Hadraawi Iyo Maansaddii HEELIYO

  Рет қаралды 82,366

Tixraac

Tixraac

Күн бұрын

Пікірлер
@rahmaabdirached6406
@rahmaabdirached6406 5 жыл бұрын
Mucjisadiii afka soomaliga abwaan mahed ibraahim warsame hadrawi💖💖💖💖💕💕💕
@mofosman4426
@mofosman4426 2 ай бұрын
Geesigii Siyaad Siyaad barreh muxuu iidoor kaaga cabaadshey aleylehe. Ilaahow u naxariiso jaale siyaad barreh. Geesi soomaliyeed ayuu ahaa. Af soomaligani uu aqrinaayo ninkii qorey ee hirgashey ayuu ahaa Siyaad barreh AUN. Hadal iyo dhaliil waxba ka qaadi meyso. Ilaahay janadi kaa waraabi Siyad barreh.amin. marxuumka hadraawina ilaahiw uuga daba naxariiso. Amin
@Af-samaalahaWaahodan
@Af-samaalahaWaahodan 2 ай бұрын
horta hal mid been ah ayaa sheegtay af soomaaliga maxamad siyaad bare hortiisaaa lagu hadlaaye wuuna qornaa beenta naga jooji madaxweynaha ugu horeeyay aadan cabdule cismaan 💯💯 1960 hadal jeedintiisa ma english iyo talyaani bey aheed waa tuu sommaali ku jeediyay sheeko caruureedka halkaan ka la tag . tan kale sayid maxamad cabdule xasan gabay 1900 uu tirinaayay ma af english😂 ayuu ahaa been fakatay af-somaliyaa qoray
@museibrahim2796
@museibrahim2796 5 жыл бұрын
Maansha Allah abwaan Hadraawi waa badweyn
@boqoradasomaliland6351
@boqoradasomaliland6351 3 жыл бұрын
Masha allaah abwaan hadraawi alle cilmiga iyo caqligaba hakubarakeeyo
@ridwaanxamari8864
@ridwaanxamari8864 6 жыл бұрын
Ababshaha dhalaanka Aabaha jacaylka Taliyaha abwaanka Hadraawi nin qaali ah
@ahmedabdikadir1199
@ahmedabdikadir1199 2 жыл бұрын
msha allh ilhy ha unaxariisto runsheg Buu ahaa
@jawahirmohamed5495
@jawahirmohamed5495 9 жыл бұрын
waa macalnkii afk somalida .
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto
@dinixbaashi9143
@dinixbaashi9143 3 жыл бұрын
Howlkar iyo dhibaa tahay Habaar biirey baatahay!!
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
HABAAR BIIRAY BAAD TAHAY!!!!WAAN ISLA GARANAY HABAARKAA BIIRAY SOW MAHA? HADRAAWI ALLAH CAAFIMAAD DEGDEGA CIMRI DHEER IYO CIBAADO SUUBAN HA KU SIIYO
@nasiriftimiyeibnuadam3203
@nasiriftimiyeibnuadam3203 6 жыл бұрын
halaq laba aflaa tahy wale manso hadraawi alla haixifdiyo
@sharmakefarrh324
@sharmakefarrh324 9 жыл бұрын
yaaa oo jawaabi karaa
@jaamacclaahi7939
@jaamacclaahi7939 Жыл бұрын
Alle hawnxariisto
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Жыл бұрын
Heshiiskaa huriwaa goormuu dhacay ? Yaa heshiiyey?
@hassanrashid6530
@hassanrashid6530 4 жыл бұрын
Radio halgan baanu ka dhegeysan jirey
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Waa gabayga aan suugaantiisa ugu jec lahay
@ismaciilcali4689
@ismaciilcali4689 2 жыл бұрын
Slm
@abdigaileh6698
@abdigaileh6698 7 жыл бұрын
beestate beshave ceynba delivery qoriluugud shot massage burcoo
@AbdiMagal
@AbdiMagal 9 ай бұрын
Ha loo sheego wasirka arimaha gudhaha (fiqe)o yidhi calanka somalia Ayaan ka tagaya Somaliland o ah ninki hargaysa lagu delye walaki
@sharmakefarrh324
@sharmakefarrh324 9 жыл бұрын
Somaliland daar
@bilhabullahi7208
@bilhabullahi7208 6 жыл бұрын
B
@abdulkadiral-hashim3134
@abdulkadiral-hashim3134 5 жыл бұрын
Waar ninyahow Maansadan Helliyo ina Biixi ayaa Siyaad Bare kuwahdlinaya sifiican waaba ninka uu hadraawi sheegayo waa habaar biiray
@korwaayeel4257
@korwaayeel4257 6 жыл бұрын
Waxba lama joogo hadraawi ee Tolkiisaa aad u buun buuniya 😂
@isakmohamed5132
@isakmohamed5132 6 жыл бұрын
tolkuu maaha
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Xaarkiisa cune abwaana ma lihid tol wax buunbuunin karana ma lihid nagu cawri nicmooyinka eebbe na siiyay ee hadraawi ka mid yahay makhruuqoow
@korwaayeel4257
@korwaayeel4257 6 жыл бұрын
@@asalhargeisa3668 kkk Nimco adaa u arkaba walaahi ani wuxuu akhriyo Micno darro ayeey ila tahay Odaygaan Qabyaaladdu dishay ee aad sanka naga geliseen nagala taga isaaqoow
@intifaacgadhle8316
@intifaacgadhle8316 5 жыл бұрын
Alla caafimaad iyo cimri dherer ha siiyo abwan hadraawi
@abdiqaadircabdilaahi2491
@abdiqaadircabdilaahi2491 5 жыл бұрын
Saciid kooleey anigu ku caayi maayo lakin siidan sii isugu dhaana
Hadraawi___ Maansaddii DIBADYAAL
31:42
Tixraac
Рет қаралды 425 М.
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,6 МЛН
Barnaamija Xusuus Reeb Iyo Hadraawi By Ducaale
1:15:11
Horn Cable Tv
Рет қаралды 991 М.
Dagaal Suugaaneedkii Hadraawi iyo Maxamed Siyaad Barre
14:03
Aqoon Dhaab
Рет қаралды 46 М.
Hadraawi | Maansada Afku Siran
30:04
Cawil Sudaysi
Рет қаралды 10 М.
Hadraawi & Maansaddii KALA-MAAN
13:49
Tixraac
Рет қаралды 56 М.
Abwaan Hadraawi Xasuus Maansadii Goljano
24:07
Yacqub Koshin
Рет қаралды 4 М.
Hadraawi Iyo Maansaddii HAMBAABIR
14:30
Tixraac
Рет қаралды 173 М.
HADRAAWI | JACBUR | (ISA SUDHAN)
29:20
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 686 М.
Abwaan hadraawi maansadii geedi baaboo
34:44
Foore channel
Рет қаралды 57 М.
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН