QORAALKA HEESTA (LYRICS) Tiiraanyo cudur iyo Nimeey tawsi haysaa Ileeyn taah ma daayee Waxaan tabanayaa baan Wali tiigsadaayoo Soo taabi waayee Taariikhda Dunida iyadoo isdaba taal Ninba meel ku Tuurtee Aniguna tusmaystoo Qayrkay halkuu tagay U tabaabushaystee I taageer Allahayoow Arrintaydan kala taal Adaa toosin karaayee Tabaallada addunkee Ninkastaba u taalaa Anigay i turuqdee Tagoogaha i jebisoo Ka tallaabsan waayoo Waa anigan tasoobee I taageer Allahayoow Arrintaydan kala taal Adaa toosin karaaye Turuqiyo laxaad iyo Tamar iyo xoogey Jaceyl iga tan roon baa Igu tiirshay geedoo Xadhig igu tig tigayoo Waan tiicayaayee HEESTA: I taageer Allahayoow ERAYADA; AXMED Sulleiman BIDDE LUUQDA : Axmed Mooge liibaan LYRICS : SUUGAANDHAADHI QORAALKA HEESTA (LYRICS)
@mawliidhassan83482 күн бұрын
Ilahay haw naxaristo abwaanka .. Runtii dhaxal wayn oo dhinacyo badan tabanaya ayuu uga tagay umada soomaliyeed dhamaan
@ZakariaYoonis4 күн бұрын
Inta 2024 fiirsanesa isoo raaca
@Jimicsdemedia5 күн бұрын
❤❤ciyaartan waxa can ku ah reer xiis xarago ee aduruxmin meshuna wa dayaxa
@AbdirahmaanAliAhmed-x8m6 күн бұрын
AbwaanO Waa Weyn Ayaa ii Muuqda Allah ha U NaxariistO Hadraawi & Gaariye Amien😢❤
@MUSTAFYUUSUF-y1f8 күн бұрын
Allah yarxamu gaariye
@Alloneofficial36939 күн бұрын
13 sano kahor dadku commentiga kumay soo carari jirin sida kuwa imika 2024/2025
@mohamedsheikh47739 күн бұрын
Maxamuud cabdullahi cisse (Singub)
@FarhiaismailMohamud-z4y10 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@abdillahifarah781411 күн бұрын
Allah yarhamou. Rip Mama Zahra
@Saynphizhmoha12 күн бұрын
16/11/2024 xasus malin sabti ah 11:34 Am 😊 me io Amal
@zupermax371012 күн бұрын
Who's still watching 2024 16 November
@Afi_haryan14 күн бұрын
Raggaa waxa ay yeerinayaan magaceeda maaqane way ku raaxaysanayaan 😂😂
@MoodharAadan-dz3xp14 күн бұрын
0:50
@abdurahmanabdiaziz682315 күн бұрын
Wed Nov 13 / 2024. Baan dib u dhagaysanaya maxamad axmad kuluc aun❤
@FaidBashir15 күн бұрын
Xasan ganay ar maxan tagyari 😊
@yaaskcade422916 күн бұрын
Halyeeey Ahmed yasiin digfer
@salebaanalaale17 күн бұрын
4:46😢😢😢
@mohamed__kader50517 күн бұрын
Sahra❤ AHN
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi17 күн бұрын
Alle haw naxariisto Abwaan Hadraawi
@cabdisamadjama314720 күн бұрын
Digfeer quluubteenad ku noo shahay ee nabad ku naso adeer.
@mokhtarmohamet27320 күн бұрын
😂😂😂
@cabdirahmanhamud480220 күн бұрын
Marka daradad guud lagu sameyaya heesaha somaliga heesta beerqaad waxay tahay heesta kaliya ee amaan qof bili adam ah ama duco ku bilabantay kuna dhamatay inta la oog yahay abwan max.ud cise sanguib a.h.n xaaskisa ayuu u sameyay
@ClnajiibMaxamuud21 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉difeer
@maareeye67321 күн бұрын
Fadlan,, cida ereyada haysta haysoow soo qor
@mustafefarah943422 күн бұрын
عبقري فيلسو ف كبير رحمه الله رحمة واسع
@SacadApdirahman22 күн бұрын
runtii Maansadaasi waa male awaalkii ugu waynaa ee suugaan soomaaliyeed aan ku arko
@Abdullahi_Bataraale23 күн бұрын
2025 ayaa bil ka dhiman waxaan kamid ahay jiilka aan wali nabada macaan keeda arkin Eebow anagoo nabadaa, eeboow arligoo nabadaa, eeboow umadoo nabadaa, eeboow waan u ooman nahee 😢
@FatimaTaleex-r2f24 күн бұрын
Ciyartan waxa lagu qabtay barcada guriga yaga dadka aad aragtaan intoda badani way dhinteen Alle haunaxariiste faataxada halo maro.
horta hal mid been ah ayaa sheegtay af soomaaliga maxamad siyaad bare hortiisaaa lagu hadlaaye wuuna qornaa beenta naga jooji madaxweynaha ugu horeeyay aadan cabdule cismaan 💯💯 1960 hadal jeedintiisa ma english iyo talyaani bey aheed waa tuu sommaali ku jeediyay sheeko caruureedka halkaan ka la tag . tan kale sayid maxamad cabdule xasan gabay 1900 uu tirinaayay ma af english😂 ayuu ahaa been fakatay af-somaliyaa qoray