waa lagu ogadey faysal faaruqow sanadkan iska tartan cidina ku ku vote mayso
@Subxaaaaanalaaah
@Subxaaaaanalaaah 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂Sherlock aantaa ahayn mahayo maskaxdhimatay weeyi jinbaa malaha utashada reerkan waaashay😂
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 ай бұрын
ninkii gessigi waa maqlaa doqona haw sheegin !!!!!!!! viva somaliland
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Faysal Noolow
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 2 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣REE AWDAL TATIS OF SOMALIA 🇸🇴 AYAA KU QARAY TOW XIIIIDKA
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 2 ай бұрын
Nacasyahow beenta jooji.
@alihassan-ro4cr
@alihassan-ro4cr 2 ай бұрын
Faysal runta waasheegaa markuu doono
@abdifatahmohamed4409
@abdifatahmohamed4409 2 ай бұрын
Maalinne waa af-lagaado maalinne waa af-malab War waraaboow xagee laguu raacaa. fiyoobidaada shaki weyn baa iiga jira aniga 🤷🏽‍♂️
@gamemodesecret
@gamemodesecret 2 ай бұрын
Masha Allah waa sax
@MudazirMasud
@MudazirMasud 2 ай бұрын
Faysal waa muwaadin dhab ah ,weynu dooraneynaa ❤❤❤❤
@nuradin876
@nuradin876 2 ай бұрын
YES YES SOMALILAND ❤
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 2 ай бұрын
هل فيصل ولي الله؟ ام عنده يتلقي الوحي من الله، لماذا يقول مالا يفعله و لماذا ينقذه الشعب الجنوب الذين لايعرفونمن الذي فيصل علي ورابه.
@CumarCadaay
@CumarCadaay 2 ай бұрын
asc waxa ahay wiil rer mogdisho ninkan mucarad ledihii aya niiwanagsan danta dalka ilashada somali ba iskunahay
@ABDIRAHMANIBRAHIM-c8w
@ABDIRAHMANIBRAHIM-c8w 2 ай бұрын
Cilaajka hala geeyo faysal
@ShugriMukhtaar-v6x
@ShugriMukhtaar-v6x 2 ай бұрын
Sidii Biden buu hadalka Gafayaa Faysal bahaluull
@Xalane-i7w
@Xalane-i7w 2 ай бұрын
Si ay ugu sii dhaato beentii 33ka sano ha doorteen faysal faaruq
@Amiincabdifarax-y8o
@Amiincabdifarax-y8o 2 ай бұрын
Faysal waa wax garad war odayga ha loo codeeyo ree Somalilanaw
@Saedhassan673
@Saedhassan673 2 ай бұрын
Baadariysadhii. Kaniisadaha oo oran jirey Ilaahay Baan la hadalnaa miyuu Isu badelay ilaahow taag ma Haynee intaas qaraxa nooga jooji baan iri oo waa la inaga joojiyey iyo. Ilaahow roob ka shuux ka dhig waana laga dhigay Cajiib maka iyo madiina iyo baytal maqdis iyo meeshaan oo ah meesha aan hada joogno afraad baa ilaahay barakeeyey subxaana laah
@cabdilaahimcawad
@cabdilaahimcawad 2 ай бұрын
Wlhi Faisal waa muwaadin indheer garada, waxa fog ayuu arkaya
@abdikarimabdi7168
@abdikarimabdi7168 2 ай бұрын
Faysal xabasha adi kasotos an. Anagne
@Aminatt31828
@Aminatt31828 2 ай бұрын
argagixso intaad koofurta soomaaliya balaayo u maleegeysan waleydan la din, cawan dad walaalihiin ah ayaad mar walba qaraxyo iyo balaayo ku wadaan marka beladii baa idinku soo laabatay ilaahey waa qafuru raxiim Allaahu akbar
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 ай бұрын
Caawa Allaah buu xasuustay odaygii isllaamka baabisii u taagan beentu waa xaaraan
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 ай бұрын
Caruurtu inay qayisho way ubaahantahay.
@40Durkiya
@40Durkiya 2 ай бұрын
Sadexduba waa sadex isaaqa saas dheh 😅😅😅
@AbdirahmanShiikh-l3d
@AbdirahmanShiikh-l3d 2 ай бұрын
Juudan ba ku haya awoowe
@ismailahmed8098
@ismailahmed8098 2 ай бұрын
Cause gobsana faysal masha aala
@salmaomar-m1v
@salmaomar-m1v 2 ай бұрын
Like and share u saara faysal
@xiin1535
@xiin1535 2 ай бұрын
Waraaabe waa dambiile 😂
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem 2 ай бұрын
Odayga hadlkisa mafahmo ifasira😂
@ruushacabdi235
@ruushacabdi235 2 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊faysalwaamadaxweynahasanadka
@ZeinabAarjaamac
@ZeinabAarjaamac 2 ай бұрын
Maansha allaah Faysal cali waraabe waa nin Aqoon badan,oo wadanka jecel, waa in la ogaadaa.
@Abdi-zv6ex
@Abdi-zv6ex 2 ай бұрын
Ninkan waxan ka baqayaa markuu sankaraadku uyimaado ee la isyiraa ashahaada haloo qabto inay kagasoo hadho, Walaweyn, Walaweyn. Mida kale maxaa dadka ka intaas leeg looga waayey qofkaliyoo yiraa Walaweyn waa magaalo ee maaha waxla isku caayo.
@ahmedshaandhe2265
@ahmedshaandhe2265 2 ай бұрын
Iska dhaafa 😂😂 Dhibka Somalia iska dhafa dheh😂😂
@elmidini1390
@elmidini1390 2 ай бұрын
Somali diid walee silac baad udhibanaysaa amxaara racyahow guntaahi
@40Durkiya
@40Durkiya 2 ай бұрын
Cadow aan idinka ahayn majiro 😡😡
@Aminatt31828
@Aminatt31828 2 ай бұрын
cakantowxiid ka leh iyo yuhud ayan walaalo nahay bal is waafajiya qowleysayo argagixiso ah😂😂😂
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 2 ай бұрын
Been badanaa.
@boorowcade2636
@boorowcade2636 2 ай бұрын
ODEYGAAN WAA GARAC
@MahamedIbrahim-x2y
@MahamedIbrahim-x2y 2 ай бұрын
Waa runtii faysal walahi
@elmiahmed9906
@elmiahmed9906 2 ай бұрын
Savent Wabenta
@abshirmohamed9935
@abshirmohamed9935 2 ай бұрын
Kani waa nafta somaliland ugu beenta badan waxaan hubaa hadii madax wayne noqdo qof kama hareen somaliland waa munafaq aan is maqli ciro uunbuu caloosha ku hayaaa
@Kimodadon
@Kimodadon 2 ай бұрын
Ina dhurwaa magudbe walee inaadan ka talin doonin
@yayayacin
@yayayacin 2 ай бұрын
Iskadaa kursiga muusee adigu macaarad baad kugabawdee kadhaadhac yaa sakhraan
@AbdulDelta1
@AbdulDelta1 2 ай бұрын
Faysal dhurwaayoow, walawayntii ku qaaday Kuma dhigto
@msh984
@msh984 2 ай бұрын
Waxaan maqli doqoni dibir kama dharagto, war waraabe ma Muusaa rajeyneysaa in aan ka badisid warkafariiso ha ceeboobinee codkaadii xataa wuu isbadalay
@hassanbishaarmustqbal5867
@hassanbishaarmustqbal5867 2 ай бұрын
Joe bidanka Somaliland iska fadhiiso
@Xamda-t8s
@Xamda-t8s 2 ай бұрын
❤❤❤
@maxamudcali2236
@maxamudcali2236 2 ай бұрын
waxba hoos lodhigimaayo waa in muse iyo koxdisa ladhafiyo meesha
@Halgame334
@Halgame334 2 ай бұрын
RERKAGI LAKAY DORASHADA YAAD KU GELI GARXAJIS DAYE CABDI BARI BAANAD HAYNN. H AWAL WAA KULMIYE ADEER GABILAY HA DHEX MERAYSANE
@aragsanhazan9464
@aragsanhazan9464 2 ай бұрын
Nin jira thy waa run
@abdijama603
@abdijama603 2 ай бұрын
Faisal imisa goor buu la kulmay DFS? Maxaa laga rabaa Ina Abiib?
@Halgame334
@Halgame334 2 ай бұрын
FAYSAL CIIDAGALE MEEL KUMA OGA COD ABTIYASHII UUN XUSBI KU AHAAN MAAYO WAAR RER KAGA CIRO KALA HADH AMA WAAD HADHAYSAA DOORKANN
@MohamednuurYussuf
@MohamednuurYussuf 2 ай бұрын
Afkuu qaadaba waa cadow😂😂😂cadow kuwas. Wlh inaadan waligaa MD noqonaynine caruurta saaqidiinta ah eed dhashay sumcad xumo ha ooga tagin neefyahow
@KhadarHassan-qv1ye
@KhadarHassan-qv1ye 2 ай бұрын
Ayaandaro ayaa umadda ku dhacday, oday todobaatan jir asaasaq ah oo madhan ayaa hortaagan,ilaahay adigaan kuwan kaaga dacwoonay.
@Xalane-i7w
@Xalane-i7w 2 ай бұрын
Hadaad calanka tawxiid ku qorateen maxaad isguulada khaniisnimada iyo gaalaynta u furateen? Bal is qabadsiiya labadaa
@17jirchannel86
@17jirchannel86 2 ай бұрын
Odagaan ma waraabaa kkkk waayeel
@saidhussein9037
@saidhussein9037 2 ай бұрын
Faysal Faaruq
@MohamedAbdi-b9z
@MohamedAbdi-b9z 2 ай бұрын
Xaramka, Qudus, Madina. Meesha afraad ee karaamaysan waa somaliland 😂😂
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 ай бұрын
Adaa duca lagaa aqbaa oo kufaar ah umadda isku diro walee aaqiro meesha laguugu cadaabaa ilaahey ima joojiyo kkkkkkk🎉
@abdiqaniadem9488
@abdiqaniadem9488 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkkk meesha afaraad ee hargeysaa waa qosley
@elmidini1390
@elmidini1390 2 ай бұрын
War odoyashaan kursi jicelaa socodkaa wada dhibaya hadana munafaqnimo iyo dad isku dir uun bay kashaqeeyaan war somalaay odoyaalka ciilaaj hala wadageeyo
@ShiineTuush
@ShiineTuush 2 ай бұрын
Adeero xisbiyar ayaa cidku heeshin waydeen sdee daldhan laguugula heshiin sunaha rasuuku ma awrakacsi baad kadhigan
@mohamedwarsame8908
@mohamedwarsame8908 2 ай бұрын
Maba hadli kartid ee iska aamus
@MaxamedAli-v8c
@MaxamedAli-v8c 2 ай бұрын
Farid 😂😂
@AliMohamed-vj8uj
@AliMohamed-vj8uj 2 ай бұрын
Faysal faaruq 😂😂😂
@abdulkadiradedhussein-cg4vn
@abdulkadiradedhussein-cg4vn 2 ай бұрын
Cid cadoow kuu ah majirto😂
@HoodoIbraahin
@HoodoIbraahin 2 ай бұрын
Somaliland
@fj8626
@fj8626 2 ай бұрын
_ Feysal Reer Koonfur iyo Reer Muqdisho Buu Ku Xuuxiyaa Dhalin Yarada Isaaqaa...! _ Hadey wax ka dhacaan bartamaha Hargeysa waxuu isla markiiba oranayaa waa Reer Muqdisha. 😂
@kartoonchanel5964
@kartoonchanel5964 2 ай бұрын
ninka kaliyaaya ay kadhabtahy wadan jacaylku
@MukhtarWarsame
@MukhtarWarsame 2 ай бұрын
Faysal faaruq waa madhanyahay cadow aan la aqoon buu u durbaan tumanaya
@Dhagaxbuur-k4q
@Dhagaxbuur-k4q 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@XasanCadala-vp2cg
@XasanCadala-vp2cg 2 ай бұрын
ninkan walahi waa kii umada sabata bixinlahaa afkiisa ayaa naxariis ah diina wuuhaystaa kuwan sarajooga ku kaadshaya waaynu ku khasaarnee ,,qabiil waxtarimaayo waar musharxan Aan ucodeyno ,,illaahay faysalbuu arkayaa ,,imisajeerbaan ka Eexanay aqoonsigana sheekh faysalbaa habaaray hankaducaysano oodoorkan wax dhaama rayi ahaanteyda mahayno waa iga talo ree soomali laanoow,
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 26 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 32 МЛН
SHEEGA DEE ? 16 October 2024
30:23
SHANTA TV
Рет қаралды 3,1 М.
Maxaa kala qabsaday Siyaasiyiintan...?
20:05
SKY Cable TV
Рет қаралды 124 М.
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3 МЛН