Hadraawi & Maansaddii BULSHO

  Рет қаралды 54,838

Tixraac

Tixraac

Күн бұрын

Maansadani waxa ay soo baxday sanadkii 1980-kii.

Пікірлер: 24
@KAAFi226
@KAAFi226 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 waxynu maanta aragno 1980 kiibu arkayey ninka ugu il dheer baa dadka ugu ayaan daran. Hadaan sida bagaridii banaadir indhuhu ka nixin Hadaan boqorada carbeed kun jeer baryo loogu tegin😭😭
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 2 жыл бұрын
BEELAHA AGEHEENA YAAL HADAYNAAN BURO KU NOQON! HADAAN BOQORRADA CARBEED KUN JEER BARYO LOOLA TEGIN. HADAAN HABLIHII BILAA , BAXRAYN LAGA SOO QAB-QABAN . HADAAN SIDA BAGAGIDII , BANAADIR INDHUHU KA NIXIN. HADAANU NIN BAYR LAHAA (FARMAAJO) BILAAWAHA KUUGU TALIN. 1980
@abdielmi355
@abdielmi355 Жыл бұрын
Gabaygan kuhaan buu ahaa! gabayga kuhaanka ahna inta badan wuu kacaa oo la arkaa. 1989 ayaan gabaygan Xamar ku akhristay. 1991kiina waa aragnay sida ay Xamar noqotay ......Hadaan sida bagaridii banaadir indhuhu ka nixin!
@abdihassan4780
@abdihassan4780 7 жыл бұрын
Diric keli ahaanti daleel gusha kama helo,dadkaa geeshi lagu yahay
@boodhari9671
@boodhari9671 7 жыл бұрын
falaadhuhu gun iyo baar bartiishiishkay hayaan biciidkuna wuu arkaa xageese labeegsadaa badbaado miyaay jirtaa?
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 Жыл бұрын
Halyey fayla sof alle haku noxaristo
@yusufhassan589
@yusufhassan589 Жыл бұрын
Hamoodin habaarkiisee ciqaabtuu noo soo jiidaa na haysa
@doemanhuncho208
@doemanhuncho208 Жыл бұрын
Umadii somali isku dirkeeda maxa laga Faa,idayaa aakhiro war baa jira
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 Жыл бұрын
Dee bal aduugu afka isuugu keen
@isxaaqbadri7046
@isxaaqbadri7046 7 жыл бұрын
macalin sare hadraawi abwanka qaaliga akhiriyo aduunkuba allaaha u gargaare isaga iyo gaariyeba si gaaraan u isticmala shakhsi ahaan wan isku dhayaa
@Sirkamaal
@Sirkamaal 5 жыл бұрын
habaarkii uu dalka habaaray inta uu sheegay waa inta hada ina haysata, waxaa wanaagsanayd inuu abwaanka ku ekeeyo habaarka siyaad barre iyo xukunkiisa balse wuxuu ka dhigay mid caam ah oo dalka dhan ayuu habaaray!! wuuna la helay!!
@abdirisakmohamedhassan4989
@abdirisakmohamedhassan4989 5 жыл бұрын
Goorme waye marka uu sidaan leyahy maxaase sabab u aha inuu sidaan u hadlo abwaanka
@Ahmed-tl5rg
@Ahmed-tl5rg 3 жыл бұрын
Somali dhaqanxumadeeda waxba yaaney ku marmarsiiyoon hebel iyo heblaayaa na habaaray
@abdisalanmustafe9690
@abdisalanmustafe9690 7 жыл бұрын
mnsha Allah
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Жыл бұрын
Ilaaheey ha u naxariisto legend buu ahaa
@Cabdulahi-kw6bj
@Cabdulahi-kw6bj 3 жыл бұрын
Asc Ticraac nio unad isijawabto iskuday
@isxaaqbadri7046
@isxaaqbadri7046 7 жыл бұрын
suugaanta badwaynta ah ee hadraawi.anoon qabiil u jeedin qaran u jeedin qof ahaan baan u isticmala oy ii taabada waaw noolow abwan
@DaahirJaamacMuuse
@DaahirJaamacMuuse 4 ай бұрын
Waa dhab iyo hadal Biyo kama dhibcaa wlle
@mustafemaxamedxuseen7666
@mustafemaxamedxuseen7666 2 жыл бұрын
Hadaan, sidan laga deyn inaanay cimrgeedu dheeraanayn nidaamkan ayuu ka digayey, ,waar ka ,daaya ayuu lahaa, wuu dgayey, ma, maantaa, wada weriye, iyo wada masaa,ib lagu dhacay waxanoo wadacaalim ah wada weriye ah ,wada professor, ah ,maxay hore uga hadli waayeen, markabkii(titanic)ayuu dadadku saarnaaye,?
@mustafemaxamedxuseen7666
@mustafemaxamedxuseen7666 2 жыл бұрын
Jaamac galadow, ka faaloid?waa 1980, gudbintaasu bal fasir, aragtiyaha kugu xidhan baan ahaye, burco ayaan kaala soo hadlayaa?
@khadarabdi4441
@khadarabdi4441 5 жыл бұрын
Abwaansare hadraawi ale cafimaad haku siiyo
@maxamedxajiok2967
@maxamedxajiok2967 7 жыл бұрын
ok
@husseinmubarak7717
@husseinmubarak7717 7 жыл бұрын
Mazha Allah
Hadraawi Iyo Maansaddii HEELIYO
11:36
Tixraac
Рет қаралды 80 М.
Hadraawi & Maansaddii KALA-MAAN
13:49
Tixraac
Рет қаралды 55 М.
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 11 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 26 МЛН
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 20 МЛН
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 107 МЛН
Abwaan Hadraawi Maansada Dibedyaal
20:01
Nayruush Media
Рет қаралды 72 М.
Abwaan Maxamed Xaashi Gaarriye (AUN) oo ka Sheekaynaya Farqiga u Dhaxeeya  Tix iyo Tiraab!
7:53
Intergovernmental Academy of Somali Language AGA
Рет қаралды 1,7 М.
Hadraawi & Maansaddii SIRTA NOLOSHA (Qaybtii 2aad)
14:23
Tixraac
Рет қаралды 62 М.
Mansaadi daalaley ee Hadrawii
10:25
7Selel
Рет қаралды 63 М.
Abwaan hadraawi maansadii geedi baaboo
34:44
Foore channel
Рет қаралды 52 М.
Dagaal Suugaaneedkii Hadraawi iyo Maxamed Siyaad Barre
14:03
Aqoon Dhaab
Рет қаралды 42 М.
HADRAAWI | JACBUR | (ISA SUDHAN)
29:20
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 657 М.
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 11 МЛН